CAMIRA AYAY KUXIRATAY GURIGA MARKAY SHAQALADEDA UGA SHAKISAY INAY CUNTADA WAX UGU DARTO BALSE NINKED

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 13 เม.ย. 2023
  • #qisas #channel #

ความคิดเห็น • 146

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 หลายเดือนก่อน +3

    السلام عليكم أختي أنا في سلام أحييك أختي شكرا لك على الفيديوهات والقصص الجميلة التي تشاركيننا بها دائما جزاك الله خيرا

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 ปีที่แล้ว +6

    Subxanallah wa bila Iman ilahayow imanka hanaga qadin wa khiyano ti ugu xumayd

  • @kamalali79
    @kamalali79 9 หลายเดือนก่อน +3

    Asc walaasheey ayaan gobdoon waan ku salaamay walaasheey mahadsanid video yaasha quruxda badan iyo sheekooyinga Qisooyinga ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasanaad ilaah haku xafido Amin Amin Amin guulayso waligaa walaasheey ayaan gobdoon shaqo fiican ayaad u heysaa dadkeena soomaaliyeed keep going my sister ayaan gobdoon you doing great work thanks again my sister ayaan gobdoon mahadsanid walaasheey ayaan gobdoon

  • @umuahmed4253
    @umuahmed4253 ปีที่แล้ว +2

    Habaryarted waa la sumeeyay si hantideeda loola wareego shaqaalahaana uu uguursado alla may habaryarteed u hiiliso

  • @saynabali-cd6ec
    @saynabali-cd6ec 11 หลายเดือนก่อน

    Mya abyo wa usheegi lahaa❤😢😮😮😮😮😮

  • @amiiraali2173
    @amiiraali2173 ปีที่แล้ว +3

    Hbaryateedbay qiyaanty qiiyaanoolena taasbaa u damveysa

  • @khadijomaxamed9441
    @khadijomaxamed9441 ปีที่แล้ว +2

    Waaw soodhawoow quruxley aad baan kuutaageera ayan aad baana kujeclahy walashey mesha aad doonaysid hiikso cadayeey

  • @jamaaljaamac8835
    @jamaaljaamac8835 8 หลายเดือนก่อน

    Maya wllo subxaana laah😮😮😮

  • @Yasmina125
    @Yasmina125 ปีที่แล้ว +4

    Sheydaanka waa sheegi lahaa maseer anba u dhiman lahaa intaas arko arinkaas lakin gabdhan nabsigigi habarteyda aamintay ayaa kaso baxay

  • @kinsifarah779
    @kinsifarah779 ปีที่แล้ว +3

    Subxaan Allaah qof Aad u xun Bay ahayd Abalkedaa helay wxaa lagah yaaba in Ay sunseyeen habaryar teed oo Amintayna way kheyantay waxaa helay Abaalkeed Akherana way sugaysaa tags nolashaa ayey ku gogaysaa waxaan jeclaan lahaa in wax ka xuneh ku dhacaan waney ku dheciy don'taa ifknah way ku carcarysaa cadatiy illaahayna way u dhemanþhay

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 ปีที่แล้ว

    Waa Nabsigay Habaryarted Ka Gashay

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว +3

    Asc Sallalahu Caleyhi Wasalam Allaha kuxfdo mashllah abyo

  • @lugayar9163
    @lugayar9163 ปีที่แล้ว

    Ma qayaamilaheen

  • @halista3994
    @halista3994 8 หลายเดือนก่อน +1

    dintena wey Ina fartay inan qof na aminay an qiyamin 😢waxa walbo wamtusi lah oo ma qiyami layn😢

  • @XasnoCali-en3pp
    @XasnoCali-en3pp 8 หลายเดือนก่อน

    Ayaney qisoyinka carabta inta badan sanwaye ee nagta hadi dhimata ninkeyga ma dhaxlaya

