Magaalada Mustaqbalka Wanaagsan leh ee Namanga Iyo Waraysi aan la yeelanay Hassan Abdi Umal.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2023
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on TH-cam, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on TH-cam.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our TH-cam channel: / sstv2
    Facebook: / sstvrasmi
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Abdi

ความคิดเห็น • 99

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 7 หลายเดือนก่อน +14

    War ganacsatooy umadda soomaaliyeed ha ka dhigina sidii qabiilkii Rendiile ee ku dhumay waqooyi galbeed ee dalka kenya...
    Ee 5ta dhul soomaaliyeed ha dhisteen ama u dhisa ganacsatooy oo meeshaas dhaqaale ka raadiya waana:-
    ●Jamhuriyada Somaliya
    ●Jamhuriyada Jabuuti
    ●Jamhuriyada S/Land
    ●Jamhuriyada DDS
    ●Jamhuriyada NFD
    Soomaaliyeey haddii aad dhulkiina ka carartaan oo dhul afrikaan gaalo-madoow camirtaan una guurtaan yaa dhulkiinii soomaaliya uga tagteen, mise tigree iyo Axmaaro ayaa u hibeeyseen???!!!
    BILLAAHI caleykum..
    Ganacsatooy umadda soomaaliyeed dhulkooda ha lagu soo celiyo, oo dhismayaashiina u soo wareejiya dhulkii hooyo..
    Sh Umuloow la hadal ninkaan walaalkaa ah ee magacada xanbaarsan ee umadda u sii wado meel aan dhul muslimiin aheyn...
    Abwaankii soomaaliyeed wuxuu yiri:-
    ■ Ku dhiso
    ■ Ku dhaqo
    ■ Ku dhimo
    Dhulkaadu waa lama huraanee...
    Mahadsanidiin

    • @sasausman5428
      @sasausman5428 6 หลายเดือนก่อน +1

      I absolutely agree with you but no worries we are going stay there til Somalia settled insha'Allah

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i หลายเดือนก่อน

    WA.SAHAL ABDI BOULALE. OO.JOOGA. DEGMADA WEECAA. EE.IISLAA GOBOLKA CARTAA. JAMHUURIYADDA 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 🇩🇯 ❤❤

  • @jammane3880
    @jammane3880 7 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah siday isugu cod eegihiin sheikh Umal

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i หลายเดือนก่อน

    WA. SAHAL ABDI BOULALE. OO.JOOGA. DEGMADA WEECAA. EE. IISLAA. GOBOLKA CARTAA. EE.DALKA JAMHUURIYADDA DJIBOUTI 🇩🇯

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i หลายเดือนก่อน

    WAHQTII. .UU MAAN HEELIIN. IIN. XADKA KENYA 🇰🇪. IYO. TANZANIA 🇹🇿. WAA NAMANGA. KENYA 🇰🇪. IYO.NAMANGA TANZANIA 🇹🇿 😍 😳 👏 👌 🙌 🇹🇿 😍

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i หลายเดือนก่อน

    DALKA KENYA 🇰🇪. WAXAAN. BOOQ DEY. SANAD KII. 2021.MAGAALADA NAIROBI. EE
    CASIIMADA WADANKA. KENYA 🇰🇪

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 7 หลายเดือนก่อน +4

    I h've visited Namanga back in 2020 it's great place to visit I'm going back soon i.a to invest this time 🙏

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 7 หลายเดือนก่อน +3

    xasanow waa inad xildhibaan is ku so sharaxdaa namaga inshallah the next mp of namanga 2027 inshllah

  • @rodahassan929
    @rodahassan929 7 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah shiikhan aan jecelahay walaalkii hadii aan rabo in aan dhulkan iibsato sheekh umalbaan wakiilanayaa in uu ii ibiyo insha Allah

  • @user-zw2bx2rg3i
    @user-zw2bx2rg3i หลายเดือนก่อน

    MAR KALEE. HADDII WAHQTIIGU. IISAMAAXOO. WAN BOOQAN. XADKA LABAADA WADAN .EE
    KENYA 🇰🇪. IYO. TANZANIA 🇹🇿

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 7 หลายเดือนก่อน +4

    I love Namanga both Sides of it. Tanzanian Side is a Lot Cheaper. I am an Architect who leaves in Australia. Can I Come-over to work with You?

    • @duale1265
      @duale1265 5 หลายเดือนก่อน

      Have you ever designed country homes like in Rural areas

  • @TheNasraabdi20
    @TheNasraabdi20 7 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah waa isku cod umal Allaha xafido

  • @hafsaali4297
    @hafsaali4297 7 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah Allaha swt haxifdiyo fiddaarayn Sheekha iyo Xasanba.

  • @theparadigm8453
    @theparadigm8453 7 หลายเดือนก่อน +5

    I passed through Namanga anigoo ah teenager 15-17ah oo sharci darro iyo dhuumasho ah in 1997 June.
    Habeen iyo maalintaas cabsi iyo gaajo ayaa i heysay .Laakiin rajo iyo Albaab nolal cusub ayay ii noqotay.
    Hada waxaan rabaa Inshallah in aan anigoo cabsi i hayn caruurtayda mustaqbal uga sameeyo.
    Waxaan jeclaa in aan wax ka ogaado Kaneeco,Malaria,boorka dhulka ,biyaha sida loo helo?
    Fadhlan jawaabna siiya.
    Waxaan eegaye Ngong iyo Meelo ka ag dhow.

    • @abdullahimahamudbile
      @abdullahimahamudbile 7 หลายเดือนก่อน +1

      sheeko xamaasad leh weeye kolay ee ma nin bad tahay mise naag?

    • @theparadigm8453
      @theparadigm8453 7 หลายเดือนก่อน

      @@abdullahimahamudbile maxaa kaa khuseeya nin iyo naag? Fikirkaada ka hadal ama iska aamus.
      Su'aalo ayaa meesha yaala ee ka jawaab ama shut up..
      Waa dhaqan jaahili ah.

    • @abdullahimahamudbile
      @abdullahimahamudbile 7 หลายเดือนก่อน

      @@theparadigm8453 kkkkk ok dhib majiro

  • @maryanabdi629
    @maryanabdi629 7 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaallah namanga ayan daganaxay

    • @user-ud6yy9qj3r
      @user-ud6yy9qj3r 3 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo waan uso guri rabaa carurban wataa kirada meqaa waaye 3 qol iyo fadi diinta iga waran school fiican maku yalan

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 7 หลายเดือนก่อน +1

    SSTV guys keep going 👍

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 7 หลายเดือนก่อน +3

    Somaliyeey ha yeelina in soomaliya la idinka soo raro quruumo kalena lagu beero,

  • @user-su7jz1lk1i
    @user-su7jz1lk1i 7 หลายเดือนก่อน

    Mansha'allaah sheekheena Walaalkiiis

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 7 หลายเดือนก่อน

    young bro of umal thx bro

  • @OsmaanAhmed-sc8ko
    @OsmaanAhmed-sc8ko 7 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allaah❤

  • @anabfarah1178
    @anabfarah1178 4 หลายเดือนก่อน

    Cajiib 💯👍👍👍

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 6 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah mashan dad ba imanya

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf 7 หลายเดือนก่อน +4

    Oo Soomaaliyeey ma intaad Wadankiinii ka tagteen baa kuwo kale dhisaysaan?
    Oo maa kiina intan oo kale ka qabataan wuu inoo hagaagi lahaaye?

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 7 หลายเดือนก่อน +1

      Waxaa Lagu nacay
      Dowladood xumo
      Kala dambeyn la,aan iyo cadaalad la,aan

  • @abdullahiabdikadir3575
    @abdullahiabdikadir3575 7 หลายเดือนก่อน +1

    3 kms hadii uu centre-ka magaalada u jiro waa okay 👍

  • @Mideye157
    @Mideye157 7 หลายเดือนก่อน +3

    Somali dalkeedi bay dumisey oo rabta in ay dal kale dhisato

  • @isseolowahmed5860
    @isseolowahmed5860 7 หลายเดือนก่อน

    Well done 👍

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 7 หลายเดือนก่อน

    Shekha telfonkisa masoo qori kartaa❤❤❤

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 หลายเดือนก่อน

    Maryan somalidu dhul anay u dhalan ayay jecladan dhulkooda ilahay aya ku diray

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 7 หลายเดือนก่อน +1

    Magaldan aderkey ba degan waligena man arag

    • @maryanabdi629
      @maryanabdi629 7 หลายเดือนก่อน

      Imaw walal magalada

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc dhulka sewage ama bulacad qaade ma leeyay

  • @user-vl6ke2og5p
    @user-vl6ke2og5p 27 วันที่ผ่านมา

    Waa tuugo ganacsato iyo wariye kusheega umada hadhicina tuugayahay Garissa iyo bangal maad geysiin dadka iska jira HAYEY DOOLIGA

  • @abdoulkader3543
    @abdoulkader3543 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waar ninkani wuuba na raree halkeen kala soo xidhiidhi karaa

  • @fahima6186
    @fahima6186 7 หลายเดือนก่อน +3

    I wish inaan Sheikh Umal walaashiis ahaan lahaa😢

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 7 หลายเดือนก่อน +2

    Dhulka somaliyeed dhisaan intey wadan kale ganacsi dhul iyo guryo u dhisayaan. Somalia oo dhan baa guryo iyo dhismo u baahane. Garaad xumida ogaadeen iga dhe !!

    • @gaab55
      @gaab55 7 หลายเดือนก่อน +2

      Fikiraaga ka hadal ogdeen wax kaa galay ma jirto

    • @hodonyassin9760
      @hodonyassin9760 2 วันที่ผ่านมา

      Waar fikirkaaga dhiibo kaagan duliga ahi oo Ogaadeen afkaaga ka du'. Kenya waxaa Soomaali inoo xoreeyey Ogaadeen.

    • @Jibriil571
      @Jibriil571 2 วันที่ผ่านมา

      Ogaadeen qadhmuune ma aqli baa ku jira dee waa cag dheere

  • @mahamoudnoor489
    @mahamoudnoor489 7 หลายเดือนก่อน +1

    Wuxu ka mid ahaa dadki asasey magalda dhowr jeer ban ku hamiyey hadana ima surta galin

  • @osmanabdikadir2872
    @osmanabdikadir2872 7 หลายเดือนก่อน +2

    Nuurow magalada Namanga Neirobo imisa Km ayay ujurtaa?

    • @Faz-O
      @Faz-O 7 หลายเดือนก่อน +2

      170km

    • @QarriJiqood
      @QarriJiqood 7 หลายเดือนก่อน +2

      165KM AMA laba Saac Iyo bar ayuu Gaarigu u soconayaa

    • @maryanabdi629
      @maryanabdi629 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@QarriJiqoodsax

  • @abdoulkader3543
    @abdoulkader3543 7 หลายเดือนก่อน

    SSTV sxb waa imisa dhulkaasi

  • @QaalikaadKaad
    @QaalikaadKaad 7 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤

  • @nasroaden5668
    @nasroaden5668 7 หลายเดือนก่อน +1

    Asc Wall siden ku hela numbers an dinka so cawo

  • @warsameali5133
    @warsameali5133 7 หลายเดือนก่อน +1

    Maxaa nii diiday dhulka soomaalida dagto sida Gaarisa?

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 7 หลายเดือนก่อน

    mchllah shekh muxamad cabdi umal walalkis waye inanka wa isku cod lakin wa ciyalka xafada

  • @jamamohamed9721
    @jamamohamed9721 7 หลายเดือนก่อน

    Maaha Muhiim waayo dhulkayaga maha ama wadankaygii midna toona

  • @mustafeismaaciil1112
    @mustafeismaaciil1112 7 หลายเดือนก่อน

    SStv

  • @mohamednur3681
    @mohamednur3681 7 หลายเดือนก่อน

    xasan umal

  • @safimuktar6292
    @safimuktar6292 7 หลายเดือนก่อน

    Coast,and km

  • @musemuse1507
    @musemuse1507 7 หลายเดือนก่อน

    Somali dhulkoodii ayeey soo naceen markaas ayaa dhul dadkale loo faaninayaa

  • @ahmedabdisahal4357
    @ahmedabdisahal4357 7 หลายเดือนก่อน

    Waxaan tagay 3 jeer 1996 iyo 1997 magaalo yar oo fiican bay ahayd

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 7 หลายเดือนก่อน +1

    🥺🥺🥺 🙏🏼 ilaahayoow silac iyo duruuf ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol quus iyo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee maanta taageeradaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲🤲. Walaal adna hadaad wax uun i tari karto maanta garab ayaan kaaga baahanahay si walaalnimo iyo allah darti ah. oo igalaxariir
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, eber, labo, shan, lix, lix, todobo, saddex* .
    Magacayga waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho.
    ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma heli karo waxaan maalin ku noolaado, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @JosephGrage-yk6gq
    @JosephGrage-yk6gq 7 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida wadan anan wadankooda ahen u dhisanaya waan ka horjeda Bal may wadakuda warshado iyo wax afacaa ya caruur iyo mustaqbal kooda dhalinyarada soomaliyeed oo balaa shaqada ah Markey shaqooyin u abuurayaan wadan anan koodi aheyn waxay ila tahay nin af unan laheen wax ku cunaya China dadkooda ayaa dhistay nabad galyo waa lahelayaa hadii shaqooyin loo abuuro shacabka waxa iskudilayaan waa bilashaqo

    • @user-su7jz1lk1i
      @user-su7jz1lk1i 7 หลายเดือนก่อน +2

      Soomaalidu Kenya iney degenahey oo deegaan Ku Leedahey Miyaadan ogeyn

  • @tracih5555
    @tracih5555 6 หลายเดือนก่อน +1

    Cosbitaal loo mabaahno, cidna majirato? Ninku muu ka xishoodo? Dad aan jiran majiraan. Faqri iyo dhibaato baa cisbitaal la aanta keentay. Qofkii dhaawac ahi cusbitaal uma baahna?

  • @Hooyo98
    @Hooyo98 7 หลายเดือนก่อน

    Imisa KM Ayey u jirtaa Nairobi. Meeshu

    • @abdinasirhassan4066
      @abdinasirhassan4066 7 หลายเดือนก่อน +1

      160km

    • @abdullahifarahmohamed7736
      @abdullahifarahmohamed7736 7 หลายเดือนก่อน

      170Km 3Saac Aya Loogaka Soocda

    • @maryanabdi629
      @maryanabdi629 7 หลายเดือนก่อน

      ​@@abdullahifarahmohamed7736jamka jiraa Bay ku xirintahay malinki ahada waxan kasobahay Nairobi 5bm waxan waxan imadni 7bm

  • @nurabdullahi2690
    @nurabdullahi2690 7 หลายเดือนก่อน

    Ma waxuu leeyahay city plan sidad sheegeysa

  • @bulxandahir734
    @bulxandahir734 7 หลายเดือนก่อน

    Dadkanay way washen Maxa iga yala xuduuda Tansaniya iyo kenya xuduudooda man dhulka somalidu dagto aan dhisto

    • @Mary-wf7cu
      @Mary-wf7cu หลายเดือนก่อน

      😂

  • @saeedhasan8967
    @saeedhasan8967 7 หลายเดือนก่อน

    Qoska reer cabdi umal qandaraas miyey ku qaateen in somaalida dalkooda ka raraaan saakana waxaan arkaayey umalkii dadka uku yeeraaya 90 maalin dahabi iyo mashaariicii Tira badan o Nairobi ah?

    • @GololMudug
      @GololMudug 3 หลายเดือนก่อน

      Magaca diinta ayay rabaan inay umada ku dhacaan

  • @guntigarasho6897
    @guntigarasho6897 7 หลายเดือนก่อน

    haday xayisiin kamadax banaanaato waa meel kuhaboon inladago

  • @safimuktar6292
    @safimuktar6292 7 หลายเดือนก่อน

    Inte lagaga soxiri

  • @mustafeismaaciil1112
    @mustafeismaaciil1112 7 หลายเดือนก่อน

    Ninka nuur ya yidhaa waa nin gumaysi ku koray kuna faraxsan gumaysig

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 7 หลายเดือนก่อน

    Dalkeena u baahan waxan aad ka wadaan waddan qalaad !!

  • @ManU-fan1
    @ManU-fan1 7 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan waddankii dhan intuu kaso tagey buu xuduudii taagan yahey kaalaya ku haya yaab anaga aragney. Kuwe kle oo hadda daawanaya waa arkeena oo iyagana dhinaca kle u dhaafa ninka. U tura dadkaan wareersan maalinba meel ugu gacan haatineysan

  • @hassanosman1800
    @hassanosman1800 7 หลายเดือนก่อน

    War yaa kuwan wax u sheega, madaxweynihii siyaad barre, oo xamar ku noolaa, wuxuu ku Danbeeye Garbaharrey, marka meel aadan laheyn maxaad mooddey? Xitaa soomaliya gobol aadan laheyn ha dhisan.

  • @hassanbinadow1190
    @hassanbinadow1190 5 หลายเดือนก่อน

    Namanaga laba haben ayan sexde safar ayan kumare

  • @skyshooter4009
    @skyshooter4009 5 หลายเดือนก่อน

    Waaar dulkiina diistaa. Ajanaabi wadaan kooda waad disteene

  • @chineabdi6324
    @chineabdi6324 7 หลายเดือนก่อน +1

    Cagdeer magaladhaan wakodahdhen garee ayaa iskaleeh

  • @fawsiyaabdirahman9647
    @fawsiyaabdirahman9647 7 หลายเดือนก่อน

    Hadii dhilki lakalasheegtay xataa casimadihi ayaa lakalasheeganayaa marka qabiilba meel ayuu ootay malwakaase meel reer daganyihin hormarmalahan ee meel somalin isuguimaan karto sameeya

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 7 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliga waa cajib bal ninkan meeshuu kayimi kilinka 5aad biyo lacabo ankee maleh hadana namanga oo cirifka kenya kuta ayuu xayeeysiinayaa cajiib

  • @mohamedabdullahi713
    @mohamedabdullahi713 7 หลายเดือนก่อน

    Su Aal geplant yaa iskaleh meeqa ayeey ujirtaa neyroobi

  • @mustafeismaaciil1112
    @mustafeismaaciil1112 7 หลายเดือนก่อน

    Nimankani raa rag gumaysti haysto

    • @abudarda00
      @abudarda00 7 หลายเดือนก่อน

      Aamus cid ku maqleyso ma jirtee

    • @mustafeismaaciil1112
      @mustafeismaaciil1112 7 หลายเดือนก่อน

      Ma qolada gumaystuhu haystaad tahay

    • @abudarda00
      @abudarda00 7 หลายเดือนก่อน +1

      @@mustafeismaaciil1112 gumeysigaad sheegesid adigaa ah. Alxamdulilah gumeysi Ilaahay nama tusin

    • @maryanabdi629
      @maryanabdi629 7 หลายเดือนก่อน

      Walal gumeysiga muxu ahaa adshektay anaga dagan Dibna guma arkin dhul ayan kulenaxay iyo gellal badan mashaallah

    • @mustafeismaaciil1112
      @mustafeismaaciil1112 7 หลายเดือนก่อน

      @@abudarda00
      Wll waa dhul la haysto dadkii lahaana raali ku yihiin in la haysto

  • @jamaabdullahi4736
    @jamaabdullahi4736 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ogaadeen il baxay oo is waraysanayaa dhadhan la dhegaysto oo badan ma laha cagdheer ilaa cagdheer basaasnimadii ithopia ayaa ku wanaagsanaydeen laakiin macno kale samayn maysaan

    • @hodandahir8111
      @hodandahir8111 6 หลายเดือนก่อน

      Adi Il baxdnim ma in qabil waxa ka sheegto hada Il baxa tahay waxa dadku ka faidan no so gudbi bal ogedan Kenya so logu imdayah waxa barshon an log Hor

  • @suubanseeraar3
    @suubanseeraar3 7 หลายเดือนก่อน

    Soomaali ma fiyoobo, dhulka walbe wey dhisi aanan kooda ka ahayn.