Wan ku salamay mr. Maracade sxb wad ku mahadasan tahay in badan hawsha aad noo hayso iyo xogaha aad noo soo gudbiso waxan Alle ka baryayaa qofkasta oo musliminta qaa'ima una basaasa kufaarta iyo gaalada cadawga ku ah muslimka in ay maraan wadada uu maray jaajuuskaasi iyo in la ciqaabo ciqaab adag Alle ha jabiyo cadowga muslimka aamiin aamiin
Hadda ka hor ayaan waxaan guri ku daganeyn 4 wiil somali ah magaalada qahira, waxaa maalin maalmaha ka mid ah computer desktop oo xaafadda noo yaaley fadhiyey wiil naga mid ah, wuxuu arkey mouse ka oo dhaqdhaqaaqaya iyadoon cidna taaban oo computer keenii la iska dhex walaaqanayo. Wuu ii yeeray kadib aniga xoogaa waxaa ii bilownaa IT ga information technology, waxaan ogaaday ineysan cid kale soo Gali Karin computer keena waayo antivirussoftware qaali ah oo Russia ah ayaan ku xidhanay, waxay nagu soo galeen IP address ka , waxay barayeen inaan argagixiso la shaqeyno, maqaayadda somalida ninka ka shaqeeyo wuxuu ahaa odey basaas ah. Gunaanad dowladda masaaridu igu soo orod maahan, ciidanka iyo dowladda waa labo dowladood
Asc maracadow wd mahdsanthy sidad ariimaha sirdoonka inogu suugodbiso waxa kale in un kacudsanlahay in ad markad ariimaha sirdoonka kusabsan inogubineyso in ad kudarto hadad tahay jaajoos fadlan iska bax kuley wa lagu qabanayaye wxn kawada wx jira dad badan uu somali ah uu hadana Ethiopia jaajoos oo ah marka hacabsadane itas kudar mudane mahadsanit
marki hore waxa la rabay yuhuuda in somalia la dajiyo o somalidana xeroyin qaxooti lagu xareeyo o yuhuudana balayin lagu bixiyo o dhulweyno hodana o cidan xogan laga dhigo yuhudasi e kol kol waxooga ceedh la siiyo si lo marsiyo iney yihiin adomo yuhud , inta so hartay in marekan u dooro madaxdooda qodobkoodu ugu horeeya marsiinta Allah hogaan aheen o hadalkiisu qaran eheen islamku xisbi aheen o diintu tahay sheko xariir la aminsan yahay .arinka labaad wa laga dhabeyay wa tadadku ha isku ilaheyaan waxa lo kala qeybiyay ilahay iyo talada .talada (governance ) dadka aya leh wa quranka dadku ha qoraan dadku ha isku ilaheyaan khamarjiga aqalka cad fadhiyana ha kugu weynaado o waxa yar a tabacda ba daba dhilif isu dhaafi malinta qiyamana ilahay iyo cadab kulul ama Qaran Alle o daim ah iyo naxaris
Plz bal nala wadaag barmaamijka dagalkii 6 cisho socday ee loo yaqan 6 day batteles ee u dhaxeeyay carabta masar iyo syria iyo yuhuuda se arimaha sirdoonka oo kaliya ayaad haysaaa uuuun
Masar igu so orod ma aha bada Alexandria ee laga tahriibo ayey wxy dhigeyn machine shegya ddka sida sharci darada ku galaya bada yacni tahribayasha isla marka gasho bada doonta dhaqajiso ciidan aan mel ay kaso galen aadan aqon arkeysa cajjib wye masar
Wan ku salamay mr. Maracade sxb wad ku mahadasan tahay in badan hawsha aad noo hayso iyo xogaha aad noo soo gudbiso waxan Alle ka baryayaa qofkasta oo musliminta qaa'ima una basaasa kufaarta iyo gaalada cadawga ku ah muslimka in ay maraan wadada uu maray jaajuuskaasi iyo in la ciqaabo ciqaab adag Alle ha jabiyo cadowga muslimka aamiin aamiin
Maracade show waan kugu so biiray waana ka helay sida aad ukala dhigeeso tabinta sarkaalkaas imaan laawe ayuu ahaa haduuba naaag wadankiisa u qayamay allahuma najina shaydamada 🙋♂️🙋♂️🙋♂️
Aad iyo aad yaad ugu mahadsan tahay da'daal kaaga wll Mr maracade guulayso
Maracade waxan daneeya arimaha sirdoonka please noraadi qiso dheer mudo socoto sida aamina muffti thanks maracade
Sirdoonka somaliya midka aduunka ugu fiican allaha kadhigo
Mahadsanid maracade sidad noogu soo tabisay warkaa
Maracadde qofan taagersanhy misane i jcleysiisay arimaha sirdoonka ✔💯💯
Qofan ku daydo ayaa thy hormar wcn bro 👏
Hadda ka hor ayaan waxaan guri ku daganeyn 4 wiil somali ah magaalada qahira, waxaa maalin maalmaha ka mid ah computer desktop oo xaafadda noo yaaley fadhiyey wiil naga mid ah, wuxuu arkey mouse ka oo dhaqdhaqaaqaya iyadoon cidna taaban oo computer keenii la iska dhex walaaqanayo.
