Wixii Dhaxmaray Sh. Xassaan & Takfiir!!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 มี.ค. 2021
  • BOOQO #Daarulxadiith​​​​​.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah...
    Kusoo Biir Channelkeena Telegram​ Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...Ku Dhufo Halkaan 👉t.me/Daarul_Xadiith​​​​​​ BOOQO daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah..
    Iska Baro Usuusha Khawaarijta Lagu Barto Si Aad Ukala Garato Yaa Khawaarij Ah & Yaanan Ahayn Khawaarij. Sidoo Kalena Aad Uga Badbaado Inaad Qof Aan Khaariji Ahayn Tiraahdid Waa Khaariji.
    Walaalaha Kale U Share Garee Si Ay Uga Faa'idaystaan...
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 213

  • @ilhamdahir9915
    @ilhamdahir9915 2 หลายเดือนก่อน +4

    I'm so sorry what happened in Kenya and I pray for you all

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 3 ปีที่แล้ว +32

    Sh Xasan waaba nin iska roon. Caawa kahor ninkaan qalad aanka fahamsanaay istaqfurulaahi ilaahow icafi

    • @abdirahmanbashar4824
      @abdirahmanbashar4824 3 ปีที่แล้ว +4

      imbadan dhagayso adaa fahmidoono inshaaAllah

    • @OsamaAbdiHamid
      @OsamaAbdiHamid 3 ปีที่แล้ว +1

      Dad aa been kuu sheegi jiaray wlashey

    • @Samawade25
      @Samawade25 3 ปีที่แล้ว +6

      Xasan waa isbadbadalaa si fiican udhagayso wax aanan
      Dil iyo gaalaysiin ahayn kama maqal

    • @axmedjaamaccabdullahi282
      @axmedjaamaccabdullahi282 2 ปีที่แล้ว +2

      Iska ilaali waa takfiiri weyne

    • @habanewaikaa2448
      @habanewaikaa2448 2 ปีที่แล้ว +3

      Muxuu ku roonyahay hal ayad ama hadhith ma adan ka maqalin madadaalo iyo takfir ugu tag ninkan kkkkk!

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed 2 หลายเดือนก่อน +2

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @musbahofficials1832
    @musbahofficials1832 3 ปีที่แล้ว +31

    Asc walalyalo iso duceya kurbo aya ii heysato alle ha idin xifdiyo adun iyo aqiro 😰😰😰😰😰😰

    • @cabdinaasirmaxamed7145
      @cabdinaasirmaxamed7145 2 ปีที่แล้ว +2

      Ilaahey hakaa qaado

    • @ogaaloge3281
      @ogaaloge3281 ปีที่แล้ว +1

      Aloow kaaqaad kurbada oo inagawada qaad aamiin

    • @user-ls3ec8rz1l
      @user-ls3ec8rz1l 3 หลายเดือนก่อน

      Allah hakaa qaatha walaalka 🤲🤲🤲

    • @hibaaqmywife
      @hibaaqmywife 2 หลายเดือนก่อน

      Illaahay ha kaa qaado kurbada

  • @Almacarif
    @Almacarif ปีที่แล้ว +6

    سبحان الله والحمد لله ولا اله الا الله والله اكبر

  • @dul-qarnaynventures5113
    @dul-qarnaynventures5113 7 หลายเดือนก่อน +3

    Sheikh Xassaan Xussein Abuu Salmaan. Xafidullah. Waxaa tahay Caalim usoobaxay badbaadinta ummadena soomaliyeed. Noolow ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +8

    Jazaka Allahu kheyr sheikh Xassaan, ilaahy haku barakeeyo ummadana hakugu anfaco dhamaantood

  • @AbdinasirMaxamed-rg6pz
    @AbdinasirMaxamed-rg6pz 2 หลายเดือนก่อน +1

    ماشاء الله حفظك الله شيخنا الفاضل

  • @drmukhtaryusuf9606
    @drmukhtaryusuf9606 ปีที่แล้ว +8

    Asc illaahay dad iyo duunyaba hakubarakeeyo shiikh xassaan runbadana shiikha halooduceeyo walaalayaal cimri dherer iyo caafimaad abid alle hasiiyo shiikh runbadane

    • @SucaadoSuad
      @SucaadoSuad 11 หลายเดือนก่อน

      Aamiin aamiin yaa rabi

    • @HISHAMKEYW
      @HISHAMKEYW 12 วันที่ผ่านมา +1

      Amiiin

  • @princessaymanmohamud8115
    @princessaymanmohamud8115 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah Rabi baakaaga soo reebay shiikh xassanaw

  • @luqmaanyare7409
    @luqmaanyare7409 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @ciisecabdikadir4178
    @ciisecabdikadir4178 3 ปีที่แล้ว +1

    masha aslh

  • @calimaxamed2913
    @calimaxamed2913 7 หลายเดือนก่อน +2

    شيخي الحبيب ربنا يحفظك في الدنيا والآخرة جزاك الله خيرا

    • @zakariyasiidcali8324
      @zakariyasiidcali8324 2 หลายเดือนก่อน

      Sheekh haqa qawaarij nimo kusheegayo miyad leedahay alle ha ku xifdiyo

  • @IbnuSaalax
    @IbnuSaalax หลายเดือนก่อน

    Subxaana.Allaah
    Been Badanaa.

  • @dayurwarfa9762
    @dayurwarfa9762 2 ปีที่แล้ว +10

    ماشاء الله شيخ حسان بارك الله فيك ونفع الله بك الأمة

  • @AhmedYunis-cl7yv
    @AhmedYunis-cl7yv 2 หลายเดือนก่อน

    Alle hakuziyadhiyo cilmigaa❤

  • @calimaxamed2913
    @calimaxamed2913 7 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤

  • @dul-qarnaynventures5113
    @dul-qarnaynventures5113 7 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤

  • @guuleedfaracade8964
    @guuleedfaracade8964 2 ปีที่แล้ว +3

    Sh.iskada magacabida qabiilada

  • @ahmedadennoor4954
    @ahmedadennoor4954 2 ปีที่แล้ว

    haye

  • @AbdirshidOdaywaa
    @AbdirshidOdaywaa 3 หลายเดือนก่อน +1

    Slash hakucaafiyo wll

  • @aweysmaxamed-ki6ye
    @aweysmaxamed-ki6ye ปีที่แล้ว

    Allaha.na.badiyo..amiin.dha.ha

  • @AbdirshidOdaywaa
    @AbdirshidOdaywaa 3 หลายเดือนก่อน

    Alash hakucaafiyo wll

  • @dr.gutalealmuqdishawi9575
    @dr.gutalealmuqdishawi9575 3 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan Aad ula yaabaa "Takfiir" ku kale ku sheegaya "Takfiirnimo"....Ninkaan waan la yaabay.
    Ninka kaliya ee culimana sheegta ee soomaaliga ah ee 100 wajiilaha ah....

    • @ggtl304
      @ggtl304 3 ปีที่แล้ว +1

      Takfiir maad taqanaa micnehedu Horta🤣😅

    • @habanewaikaa2448
      @habanewaikaa2448 2 ปีที่แล้ว

      Alhamdulillah in anan kaligey ku aheyn suashas 💯👏

    • @maxamedwiilboqortooyo
      @maxamedwiilboqortooyo 3 หลายเดือนก่อน

      @@habanewaikaa2448 suaashee hee

  • @andikadirali3404
    @andikadirali3404 ปีที่แล้ว +1

    Asc

  • @mrxaabsade1
    @mrxaabsade1 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay qayr ha idin siiyee naga daaya xayisiintaan badan

  • @husainhusainibrahim
    @husainhusainibrahim ปีที่แล้ว

    M.a

  • @faisaljaama9310
    @faisaljaama9310 3 ปีที่แล้ว +4

    Shiekh xassaan Allah ha ku unaxariisto Akhiro iyo aduunba waxan kuweydinayaa dal qadaha ma isracaan mise dalaaq walbo mar ayeey dhaceysaa mahad sanid

    • @user-bw9oe4fw5o
      @user-bw9oe4fw5o 2 ปีที่แล้ว

      Isma raacaan

    • @kalenooc4938
      @kalenooc4938 2 หลายเดือนก่อน

      Maya walal isma raacayan
      Mark hal dalqo dhacdo gabadha way kaafurantahay marka wixii inta Ka danbeeya waa Iska hadal bila faaido ah

  • @calimaxamed2913
    @calimaxamed2913 7 หลายเดือนก่อน +1

    شيخ الإسلام حسان حسين اءدم أبو سلمان حفظه الله تعالى

  • @user-xz7qt6bc4m
    @user-xz7qt6bc4m 5 หลายเดือนก่อน

    5:01

  • @user-pk7dg3pt1b
    @user-pk7dg3pt1b ปีที่แล้ว +2

    Ninkaan waa khawaarij halaga cararo.

  • @user-xz7qt6bc4m
    @user-xz7qt6bc4m 5 หลายเดือนก่อน

    12:28

  • @osmanosman509
    @osmanosman509 3 ปีที่แล้ว

    ميراث النبوة من بيت المقدس

  • @MuhammadMohamoud-io6kr
    @MuhammadMohamoud-io6kr 3 วันที่ผ่านมา

    @ilaah ku baakeeyo waa u run sheegtay

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 ปีที่แล้ว +3

    Markaan Dadka kulenahay soomaalidu waa dad kala diin ah ama kala islaam ah, been baad moodi jirteen. Alxamdulilah in maanta la ogaaday in kala diin la yahay waa mahad Allah

    • @zaciimkazaciimka-lr8il
      @zaciimkazaciimka-lr8il ปีที่แล้ว +2

      Niyow in kala diin somali ee noqoto ma Allah ugu mahdinesa mida kale somali wa isku diin ee iska dhaf waxa kahadlsid

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 ปีที่แล้ว

      @@zaciimkazaciimka-lr8il walal waa sida culimadu noo sheegeen

    • @cabdirisaaqxaashi2277
      @cabdirisaaqxaashi2277 2 หลายเดือนก่อน

      Culimadu maxay sheegtay sxb waad ka dhacsantahay ee diinta hala barto

    • @cabdirisaaqxaashi2277
      @cabdirisaaqxaashi2277 2 หลายเดือนก่อน

      Ninka hore wuu cadaysay oo magaciisa ayaad ka garataa

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 หลายเดือนก่อน +1

    War ilaantii masaas beyku tagtay bismillaahi raxmaani raxiim yaarabi

  • @abdiwali612_7
    @abdiwali612_7 3 ปีที่แล้ว +2

    Wacdigii xitaa hunguri xayeesin oo lacag sames ah miyaa galay walee wareer SooMaaLi Allaa u maqan xayeesin aad u foolxun ayaa sogaaha oo indhaha udaran

    • @calicade3834
      @calicade3834 2 ปีที่แล้ว +1

      Ani ma arkin hadda xayisiska

  • @QISADAMAANTAOFFICIAL
    @QISADAMAANTAOFFICIAL 3 ปีที่แล้ว +9

    subscribe ii saar wall 1000M igaadh sii NOW

  • @cudoonali865
    @cudoonali865 3 ปีที่แล้ว +1

    Oo qabiilka sh waa lacaadi subxaanallh wali 1991

  • @mohamudgedi2245
    @mohamudgedi2245 2 ปีที่แล้ว

    You are some

  • @halisbookh708
    @halisbookh708 3 หลายเดือนก่อน

    Xassaan miyuusan takfiirka ka mid ahayn

  • @user-qp1qs7ge1i
    @user-qp1qs7ge1i 5 หลายเดือนก่อน

    Su aal: qof Muslim baan ahaye LEH oo canshuur ka dhiiba gurigiisa,baabuurkiisa,meheraddiisa, oo gooysey baasatoor,Kuna qssban in uu fuliyo qaanuun dowlad gaaleed dhigatey, oo miisana gooysey aqoonsiga dalkaas uu joogo muxuu Muslim ku yahay muxuuse qof kale gaaleysiiyaa.

  • @Siisowislamicmedia
    @Siisowislamicmedia 3 หลายเดือนก่อน

    Sheikha wa cajiib

  • @tomfu1713
    @tomfu1713 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa waxaado.maaha waaqabyaaldiistiyaal ninkaan.reermiigaah qofkiidhageest wuulumayaa ee dadow diintiin sifiican ubarta

  • @mohamedosman7689
    @mohamedosman7689 3 ปีที่แล้ว +1

    Somali waye le kufilan ee raydisa hose waxadh kudureysa dad ee si maslaxa ah uahadal marka adh wax umada usheki maihi lkn qaladhka dha said waye ee shekhow waxan kukeyahay ano xuman uhadhleynin look before u act. Noqo culumada sidodo kale like sh mustafa ee culuma maahan in shashada sofadisto masjidhka aso jogo shekh kale wacdi udubo si kuduris ah qalad waye.

  • @user-xb3pn2uc5n
    @user-xb3pn2uc5n 3 หลายเดือนก่อน

    Iso duceya alle inu diinta iFahan siiyo

  • @99educationalcenter.97
    @99educationalcenter.97 2 ปีที่แล้ว +3

    Xasaanow adigaabo ah gaal weyn.

  • @abdifatahyusufm2517
    @abdifatahyusufm2517 3 ปีที่แล้ว +2

    What’s Takfiir?

    • @abdikaali5477
      @abdikaali5477 3 ปีที่แล้ว

      taking someone out of the fold of islam

    • @isxaaqbarfuun436
      @isxaaqbarfuun436 2 ปีที่แล้ว +1

      السلام عليكم ورحمة الله وبركاته

  • @umalkhayrmohamed1216
    @umalkhayrmohamed1216 3 ปีที่แล้ว +8

    Sh xasaan kuwaasi iyagaaba gaalo ah ha la laayo si deg deg ah.

    • @xassansaalxa7930
      @xassansaalxa7930 ปีที่แล้ว

      Aadna maxaad tahay adeer markaad xukunka qunyar dul dhigayso

    • @abukarmaxamed5376
      @abukarmaxamed5376 3 หลายเดือนก่อน

      Shabaab umada allaha ha idinka qabto ma kaligiin ayaa muslim ah umada ialhey iska nabad galiya gaalo idinkaa ah

  • @WEELEEMAHADHADA
    @WEELEEMAHADHADA 2 ปีที่แล้ว +2

    Hassaan waa raggeedii alla dhib badana oo warkiisa jecliyaa

  • @abdihassan9239
    @abdihassan9239 ปีที่แล้ว +1

    Xassan waxaa ku maqan🩸🩸🩸🩸🩸🩸🩸 AAD U BADAN.....................

    • @suumi6386
      @suumi6386 ปีที่แล้ว

      Illahi kacabso oo culumada afka kala bax xitaa hadeey isheystaan ....qabri ka keligaa lagu gelini so akhiradaada fiirso

    • @xassansaalxa7930
      @xassansaalxa7930 ปีที่แล้ว

      Hhh

  • @faaraxbarjays4596
    @faaraxbarjays4596 2 ปีที่แล้ว

    Maangaab xassaan iyo muslimiinta muwaxidiinta ah dheh waryaa

  • @abdirahmaanali9540
    @abdirahmaanali9540 ปีที่แล้ว

    الافتراء هو الاعتماد الجهال

  • @abshirsheekh9446
    @abshirsheekh9446 3 ปีที่แล้ว +1

    Muslim waa qofka dadku ka nabad galo.

  • @lilGaraad4985
    @lilGaraad4985 3 ปีที่แล้ว +2

    odagan waaba qabyaaleyste

  • @inaclaahi3526
    @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว +2

    Duruusta sheekh abuu zalmaan wax uu duubay 2010 ka hor mala helayaa

    • @warhagelin
      @warhagelin 3 ปีที่แล้ว

      waalahelaa

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 3 ปีที่แล้ว

      @@warhagelin
      Zxp meel laga heli karo miyaad garanaysaa

    • @queensaara2481
      @queensaara2481 2 ปีที่แล้ว

      Wad hurdaa wlhi iii barasho baa kuugu dhiman shiikha hhhhh

    • @inaclaahi3526
      @inaclaahi3526 2 ปีที่แล้ว

      @@queensaara2481
      May May Wlaal Ilaahaaga Ka Cabso ,Beentu Ma Fiicna Sheekha Waan ka FAA'idaystaa Duruus 2010 Ka Hor Uu duubayna Waan Dhagaystay Axl!.

  • @mohamedmuuminofficial1656
    @mohamedmuuminofficial1656 3 ปีที่แล้ว +3

    SHIIKH C/KARIIN XASAN XOOSH DHAGAYSTA WLL SIDA UU UGAHADALAY XASAAN IYO KHALALAADKIISA UU DIINTA KU SOO DARIYAY IDINKAA KAYAABI DOONEEEE🙏👏

    • @OsamaAbdiHamid
      @OsamaAbdiHamid 3 ปีที่แล้ว

      Adi waxa xasaan laga sheegay waxa uu ka yiri ma dhageystatay 🤔

    • @kufridiid5944
      @kufridiid5944 3 ปีที่แล้ว +1

      فعبد الكريم حسن حوش عيال على الشبخ حسان حقيقتا

    • @husainhusainibrahim
      @husainhusainibrahim ปีที่แล้ว

      Wll dhagayso sh. Xadalkiisa dagaysi ayad kuleedahay inaa wax ka sheegto malihid adiga awoodaa

  • @cabdishaakir6871
    @cabdishaakir6871 2 ปีที่แล้ว +2

    Xassan waa Doofaar beenaale eh waana dhageesanesiin subxannalaah

  • @mohamedomar9726
    @mohamedomar9726 2 ปีที่แล้ว +2

    Wahaabiyo iyo takfiir waa iskumid

  • @nadharali8913
    @nadharali8913 2 ปีที่แล้ว

    She's xasaan alee. Hakuxafiido melkastot kusugantahay alee dartiis ayan......

  • @mulidabdilahi7218
    @mulidabdilahi7218 ปีที่แล้ว

    Amaad af Jayniis kula hadashay hhh

  • @halimaibrahim3059
    @halimaibrahim3059 3 ปีที่แล้ว +3

    Dembi lagalo waxaa u xun qof ashahaadanayo oo lagubo. Iyo diin lasheeganayo iyaddoo loo danleeyahay dagaal sokeeye. Ilaahow nabadbaadi.

  • @maxamedusaame8120
    @maxamedusaame8120 ปีที่แล้ว

    Subxaanallaah beenloowyahoow Naga aamus

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 ปีที่แล้ว

    Shiiqiinta xataa yaab qabiil ogadeen waaye kulaha shiqoow alahku so hadeeyo waceesle abgaal kulaha

    • @xanfargeele4643
      @xanfargeele4643 2 ปีที่แล้ว

      Qabiilka waa aqoonsi ceeb maahan.

  • @abdiyareahmed9521
    @abdiyareahmed9521 2 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh Xasaani waa geesi fikradiisa & Aoontiisa Diimeed aan kala xishoon Sh. Umul oo Rasuulka ceebihiisa ku shaaciyey inuu injir bdn lahaa xataa Masjidu Nabiwiyu isagoo hilmaamay xadiithki Nabigu ku cadeeyey Alnadaafatu Nisful imaan saas awgeed Al Xasaani u jawaabay oo ka dabaakhtamay aflagadadiisii aheyd Istaagu ku kaadshi jiray iwm Guuleyso leenhy Sheikh XasaanibXafuduhullaah.

  • @habanewaikaa2448
    @habanewaikaa2448 2 ปีที่แล้ว

    Dameer iyo labadisa dhago!

  • @abdiqaniahmed9630
    @abdiqaniahmed9630 3 ปีที่แล้ว +1

    adaa tagfiir ah

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 2 หลายเดือนก่อน

    Riwaayad iyo Madadaalo weeye Qushuuc ma jiro
    Faan faan iyo Abtirsiiyo ayaa ka mid ah Casharka

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 3 ปีที่แล้ว +1

    Takfiirka wa qeyba badanyahay xassan laftirkiiso wa takfiir sh xasan dahir aways aya shegay

    • @xariifxariif4903
      @xariifxariif4903 3 ปีที่แล้ว +2

      Dahir Aweys waa caalim lkn hada fatwa kama baxdo 😂

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 3 ปีที่แล้ว

      @@xariifxariif4903kama baxdo maxa kawada so kan malin walbo hadlo

    • @xariifxariif4903
      @xariifxariif4903 3 ปีที่แล้ว

      Hadi aad tahay wax garad uma baahnid inan ku tilmaamo sababaha

    • @hiilculumomediachanel7078
      @hiilculumomediachanel7078 3 ปีที่แล้ว

      @@xariifxariif4903 xassan wuxu dhahay hada ka hor sh cumar faruq fatwo kama baxdo maskaxdisa mashaqeyneyso sh xasan dahir asagana waxban ma oga ayu dahay madama u xirna culumada kalana warkodaba da gaalo ayu uyaqana marka ninkas warkisa aya kusameye malaha . Ninkas wa hawa raac iskajir wu iska hadla

    • @xariifxariif4903
      @xariifxariif4903 3 ปีที่แล้ว

      Wax i saameye malahan ee diinta baro abti oo hebel aa saan dhahay caamada ku sheekesato

  • @mohamedmuuminofficial1656
    @mohamedmuuminofficial1656 3 ปีที่แล้ว +2

    SOMALIYEY XASAAN CULUMADU WAY KA HADASHAY MANHAJ SAXNA KUMA SOCDO WLAHY KADIGTONADA CULUMADA AHLU SUNAHA MACAA SALAFIYADA AYUU WAX KASHEGA OO UU DHALEECYAYE

    • @saidhoussein302
      @saidhoussein302 3 ปีที่แล้ว +1

      Adigu koxdeed ka tirsantahay, ma jadiidiyo ? ninkani waa nin raga cidna kama baqo, warka wadaadad kolba is bedelaya bal tasriikhdooda akhri

    • @mohamedabdikhadir5733
      @mohamedabdikhadir5733 3 ปีที่แล้ว

      wll sheikhan runta ayu kahadla ee runta kama gabadho adhina haqa allaha kutuso

    • @OsamaAbdiHamid
      @OsamaAbdiHamid 3 ปีที่แล้ว

      Sh xasaan wuxu qabo wa looga horeeyay ee wa looga baxay mooye

    • @abdirahimmuqbil9525
      @abdirahimmuqbil9525 3 ปีที่แล้ว

      Hooy ha dgmn slfna waa frqa kale iskga tg sheekh

  • @maslahissak2775
    @maslahissak2775 2 ปีที่แล้ว +2

    Shikh iskushega waa laguguogay in aad iskahad'hadasha aadna isburburisa

    • @mohamedshakaal1545
      @mohamedshakaal1545 5 หลายเดือนก่อน

      Waad edeb darantahay afkaaga iiga dhowr shiikha

  • @gabadhakheyrkajecelchannel4171
    @gabadhakheyrkajecelchannel4171 3 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhhhh takfiir takfiir dhahaayo waa ii kow adigaaba kuu naqaan takfiir

  • @alikhalif2329
    @alikhalif2329 ปีที่แล้ว +1

    Xassaan ninka ka tagfiirsan siduu u egyahay???? Anigu waxaan isleeyahay waa isfahmi waayeen ee waa isku Rag

    • @maryamabdiqaadir8591
      @maryamabdiqaadir8591 ปีที่แล้ว

      Takfiirka ma waxaa u taqaana in muslimjjnta la jeclaado gaaladana lanaco. Hadaa saas u taqaanid sheekh xasaan waa sheekha takfiirka

  • @fatushbabe5135
    @fatushbabe5135 2 ปีที่แล้ว +2

    Qabiil mxuu u shegyaa biisnkee

  • @fartungudinle1860
    @fartungudinle1860 3 ปีที่แล้ว

    Xasbiyalaah ninkaan asaagaba dad aka
    Gaalaysiiya

  • @roblemohamed5973
    @roblemohamed5973 3 ปีที่แล้ว +1

    Doodii lagaga adkaaday buu rabaa af soomaali cayriin ah inuu kaga baxsado rafasho wax kuuma taraysee baraahiintaada la imay ama xaqa u hogaansan

    • @ggtl304
      @ggtl304 3 ปีที่แล้ว

      Takfiir miyad tahy adga 🤣

    • @queensaara2481
      @queensaara2481 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh sethy hilib marabtaa hhhhhh

    • @xagar77
      @xagar77 3 หลายเดือนก่อน

      kawaanka hilib maka soo gadataa?

  • @XusniXasanmahad568
    @XusniXasanmahad568 2 หลายเดือนก่อน

    Kadaab

  • @hoshomar223
    @hoshomar223 3 ปีที่แล้ว

    Sheekh dad aad u badan ayaa kuu bogay

  • @abdulqodir2718
    @abdulqodir2718 3 ปีที่แล้ว

    War nin yahpw kala hadalkadi waa ubatay umadii odhane waa ey kula aya ban tahy e mad Is ka amustid cabi kuma Kato miya adi

  • @nimcoxasan6881
    @nimcoxasan6881 2 หลายเดือนก่อน

    Horta Asaga waa qolodee shekhan..

  • @muhsinabdi4397
    @muhsinabdi4397 2 หลายเดือนก่อน +1

    كذبت

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 3 หลายเดือนก่อน

    Kan yaa aaminaya dhalinyaro badan ayuu siray warkiisu wuu iska hor imanaya doodo badan ayaa lagu arkay

  • @haaruuncalimacalin6980
    @haaruuncalimacalin6980 3 หลายเดือนก่อน

    Nimankaas anaa mar la doodey waxa keliya aan isku fahmi weyney ayey aheyd in bari laga noqdo wixii gaalnimo ku dhaco

  • @daahirsiyaad300
    @daahirsiyaad300 3 หลายเดือนก่อน

    Waaba iskumid xasaan oo alshabaab ah iyo takfiirkuye muxuu kalawadaa caamada usheekee

  • @abdallajamal4616
    @abdallajamal4616 3 ปีที่แล้ว +1

    Quran dhurwaa aa.kalimada qudheda ayad gaal kutahay hadii wax kalo laiska ilaabo

    • @ggtl304
      @ggtl304 3 ปีที่แล้ว

      Takfiir matahy🤣

    • @abdallajamal4616
      @abdallajamal4616 3 ปีที่แล้ว

      @@ggtl304 wamaxay takfiir

    • @ggtl304
      @ggtl304 3 ปีที่แล้ว

      @@abdallajamal4616 shaax iyo caano

  • @maxamedcali9889
    @maxamedcali9889 2 ปีที่แล้ว

    Adigoo hadaladaada is burinaaya ay duuban yihiin,weliba aad moodo inaad cabsan tahay,maad sidaan u hadlee??Waxaa xaqiiqo ah in Sh/maxamuud xafidahullaahi waa idin edbiyey

  • @alinormohamed8315
    @alinormohamed8315 2 หลายเดือนก่อน

    Abeeso iyo goodaado iscunaya ayad tihiin

  • @osmanosman509
    @osmanosman509 3 ปีที่แล้ว +1

    Aabaha takfiirka waa بن تيمية Aaaabaha slafiyiinta iyo محمد بن عبد الوهاب awooga takfiiriga

  • @xuseenibraahim9399
    @xuseenibraahim9399 ปีที่แล้ว +1

    Xasanuw umada beenta kataay camada haqaldin raganimo aad kusoo horfariisado aljamecatul islamiya maleedahay oo aad lani qaashtid umada ilaahey hakaqabto sheeq ayey kuheestan balsa waxaa tahay malahan

  • @osmanosman509
    @osmanosman509 3 ปีที่แล้ว

    You tube Kala socda dooda

  • @user-nh8wf2oe8u
    @user-nh8wf2oe8u หลายเดือนก่อน

    Gaalada asalka ah uma jeedaan muslinkii iney ku raftaan iyo aafa ayaa loo soo diray. Ilow adaa ala ah

  • @abdinasirali3460
    @abdinasirali3460 2 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله فضيلة الشيخ حسان حسين ابوا سلمان حفطه الله ورعاه . ما حكم الفرقة التكفير ؟
    ج. وقد حدر النبي صلى الله عليه وسلم من فتنة التكفير لما تتركه من اتى من اثر شديد في تفريق الأمة وتمزيق قوتها،ولما تسببه من قبل للعباد ودمار للبلاد . فقال عليه الصلاة والسلام ( ومن قذف مؤمنا بكفر فهو كقتله) رواه البخاري.
    وقال عليه الصلاة والسلام (إدا قال الرجل لأخيه ياكافر فقد باد به احدهما) رواه البخاري.
    وحديث الاخر فقال عليه الصلاة والسلام (لا يرمي رجل رجلا بالفسوق ولا يرميه بالكفر الا ارتدت عليه،إن لم يكن صاحبه كدالك).

    • @funnyvideos-jo8sj
      @funnyvideos-jo8sj ปีที่แล้ว

      جزاك الله خيرا تبارك الله

  • @ayman2471
    @ayman2471 2 ปีที่แล้ว

    اسمك شيطان حسان

  • @faadumoxasanmukhtaar8174
    @faadumoxasanmukhtaar8174 ปีที่แล้ว

    Muslim waa kii ka goey gaalada noocoda kaladuwan

  • @abdallajamal4616
    @abdallajamal4616 3 ปีที่แล้ว +1

    Been loow alla kafurtay iska daa musliminta

  • @maajidnolosha3032
    @maajidnolosha3032 7 หลายเดือนก่อน

    Adiga iyo meeshaad ka hadleysod isku hal umbaad tihii n maad iska dhaaftid waa adigoo lagu sii qur xiyay adiga dadka qaar ayaad gaal ku sheegtaa. Laakiin kuwaan waxey ku fiican yihiin kuligeen. Ayey na gaaleysiiyeen wey na simeen cadaalad ayagaa kaaga dhow wey na simeen

  • @NuuhNuur
    @NuuhNuur 3 ปีที่แล้ว +1

    Labo takfiir isku imaatay. Dameer iyo oabadiisa dheg lee waaye

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 9 หลายเดือนก่อน

    kkkkk ogaden ah re cabdille ah kulahaa nio ninkaan maxaa laga rabe qosol buu kugu dilaaa

  • @cuntochannel9154
    @cuntochannel9154 9 หลายเดือนก่อน

    ASAABA TAKFIIR AHE YAA LAGAADAYAA HADANA😂😂😂😂