Sirdoonkii ugu Halista Badnaa Israel | Full Documentary | Eli Cohen

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 มี.ค. 2021
  • Waa Film Documentary ah oo dhammeystiran oo si buuxa uga hadlaya Qisada Sirdoonkii ugu Yaabka badnaa ee caalamkan soo maray | Fadlan La wadaag asxaabtaada

ความคิดเห็น • 57

  • @abaganaabagana5828
    @abaganaabagana5828 3 ปีที่แล้ว +14

    Maashaa Allah.
    Wll. Ws ku mhdsnthy. Soo Gudbintaada.
    Sirsoonada Caalamka.

  • @calimculumo8250
    @calimculumo8250 3 ปีที่แล้ว +11

    Mowduucaaan waa IGA yaaabiyey zxp ee soo badi.

  • @hamza_sancho
    @hamza_sancho 3 ปีที่แล้ว +17

    Tageero buuxda ku ahay brother keep going❤🙏

  • @karira3487
    @karira3487 3 ปีที่แล้ว +9

    nio masha alaah walahi waxaa tahay nin cajiiba oo codkar ah sxb alle isha xun hakaa dhowro ee documentiyada noosoobadi waanaga codsi

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  3 ปีที่แล้ว +1

      thanks waan soo badineenaa

  • @abdisamadosman8163
    @abdisamadosman8163 7 หลายเดือนก่อน +9

    Taageerada lasheego eee youtube adaan ku siiyay laandheere ❤

  • @MareegMedia
    @MareegMedia 3 ปีที่แล้ว +3

    masha alaah walahi waxaa tahay nin cajiiba oo codkar ah sxb alle isha xun hakaa dhowro

  • @abdim.m.q3127
    @abdim.m.q3127 3 ปีที่แล้ว +7

    Kan waanu daawanaye barnaamijyi kale noo soo diyaari siiba kuwa documentryga sida kuwa nolasha taabanaya,dagaalkii ciraq 2003 dii, barnaamijyada sirdoonada

  • @cabdulaahimohamad368
    @cabdulaahimohamad368 2 ปีที่แล้ว +8

    Ismuujiya inta daawanaysa 2022🤞🤞

  • @yahyeharun6879
    @yahyeharun6879 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid wll🥰

  • @yaxyefarxaan6803
    @yaxyefarxaan6803 3 ปีที่แล้ว +1

    Nooso badi Ustaada 🌻🥰

  • @ismail.5g644
    @ismail.5g644 3 ปีที่แล้ว +12

    Walaal Qaali ah 🙏Soo Badi
    Muqalada 👉Documentary Ah
    👇Waxaan Ku Le Yahay
    keep Going 👍

    • @user-qq5gj1zq5i
      @user-qq5gj1zq5i ปีที่แล้ว

      😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊q.

  • @zakariye2037
    @zakariye2037 3 ปีที่แล้ว +6

    Ino soo badi masuul sare, barnsamijka sirdoonka ka hadlayo aad ayan uxiiseeya please noso badi

  • @azhrafleo8113
    @azhrafleo8113 20 วันที่ผ่านมา

    Anoo iska socda aya dhagysty walhi waka hely Decomntry da nocan kle ah keep wll

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 2 ปีที่แล้ว +3

    After 5 month, ku mhdsnd soo gudbintaada

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 2 ปีที่แล้ว +8

    Waa neef dadkiisa khiyaameeyey

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 ปีที่แล้ว

      Isagu diinti aya oga qima badneed wadankii

    • @hibakhasan1598
      @hibakhasan1598 ปีที่แล้ว +2

      Syrian muu ahayn wuxuu asal yuhuudi wuxuu ku guulaystay inuu iska dhigo basaas weyn oo carabtu ka shakiyin

  • @user-js8gf8gm7g
    @user-js8gf8gm7g ปีที่แล้ว +1

    Wll noo Soo Badi ❤❤❤

  • @Xeerta-Liido
    @Xeerta-Liido ปีที่แล้ว +2

    Eli Cohen waa adeerkey❤😢

  • @khadardhacar2938
    @khadardhacar2938 3 ปีที่แล้ว +4

    Soo badi wllo

  • @sharmaarke65
    @sharmaarke65 2 ปีที่แล้ว +2

    Aad baad u mahadsan tahiin bahda itaal media

  • @bancadestudiomusic7368
    @bancadestudiomusic7368 3 ปีที่แล้ว +2

    Thanks

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 2 ปีที่แล้ว +2

    Elie de kohen
    Kohen waaba exact Juif) magac yuhuudi
    Tariikh weyn buu leeyey
    Agent 88)

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว +1

    Caadi mahan sirdonka china so gali

  • @maxamedmowliid9280
    @maxamedmowliid9280 ปีที่แล้ว

    Ismuujiya inta dawanrsa 2023

  • @ruumi1665
    @ruumi1665 4 วันที่ผ่านมา

    Mhdsnid bro

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal 7 วันที่ผ่านมา

    Serieska “spy” ayaa tabaha iyo dhagarta jaasuuskan sihufan loogu qaadaa dhigayaa,waxaan kutalinayaa in inta aflaamta xiiseysaa ay kasoo bogato.