Wuu ii yeeray kadib aniga xoogaa waxaa ii bilownaa IT ga information technology, waxaan ogaaday ineysan cid kale soo Gali Karin computer keena waayo antivirussoftware qaali ah oo Russia ah ayaan ku xidhanay, waxay nagu soo galeen IP address ka , waxay barayeen inaan argagixiso la shaqeyno, maqaayadda somalida ninka ka shaqeeyo wuxuu ahaa odey basaas ah.
Gunaanad dowladda masaaridu igu soo orod maahan, ciidanka iyo dowladda waa labo dowladood
Macluumaad qiimo leh mahadsanid maracade
masha alah sxb sare horay usuc
Cara alle haku dhacdo yahuda
Shaydaanka ilaahay hanaga indha saabo jacayl aad jeclayn xaaskaaga shaydaan baa kuu qurxiyay
warcusub
geeljire soomaaliyeed
Bal halkaas ka fiirso oo ku noQo
@@gabarbarichannel9804 wllo kolay saaseey ila tahay
Waaaan ku salaaamay MR Maracadde Show 🖒🖒🖒🖒
Shugran ustaad maracade
Toloow Meeqo qaaimiin ah oo somali ahaa jiraan 😥😢😢
Weey buxaan kuwa somalida ma is qariyaan waliba jaajuusyada u shaqeeya ethopia
Waxaan u maleynayaa in ay badanyihiin qaarna waaba muuqdaan oo lama dhuuntaan
Way badaN yihin lamaso kobi karo
Wlhy ana ka kaw ah
@@samiirbile3232 adigana anigaa Ku dilaya haddaad shaqadaas xun joojin waydo 😏😏😞😞
Hibo qisadeeda sodiyaari basaasad qatar ah bay ahayd mahadsanid
Mashallah guuul maracade noooolow
Cadaw kasaa lagaa dhaha mahadsanid bro
Wllhi kaasoo kale woow joga somaliya
Balse qabiil ayeey somaliya kudufacee
Calideeq Salaad h
Mahadsanid wll
*Marka aa fiirisid Amiina Almufti & Basaaskaan labaduba waxaa kukalifay jaceel fashilmay, jaceelku waa wax jira*
Waxaa halkan ka cad jacaayl fashilmaayi inuu wax walboo halis ah horseedi karo
Waa werar gaalaDu naguzo qaDay
@@khadkaon1259 waa sidaa wll
Awooda massar in kasta uu masuul fcn Hogamiin haddana wan jeclhy sababto ah marabo ethiopia in aay noqota awooda kowaad ee africa
Ethiopianka ma noqonayaan cidanka ugu awooda badan Africa.... 2007 ayey qabsan wayeen muqdisho oo kaliya .... somalia hadeey hesho fursad lagu dhiso ciidanka africa N.1 ayaan noqoneynaa... aniga ma dhihin hadaladaan Qubaro talyaani
@@libaaxcobra5986 habi beena
masha Allah sxb Allah ha ku xifdiyo
Aamin😊😊
Waxan jeclaan lahaa inaan wax ka ogaado taariikhaha islaamka
Yaab aan kaa qoslin yaab ma ahan mahadsanid mxd ise ayaamahaan wakalaraagnay
geesiyada mulimiinta allow cadawgooda jabi
Thank well information
Guul
maracade Show 🙌🙌🙌
Maracade guuleyso☝️
Waa ku taageera sirdoonka soomalia maledahay talow🤦♀️
Nagane hada somaalina hay salaad cali jeele iyo cali maxamed geedi jaajuus amxaaro waaye wain ladilaaa insha allaah
Tariikhda yuhuudu inoo ma fiicna buun buunin toodu
Wax la buun buninaayo ma jirto.... waxaa loo hadlayaa qiso dhacdey...
Kkkk
Maashaallaa allaa sirdoonka jamuuriyada barakaysan
@@aishashaib1410 maxaa ula jeeda jamhuuriyada barakeysan????????
