Basaaskii LAGA ROONAHA ahaa | Qiso Yaab leh oo Gaza ka dhacday !!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
  • #MARACADDE #SHOW WhatsApp +252614990999

ความคิดเห็น • 282

  • @harunsalhan674
    @harunsalhan674 3 หลายเดือนก่อน +33

    Shekoyinka sir donada please soo badi qof kaliya ka warama Waa adiga
    Waa na ku mahadsantahay

    • @AbdiLibaax-r5h
      @AbdiLibaax-r5h 2 หลายเดือนก่อน +1

      Kali Waa Arima Qashin Ah Ee Midba Mida Kale Ka Liidato
      Wuxuu Dayuus Fakar Liita 100_%

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 3 หลายเดือนก่อน +29

    Walal Maxamed ciise adbad umahadsan tahay waxa tahay qof diin iyo aqlaaqba leh ilahay haku xifdiyo aduun iyo aqiraba sida diinta iyo sharafta Muslim ta uilaalinayso MashaAlaah ilahay hadhowro Muslim ta meelay joogaanba Amin Amin

  • @AbdirazackKalief
    @AbdirazackKalief 3 หลายเดือนก่อน +28

    Mahadsanid ustaad xaqiiqada xishood malahan nosoo gudbi jaajuusiinta warbixinadooda mahadsanid

  • @firdowsafirdowsabintihassa9277
    @firdowsafirdowsabintihassa9277 3 หลายเดือนก่อน +9

    Today i am the first one who view your video

  • @ALMAHDI12677
    @ALMAHDI12677 3 หลายเดือนก่อน +12

    I'm frist one today

  • @subairabdillahi2878
    @subairabdillahi2878 3 หลายเดือนก่อน +20

    Alle inagama dhigo isagoo kle 😢

  • @sammaanofficial5287
    @sammaanofficial5287 3 หลายเดือนก่อน +20

    Maracadoow waxaan aad ula yaabanaa sida ay basaasiinta aakhiradooda ugu iibsanayeen shilimaad yar balse kan qowmu luudnimuu ku biirsaday😳 ALLE ayaan ka magan galayaa

    • @maryancali3288
      @maryancali3288 3 หลายเดือนก่อน +1

      Ninkaan ma iib san ee black mailing aa lagu sameeyay

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy 2 หลายเดือนก่อน

      Black horta sow asaga madhiiban taasba markeedii hore yaa u baneeyay waa su.aaalee​@@maryancali3288

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 3 หลายเดือนก่อน +15

    Mahadsanid bro shekoyinka nuusoo Badi waliba kuwa sirdiinka ah tabintaadana Inaba caadi ma ahan allaaah Haku sharfo Mohamed ciise maracade

  • @RoodaAadan-iv9yt
    @RoodaAadan-iv9yt 3 หลายเดือนก่อน +33

    Horaan uarkay daalinkan magaalada naabulsi udhashy ee geesiyada galaaftay.laakiin faahfaahinta dheer kama ogayn.ilaahow dullinimo hanagu dilin. Aamiin.

    • @farhiaquen5402
      @farhiaquen5402 3 หลายเดือนก่อน +6

      Ha nablus bu ka so jeda ramadanti hore 2023 aya la diley qaar badnh maxabis ayuu ka dhigey qarnh shahidiin😭💔

  • @muzamilmohamed4303
    @muzamilmohamed4303 3 หลายเดือนก่อน +6

    @bahda maracadde Show guuleysta Sida wanagsan Aad Wax Usooo gudbisaan❤❤❤

  • @Princessnaima16
    @Princessnaima16 3 หลายเดือนก่อน +5

    Waa basaski ugu doqonsanaa uguna daciifsanaa intaan sheeko basas maqlayey dhimo oo ceeeb reeeb

  • @damacibrahimducali2942
    @damacibrahimducali2942 3 หลายเดือนก่อน +17

    balaayo ku heshay laba danbi oo wa waynbuu iskudarsaday dulikugudhac wasax in ay dilaan kasokalaa kudhexjira muslimiinta ee allaha nagaqabto aamiin

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 3 หลายเดือนก่อน +8

    Mahadsant walaalkey maracade show ❤❤❤❤

  • @MohamedCarab-k2k
    @MohamedCarab-k2k 3 หลายเดือนก่อน +14

    فإنا الله وإنا إليه راجعون اللهم اغفر كل شهداء

  • @Cadaani_7
    @Cadaani_7 3 หลายเดือนก่อน +26

    اللهم احفظ اهل فلسطين والمسجد الأقصى من كيد الظالمين، وأيدهم بنصرك وقوتك، أللهم أنصر إخواننا المجاهدين في فلسطين يا قوى يا عزيز😭😭🤲🤲

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i 3 หลายเดือนก่อน +12

    Laaxawlah wala quwata ilahayba xumaan ka hu faan

  • @baarlinmacalin
    @baarlinmacalin 3 หลายเดือนก่อน +2

    Walaahi waa basaaskii ugu xumaa ee Aan dhageysto intaan dhageysatay sheeka basaas maracade sxb adna waxaad ku mahadsantahay si aad mar walba sheekooyinka noogu soo gudbisid adigoo waliba wararkii kale ku sugaayan waan kaaga mahad celinaaya

  • @fardowsa1895
    @fardowsa1895 3 หลายเดือนก่อน +13

    Walahi waa cajib nin wadankisa jajusayo maqan wax anku tilmamo lakin waxan ilahey karajeynaya midkasta oo duliya inu illahey kashifo aadbna umahad santahay xogaha calamaka

  • @ahmedosmanhussien3956
    @ahmedosmanhussien3956 3 หลายเดือนก่อน +6

    Allah soo qabqabto dhamaan basaasiinta Cadowga Gaalada lashaqeynaayo

  • @TrikAdan
    @TrikAdan 3 หลายเดือนก่อน +5

    Taxadir ha ka qaataan dhalinyarada

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 3 หลายเดือนก่อน +8

    Subxaana llaaah Hoog iyo halaag wuxuu usugnaaday qofwalbo diintiisa sharaftiisa ilaalsan waayo waxaa kudhacday Caro ilaah aduun iyo aaqiro wuuhalagsamay midkaad allaaah Ayaan kamagan galaynaa waxyaabaha qarkooda

  • @AbdirashidJamma-xv2sb
    @AbdirashidJamma-xv2sb 3 หลายเดือนก่อน +4

    Allow nahanuuni oo cadabul qabriga naga badbaadi aamiin 🙏

  • @SaedCade
    @SaedCade 3 หลายเดือนก่อน +8

    Layaabka qisadu waa nin la orgeeyey oo sharafkiisii iibsadey,haddana dhiigii dadkiisa ku faraxashtay,alle kaas oo kaleeto inakama beero,allow dadka noo hagaaji,mid aan dhallnay mid aanaan dhallinba.

  • @abdijibarhersi2859
    @abdijibarhersi2859 3 หลายเดือนก่อน +5

    Ana wuxu ahaa intaan basaas ka dhagaysanaayey midkii ugu dulisanaa

  • @YacinSouleiman
    @YacinSouleiman 3 หลายเดือนก่อน +4

    Almuhiim waa inuu ahaa basas hore usoco

  • @saidamohamedyarow6455
    @saidamohamedyarow6455 3 หลายเดือนก่อน +8

    Runtii waxaad na fahamaiineysaa inaan sharaftena meel logu dhacin "ummadena"aad ayaad umahasan tahay wax faa'ido kuu kordhineysa lagama xishoodo grazie.