  • @nadiifaabuukar-wh6dp
    @nadiifaabuukar-wh6dp ปีที่แล้ว +2

    Maya subaxana allah

  • @user-nw1gg8vm1n
    @user-nw1gg8vm1n 10 หลายเดือนก่อน

    Waa usheedi raah😢😢😢😢😢

  • @khadijomaxamed9441
    @khadijomaxamed9441 ปีที่แล้ว +2

    May wahi hore usoco q
    aali

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan74 ปีที่แล้ว +2

    Waajibkeda ayaa la mariyey

  • @Susuphaizal22
    @Susuphaizal22 25 วันที่ผ่านมา

    Ayyy magacygih zuzu ❤😊

  • @farxiyaabdirahmaan
    @farxiyaabdirahmaan ปีที่แล้ว +1

    Waan usheegi lahaa 😂

  • @khadrahassan8140
    @khadrahassan8140 ปีที่แล้ว

    Alfa WA lay

  • @ayaanahmed7946
    @ayaanahmed7946 ปีที่แล้ว

    Masha allah❤❤❤❤❤

  • @faatimomohamed5107
    @faatimomohamed5107 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheegi lahaa ma qarin laheen qaa inka

  • @ashoabdisahalhaji6279
    @ashoabdisahalhaji6279 ปีที่แล้ว

    Doqon bay ahayd jawabtii ay mudnaydna waa la siiyey

  • @mustafexuseenhoori3660
    @mustafexuseenhoori3660 ปีที่แล้ว

    Qudhumad bay ah haayd walaalo

  • @amiirocaliwarsame4411
    @amiirocaliwarsame4411 ปีที่แล้ว +3

    Ayaney lacagta laga marman waa😂 lkn runtii maushegilahen waiska dhafilaha😊

  • @user-ft2yb5zd4x
    @user-ft2yb5zd4x ปีที่แล้ว

    Hady sas igudhici lahayd waasheegilaa

  • @xareeydocali701
    @xareeydocali701 ปีที่แล้ว +3

    Aniyga lacagtana in ka qaato aan waxa rabo ka saxiixdo ayan hawaryarna tusi lahaa xabsi ku ogaan la ahaa😅😅😂

    • @naimamohamed644
      @naimamohamed644 ปีที่แล้ว +1

      anaba hada so qori rabay saasa fiicned hada wx laga yabaa xitaa dilka babar yar inuu asiga ka danbeyo😥

    • @rayaanaxmed-uf6sv
      @rayaanaxmed-uf6sv ปีที่แล้ว

      😅😅😅😅

    • @xareeydocali701
      @xareeydocali701 ปีที่แล้ว

      @@naimamohamed644 walaga yaaba lacag wax walba dadka qaar way usamey karaan🥺🤔

  • @Nasrudiinabdisalan-ox4vw
    @Nasrudiinabdisalan-ox4vw ปีที่แล้ว +1

    Waan ka iibsan lahaa, waana u digilahaaa

  • @mumtazdagan4595
    @mumtazdagan4595 ปีที่แล้ว +1

    Ani ahaan waan qarin lahaa intaan burburinlahaa guri dhan oo dhisan

  • @iqraali6298
    @iqraali6298 ปีที่แล้ว +2

    Wan u shegi laha kama anan qariyen wayo wa hoyaday labad wan uga hilin lahaa qiyanolaha

  • @hindamohamed6395
    @hindamohamed6395 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wll ayaan maya maqiymeen

  • @rayma4290
    @rayma4290 ปีที่แล้ว +3

    Wcs😊ayaaney Kawda hore inta lacgta ka shubta warkana fashili lahaa😂😂😂

  • @hamdamaxamed9809
    @hamdamaxamed9809 ปีที่แล้ว

    Wallhi ma qariyèene horan uga sheegilaa

  • @QaaliNuur-tw4uw
    @QaaliNuur-tw4uw 10 หลายเดือนก่อน

    Mya waan sheegi lahay

  • @Fardawsafiican1
    @Fardawsafiican1 ปีที่แล้ว +9

    Waan u sheegilahaa ayaan quruxeey
    Waligay wax maan qiyaamin alxm 😂😢

  • @user-zi2fu2kt1j
    @user-zi2fu2kt1j 9 หลายเดือนก่อน

    Maya wallh igama surtobto

  • @wihibducaleidle2762
    @wihibducaleidle2762 ปีที่แล้ว

    Qisadu in ay dhamato maha
    ilay kamaraddii ayaa ku xidhan jikadda

  • @qaalileyli8626
    @qaalileyli8626 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wan kjfarax sanahay inan noqdo qofki uku horeyay

    • @Ahmedmzungu
      @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +1

      Areey anaa kahoreeyo😂😂😂

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว +1

      🤣🤣🤣🤣🤣

    • @SuheybGamer-rk5lt
      @SuheybGamer-rk5lt ปีที่แล้ว +1

      Labadinaba aniga idinka horeyo 😂😂😂

    • @Ahmedmzungu
      @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +1

      @@SuheybGamer-rk5lt matiri🤣🤣🤣😂

    • @SuheybGamer-rk5lt
      @SuheybGamer-rk5lt ปีที่แล้ว +1

      @@Ahmedmzungu kaftan le wa idinku lug darsanayay lee

  • @ahlanhussien
    @ahlanhussien ปีที่แล้ว

    Kkkk sowtii aad hada lahayd ninkeeda Shirkada iyo lacag badan UGA dhintay

  • @user-vg6wv2kz4l
    @user-vg6wv2kz4l ปีที่แล้ว

    Maya🎉

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 ปีที่แล้ว

    Maya wan uu shekey lashaa❤

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 ปีที่แล้ว +2

    Wcs wr wb ❤❤❤ Alpi

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 ปีที่แล้ว +2

    Abaryartwd ayada sabab unoqoyba gerideda ninkan wuxu isdhahay naagtan intay oganin arintan ot xolaheda dhan kaqadan iska dhil qaimada wayqayantay habaryarted waxa wanagsan inay xaqi habaryated usodhiciso hata haday dhimatay

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 ปีที่แล้ว +1

    Xabibti mashegen Aniga waan qarinlahaa

  • @KhadradhoolDhool
    @KhadradhoolDhool ปีที่แล้ว

    Inay sirta iibsata roon intu rerku dumi lahaa

  • @deeqacabdiraxmaan8851
    @deeqacabdiraxmaan8851 ปีที่แล้ว

    Waa lagu sugay nafta habaryarteedna iyadaa salfatay imaan laayda qaa'imadda ah

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว

    Maya Maya

  • @faadumomuuse341
    @faadumomuuse341 ปีที่แล้ว +1

    My kamaqaten lacak manashegeen

  • @LibaanYare-jh7eu
    @LibaanYare-jh7eu ปีที่แล้ว

    Habaryar maQayaameen abaayo

  • @aaminaaadan7702
    @aaminaaadan7702 ปีที่แล้ว

    Waa u sheegi laha waligay wxb ma qarinin wlhi 🥰😂

  • @luqmaan753
    @luqmaan753 ปีที่แล้ว

    Wlh waa qiso layaab leh

  • @queenfarxiyo4282
    @queenfarxiyo4282 ปีที่แล้ว

    Waan usheegi lahaa ayaanee

  • @XasnoCali-en3pp
    @XasnoCali-en3pp 8 หลายเดือนก่อน

    Ayanay ani habar yartey wan ushegilaha

  • @XamdiMaxamed-uz5ll
    @XamdiMaxamed-uz5ll ปีที่แล้ว

    Ka qaris aaa walee inan waku ika baryeen Wan u sheki lahay anika sababto ah maba qabo damiir xumadaas

  • @rayaanaxmed-uf6sv
    @rayaanaxmed-uf6sv ปีที่แล้ว +2

    Waan usheegi lahaaaay habo yarteed ayada leee dishe 😢

  • @fatumaabdikadir5637
    @fatumaabdikadir5637 ปีที่แล้ว +1

    Damunimuzitokulikomaji waamaahmaahoo sawaxiliah dhiigawuukaculusyahaybiyaha hadeytaanoxataaisiinaynwalaahi inaankaqarinlahayn

  • @sahrasahra1913
    @sahrasahra1913 ปีที่แล้ว

    Horta Habaryarta yaa dilay mise iska dhimaty

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 ปีที่แล้ว +2

    Ayaney ani inta badaan kuguma shaqasto ee wan kugu tasbixsada markan shaqaynayo majecli dawasha lkn wan ujiifsada 🤣🤣

  • @aliabdiabokor2744
    @aliabdiabokor2744 ปีที่แล้ว

    Asc wasn u xil qarin lahaa

  • @hindaawad1234
    @hindaawad1234 ปีที่แล้ว

    Sheeko eber ah😂

  • @Ahmedmzungu
    @Ahmedmzungu ปีที่แล้ว +7

    ❤wcs ❤abyo👸 mahdsanid ❤cimrigag Alle haku barakeyo 🥰

  • @user-ft2yb5zd4x
    @user-ft2yb5zd4x ปีที่แล้ว

    Maqariyeen warnaanu waa khaayimin

  • @asiilosiidow2413
    @asiilosiidow2413 ปีที่แล้ว

    Islamarkiiba waan sheegi lahaa maba sugeen b/c arinaa li iidirsade maahanoo

  • @samsamcabdi4069
    @samsamcabdi4069 ปีที่แล้ว

    Sheer

  • @Jessica_1073
    @Jessica_1073 ปีที่แล้ว

    😮

  • @deqodhimbil2697
    @deqodhimbil2697 ปีที่แล้ว

  • @caishokhaliif9509
    @caishokhaliif9509 ปีที่แล้ว +1

    Wcs ayaan Qaali sharafay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ft2yb5zd4x
    @user-ft2yb5zd4x ปีที่แล้ว

    Qoftaasi waxba may faa iidin maxayeelay waxay cuntayba walaga soomatajiyy

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 6 หลายเดือนก่อน

    Ayaan Horta Waku Salamey Muqaalkan waaga Horey Waxan Qorall kaga soo Qoraayo waa Fikir Igu Soo Dhacay .
    Ayaan Qiso Yinaa Soo Deysa sax Kawrn Hadan Sameyno Group La Talin Ah Waxana Lagu Soo dara Bi's Qofkii Kiis Xaliyey ilaa Dhowr 1 ama 2 Aqliga Adigo Ka Firinayo
    Fikirkas Wuxu Igu Dhashey Marki Aan Arkey gabdho Badan Oo Jecel beena Loo Shegey Marka Kaso Waran Waa aniga Fikir keyga laga yabee inuu ku Cajabin

  • @Deeqaibrahim62
    @Deeqaibrahim62 ปีที่แล้ว +7

    Asc ayaaney shugran xbbt wan ku jclhy wll ilahy dartii waxaad tahy gabadh shaqsiyaad wacan wax laga Faridabad nosodaysa ani ma iihii dadka qoralada Soqora lkn markasta wan kudaawada xataa waxan dawada kuwi hore wll horay usoco ilahy haku xafiido adi ilahy familkaga

  • @user-vl5vi8xi5q
    @user-vl5vi8xi5q ปีที่แล้ว

    Wan sheegi lahaa wxbaba ma qarinkare

  • @shugriduhul2170
    @shugriduhul2170 ปีที่แล้ว +1

    ASC walaal Ayan,
    Walalay waxan aad Malin kasta ka
    Shekeyso damiirkaga kama celoyo
    Umada aad qalbiga iyo dhagahoda
    Ku wasaqeyneyso ee ku nacam
    Leynaya malinta qiyaamo kama
    Cabsatid. Subxaanalaah.

  • @user-oo9gu5ki2h
    @user-oo9gu5ki2h ปีที่แล้ว

    Biladamir weye

  • @jalaqsan
    @jalaqsan 19 วันที่ผ่านมา

    Maya ayada wanna doqon masikale away wayday

  • @fatumahassanhassan3423
    @fatumahassanhassan3423 ปีที่แล้ว +4

    Wallahi maqarin lahen wan ushegi laha ❤

  • @hodaneali
    @hodaneali ปีที่แล้ว +1

    Ayan goobdon wll horay usoco runti adba ku xiseya ani ahan man khiyamen habaday mana ah dabecadayda dadka xaqixada qariya hada hadli wayo wax arkay shegi wayo maba sexanayo😂

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 ปีที่แล้ว

    Walo qiso Ayan ku haya xage ka helaa labarkaga

    • @QisasChannel
      @QisasChannel  ปีที่แล้ว

      Instgram ayaan gobdoon ama fcbook pej ayaan gobdoon

  • @nacimohuseen5836
    @nacimohuseen5836 ปีที่แล้ว

    Macsokor kutahay aniga waan shege lahaay

  • @khadanabdirahman8869
    @khadanabdirahman8869 ปีที่แล้ว

    Manshallah jasakaallah khair ❤ walshy Alle Haku xafido

  • @hidan268
    @hidan268 10 หลายเดือนก่อน

    Aniga baabkas dhanba haigalin dhihi laha habo hade ituugto waxaa sameyn laha anago uwada jeedno fiirin laheyn cajaib sewaye fikirkas 😂😂😂aniga majecli isku dir hamanimo marabo oo lacag waxaa igala daran qofkan dhiban marka habo wan wada firinena dhihi laha iido ujeedo aan fiirin laheyn indhaheda shanta uah markas lkn inta baxo gurigeyga aado marka wax ogadana nafteyda lee fiirsana nafta habar yarteyda teyda kahor marina taas masameyen walaahi habo macan gurigada jooga wan wada arkena

  • @IkhlaazAbdirahman-kr4xs
    @IkhlaazAbdirahman-kr4xs ปีที่แล้ว

    Asc

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 ปีที่แล้ว

    Mar ba hadad shakisay de iska dir

  • @hewarable5547
    @hewarable5547 ปีที่แล้ว

    اختي الكريمة كيف اخبارك وصحتك يا صديقتي غاليه اني احبك اكثر من نفسي ❤❤

  • @hamdiali6398
    @hamdiali6398 ปีที่แล้ว

    Maye wan ushegilahaa

  • @SuheybAbdulla-ms8ee
    @SuheybAbdulla-ms8ee ปีที่แล้ว

    Ayaaney abaaa videoga warwaregsiga kadhaaaf adoo raaliya🙏

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-1733 ปีที่แล้ว

    Ayaan kadaa $500,000
    Kkkkkkkkl
    Kkkkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkkkk
    Kkkkk
    Gabar jarid Ah sababted
    Miyaa in tas dhan lacaga
    Loo khasarinaya. ?
    . . ..
    .
    .

  • @fatimahodey
    @fatimahodey ปีที่แล้ว

    Doofar bay ahayd habaryarteed bay iibsatey ..wayna dileen akhirkii

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 ปีที่แล้ว

    Mayaqamen lahen habayar runta ushegi laha

  • @ayanmahamad8
    @ayanmahamad8 ปีที่แล้ว

    Haa lacag intaan kaqaato oon aduunka ku ciqaabo ayaan hadana habaday usheegi lahaa

  • @xafsoaxmed-tp1jo
    @xafsoaxmed-tp1jo ปีที่แล้ว +1

    M.a ayaan Allah ku xafido

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 ปีที่แล้ว

    Hadaan wax ka dhihi lahaa sheekad awood baan jirin dhankaygoo afkii baa juuqda gabay!!waa iska xaal adduun!!!

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 ปีที่แล้ว

    Dilkii habaryarted ayadaa sabab u ah susuu shekadan waxan ka baran karnaa qof ku aaminay ha qiyaamin lkiin aniga aad baan u xanaaqay madamo ey guriga camirad ku xiratay ninkedana ka shakisay waxaa wng saned mobelkeda in loogu xiro oo cidna u marin 😂😂😂😂

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-1733 ปีที่แล้ว

    Tag muu yiraahdo
    Maxaa dalacaad keeney

  • @ayanabdulahi9346
    @ayanabdulahi9346 ปีที่แล้ว

    maqariyeen waa ushegi lahaya

  • @nimcoabdullahi9597
    @nimcoabdullahi9597 ปีที่แล้ว

    Iimaan la aan waaye god sagaaro ha qodin hadaad qodana ha dheerayn ku dhici doontid

  • @khdijawarsama7250
    @khdijawarsama7250 ปีที่แล้ว

    Asc anigu wan usheegi lahaa

  • @amiirahashi5016
    @amiirahashi5016 ปีที่แล้ว +2

    Asc abayo kamirad wareg sanayo wan ku warer abayo hadi naga dankarti naga dhaf sis❤❤❤

  • @nasteexocabsulqaadir8381
    @nasteexocabsulqaadir8381 ปีที่แล้ว

    Afkaygaan xiran lahaa lacagna maqaateen ninkeedana kuma direen