ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Allah is one❤😢☝
Yutuberska somalida wxbadaa ka qaldan. Meeeshaad tagtaan .1.kow dadkaa labaraa taariikhdeda 2. Dadka kunool. Iyo kla duwanaashahooda.3.noloshooda wxy ku xiranthy.4. Dhaqaalhoda mxy ka sameyan.5. Somalida ku dhaqan iyo say unolyihiin.Brothersa barta hab tabinta saxda ee socialka ma ahn inaaa marba geed camerada ku aadiso adna isku aadiso . Dadka ku daawanya wx u faaidee dadku meelo qurux bdn uma baahna. Thats my advance bro
Wax garad
Right
Qof kale haw tilmamine aduu samee bro
Masha Allah bro best TH-camr🔥
❤always great times in the 254🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪...Also don't say "sitaki" it's considered rude as if they bothering. Just say "hapana asante"
Amazing I very like this vedio , I wish to visit that place
Subxanallah bidco weyan waxa sunadi nabi maxamed scw mahana waxan xage kakenin Subxanallah ilhow no danbi dhaf
Ani wan fahmi wayay 😂
Wlhy ninkan dhakhtar waa wawaynka ee dadka kale haladhafiyo ❤hore usoco shoodhe
Mashaallah kusodaw namanga haka milimani galay burtaa danka midig kaxigta ayan xos dakanaxay
Walalkyy mahamud dhakhtar geep going inadr
Wiil Kan soo gudbintiisaan caadi ahayn sharaxaada👍
My prother Dhakhtar Keep going ❤
Thank you. I love it, greetings from Alaska walaalo.
War zhp dhakhtrow wad mhadsanthyy lamanga wameshan uguri rabno inan arko rbaYbe tnx❤😮
Nimeshoka dheh bro 😂kenya wa mel jeclahay muda dheer kunolaa waxna kubartay best country in east Africa and great people kenya ibarikiwe sana
Asc walal waa magaladaidi Masha allah
Great work doctor
ma shaa Allah get content bro,,,namanga my homeland❤🩹
Namanga waan xasuusta waxan maray horaantii 2005 anigoo southafrica usocda xuduuda Kenya and Tanzania
Yeah kajado and Namanga are my home towns , l miss home
Dhakhtar yare hore u soco habo
TH-camrada aan jeclahay ayaa ku jirtaa videogaaga waa funny iyo faa'iido
Maash Allah tabarikalaha 🤲 keep going. Walaalo 😎🎉🎉Scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Ooh namanga al yasin is for isaq ciise muse and sacad muse mashallah ❤
Awlidii ilahaya ayaa laxusayaa ciise muse lama xusaayo
zxb aadbaad ugu mahadsanatahay barnaamaiajayadada waan xiiseeya afaka soomaaliga ee aad hodanka ku tahay
Me too
YOUTUPAR CUSUO AHY MANTA CID IGAMA WAR HAYSO LKN PIRI WAXAN CUNI IYO HALAKN ADO LA SOCONDOONTAN🎉😢😢
200k is coming soon Duakhtar
Machallah horey usoco bro
Subxanallah ilen den dara kajirta Tanzania 😢😢😢😢😢 wa mxay jahliga iyo siyarda kudanbeysa Tanzania ilhow umada hanuni oo fahansi xaqa😢😢😢
لا إله إلا الله محمد رسول الله
Khasharaad Xitaa Waan cabay Kulahaa😂😂😂😂😂😂😂Mnsha allah
Muqal cajiib ah weeye Dalxiis wcn
Legend dhakhtar keep going
11:52 shiiqina cabdi/karim Radhi Allhu caanhu kulaha sufi Wax kasto kafilo mar xawalaha/qabri in Ladhul taago laso dhulwareksadho qofka kujiiro xawadhu lawaidhisto taaloyein cidha in laso qato guriga lagesto adhi iyo wax yala an lasokobi kariin cala'kuli xaal hadhal badhan yenku dhalin dhat kani Waa dhat Waalan O bila aqli ah mrksey Ra' baan in ay latar-taaman shiiq Umul iyo sheikh shibili😅
ماشاء الله تبارك الله. ونماغا الحدود الكينياء وتنزانيا
Masha allah hore u soco sxb
Machallah dakhtar hore u socoo walalo ❤❤❤❤❤
Waa bidah suufiyada waxey sameyneyaan
Allaahu akbar alaabtaan kusoo barbaaray.Xadro qaadiriyah
M aalh sheq yadu sey leyihiin❤
MAGAALADEYDII AYAAD TAGTEEN I LOVE NAMANGA MEELIHII AAN MARMARI JIREY BAAD MARMARYSAAN HAA WAA RUN WAAYO MEESHU WAA BOODHAR AAD BAA LOO ILAALIYAA
Walkway.wan.kusalamy.lajan.hore.usoco ban.kulayahy❤
Namanga waxaa igu danbaysay 2004
Best youtuber
First comment👋Dhakhtar sharaf iyo karaaam inader❤
Acuudka Jinku ma awliyuu leeyahay?
Amazing my bro❤
9:52 Alla mxaad shumi doontaaa 😅😅😅😅😅
O macalin hadad imate namanga mxad isoqawan waysay
Sheekha lagu siyaarinayo magicii
sxb waxan rabay qaabka loogagudbo xududka Kenya oo lagu galo Tanzania
Masha allah Tanzenia very nice country
Keep going barother❤😊
sida somalia loga nool yahay masha allh✨
What a beautiful video m.a 😊🎉❤❤
Amazing content walaloo
Dhakhtarrrr best TH-camr pro keep goin❤❤😊
Legendary nolosha waadku bakhlaysay😂😂😂😂
Horay usoco pro
Kula awrka ilhay igu salam kulaha
Mchallah tabarkalah bil caafiya
oo jinku ma awliyaa?? acuudubilaah😢😢 minashaydaani rajiiim😢⚠️‼️ ilaahoow soo hanuuni umadaan habowsan 😢😢
Sitakj😂😂😂😂😂😂😂mohamed dr caadi maaha comedy😂😂😂
WA ZAHAL ABDI .OO.JOOGA DALKA DJIBOUTI 🇩🇯
I allah is ☝️ one
Owliyaasha jin wey ku jiraan miyaa
Kkkk dhaqtaroow waan dalanahay noogusoo celi 😂😂😂😂 kswahili waad barataye
Welcome meru Mira
Siyaaro waa shataan party 🎉
Waar dhakhtar maanta tuuladaydiibaad timi nasiibdaro ana hargaysaan ubaxay
Music saar chp vlog
kuwa xadroonaya markaad daawanayso speedka *2 kadhig , qosol baad urafani
Hodalka aad gudegten waxaiskale mahamud yasllln wuu dintee alle haunaxarista
Dhaqtar pleas linkigeyga saaro
Aduunka maaha,ee Afroca dheh badaw yahow
Illaah haso hanuuniyo maba yaqanan owliyada macnaheda
allaybaday to namanga anaa ka ehlu bayd ah kkkk
Mesha an deganahay❤❤ welcome to namangà
Home land ❤
Allay badayyy ❤
War kan xariif waye markan tagaayo ma caagado iisii dhiibtan ku lahaa 🤣🤗
Masha Allah❤❤❤❤
Pro keep going ❤
Subxaan Allah jin aa
Malmihi Yara an safarka so ahaa 3 vedio ayaa i dhaafay 😢😢
Dhanto miya masajidka lugudax ciyara wlh yal 😢
Laalilaaha ilallaah muxamad rasuulullahaah. Dhaanto maaha wall. SOO NOQO😢😢
Halkaana deganhy dhsktar so dhowow
Khuraafaadlayasha moyane inta kale clip ku waa okay
I saw you there bro❤
Buurta aduunka ugu dheer maaha waa Africa ugu dheer😂
Dhaqtarka tanzania passport Somaliland miyaad ku tagtay misa kii jamuriyada somali
SUBXANALLAH SUBXANALLAH SUBXANALLAH SUBXANALLAH SUBXANALLAH SUBXANALLAH
Ani waa u xiisay caano😢😂
All the best❤❤❤
Welcome our beautiful city daktar ❤ nimeshokii baan ahaay aa Lmao this dude thou😂😂
Fadlan soo arag youtube kanal kayga
Ma Timo wayntii tansaniyaa
Maa shaa allah ♥
14:07 NimUchake ma ehee waa NIMECHOKA OO MACNAHEDU YAHAY WAN DAALANAHY
Waambie
Guuleyso dhakhtar❤
Waar ciyaya waa maxay bidco ilaa bidco caaac cuuc
Meesha ma somali ayaa dagan
Allah is one❤😢☝
Yutuberska somalida wxbadaa ka qaldan. Meeeshaad tagtaan .
1.kow dadkaa labaraa taariikhdeda
2. Dadka kunool. Iyo kla duwanaashahooda.
3.noloshooda wxy ku xiranthy.
