Giraanta Ganacsiga - Maxay qurbe-joogta ka baddeleen hal-abuurka ganacsi ee dalka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2024
  • Giraanta Ganacsiga - Maxay qurbe-joogta ka baddeleen hal-abuurka ganacsi ee dalka.

ความคิดเห็น • 6

  • @a.m.k9976
    @a.m.k9976 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa wareysi fiican waan jeclahay dadka Hal abuurka ganacsi iyo horumarka wadankeena ku soo kordhiya Somalidu waa hibo iyo talent ganacsi Alle ku manneystay.

  • @Sportspot3
    @Sportspot3 ปีที่แล้ว +2

    1qof aa fiirisay comment ma jiro miyaa😂😂

  • @yusufhusseingedi2664
    @yusufhusseingedi2664 3 หลายเดือนก่อน

    Sidee loo badali karaa sida loo arko somaliya marka la joogo ganacsiga

  • @Barre66
    @Barre66 5 หลายเดือนก่อน

    Weriyaha waa in uu xil iska saaraa qofka martida ah in uu ka celiyo ereyada afka qalaad si qofka loo fahmo

  • @Barre66
    @Barre66 5 หลายเดือนก่อน

    Ganacsiga yar yar sida loo bilaabo barnamij ka keena

  • @moalio.8
    @moalio.8 7 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah