MARKAY OGAATAY DAHABKEDI IYO HANTIDEDI INUU XADAY OO NAAG KUGUURSANAYO TEEY KUDHIGTAY WAA LAYAABAY🤣

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ค. 2023
  • #qisas #channel #ayaangobdoon #qisooyinka #comedy #channel #shekoyin#ruwaayado#

ความคิดเห็น • 158

  • @sabariinfarxaan5490
    @sabariinfarxaan5490 ปีที่แล้ว +20

    M.a quruxleyda ayaneya m.a ana manta uu horeyo rer comment muqalka hala qurxiyo rer gobdonow

  • @istahilosmanabdi9190
    @istahilosmanabdi9190 ปีที่แล้ว +4

    Ayaan gobdooney baatiyaa nafta noga qaaday labadan maalin lkn qurux ku tahy waxad xirataba mcney allaha ku sharfo❤❤❤

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +3

      Waa idiin faanooyaaaa maalmahaan🤣🤣🤣🤣

  • @najmoclaahiimaan3324
    @najmoclaahiimaan3324 ปีที่แล้ว +2

    Yaa jiif ku daawanooyo😅

  • @user-cz1lx7em5s
    @user-cz1lx7em5s ปีที่แล้ว +1

    Honest ayan qlnjo alle haku daayo❤❤❤

  • @user-vi7qf6pw9x
    @user-vi7qf6pw9x 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mayeey wallashay Kuma laabanleheen😂😅

  • @ayaanmohamed4606
    @ayaanmohamed4606 ปีที่แล้ว +4

    Asc sami Allah ku xifdiyo m.a Markey hooyo xamr batigii ku soo dhibto allah ku siiydsho cfimaadka Reerka allah kugu barakeeyo xppti💞❣️❤️😘 team Qado karis wan idin slmay🖐💯

  • @saadaomar7957
    @saadaomar7957 ปีที่แล้ว +1

    Maya kuma'anen labatee balo ha dhufsatee. gabadhaasina waa farid aan gacan u taagay manshaa Allah tabarakallah, aduna Ayaan quruxeey waad mahadsan tahay sida quruxda badan ee aad Qissooyinka nòogu noogu soo gudbiso. Kisaakal hayar Xabiibti. ❤❤❤❤❤❤

  • @NagadMcalin
    @NagadMcalin ปีที่แล้ว

    MashaAllah.TabarakAllah, Ayaan Quruxleey.

  • @SabariinAhmed-rj8tc
    @SabariinAhmed-rj8tc ปีที่แล้ว +3

    Ayane saan laga raaba saan usoodhaqaso quruxye❤❤❤❤

  • @raxmadeheeyewarsame4297
    @raxmadeheeyewarsame4297 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah abaayo ayaan allaha idin xafido adiga iyo qoyskaagaba

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว +2

    Asc eeddo macaan allaha ku xafido cadowgana allaha idinka qabto adiga iyo seygaaga iyo caruurtaada iyo weliba reerkaaga allaahuma aamiin yaa rabi qaaliyey

  • @ahlaamey3392
    @ahlaamey3392 ปีที่แล้ว +4

    Ayaaneey shidaneey go.yaasha waaku shidantahay m.a😂❤

  • @xayaatcakes2721
    @xayaatcakes2721 ปีที่แล้ว +2

    Aniga ilmahayga dardood ayaan ugu noqon lahaa waayo ilmo ninkii dhalay ayaa lagu dhibaa abayo

  • @hooyo994
    @hooyo994 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ayaan ❤

  • @ikranabdullahi5536
    @ikranabdullahi5536 ปีที่แล้ว +1

    Myaaa abyo

  • @ruweydocraxman6092
    @ruweydocraxman6092 ปีที่แล้ว

    Ayaan teeda alle ha kuxifdiyo

  • @halista3994
    @halista3994 8 หลายเดือนก่อน

    Walahi horta wad Ku qurux badan tahy abaayo Masha Allah ❤lkn Caba ah Iyo gaduudka Iyo nocan hada kusaran yahy wad Ku qurux badan tahy wll qali 🥰🥰 nolow intey nolol jirto 😉💞 cadowga Hau jabin waliga❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +1

    Ayaan qurux masha Allah Alle hakuxafido Qaali ❤❤❤❤👏🥰🥰🥰👍🥰🥰🥰

  • @katramohamed9577
    @katramohamed9577 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi ana dhihi rabay. Wad qurux badantahy😂😂❤❤

  • @sagalsaafi2215
    @sagalsaafi2215 ปีที่แล้ว

    Mash allah abyo allah ku xafido ayan qurux

  • @istarosman9733
    @istarosman9733 ปีที่แล้ว +3

    I love the way you talk Alpi

  • @mohamedolow9794
    @mohamedolow9794 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah walashey Allah haku xifdhiyo horay usoco Insha Allah.sir naageed lamasal gaaro dumarka waa caajiib

  • @roodayusuf7442
    @roodayusuf7442 ปีที่แล้ว

    ❤masoo dhaweeyeen tuuga

  • @diyladandawo133
    @diyladandawo133 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah ilaahay hakuu xafido mcnto ❤❤❤❤❤❤

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah alaha ku siyaadiyo cafimadkada xbt garbasarka waqurxon yahay lakin naagta indho weyn ah ayaa sii qurxisay Masha alah ❤❤❤

  • @raxmaaadan431
    @raxmaaadan431 ปีที่แล้ว

    Masha Allaah ayaan quruxay Maya ma Ku noqon lehay hada dawaday muqalka warun baatiga waa dhaqan kena wana asturad wana Ku qurxan tahay Masha Allaah

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz ปีที่แล้ว

    Alle haku dayo wlll qali

  • @munoomar24
    @munoomar24 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh abayo alllh ku xafido nagu so farji anagana meshana kuso indha weynahnaye

  • @fatimahodey
    @fatimahodey ปีที่แล้ว

    Waa ku noqonlaha carruurta dartood lacagtaydana madayaceen wa ilaashanlaha

  • @fathiyoabdi8982
    @fathiyoabdi8982 ปีที่แล้ว +1

    M.a ilxun kuma aragto👩‍❤️‍💋‍👩

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว

    Asc walashi qaali alle ha ku xiftayo 😍😍😍🤝🤝🤝❤❤❤❤

  • @ifraaxxasanmaxamud3246
    @ifraaxxasanmaxamud3246 ปีที่แล้ว

    Mashalh Allha qurux badan ❤😊

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 ปีที่แล้ว

    Qiso carab waan jeclahay

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 ปีที่แล้ว

    Masha alllh qurux aadba kunoqotay baatiga

  • @pilanabdi1999
    @pilanabdi1999 ปีที่แล้ว +2

    Naayaa ayaaaney😂eraygas waaaijeclaysiisy wlhi love you sister ❤❤❤🎉

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe ปีที่แล้ว +1

    Ani maso dhawayn lahen fikradaada wa sax ayaan

  • @nawaalyuusuf7408
    @nawaalyuusuf7408 ปีที่แล้ว

    Masha allah waa qiso cajiib ah
    Anigu kuma noqden

  • @deeqaomar8670
    @deeqaomar8670 ปีที่แล้ว +1

    Aswb Abaayo Maasha Allah Tabaraka Allah farxada Abaayo kasta oo SOMALIYED iyo Hooyo walba oo SOMALIYED waafarxadayada daman Insha Allah kuligen Caafimadka iyo Cumriga oo Cibada Maqbuul ah 💖 wata (ALLAH ( SW) haino ziyadsho (ALLAHUMA AMEEN YAARAB)

  • @naimacadeyfilmschannel1168
    @naimacadeyfilmschannel1168 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah❤❤

  • @zuhurzayooni
    @zuhurzayooni ปีที่แล้ว

    Ayaney mais tiri ina isku baag bagtay waka muqata we love sis ilahay haku xafido mansh allah batigan kuwi igu xulsanay aya laguso shibay ❤❤

  • @fadumoabdulle7593
    @fadumoabdulle7593 ปีที่แล้ว

    Ma soo dhaweyn laheyn balaayo

  • @ceyshoali507
    @ceyshoali507 ปีที่แล้ว +1

    Wn ku salamey ayaaney alaaah ku xiftiyo adi io dum io caruurtaba dar alaan ku jeclahy 🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰💐

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +1

      Waan kaaa qaaday xbbt mid lamaidah😘🙏

  • @roodacrixmanmaxamuud6924
    @roodacrixmanmaxamuud6924 ปีที่แล้ว

    Mar dhow 15k gelyna inshlh 50k

  • @fridasson848
    @fridasson848 ปีที่แล้ว

    Waa qalbi xababa

  • @fadimoabdirahman9125
    @fadimoabdirahman9125 ปีที่แล้ว

    Kaas okale loma labto masha allah gabasarka qurux waye

  • @RaahoR0uun-hz4cf
    @RaahoR0uun-hz4cf ปีที่แล้ว

    Masha Allah xabbti Allah haku dhowro aduun iyo aaqiraba ayaan qaliyey

  • @amira1438
    @amira1438 ปีที่แล้ว +1

    Ar manta 54mint asago yala kaso garay jah ayaan indho weyne waa ku salamay qalanjo❤

  • @foosiyamaxamuud6936
    @foosiyamaxamuud6936 ปีที่แล้ว +2

    Ayaan quruxeey saas noola soco la aantaa kijadu waa eber shaqadaba caajis aan ka qadaa la aantaa wlhi caafimadka alle hakuu daayo mcnto

  • @sagalsiyaad-el3fj
    @sagalsiyaad-el3fj ปีที่แล้ว +1

    Ayaney wn ku salaamay qurux badaneey ❤

  • @dagancabdi-qx1iy
    @dagancabdi-qx1iy ปีที่แล้ว

    Dadaal.nooma Yara qaliyy xafda an kaaga sooga saara like iyo sheer a xbbt🥰

  • @ifraaxabdilahi2882
    @ifraaxabdilahi2882 ปีที่แล้ว

    Thank you my sister ayaan gobdon

  • @ubaxabduqadir7822
    @ubaxabduqadir7822 ปีที่แล้ว +1

    Ninkaasookale horey usoco dheh abaayo

  • @user-sw1to8jc9u
    @user-sw1to8jc9u ปีที่แล้ว

    Masoo ceshadeen ee hore iidhaaf baan dhihi lahaa

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe ปีที่แล้ว

    Ayaany abdhate ayaad ino noqotay channelkan alle haku daayo xbbti

  • @Raxmo-xp6he
    @Raxmo-xp6he ปีที่แล้ว

    My kuma noqon laheyn abyo qli

  • @Kiincalibarre
    @Kiincalibarre ปีที่แล้ว

    Ayy m.a quruxleydii oo qofka aheed abayo ani waa idin ku racsanahay😅

  • @iqropeaiqromoha2002
    @iqropeaiqromoha2002 ปีที่แล้ว +1

    Ww m.a nurkaga boxoyo ayane indho urenteda malinkeyga ii qurxisa malinka codkaga maqlin Malin ima ahan ani dhan jucjuc darema nolow🥰🤞💪

  • @safiyoqoorgaab8648
    @safiyoqoorgaab8648 ปีที่แล้ว

    Ayaney waxa la yiri mar idage allah dago mar labaadna anaa is dayacay

  • @niciimocqadir1010
    @niciimocqadir1010 ปีที่แล้ว +1

    Jah daa iga gadan

  • @naimaodowaa5482
    @naimaodowaa5482 ปีที่แล้ว

    ayaaney ayaantan waa nagu jestenosa bee 😜🤣🤣🤣

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 ปีที่แล้ว

    Nin ixadey makulaabteen

  • @kawterabdirahman6294
    @kawterabdirahman6294 ปีที่แล้ว

    Mar idage ALLAH dago faa iido male noocaasi

  • @ahmedalinuur1730
    @ahmedalinuur1730 ปีที่แล้ว +1

    ayaan garbasarka orojaha wad ku sobexe msh.xabibti mss you

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 ปีที่แล้ว +1

    Ayaney horta ilahey igama dhigo blsa maku laban lhen tuga xunkaa 😂

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 ปีที่แล้ว

    Wcs walaashey mcn ayaan sharafeey waanku salaamay

  • @xafsoahmed9
    @xafsoahmed9 ปีที่แล้ว +5

    Ayaaney kujecliyaa waa naga soo gaartay😂😂😂😊

  • @farxiyomaxamuudaxmad7605
    @farxiyomaxamuudaxmad7605 ปีที่แล้ว

    ayaney waba ku jec lahy wlhi m.a alha ku dayo

  • @deeqawehliye6302
    @deeqawehliye6302 ปีที่แล้ว

    ayaaney shekadan iyo shekadi ka horeysay waa cajiib gabdhaha faridnimada usaxibka ku dayasho ay mudan yihiin

  • @rahimaali5762
    @rahimaali5762 ปีที่แล้ว

    Wlhi baatiya muqdisho wn Ka hely

  • @najmaaligaani2983
    @najmaaligaani2983 ปีที่แล้ว +1

    gobey kwrn nolosheda masar inaan usoo guuraan rabaaye

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว

    😂😂😂 ❤

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo guleso

  • @Zrmrrm
    @Zrmrrm ปีที่แล้ว +1

    Indhaweyney anagane fanfaninka batiga nagu firji❤❤❤

  • @xuriyoali7628
    @xuriyoali7628 ปีที่แล้ว

    Maya ma ku noqonaayo sababtoo ah wuuxuu rabaa mar i dego allaha dago laba jeerna anaa is degay waxuuna rabaa in uu si xun ii galo oo iga aarsado ee maya maya maya maya dheh macaan badaney

  • @fathimadirie8653
    @fathimadirie8653 ปีที่แล้ว

    Sallallahu calayhi wasalam

  • @HudaMukhtar-gy1pz
    @HudaMukhtar-gy1pz ปีที่แล้ว

    May wlhi kuman qoden

  • @aishaguure9942
    @aishaguure9942 ปีที่แล้ว

    Ma siin lahyn naftayda oga baqi laha kaas

  • @Farhia-
    @Farhia- ปีที่แล้ว +2

    Jah ayaaney gabasaar igu garaacday😂

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +4

      Waa idiin faanooyaa🤣🤣🤣

  • @user-ep5tq2wo5g
    @user-ep5tq2wo5g ปีที่แล้ว

    😂😂❤

  • @futdc624
    @futdc624 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-kp4zr9yu7t
    @user-kp4zr9yu7t ปีที่แล้ว

    haa waan aqbali lahaa maxaayeelay banii aadamka wuuqaldamaa haduu qaladkiisa kasoo laabtane iskacafi adigaba markaad qaldanto inuu Allah ku cafiyo waad jeceshahaye adoomadiisa cafi haday cafis kaa dalbadaan aniga waan cafinlahaa Allah baanse kamagan galay qofkaas ookale laakiin waan cafinlahaa

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 ปีที่แล้ว +1

    Yey kunoqon mooryaanka maan shaa allaa alaha farxadda iyo caafimaadkaba kuusiyaadiyo

  • @mujahidaali1259
    @mujahidaali1259 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb walasheey nolosha masar ka waran waxbarashada dhanka quraanka

  • @salmawali3138
    @salmawali3138 ปีที่แล้ว

    Maya nin tuuga xagay gain😂

  • @hiboabdikarin3809
    @hiboabdikarin3809 ปีที่แล้ว

    M.a 😂😂😂😂😂

  • @rawdaxuseen1826
    @rawdaxuseen1826 ปีที่แล้ว +1

    Ilintaa waxay kadhahdaa shaabaax mawaxad kuu beedesheey wabaac😂😂😂😂😂

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @haala552
      @haala552 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh

  • @nimcoccasiis7534
    @nimcoccasiis7534 ปีที่แล้ว

    Thank abaayo ayaan gobdoon ❤

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    Maya kafagaada kaas waa doqone

  • @fatumahassanhassan3423
    @fatumahassanhassan3423 ปีที่แล้ว

    Wcs hindha weyney nin nocasi kuma labten aniga balayo haku arkta dhe 😂😂😂

  • @fridasson848
    @fridasson848 ปีที่แล้ว

    Gabdhaha somaliyeed way soo dhawayna laheyen

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว

      Kaasoo kle lama soo dhaweesto

  • @xafsamaxamadsalaad9881
    @xafsamaxamadsalaad9881 ปีที่แล้ว

    Sir naageyd lagama salgaaro wlhi
    Qain soo dhaweysi maleh

  • @maryamacabdiabuukar3330
    @maryamacabdiabuukar3330 ปีที่แล้ว

    Mya makulaab teen haddu iga aarsado kwrn 🤧🤧🤧🤧🤧🥴🥴

  • @abshirohassan1815
    @abshirohassan1815 ปีที่แล้ว

    Anig ahanteda soma dhawen lahen

  • @rnoor9763
    @rnoor9763 ปีที่แล้ว +1

    Ascw aniga waxaan kulatalinaa ineysan aaminin una jixinjixin inin xoolaheeda iyo xoolihii walaalkeed iskudarsaday, shartiisa Allahadhaafiyo.

    • @rnoor9763
      @rnoor9763 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid habaryar

  • @Cadale63
    @Cadale63 ปีที่แล้ว

    Asc Ayaan masoo dhaweyn laheyn nin iqiyaaney yay ku noqon inuu dilaa iska dhici karto yeyna aaminin inuu ka aar goosto aa lagayabaa

  • @Hamdamukhtaar-rf9gk
    @Hamdamukhtaar-rf9gk ปีที่แล้ว

    Sumxaan kaasookale alle naambado lakin waliigay kuman nooqdaan

  • @BishaaroAxmedtifoow
    @BishaaroAxmedtifoow 9 หลายเดือนก่อน

    May

  • @nasroupdikadie6460
    @nasroupdikadie6460 ปีที่แล้ว +1

    Naagaha kartida leh mxaan jeclahy

  • @sagalsiyaad-el3fj
    @sagalsiyaad-el3fj ปีที่แล้ว

    Maya

  • @iqrakiin6645
    @iqrakiin6645 ปีที่แล้ว

    Maya ani magulaaban laheen