4. Dhaqaalhoda mxy ka sameyan.
5. Somalida ku dhaqan iyo say unolyihiin.
Brothersa barta hab tabinta saxda ee socialka ma ahn inaaa marba geed camerada ku aadiso adna isku aadiso . Dadka ku daawanya wx u faaidee dadku meelo qurux bdn uma baahna. Thats my advance bro
Wax garad
Right
Qof kale haw tilmamine aduu samee bro
Masha Allah bro best TH-camr🔥
❤always great times in the 254🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪🇰🇪...Also don't say "sitaki" it's considered rude as if they bothering. Just say "hapana asante"
Amazing I very like this vedio , I wish to visit that place
Subxanallah bidco weyan waxa sunadi nabi maxamed scw mahana waxan xage kakenin Subxanallah ilhow no danbi dhaf
Ani wan fahmi wayay 😂
Wlhy ninkan dhakhtar waa wawaynka ee dadka kale haladhafiyo ❤hore usoco shoodhe
Mashaallah kusodaw namanga haka milimani galay burtaa danka midig kaxigta ayan xos dakanaxay
Walalkyy mahamud dhakhtar geep going inadr
Wiil Kan soo gudbintiisaan caadi ahayn sharaxaada👍
My prother Dhakhtar Keep going ❤
Thank you. I love it, greetings from Alaska walaalo.
War zhp dhakhtrow wad mhadsanthyy lamanga wameshan uguri rabno inan arko rbaYbe tnx❤😮
Nimeshoka dheh bro 😂kenya wa mel jeclahay muda dheer kunolaa waxna kubartay best country in east Africa and great people kenya ibarikiwe sana
Asc walal waa magaladaidi Masha allah
Great work doctor
ma shaa Allah get content bro,,,namanga my homeland❤🩹
Namanga waan xasuusta waxan maray horaantii 2005 anigoo southafrica usocda xuduuda Kenya and Tanzania
Yeah kajado and Namanga are my home towns , l miss home
Dhakhtar yare hore u soco habo
TH-camrada aan jeclahay ayaa ku jirtaa videogaaga waa funny iyo faa'iido
Maash Allah tabarikalaha 🤲 keep going. Walaalo 😎🎉🎉
Scw scw scw scw ♥️♥️♥️♥️👏👏👏👏👏👏👏👏👏
Ooh namanga al yasin is for isaq ciise muse and sacad muse mashallah ❤
Awlidii ilahaya ayaa laxusayaa ciise muse lama xusaayo
zxb aadbaad ugu mahadsanatahay barnaamaiajayadada waan xiiseeya afaka soomaaliga ee aad hodanka ku tahay
Me too
YOUTUPAR CUSUO AHY MANTA CID IGAMA WAR HAYSO LKN PIRI WAXAN CUNI IYO HALAKN ADO LA SOCONDOONTAN🎉😢😢
200k is coming soon Duakhtar
Machallah horey usoco bro
Subxanallah ilen den dara kajirta Tanzania 😢😢😢😢😢 wa mxay jahliga iyo siyarda kudanbeysa Tanzania ilhow umada hanuni oo fahansi xaqa😢😢😢
لا إله إلا الله محمد رسول الله
Khasharaad Xitaa Waan cabay Kulahaa😂😂😂😂😂😂😂Mnsha allah
Muqal cajiib ah weeye
Dalxiis wcn
Legend dhakhtar keep going
11:52 shiiqina cabdi/karim Radhi Allhu caanhu kulaha sufi Wax kasto kafilo mar xawalaha/qabri in Ladhul taago laso dhulwareksadho qofka kujiiro xawadhu lawaidhisto taaloyein cidha in laso qato guriga lagesto adhi iyo wax yala an lasokobi kariin cala'kuli xaal hadhal badhan yenku dhalin dhat kani Waa dhat Waalan O bila aqli ah mrksey Ra' baan in ay latar-taaman shiiq Umul iyo sheikh shibili😅
ماشاء الله تبارك الله. ونماغا الحدود الكينياء وتنزانيا
Masha allah hore u soco sxb
Machallah dakhtar hore u socoo walalo ❤❤❤❤❤
Waa bidah suufiyada waxey sameyneyaan
Allaahu akbar alaabtaan kusoo barbaaray.
Xadro qaadiriyah
M aalh sheq yadu sey leyihiin❤
MAGAALADEYDII AYAAD TAGTEEN I LOVE NAMANGA MEELIHII AAN MARMARI JIREY BAAD MARMARYSAAN HAA WAA RUN WAAYO MEESHU WAA BOODHAR AAD BAA LOO ILAALIYAA
Walkway.wan.kusalamy.lajan.hore.usoco ban.kulayahy❤
Namanga waxaa igu danbaysay 2004
Best youtuber
First comment👋
Dhakhtar sharaf iyo karaaam inader❤