Mahsadsanid mudane maracadde show nin nagu qaaliya
Kkkkkk mahadsanid thanks
Asc maracadow wd mahdsanthy sidad ariimaha sirdoonka inogu suugodbiso waxa kale in un kacudsanlahay in ad markad ariimaha sirdoonka kusabsan inogubineyso in ad kudarto hadad tahay jaajoos fadlan iska bax kuley wa lagu qabanayaye wxn kawada wx jira dad badan uu somali ah uu hadana Ethiopia jaajoos oo ah marka hacabsadane itas kudar mudane mahadsanit
Landhere maracade show noolow zxp
wan la yabay sidu wadankiisa u qayanaay
marki hore waxa la rabay yuhuuda in somalia la dajiyo o somalidana xeroyin qaxooti lagu xareeyo o yuhuudana balayin lagu bixiyo o dhulweyno hodana o cidan xogan laga dhigo yuhudasi e kol kol waxooga ceedh la siiyo si lo marsiyo iney yihiin adomo yuhud , inta so hartay in marekan u dooro madaxdooda qodobkoodu ugu horeeya marsiinta Allah hogaan aheen o hadalkiisu qaran eheen islamku xisbi aheen o diintu tahay sheko xariir la aminsan yahay .arinka labaad wa laga dhabeyay wa tadadku ha isku ilaheyaan waxa lo kala qeybiyay ilahay iyo talada .talada (governance ) dadka aya leh wa quranka dadku ha qoraan dadku ha isku ilaheyaan khamarjiga aqalka cad fadhiyana ha kugu weynaado o waxa yar a tabacda ba daba dhilif isu dhaafi malinta qiyamana ilahay iyo cadab kulul ama Qaran Alle o daim ah iyo naxaris
Waxaa kaxumaa cidina cidina aadbay ogayn basaaskii waynaa codina aanay ogayn ilaa Israel ay book ka qortay 1999 Safwan Marwaan oo Qabay Muna Gamal abdinasir. Madaxwaynihii hore Ee masar Gabadhiisii 2007 Murugo iyo iyo qoomomo darted ayuu isu daldalay Gurigiisa Oo Kuyaala West London ayaanu Balkonka iska sooturay Bilinonare ayuu kunoqday Lacagtay Israel siinaysay lin wax a umaytarin
Xoolaysanaaye
Yaaahuu
Somalidaaba sii jeclada marka carabtas arko🙈😂
Asc
@@faafumomaxamad1898 wcs wll
Shugran
Miyay jaran wax lagu dorsado wadan kaga hoyo mahad sanid wll
Guul masar iyo siriye
Lkn hada wey ka buxaaan sisi aya ka mid ah
Plz bal nala wadaag barmaamijka dagalkii 6 cisho socday ee loo yaqan 6 day batteles ee u dhaxeeyay carabta masar iyo syria iyo yuhuuda se arimaha sirdoonka oo kaliya ayaad haysaaa uuuun
Waaruntaa wllo ana waan ubahanyny warbixintaas
Cajaaib
Masar igu so orod ma aha bada Alexandria ee laga tahriibo ayey wxy dhigeyn machine shegya ddka sida sharci darada ku galaya bada yacni tahribayasha isla marka gasho bada doonta dhaqajiso ciidan aan mel ay kaso galen aadan aqon arkeysa cajjib wye masar
Aamina almufti iyo basaaskan markaan isu fiirino labadaba jacaayl xumaaday ayaa sabab u noqday inaay dadkooda khiyaanaan, Waxaa halkan ka muuqata in jacaayl fashilmaayi uu wax walboo halis ah uu horseedi karo
Fadlan subscribe dheh
Mahad sanid walal
Haahey kufaraxsanhy war bixinta aan kaahelny
Maracade show
Mo. Musa
🌹🙏👋
Thnks
love مضری
Dadka somalidu waa bilaa maskax dhamaantiin waxba mahidisikartaan
Adiga iyo familkaga wa 0 baqti aya tahay
Erayada afsomaliga adeegsada malaf waa maxay arinka dhaha
Yacni waa dukumintari
Mhdsnd ustaad
Ninka somalida manta jokta kaxun wayo lacag yaar Ayey dhulkida ku ibsaden
Sodhawaw masuul
Waf
Jaajuusiinta nagu dhex wareegeeyso ayaa u baahan in la deldelo
Khayamole badan Aya dalka somali ka buxo o waliba losacab tumo
Which language is spoken in this video ?
Somali
Way macanayd lakiin wad gabisay bayj kale
Adeer gacaliye maalin iyo habeenba waxaad xayaysiisaa sirdoonka yuhuuda ee maxaa kaasiya Sirdoonkeenu mee adeer kuwa islaamka xayaysii
Mahad sanid
I feel sorry for Ahmed
Islamka daba dhilif aya babiyay
Imisa Somali ah oo ninkaa la mid ah baa jirta
Waad mahasan tahay maracadde waxaan rabaa inaan kaa saxo eray aad ku khaldantay oo carabku kaagaga dhacay waana qadiyada itoobiya oo ah inay muslimiinta itoobiya yihiin boqolkiiba sodon dadka itoobiya kiristaankuna yihiin todobaatan boqolkiiba saasna ma aha muslimiinta itoobiya waa todobaatan boqolkiiba halka kiristaanka itoobiyana ay kayihiin sodon boqilkiiba fadlan sidaas kusax hadalkaaga dad badan ayaa sidaas taariikh ahaan uqaadanaya
Kkkkk sodium amytal yey siiyeen, markaasu tartaray 😂