  • @xasanmaxamed3425
    @xasanmaxamed3425 3 หลายเดือนก่อน +7

    Subxanallh alla walciyadu hillah waa waxa ugu xun ee qof islaam sameyo aaakh wasaqsanaa bisinka

  • @ahmedsabban8990
    @ahmedsabban8990 3 หลายเดือนก่อน +4

    Wax bdn mhdsanid sxb waad dadaaleysaa

  • @GGM-GUlED
    @GGM-GUlED 3 หลายเดือนก่อน +67

    Somalia 🇸🇴 ❤

  • @aishamawlid
    @aishamawlid 3 หลายเดือนก่อน +7

    Odeygii banu qafiirahaaa madhintay wayahan mamaqal asaga iyo danyeer hagaari magaciisa iigooyay marcade

  • @Saalim-s5s
    @Saalim-s5s 3 หลายเดือนก่อน +5

    Asc waan idin salaamay bahda maracade show waxaan jecelahay inaad soobadiso basaasiinta ay adeegsatay yuhuudo siciqaabtooda dadku ugu waano qaataan in cidii dadka dhabar jabiya aanay aduun iyo aakhiraba wax kulahayn dadka agtooda iyo ilaahayba aanay waxba kulahayn Ana Mark markaad kawaramayso iimaankayga siyaada

  • @Wazirka99
    @Wazirka99 3 หลายเดือนก่อน +4

    Maracade eloquent and elaborative I like your spy stories...thumps up buddy 👍

    • @Baashi_cade
      @Baashi_cade 2 หลายเดือนก่อน

      Walal maxaa ku diiday inad ku hadashid afkaga hooyo

    • @Wazirka99
      @Wazirka99 2 หลายเดือนก่อน

      Edo Afsomali ma taalo.

  • @MukhtaarXasan-v5o
    @MukhtaarXasan-v5o 3 หลายเดือนก่อน +5

    Bismilaaahi raxmaaan ❤❤❤❤

  • @cabdulahicabdikarim8010
    @cabdulahicabdikarim8010 3 หลายเดือนก่อน +7

    Waa baadiyoobay

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 2 หลายเดือนก่อน +2

    Cadow ga shisheeye ma guuleysto haduu san jirin cadowga gudaha
    Waana sababta uu Allah munaafaqiinta u galinayo naarta meesha ugu hooseyso

  • @wejdanaabdurahman5973
    @wejdanaabdurahman5973 2 หลายเดือนก่อน +2

    Qisadaan markaan dhageystay waan naxay ilaahoow khaatumada noo wanaaji.
    Bal ninkaas diinta lagu soo barbaariyey ee hadana sameyeey danbiyadii ugu xumaa qowmuluud , dil jaajuusid qamri ma jiro danbi xun uu san sameynin naarta allaha ku fogeeye

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 3 หลายเดือนก่อน +4

    Cadaabta allaha ku fogeeyo🤲

  • @umuamiira588
    @umuamiira588 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xaqiiq lagama xishoodo ee noowad qisada 😊😊😊

  • @Runtakudhimow
    @Runtakudhimow 3 หลายเดือนก่อน +4

    Yaa yabbi illaahow iimaanka hanaga qaadin

  • @Rahma-x1h
    @Rahma-x1h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wr wbr akhyaareey dhamaantiin galab wanaagsan falastiin guul guul guul inshaa allaah ❤

  • @omarabdillahibegsi8636
    @omarabdillahibegsi8636 3 หลายเดือนก่อน +11

    Maracade fadlan sheekooyinka nooca ah iska daa.

    • @SADAAM_AHMETT
      @SADAAM_AHMETT 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sabab Maxaa dhacay cumarow

    • @MascuudIsse-rw6td
      @MascuudIsse-rw6td 3 หลายเดือนก่อน +1

      Sabab 😊😊

    • @Shaashaa-fs8uy
      @Shaashaa-fs8uy 2 หลายเดือนก่อน +1

      Sabab noo sheeg bal sxb ninkii xumaadaa qalad ku dhaco ee walibana loogu faaideysyoo cadow ku shaqeysto sheekadiisu waa in la baahiyaa sida dadka wax yaabahaas unugul si aanany ugu dhicin shirqoolada nuucaas ah sxb cilmi baa ku jira aqligu ka shaqeysiii

  • @ashaa.mohamud4752
    @ashaa.mohamud4752 3 หลายเดือนก่อน +6

    Waxaa iigu yaab Baddan sidda uu Cadowgiisu daacad ugu noqday

  • @CabdiKariinnuur-ie3ny
    @CabdiKariinnuur-ie3ny 3 หลายเดือนก่อน +7

    Sirdoonka somaaliya ee( soomaad)ayaa ugu qatarsan addunka

  • @YuuBaadicade-p8c
    @YuuBaadicade-p8c 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahow yahuud io mareykan dhulka la goy io reer galbeedka ilhow muslimiinta guusha sii ❤🇸🇴

  • @farhiaquen5402
    @farhiaquen5402 3 หลายเดือนก่อน +4

    Shahadadii uu dilkooda la dambeyy
    Shahiid abu fathi ibrahim nablusi ku magc dher
    Cabuud
    Salah
    Wadiic
    Shishaan
    Dakhiil
    Waliid
    Ashraf
    Tamir
    Iyo qar bdn oon xagn ku so kbi karin💔😭😭🇵🇸

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 3 หลายเดือนก่อน +3

    Yuhud nacdal alaha hakurido

  • @xasanaxmed770
    @xasanaxmed770 3 หลายเดือนก่อน +3

    Wa sax lkn runtu kaama nixiso
    Subxana laah

  • @HassanAwaleh-q1x
    @HassanAwaleh-q1x 3 หลายเดือนก่อน +12

    Subxanallah waa khayiin khayiinnimada kubirsaday qomu lud ,Alle ha fogeyo

  • @abdikadirali2492
    @abdikadirali2492 2 หลายเดือนก่อน +2

    Hooyadii ayaan aad oga xumahay markay maqashay masiirka wiilkeeda!.😢

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 3 หลายเดือนก่อน +2

    subxaanaAllah wuu istaahilaa zubeer dilkaas iyo kuwa kale wadankooda basaasa kuwaanaqaataan

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 2 หลายเดือนก่อน +1

    Naclatulaah calayk halaak iyo hoog Allah haku rido laga roonayaasha

  • @LaabJacayl-x5r
    @LaabJacayl-x5r 3 หลายเดือนก่อน +5

    😅😅😅😅😅😅 kaas maaba xog loo soo dirsaday

  • @haweyajama3490
    @haweyajama3490 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waa qiso aad iyo aad ufool xun waana wax laga xumaado

  • @MaxamedCali-ue4cz
    @MaxamedCali-ue4cz 3 หลายเดือนก่อน +6

    Magaaladaan quruxda badan waa xagee?

  • @mrdhagane1268
    @mrdhagane1268 3 หลายเดือนก่อน +2

    Intaan ka dhagaysanayay bahda maracade show Arimaha sirdoonka waa mida ila yaabka badnayd xaqiiqda waa 2arimod wa xuushnimo

  • @IstaahilAli-uy1tv
    @IstaahilAli-uy1tv 5 วันที่ผ่านมา

    ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤alahu akbar ❤❤

  • @maxamadaxmedxasan8634
    @maxamadaxmedxasan8634 3 หลายเดือนก่อน +6

    Gaalka duufka leh,
    Diinlaawaha ba'as,
    Dukumdaakum alaha kadhigo
    Yuhuuda iyo xulafadeeda

  • @SaedoMoha
    @SaedoMoha 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ileen nimanka lashaqeeya waa rag ay duleesteen xogtaas waa muhiim

  • @daud-x1o
    @daud-x1o 3 หลายเดือนก่อน +3

    Waa sheekadii Aamiina Almufti cml

    • @ari2541
      @ari2541 2 หลายเดือนก่อน +1

      Alla miyaa xasuusataa 2019 wallhi xasuus baad igalisay ❤❤❤❤

  • @Axmedweli-oo9qm
    @Axmedweli-oo9qm 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yaa allah naga mid yeel adoomadaada gaarka ah ee u adeega diintaada had iyo jeer nagu dil imaan iyo islaam ka .
    Allow niyada hanaga gelin wadooyinka foosha xun

  • @AhmedYare-b4i
    @AhmedYare-b4i 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc maradewaxatay halyay soomaliyeed Allah hakuxafido

  • @hibo7569
    @hibo7569 3 หลายเดือนก่อน +3

    Subxaana-laah Subxaana-laah yaarabi 😱😱😱😭😭😭😭😭

  • @AbduhabIsmail
    @AbduhabIsmail 3 หลายเดือนก่อน +2

    Subxanallah. Kuwas okalle halacijioo aya dhihillaha mahadsaniit

  • @MaryanCateeye-g3g
    @MaryanCateeye-g3g หลายเดือนก่อน

    Subxanalaah😢allow naarta haku Fogeeyo labadaas ninba

  • @nasirmaalim653
    @nasirmaalim653 3 หลายเดือนก่อน +4

    Support maraccade

  • @GeediBoss
    @GeediBoss 2 หลายเดือนก่อน

    Ustaad Noso Badi Barnaamijyada Basasiintan oo kale

  • @Huda-r2b
    @Huda-r2b 3 หลายเดือนก่อน +2

    Asc wll maracadde io dhaman ree comment

  • @mulkiosman7828
    @mulkiosman7828 2 หลายเดือนก่อน

    Wallaal waa run inaad Sheegtid 👍🏻 Sida kuwa Somaliya Madaxda ah EMARADKA KU Sameeyan

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 3 หลายเดือนก่อน +12

    Waa qiso cajiib ah ,waxaadna ogaanaysaa gumaystaha israel inay yihiin cadaw aad u xun ,ilaahay ha jebiyo israel iyo maraykanka iyo reer galbeedka iyo kuwa raacsan ba insha allah

  • @hamdiahmed5216
    @hamdiahmed5216 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maracade aad iyo aad ayaad umahad santahay tabintaada basaasiinta

  • @CandhufWeyne
    @CandhufWeyne 3 หลายเดือนก่อน +5

    Horta basasinta damiir xuma

  • @Mariammohamed23471
    @Mariammohamed23471 3 หลายเดือนก่อน +3

    Iska caabintu waxay kudhigeen baaba iga gadan😮

  • @TasliimMahamoud
    @TasliimMahamoud 3 หลายเดือนก่อน +8

    Waxaan ku waydiiyay
    Xafada jabalita wax wara hadaada ka hayso majiraaa
    الجباليا

  • @AhmedAbdi-w6i
    @AhmedAbdi-w6i 3 หลายเดือนก่อน +4

    Laga roona aha mafahmiin😮

    • @aishamawlid
      @aishamawlid 3 หลายเดือนก่อน

      Qoomkii Nabi luud waxii lugu halaaagay buusameeyay

  • @abuukarsaciid-yu3fs
    @abuukarsaciid-yu3fs 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sxbw tan waan fahannee skeka jogta ah tii jinka xitaa ama alfu leyl walleyl cml ah soo raadi

  • @Saciid-q3o
    @Saciid-q3o 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maracade jooji wlal sheekadaa warka hanaga

  • @CabdullaahiDheere-g5c
    @CabdullaahiDheere-g5c 3 หลายเดือนก่อน +6

    Qoka meeshas markomarayo waxkasto waa suuragal

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus 3 หลายเดือนก่อน +4

    Waa Ina aanu ogaanaa waxkastoo kajira qasa

  • @GamalFarah
    @GamalFarah 3 หลายเดือนก่อน +6

    Muu iska diido Illahay ayaa abuurty

  • @kiranpath7033
    @kiranpath7033 3 หลายเดือนก่อน +1

    Innaalilaahi wa innaa illeyhi raajicuun.
    Illaahayoow UBADKA noo badbaadi.
    Sixirka cidi kagama horeyso.
    you never know

  • @FatimaFatima-n5o
    @FatimaFatima-n5o 3 หลายเดือนก่อน +7

    Mahasanid wll no so badi shekoyinkan cml

  • @CaliKaskey
    @CaliKaskey 2 วันที่ผ่านมา

    sxb waxaa tahay ruux ale mu maneesat xikmad alle haku sharfo

  • @HindaDheman-s4q
    @HindaDheman-s4q 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masiibo ha ku dhacado yuhuid reer falsttina

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 3 หลายเดือนก่อน +1

    Qisada kuligeed waa yaaaaaab

  • @SiciidMouse
    @SiciidMouse 3 หลายเดือนก่อน +3

    Asc❤❤❤ marcade show❤❤❤

    • @C.kariin
      @C.kariin 3 หลายเดือนก่อน +2

      Wcs

    • @SADAAM_AHMETT
      @SADAAM_AHMETT 3 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@C.kariinyou are not maracade😂

    • @umuamiira588
      @umuamiira588 3 หลายเดือนก่อน +2

      ​@@SADAAM_AHMETT lakiin waa uu Ku salmay EE salaamta kaqaad 😢😢😢😢😢😢😢

  • @mcguled5038
    @mcguled5038 3 หลายเดือนก่อน +2

    Astagfirullaah wa atubu ileyhi.😢😢😢

  • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
    @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 2 หลายเดือนก่อน +3

    Subxanallah naclad baa ku dhacday qofkaas dadkiisa iyo dalkiisa iibsaday

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @najiibyare5966
    @najiibyare5966 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ku soco wll❤

  • @HusseinAbiikar
    @HusseinAbiikar 3 หลายเดือนก่อน +5

    سمعاوطاعا

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah Allow na astur khaatumadana noo hagaaji Subxaanallaah 😭‼️⁉️‼️

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 3 หลายเดือนก่อน +6

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @Rahma-x1h
    @Rahma-x1h 3 หลายเดือนก่อน +1

    Acuudu billaahi aduunka wax walba waa lagu arki

  • @umalkheyrahmedhassanhassan253
    @umalkheyrahmedhassanhassan253 2 หลายเดือนก่อน

    Illahayoow ugaagaar falastiin🎉🎉🎉🎉🎉😂😂🎉🎉🎉🎉😮😮😮😮

  • @KatifayaBarkhad
    @KatifayaBarkhad 3 หลายเดือนก่อน

    Jasakumulahu kheyr maxamed cisse

  • @Annaatti
    @Annaatti 3 หลายเดือนก่อน

    Nacaladda Rabbi haku dhacdo basaas kasta iibsadda diintiis, dadnimadiisa, dadkiisa & dalkiisa. Wxy uqalmaan in si xun loo ciqaabo waliba si kasii xun loo dilo iyagoo kusugan dulinimo tan ugu xun.

  • @warcadeeyemadia850
    @warcadeeyemadia850 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤ allaa mahdleh oo yuhuuda jabiyay

  • @CumarBishaar
    @CumarBishaar 3 หลายเดือนก่อน +2

    Basaaskii ogu xumaa een dhageysto ficiladisa
    Asaga inu is togta u ficneyd intu nolal xumaadas kusi nolaan lahaa

  • @SahroCismaan-x5v
    @SahroCismaan-x5v 2 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah yaallah yarabi😢😢😢😢😢😢😢😢😢🎉😢😢

  • @AboubakerAdendoualeh
    @AboubakerAdendoualeh 3 หลายเดือนก่อน

    Subhanallah ❤❤❤Allah Akbar ❤❤❤