  • @husseinabdul8290
    @husseinabdul8290 10 หลายเดือนก่อน

    Qisooyinka asxaabta soo badi plz ❤❤

  • @husseinabdul8290
    @husseinabdul8290 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @samafaleberdaale4533
    @samafaleberdaale4533 2 ปีที่แล้ว +2

    Waye

  • @Aragsan977
    @Aragsan977 15 วันที่ผ่านมา

    Walal nikan miya shaarbaha leh

  • @amandapernie6571
    @amandapernie6571 3 ปีที่แล้ว +4

    Waqtigaas wxaa moodaa in carabta kala daadsanan bdan ay ka muqatay
    Wxn filaya xligaas inay ahayd xligii ay amino mufti ay flastiin ka ahayd bsaaska

    • @maizaali5012
      @maizaali5012 2 ปีที่แล้ว +1

      Waad heysa

    • @hibakhasan1598
      @hibakhasan1598 ปีที่แล้ว

      Way ku dhawayd waayo lafteeduba waxay ka tirsanad sirdoonkii moosa

  • @ugaaska7107
    @ugaaska7107 2 ปีที่แล้ว +5

    Awees, Waxaan Aad U xiiseeyaa Barnaamijyada Aad Adigu Soo Jeedisid.
    Si Deggan Ayad Usoo Tabisaa Oo Xirfad Ku Dhisan Oo Qofka Daawadaha Ama Dhageysta Ah Aad U Xiiso Geliya, Iyo Goobta Aad Codka Ku Duubto Oo Ah Meel Xiran Oo Dhageystaha Si Fasiix Ah Wax U Maqli Karo
    Mahadsanid Kun Jeer

  • @guledabdirashid490
    @guledabdirashid490 3 ปีที่แล้ว +2

    Hey iam 1

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 ปีที่แล้ว +1

    Maxa inagaba basaasin inagu dhax nool aan moodeyno madax inoo shaqeyneysa

  • @SAREEDO46
    @SAREEDO46 2 หลายเดือนก่อน

    Soobadi

  • @BollandOr-wx4vt
    @BollandOr-wx4vt 5 หลายเดือนก่อน

    Waxan rabaa in aan ogaado sida uu ku ogaaday madax waynaha siiriya Amiin Al xafis sida uu ku ogaaday elig cohen in yahay yuud dhab ah uusan ahayn ganacsade carbeed si in uu horeyba u ogaa arintaas

    • @user-zv5cm9fu2q
      @user-zv5cm9fu2q 5 หลายเดือนก่อน

      Sxp waxu ku ogaday ninkan sirtoonka Syria qabteen asigoo lagu daba jiro asne looma maleyneynin quf raadiga sirtoonka adeegsanayo kadib sirtoonka markii Soo qabteen ayuu xabsiga ugu tagay gadibne waxuu dhahay madaxweynihi aqri fataxada wuna aqrin wayay kadibne srael ayaba shegatay inuu udhashay

  • @YaaasiinRodol
    @YaaasiinRodol 3 หลายเดือนก่อน

    Asc 0:16

  • @Daddy-e8y
    @Daddy-e8y ปีที่แล้ว

    Series spy la dhaho oo aan daawaday ayuu ku jiray El Cohen ma qiso dhab ahaa sheekadaan maba ogeene

  • @cdemoha3361
    @cdemoha3361 หลายเดือนก่อน

    ...................................................

  • @yasircarafat1382
    @yasircarafat1382 3 ปีที่แล้ว +8

    Somalia iman lahaa mar hore lafahmi lahaaa yaa tahay ayaa ldhihi laha qabiilkee🤣🤣🤣

    • @axmednuurjfx4156
      @axmednuurjfx4156 2 ปีที่แล้ว

      Hhhh

    • @yaazirdejon1570
      @yaazirdejon1570 ปีที่แล้ว +3

      Somali somalikale OO heebtisa la yaqano ayaa loo diraya

    • @gabarbarichannel9804
      @gabarbarichannel9804 ปีที่แล้ว

      14milYan oo istQan weyh 😂 somalida dadkan waa qoom wayn isma yaqanin

    • @husseinabdul8290
      @husseinabdul8290 10 หลายเดือนก่อน

      Meeqaa kula joogta hada oo Xalane dagan xagee ku arkee asaaba ku xukumee

  • @Sumaya-ii7xl
    @Sumaya-ii7xl 12 วันที่ผ่านมา

    Waxaan jeclahay dalkyga dhar cad inaan U noqdo sidee kuhelikaraa tolow sabbto ah dalkena xaq baan u leeyahay inaan Cadawga ka ilaaliyo
    Marka Arko xladaha lagu jiro waqtigaan iyo dadkyga soomaaliyed U kala fog yahay Qabiil iyo Aano Aan dhamaad lahayn Gocoshadeda sorry 😢

  • @yuusufgashaanle
    @yuusufgashaanle 29 วันที่ผ่านมา

    Car somali heska so dhigo 😂😂sinjiyadu waa maguuraan maarinka dhinkaa sidii masciided isirka somali waa maguran mana leygu qaldi karo

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal 7 วันที่ผ่านมา

    Serieska “spy” ayaa tabaha iyo dhagarta jaasuuskan sihufan loogu qaadaa dhigayaa,waxaan kutalinayaa in inta aflaamta xiiseysaa ay kasoo bogato.

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks