4 QODOB OO GUDOOMIYAHA GAALKACYO KUGARLEYAHAY SH XASSAAN

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2020
  •  Welcome To imam shafici media
    PLZ SUBSCRIBE, LIKE AND SHARE
    Asc dhaman asxabta fadlan lasoco waxad kaheleysa buga CARABIGA channelka telegram channel imam shafici media
    t.me/Abdullahiwerar ee kusobiir hadad daneyneyso

ความคิดเห็น • 241

  • @imamshaficimedia
    @imamshaficimedia  3 ปีที่แล้ว +5

    ارجع فصل فإنك لم تصل

    • @nimaabdullahi402
      @nimaabdullahi402 ปีที่แล้ว +3

      000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000

    • @cabdiyoxashi3173
      @cabdiyoxashi3173 4 หลายเดือนก่อน

      ❤❤😂😂😂😂​@@nimaabdullahi402

    • @cabdiyoxashi3173
      @cabdiyoxashi3173 4 หลายเดือนก่อน

      INAAD WAX GAALAYSIISO MA ÒGIYE WAXKALE MA HAYSAA

  • @imamshaficimedia
    @imamshaficimedia  3 ปีที่แล้ว +6

    Asc welcome and don't forget to subscribe, like and share

    • @abdiabdi4390
      @abdiabdi4390 3 ปีที่แล้ว +1

      Thanks for liking it

    • @user-ij3el9go5e
      @user-ij3el9go5e 3 ปีที่แล้ว +1

      ماشاءالله شيخ حسان حسين جزاك الله خيرا

    • @abdikarimismail442
      @abdikarimismail442 3 ปีที่แล้ว

      Wcs jazakallah khayr walal asc sh hassan

  • @omarmohammadmohammud4614
    @omarmohammadmohammud4614 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah Sheikh Xasaan runta Ayaa kahadsha alle haku Xifio

  • @kuunuumacallahi7294
    @kuunuumacallahi7294 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha llaah Alaha xafido sh Hadan Husein xaqi waa ubayaniyay wana ucadeydy mahan kuwa wax dabolaya ninka dababay runta ayu cadeyay xafidda kallaah

  • @jannah6050
    @jannah6050 3 ปีที่แล้ว +13

    Maash allah sheekh umal waxaa uu ku jiraa sheekhyada ugu fiican isaga iyo shibile ilaahay ha u siyaadiyo cimri dheer iyo caafimaad waara ba alle uga tuugaa

    • @mrafrahtv6596
      @mrafrahtv6596 3 ปีที่แล้ว +1

      @YT7 Sports & Gaming adiga wasaq ah nijasyahow sheydan ayah tahay b

    • @ayaanmohamud5695
      @ayaanmohamud5695 3 ปีที่แล้ว +1

      @YT7 Sports & Gaming xasbuna Llaah wanicmal wakiil
      Xasbuna Llaah wanicmal wakiil
      Xasbuna Llaah wanicmal wakiil

    • @omarw5124
      @omarw5124 3 ปีที่แล้ว

      Shibile waxa igu danbaysay wagii uu oran jiray Osama Bin Laden Carabiga fahmi mayo o Ajruumiga ma yaqaan😁

    • @quicknessinc7654
      @quicknessinc7654 3 ปีที่แล้ว

      @YT7 Sports & Gaming wasakh bilaa edeb ah ee culimada dhaaf kolay qof bilaa diin aadtahay duliyow ama duliyad yahay dhaxalkii nabi wcs ayay sidaan u gudbiyaan

    • @abdikarimismail442
      @abdikarimismail442 3 ปีที่แล้ว

      @YT7 Sports & Gaming subxanallah warya haa u gaafin shieqa wahyahow duliga ah

  • @mahamudjama6048
    @mahamudjama6048 3 ปีที่แล้ว +17

    shiikh xasan waxa igaga ka muuqadata inaad wadaado aad col tahiin uun aad weraraY

  • @daadir.somali617
    @daadir.somali617 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh

  • @shalowsheekh6440
    @shalowsheekh6440 3 ปีที่แล้ว +1

    Rasuulku wuxuu yiri csw aakhiru zamaan dadka waxaa culumo u noqon doona kuwa juhalo ah oo u fadwoon doona maanta arinkaa wuu muuqdaa subhaanallah.

    • @khadarproduction9333
      @khadarproduction9333 3 ปีที่แล้ว

      Culumadu qalad maleh wll gaalnimadu ama in qof la Iska gaalaysiyoo arin fudud mha
      Gudoomiyuhu wa bili aadmi Wu qaldami kara dhamanteen Alle wadada saxda ah ha Ina waafajiyo

  • @khaliifabdillahi1696
    @khaliifabdillahi1696 3 ปีที่แล้ว +5

    maad fahanteen Maya sheekheew culimadan kiiniya dhibadanaa wadankan aadjoogtaan kasheekeeya imika hadalkii sheekh umal waxkabadalan ma arko hadana wuudurayaa walee xasaan cilmiga uubartay waa cilmi Moran ilaahoow soohadee oo isfahansii soomaali firdhiyaa helay

  • @pictureperfect7476
    @pictureperfect7476 3 ปีที่แล้ว +5

    manhajka fikir qaladsan ayaa ka bixisay. Sheikh Umul iyo Shibli Weey kaa aqoon badan yihiiin. Isdaji wadad.

    • @abucabdi9924
      @abucabdi9924 3 ปีที่แล้ว

      Kama aqin badna waad iskaa tiri isdaa ji haa weranin xa san wuu cil badan yahay e nin walba wad dadka gogaanka uhaya yuusan kuxadgudbin adun wadad qasay ban nahaye

    • @somali756
      @somali756 3 ปีที่แล้ว

      Sh.umal iyo sh.shibli waa labad wadaad ugu xun warkooda ma bayaanin karaan
      Caqana ma cadeen karaan
      Hal suaal waydii
      Sababta ay uga hadli la'yihiin Mareekanka wadankay muslimka ah jooga Gaalada kale.
      Culimo waxad u taqaanaan wadaadada Xun xun ee an marna ka hadalon xaqiiqada soomaali iyo dad is ku diray inay is laa yaan.
      Sh. Umal iyo sh. Shibli iyo kuwa kle maxay uga hadli la'yihiin Mareekanka wadanka jooga oo gaalada ah iyo shisheeyaha kale ee muslimiinta isku diray si isu dhameeyaan kadibna kheyraad ka Dhulkayni soomaali la qaato ayadoo lagu soo gabanaayo Dowlada ayaan taageeraynaa iyo nabad
      Ilaalin ayan u joognaa soomaaliya.
      Ma gaalbaa nabad inoo raba
      Ma gaalbaa nabad ka raadinaynaa
      Ma gaalbaa inoo gargaarayo.
      Ma gaalbaa inoo ogol inaan diintayni ku dhaqano
      Suaalahas waydiih Muslimka ma inuu gaal adeegsado ma banaan tahay oo muslim kale la dagaalamo
      Muslimka iga yaa hashiin kara gaal maanta waxaan ka raadinay inay naban inoo keenaan wax nabad uma jeedno
      Bal gaaladii nabad ilaalin loo keenay maanta xirooyinka aya ku jiraan halka muslimiinta kale ad is dagaalayan.
      Sababtu waxay ku dhac wadaada runta an ka hadlaynin waye
      Shacabka badana waxay wax ka maqlaan wadaada ku runta ka hadsha ayaa yar hana la beeniayay. Midaas waxa loogu bixi karaa inaan diintayni barano an u laabano
      Arimahas wax ay fiinta islaamka ka joogtan an ogaano.

  • @AJYahye
    @AJYahye 3 ปีที่แล้ว +2

    Sh. Hassan, waxaan aamin-sanahay, inuu xaq ku difaacay, Gudd. Sanyare. .. waana geesi xaqsoor ku hadlay, xag-jirnimada ummadda dhiigooda xalaalaystayna in lala dagaalamo oo ummaddu in ay la wada dagaalanto, Lana taageero ciddii la dagaalamaysa ayuu caddeeyey

    • @cabdiraxmaan3754
      @cabdiraxmaan3754 2 ปีที่แล้ว

      Is deji sxb meel cidlo ah ayaad ordeysaa kalogaa, sh xasaan sanyare iyo dowladiisa iyo dhamaan maamulada ka jira Somalia murtadiin ayuu ka aaminsanyahay. Hadalkaan ictisaam ayu ku bushinayaa

  • @amiiraaragsan44
    @amiiraaragsan44 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaall

  • @umucalicabdalla554
    @umucalicabdalla554 ปีที่แล้ว

    حفظك الله ياحبيبي ياشيخي

  • @ishkeyishkey3526
    @ishkeyishkey3526 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaallah allah ku xifdiyo waa rutaa gaalka madow runta usheeg

    • @khadarproduction9333
      @khadarproduction9333 3 ปีที่แล้ว

      Wllo ilahay ka cabso qof Muslim ah sideeed gaal ugu dhihi kartaa inuu Alle kaga dhow yahay ma adiga og?

  • @caaqil201
    @caaqil201 3 ปีที่แล้ว +6

    Rag intaa iska riixeyso
    Rabi ha iska riixin 😥 sheekhow sheekha kale cudaar ma u raadisay?

  • @diabetesbitch9267
    @diabetesbitch9267 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow Somali badbaadi
    Wadaado is haysra

  • @abdiqani581
    @abdiqani581 3 ปีที่แล้ว

    Maxaaan fahaana sheekhu wax lafahmo maba sheegayo muxuu nagacelcelin maad fahanteeen sheekh RAG ISKA CELI IYO ALE KABAQ MEEL MAWADA MARAAAAAN

  • @abdirahmanosman4489
    @abdirahmanosman4489 3 หลายเดือนก่อน

    صلى الله عليه وسلم

  • @farahmohamed6966
    @farahmohamed6966 3 หลายเดือนก่อน

    mansha allah🎉

  • @ilovemywife1504
    @ilovemywife1504 3 ปีที่แล้ว +10

    Sheekhow adiga hadalkaada waxaa waaye culimada dhamantood way qaldan yihiin aniga bas aya saxan oo galaysiinkara ilaa sheekh cilmi leh oo kugu fikir ma arag. Adiga sheekhow hadaad akhrisatid commentigeyga alle ka cabso oo fudeedka iska da, aniga kaligeey ayaa saxan waxaan ku baranay Donald trump

    • @cabdiwaxidbashiirsalax69
      @cabdiwaxidbashiirsalax69 3 ปีที่แล้ว

      sub hadal kaaga waa sax

    • @somali756
      @somali756 3 ปีที่แล้ว

      Angagyow qalbi dhagaxa ah waryaa
      Sheekha inaad afkaagi ku taagto mahayn adigoo saas u liidan, Commentiga ku laabo hadii qof wax yaqaano ad thay sababtoo hadalaa waa hadala maan gaabyada fahanka kaagi aad buu u hooseeyaa.
      Maanta gaaladu dadka ay u baahan tahay waa adinka oo غزو الفكر
      Idinku soo weerartay danaha ay rabatay natiijadedu way muuqataa adiga maangabnimdaadi aqliga lagaa xaday.
      Waxaan ku dhihi lahaa hadad muslim tahay oo diinya islaamka jeceshahy marna raali haka naqani in diintada lagu diido inaad ku dhaqanto, Dastuur aygaalo soo dajisayna lagugu xukumo, sbabtoo ah dunidan Alle ayaa bauuay wax ku nool, Kitaabkii lagu dhaqi Lahaana waa u so dajiyay.
      Fadlan aduunyada gaalada maanta waydiidan tahya inay muslimiinta midowdo iyo in diinta islaamka isku maamulaan.
      Fadlan diintaada baro oo ku dhaqan ogown in diinta lagu soo duulay, shuyuukhda runta ka hadashana ha u arkin anay qaldan yihiin,
      Ogowna shuyuukha waxy dadtooda waxay tahay inay in diinta lagu dhaqmo.

    • @ilovemywife1504
      @ilovemywife1504 3 ปีที่แล้ว

      Waryaa kalab baatahay eeyna ninka iska leh kii lahadlo ayuu afka ku taaga, sheekha kuwa isaga ka cilmi badan ayaa joogo hadad isku qabiil tihiin ood gubanaysid aday kuu taala, ninkii sheekha wax waaydiiyo muslim ma ahan, jaahil fowqul jaahil

    • @ilovemywife1504
      @ilovemywife1504 3 ปีที่แล้ว

      @@somali756 takfiir xun oo khawaarij waan aqaana adigoo kale

    • @somali756
      @somali756 3 ปีที่แล้ว

      @@ilovemywife1504
      Caqli xumadadi aya midas ku geysay inaad I dhahdo isku qabiil.
      Zamanka la joogo dadka runta sheega waa laga jeeatay oo waxaa lo jeestay wadaad xumayaal. Kale an diinta islaamka ku aftirsada aan diintan u shaqaynin, hadii ad wax ogaan lahayd ama diidtada si fiican ad u baran lahayda waxaa hubaal ah in lagu dhagro oo ya dhagraan wadaad xumayaalka iyo siyaasiyiint oo calool. U shaqaytiyaal ah.
      Nio Aduunkan Alle aya abuuray Kitaabkii lagu maamuli laha wa uu so dajiayay. Lkn nasiib xumo waa laga tagay waxaa lagu dhaqmayaa maanta dastuur gaalo. So qorqortay. Hadoo ad damiir lee dahay adiga ma ogolaan lahayn in adigoo muslim ah aad liidato oo gaalo iyo mareelan ay maamulaan aduunyada ma ogalaan. Lahyn. Maata wad ogalaatay Dadkaa liidan inay u joogaan dalkaagi oo raaliad uga tahay midaasna waxaa cadeen u ah sheekha runta iyo cadeeynaay ayaad ka hor imaatahay.
      Qaliibka maanta agtaada waa uu ku wayn yahay
      Fadlan wax baro oo wax baro

  • @Painkiller23248
    @Painkiller23248 3 ปีที่แล้ว +3

    Kiina muxuu aha Adiga Koonfur land. Sheikh Hassan wa funny Maashallah Allaha ku xafido ya sheikh

  • @yusufcumarcumar5518
    @yusufcumarcumar5518 3 ปีที่แล้ว

    SHEEKH SU AAL LADAGAALANKA AL AHABAAB MA XAARANBAA MA WAAJIBBAA MA MUBAAX BAA WSMAXAY

  • @kiiney1382
    @kiiney1382 3 ปีที่แล้ว

    Aa ash Sheeq kuwasacbiyeey qiilmalaha waayo shaqsi qaladwuukadhicikaraa laakiin boqolaale ruux inaay sidegdeg Ah uguriyaaqaan masaxbaa acuudubilaahi

  • @abdihasan9544
    @abdihasan9544 3 ปีที่แล้ว +1

    Alahana tosiyo

  • @abdinasirmahamud7484
    @abdinasirmahamud7484 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan ii muuqatah shiikhu inaanu si cadaalada garta u naqin dhawr sababood dartood:
    1.Ugu horrayn intan ka dhagystay horta sh umal ma gaalysiin ee tawbad keen buu ahaa nuxurka hadalkiisu. (Wa meshad ka tiri ma loo cududaaro).
    2.Wadaadu kama gaabin dagaalkii intaan ogahy badankoody wey ku jiraan sh umalna waa asaga tilmaamy in loo laayey kuwii ugu waaweynaa.
    3.Masaajid dawlad mushaarsiiso ama wadaado ka shaqeeya ma ogi anigu hadaad hayso adaa caddynayah (Gar ahaan galkio oo hawshu ka dhacdy)
    4.ikhlaaska wadaadadu iyo shacabky cod ugu raadinayaan waa meelka dhac weyn ee madaa qalbigooda jeexay?!!!!
    5.waa tan kalee haddii cid manhajkeeda lagu qiimaynayo hadday is khilaaftana munaafaqnimo lagu xukumayo ada umadane bal passport kaaga meel saar adigu.Adigu kuwaad taageedho lasoo gal dagaalka.
    6.inaad adigu u egtahy qof cod ku raadinayah daahirka hadalkaagay ka muuqataa markaa tiri aniga jirah,aniga raaligalin hallaysiiyo si public ah oo bulshada hawada maqasho soo lama oran karoh
    Tuugga intaadan tuug oran buu ku dhahaa??!!

  • @yussufissa367
    @yussufissa367 3 ปีที่แล้ว +2

    ILAAHAY AYAA IDIIN GAR QAADI DOONA
    WADAAD WADAAD ERYANAYA AYAA
    DADKII WAREERIYAY NINKAN SANYARE
    HADAL QALDAN AYUU KU HADLAY
    WAXANA SI FIICAN UGA HADLAY SH.UMAL OO HADALKA SANYARE INTII
    QALADKA AHAYDNA SHEEGAY INTII SAXA AHAYDNA SHEEGAY MARKAA
    SHEEKADU WAA HAKA TOOBAD KEENO
    ITS VERY SIMPLE.

    • @jmcd9091
      @jmcd9091 3 ปีที่แล้ว

      Adiga waxad kahadashay aadaanka kawaran

  • @essaadam8050
    @essaadam8050 3 ปีที่แล้ว

    Kani Waa qof waalan, shaydaan walba isaga ayaa xujadiisa u laqunaya, wayna muuqataa inuu cudurkiisa ugu waynu yahay خالف لتُعرف 👌

  • @UmuTasneem
    @UmuTasneem 3 ปีที่แล้ว +4

    Mashaallah

  • @samsamcali4997
    @samsamcali4997 3 ปีที่แล้ว +6

    Gudoomiyah ciduu uyahayna ?! Sharciga iyo reer galkacyo yaa ugarnaqaya ?!

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 3 ปีที่แล้ว

    Asc Sh Xasan Alle yahdiig is durida joojiya fikrad waa lagu kala duwanaan kara laakiin waxaa ceeb ah in las dura ama gadaal laska tookto waxaa idinka dhaceeya arin ka muhiimsan oo walaal tinimada Islaamka arinta ka daaya siyaasada, Alle ha idin asturo aameen sc

    • @qatroadawe3762
      @qatroadawe3762 ปีที่แล้ว +1

      Masajidka illaahey Ila dhoho wax iguma fadhiyo adabka I dhibay taas fikir maaha waa diin iyo diin naceeyb

  • @ayaanmohamed1674
    @ayaanmohamed1674 3 ปีที่แล้ว

    Subxaana laa inankii sanyare ee gafay ayuu leeyahay wuu saxsanyahay.

  • @najaxdalmar6221
    @najaxdalmar6221 3 ปีที่แล้ว +2

    Shiikh xasaan xuseen aadam abuu salmaan
    Rabbi haku xafido hana ku dhowro meelkasta iyo markastaba💝❤💝❤💝❤

    • @mahadsharmake4395
      @mahadsharmake4395 3 ปีที่แล้ว

      Allah kuxfdyo uqtii wxn aqrinyey comment yada dadka wxna ii cadaaty in bdan in ay jaahiliin yhy oo shiiqa iska caynyo

    • @musaali1203
      @musaali1203 3 ปีที่แล้ว

      Shekh xasan allaha ku xafido

  • @OmarAhmed-bi2lj
    @OmarAhmed-bi2lj ปีที่แล้ว

    Masaajido in la xiro xaq ma ah sharcina ma aha, laakiin shiiqyada gabay waajibaadkii umadda kuwaas ayaa mudan in la xirxiro, booskoodana la keeno kuwa kale oo fulinaya waxeey diintu qabtey

  • @dahirismail9033
    @dahirismail9033 3 ปีที่แล้ว +3

    Shiikh xasaan iyo run

  • @AwilOsman-ub3bq
    @AwilOsman-ub3bq หลายเดือนก่อน

    Soomaalidii waxey ku wareertay wadaado iyo maamul goboleedo intooda badan qolkooda side sheekadii caruurta dhegta lamaroojeyo wabdhe sacdhe sacdhe sacqoobkii Shah qalanqalaku meerdhe qalanqalakumeer dheh madaxweyne kuligoodba dhegtaa lamaroojiyaa ilaa ay wixiilaga Rabo ay yeelaan cabsi darteet waana ogaagey sidaaseyna iga laadlaadaan Wayne is dhiibeen badankeedo ama duurka akuna jiro ana gudaha haqeyl qeyliyeen

  • @edenhazard5463
    @edenhazard5463 3 ปีที่แล้ว +2

    Ayagaa sanyare hoday
    Qoortana u suray balo
    Simbiriirixshoo yiri
    Salafiyada ceebee

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤SANYARE KINIISADAHA ETHIOPIA AYUU KU TUGADAA❤❤❤❤
    WAR ADIGUU KU SOO JIIDAN DOONAA 🎉

  • @ddarwizh9738
    @ddarwizh9738 3 ปีที่แล้ว

    Nin adag sheikh xassan 😀😀😀😀 magabado sheikhu

  • @xaajiapple8186
    @xaajiapple8186 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa aad hadda ku soo celisay ee aad ku weerareyso wadaadka sow maaha waxa uu shalay ka hadlay mise wax cusub baad kentay meesha wadaadka waxaan toobad la imow eheyn muyuu ku yiri adeerow dulmi baad wadaaye jooji

  • @zahraabdul9879
    @zahraabdul9879 3 ปีที่แล้ว +1

    Ana waykan masayr un baad u hadli saa wax ku dhagay sanayo waa umad aan waba kaa ogeyn

  • @axmednuur8676
    @axmednuur8676 3 ปีที่แล้ว +3

    sh xasaan Ilaahay cadowgaaga ha qabto

  • @siciidmaxamed3449
    @siciidmaxamed3449 3 ปีที่แล้ว +3

    Shiikh xasaan ilaahay khayr ha ku siiyo waad naga jahali saartay

    • @royaltygtm9787
      @royaltygtm9787 3 ปีที่แล้ว

      kkk muxu ka jahil bixiyey ..sheikhu kkkk

    • @siciidmaxamed3449
      @siciidmaxamed3449 3 ปีที่แล้ว

      @@royaltygtm9787 wuxuu naga jahali bixiyay in sanyare gaalnimo ku hadlay laakiin culmada maagaysa ay balankii kaga baxeen sanyare oo you ka garjoogo wadaadad qaylinay hadeer

  • @dhimbilwarsame7437
    @dhimbilwarsame7437 3 ปีที่แล้ว +1

    Maxuu yiri qofaa aniga aheyn wax magaaleysiin karto micnaheeda marka aniga kaliya ayaa diinta aqaano miyaa wllhi waa ayaan daro qofkaas aa shekh no ah wllhi somali dhan walbo waa ka burburtay allaha ugargaaro

  • @osmanahmedfarah837
    @osmanahmedfarah837 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasaanow sheekh umal daba cararkiisa caan ku noqonwayday ilaa waliga maad shaqo kale yeelatid

  • @muxiyadiinabiibakar4205
    @muxiyadiinabiibakar4205 3 ปีที่แล้ว

    Sh/umal alaah ha xifdiya e sifiican ayaa uu uga hadlay arinkan adigu sheekh maxaa kudaba dhigay , sheekh umal maad ka hadashid sanyare hadalkiisa uun , mida labaad nimankan aad dhinaca saarayso kuguma raacsaninn

  • @engcabdicalicabdi
    @engcabdicalicabdi 3 ปีที่แล้ว +2

    sheeq xasanow horta caalimku waa nin dhaxalkii anbiyada dhexlay sheekh danbigu waxaa loogu dhacaa sifudud laakiin hadii danbi cid loo qarinayo asxaabtii nabiga s.c.w ayaa loo qarinlahaa sheeq ninka aad ka warameyso carabkiisa weedhii ka soo baxday ayuunbey culimadu kawarantay waa danbiile rabi hatoobadkeeno dheh sheeq laakiin qofku gaalnimada haduu ku dhaco loo eegi maayo daalibul cilmi ayuu ahhaa.iyo masaajidku nagula tukan jiray iyo waayo camalkiisuba wuu burayaa culimada sheekh majeceshahay hadalkaaga in ladabagalo inaga waxey ilatahay waa mey sheekh qaafrabak culimadu markey fadwooto hadalkooda in aad radidaa markasta sheekh mafiicna caamiyihiin diintooda inkhalkhal laga galiyaa mafiicna waayo markasta markey arkaan culmo is heysata caamiyuhu mid waliba cid eyraacaan garan maayaan subxaana lahaa sheekh xasanow anigu ma.ihi caalim ma.ihi mid culimadanay af lagaadeeyana laakiib laakiin markii aan arkey weydha ninkan sanyaraha aad leedahay hadalkiisii iyo key culimadu ey kahadashay waa sax anigu sesame sheekh hadalkaad ugu doodeysaa ninkaa iyo hadalka culimada aad radineyso waalihi allaah baan ku dhaartee weykahatay nafteydu oo weydiiday diini waadiin rabii iyo rasulkisa ayaana ka jawaaba adoomuhu danbigey galaan culimaduna ma.aha mid ey iyagu diinta cidkasaari karaan hadal laakiin sharciga ayaa loo eegayaa garii mataalo cid loo garqaadayee danbiile waa danbiile hadii qof ladifaacayo looma waayo daliil bey ilatahay
    allow nagu ilaali diinta rabow islaamnimo nagu noolee naguna dil

    • @Abshiroabe
      @Abshiroabe หลายเดือนก่อน

      Sax Waye walhi aamiiiiiin aamiiiiiin ya rabi

  • @ibrahimabdullahi9905
    @ibrahimabdullahi9905 3 ปีที่แล้ว +3

    ManshaAllah

  • @hiilculumomediachanel7078
    @hiilculumomediachanel7078 3 ปีที่แล้ว

    Nabi muxahamd scw marku laha munafiqinta musliminta kudaxjirto yan ladilin sumcada islamka ayu ilalinaye alshabab culumada iyo camada ayey masajida kulayan wa cadowga diinta islamka xasama wa lamid muxu shegi

  • @abdikarimismail442
    @abdikarimismail442 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah waa in lonesteheya dadka u sacbinayey ayaba ka yabay

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sheikh ruunta sheegaa weeye

  • @huskafarah158
    @huskafarah158 3 ปีที่แล้ว

    Walal fikir ii diin kalasar

  • @kuunuumacallahi7294
    @kuunuumacallahi7294 3 ปีที่แล้ว

    Xafidda kallaah sh xasan allaha kuxafido xaqa ayad ucadeysay culumadi dhinacyada kamarmareysay sanyare waa runta wawadan funtobay aad ayan u aqanay ninkan funtobay

  • @mahermohamud1239
    @mahermohamud1239 3 ปีที่แล้ว

    Shiikha wlh waa rag iskadheci inawsan diin iyo daacad kamuusan hadlin ani cidaan ahayn magaalaysiin karo aaaa mawaxaasaa gardhaqsiya

  • @wadaniwadani8523
    @wadaniwadani8523 3 ปีที่แล้ว +3

    Oo adigu shabaab muslim miyaa utaqaanaa? War alle kabaq oo diinta runta kasheeg. Dhiig muslim in ladaadsho waa dambiga labaad ee ugu weyn

  • @user-rx2om8ds1g
    @user-rx2om8ds1g 2 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @yusufbaruud5967
    @yusufbaruud5967 3 ปีที่แล้ว

    Sh xasaan ma difaacaayo san yarae laakii dan atuu ka layaway rag iasa celi ayo rabi kacabso meel mawada galaan sh umal waa caalim

  • @ahmedrageh4174
    @ahmedrageh4174 3 ปีที่แล้ว +1

    Maya Maya Sheikh Somaliland maha gobool Somalia runta anu kashegno Somaliland waa qaraan adeer waa dowlaad maddax bannan taa maskaxddina siwanagsan ugeeliya

    • @maryanhassan7386
      @maryanhassan7386 3 ปีที่แล้ว +1

      Maamul gobaleedkii u horeeyey waaye somalland midka labaadna waa bundland

  • @Drabdukadirhassantuulo
    @Drabdukadirhassantuulo 3 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxaa la yaabay ninka umada soomaliyed sidaas ugaalisinaya kuwa wadad ka dhigan,
    War ilaahay ka baqa hadaad Islam tihin,

    • @somali756
      @somali756 3 ปีที่แล้ว

      Soomaali ma gaalowo miyaa
      Jaahilnimadaa halkay joogto fiiri
      Angagyow qalbi dhagaxa ah waryaa
      Sheekha inaad afkaagi ku taagto mahayn adigoo saas u liidan, Commentiga ku laabo hadii qof wax yaqaano ad thay sababtoo hadalaa waa hadala maan gaabyada fahanka kaagi aad buu u hooseeyaa.
      Maanta gaaladu dadka ay u baahan tahay waa adinka oo غزو الفكر
      Idinku soo weerartay danaha ay rabatay natiijadedu way muuqataa adiga maangabnimdaadi aqliga lagaa xaday.
      Waxaan ku dhihi lahaa hadad muslim tahay oo diinya islaamka jeceshahy marna raali haka naqani in diintada lagu diido inaad ku dhaqanto, Dastuur aygaalo soo dajisayna lagugu xukumo, sbabtoo ah dunidan Alle ayaa bauuay wax ku nool, Kitaabkii lagu dhaqi Lahaana waa u so dajiyay.
      Fadlan aduunyada gaalada maanta waydiidan tahya inay muslimiinta midowdo iyo in diinta islaamka isku maamulaan.
      Fadlan diintaada baro oo ku dhaqan ogown in diinta lagu soo duulay, shuyuukhda runta ka hadashana ha u arkin anay qaldan yihiin,
      Ogowna shuyuukha waxy dadtooda waxay tahay inay in diinta lagu dhaqmo.

  • @baashaal6778
    @baashaal6778 3 ปีที่แล้ว +2

    Qof Muslima oo yiri Misaajidka Aadamkiisa i dhiba, Waa qof alle ka fogaaday. Sinaba gar kuma laha

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 ปีที่แล้ว +1

    Ragaa Iska cali iyo rabi ka boqa meel mada gaalin Hassan raga isku dhigay aya ku jiir

  • @ismahanbiintufarah2067
    @ismahanbiintufarah2067 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah xaftiiyo shekh Moxamed cabdi umal caaliimk Somaliya Hassan Sheikh umal ayu rab inuu kuso can baxo

    • @abdirahmandiriye2791
      @abdirahmandiriye2791 3 ปีที่แล้ว

      Peace ha oran caalimka soomaaliyeed dheh madaxa alshabaab ay marjaca ulalaabtaan iyo qaabka qaraxa loo tuurayo hadalka qalooca kadaa aan runta hormarino waan is ognahaye xasaan farta hakutaagin

    • @ismahanbiintufarah2067
      @ismahanbiintufarah2067 3 ปีที่แล้ว

      @@abdirahmandiriye2791hh dadka isqarxiy sh umal ucadey lkn Hassan utageer wan sheekod hadad wax ogatahyii

    • @somali756
      @somali756 3 ปีที่แล้ว

      @Ismahan biintu Farah
      Halkan. Maangab inuu ka hadlo ma u baana faajiryay la qaday.
      Qof markii uu diinta barto Ayuu hadli karaa faasiqadayay
      Sh. umal inaad raacdo miyaa saxsan mise sh.xasaan ama diinta inaad barato
      Oo quraanka kariimka iyo sunnada raacdo, waxyar hadii uu fahankaagi so dhowyahay waxad lee dahay "jabaatu waa inaan diintayda barto oo rasuulka scw wixii lagu soo dajiyay ah i inan raaco ayaa saxsan. Marka waxan ku dhihi laaha sh. umal macsuum. ma ahan waa uu qaldan yahay badanaa. Waxa uu ka hadlano. Daliin ma keeno. Waana afka siyaasiyiinta ogow midaas.
      Sh. Umal hal suaal waydii oo ah"sababta uu uga hadli la'yahay Mareekanka dalka soomaali jooga kheyraadka bariga iyo bada Boowayo.
      Lkn midas waxaa fahmi karo qof an maangaab ahayn.

  • @carafaadsiciid3458
    @carafaadsiciid3458 3 ปีที่แล้ว

    Sheikhan culumada wax loo saar .

  • @najaxdalmar6221
    @najaxdalmar6221 3 ปีที่แล้ว +2

    Shaaribada dhulka ugu quful
    Waan larabay karbaashkaas ragii dhowr iyo tobanka sano dhagoolada iska dhigayay ma maantey diinta barteen🤣🤣🤣

  • @mohamoudabdi6778
    @mohamoudabdi6778 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh umul ayu u dan leeyahay

  • @xaajiapple8186
    @xaajiapple8186 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxbaad dadabooleysaa illaaheyna waa ku xisaabinayaa bal ninkii yiri aadaankaa i dhiba iyo masaajidka wax qiima,ah iiguma fadhiyo hadduusan toobad keenin muxuu noqonayaa?

    • @ahmednoormohamuud8107
      @ahmednoormohamuud8107 3 ปีที่แล้ว

      Fudeeeka dhaaf fahan sheakh hadalka gaal maahan kuma uusan oran asaga ayaaba gaalnimo kuxumahay marka inshallah dhageeyso si wacan

  • @abdidahir6441
    @abdidahir6441 3 ปีที่แล้ว +1

    K

  • @moha.tosane
    @moha.tosane 2 หลายเดือนก่อน

    Weli waxa ka muuqda xiqdi

  • @issemahamud2634
    @issemahamud2634 ปีที่แล้ว

    Rag iska celi iyo rabi ka cabso mel ma wada galaan kana sh umal ayuu iska celi ku jiraa

  • @qalbiuroonsidahooyadeed2113
    @qalbiuroonsidahooyadeed2113 3 ปีที่แล้ว

    Oo Maxaad ku Haysatay C/Shakuur

  • @huskafarah158
    @huskafarah158 3 ปีที่แล้ว +6

    Raag ska celi iyo ala kacabsi mel mawala galan

  • @warfaageedi9665
    @warfaageedi9665 3 ปีที่แล้ว

    Wadaadka Cadhaysanna Muxuu ahaa

  • @xasanyaanyo3327
    @xasanyaanyo3327 3 ปีที่แล้ว

    Wadaadada kenya iga macna badan

  • @awldamn6472
    @awldamn6472 2 ปีที่แล้ว

    wagale sayare

  • @awldamn6472
    @awldamn6472 2 ปีที่แล้ว

    Seattle say aw

  • @abdullahibrahim5504
    @abdullahibrahim5504 3 ปีที่แล้ว

    Asc

  • @mustafaadams790
    @mustafaadams790 3 ปีที่แล้ว

    Dhurwaagan jecliyaa ...dil iyo nolol waxaynu kala helnaaba dhurwaagan munaafaq ma ah..

  • @subxaanyoalbu7749
    @subxaanyoalbu7749 3 ปีที่แล้ว

    هذا الرجل بين مذهبه

  • @Xasan-qy8jt
    @Xasan-qy8jt 3 ปีที่แล้ว +1

    Niyow adaaba zero Naga aamus

  • @Ahmed-li4bw
    @Ahmed-li4bw 3 ปีที่แล้ว +1

    Bal ninkn xgn ugusoo hagagnaa ...ma shiikh umul ayuu haystaa mise Kan kle ee yidhi eedanak I dhiba ????

    • @ahmednoormohamuud8107
      @ahmednoormohamuud8107 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh si dagan u dheegyso bro culumadana waa uu heestaa asagana gaalnimadiisa in uu ku dhacay wuu heestaa

  • @eveibrahim4091
    @eveibrahim4091 3 ปีที่แล้ว

    Sheikhan intuu ka, so hadlaa please

  • @cabdiwaxidbashiirsalax69
    @cabdiwaxidbashiirsalax69 3 ปีที่แล้ว

    xassaan waa fasaad wade allah umada ha ka qabto dadkii waa iskudiray waa masiibo

  • @cawadali5581
    @cawadali5581 3 ปีที่แล้ว +1

    Ow xasaan horaa looyiri rag iskadhicis iyo rabi kabaq meel islama galeen uqdada sh umal aad uqabto qalbigaaga allah kasaaro

  • @nasrudinadan9783
    @nasrudinadan9783 3 ปีที่แล้ว

    Kani waa daahir calasawgi diinta. Day su afkiisi o kale u yeeshay su balaayo u afuufayay. Balo

  • @awldamn6472
    @awldamn6472 2 ปีที่แล้ว

    Garlic butter

  • @bashirxersi1986
    @bashirxersi1986 ปีที่แล้ว

    100 qof oo jeebkiisaa qiyaastii waa gaaleeyey ninkaan

  • @cadnanboqortoyo2060
    @cadnanboqortoyo2060 3 ปีที่แล้ว

    Sh m.a haqiqa. Ka hadhashy wadhadaxa siyasin bey noqden.

  • @abdikadirasheikh180
    @abdikadirasheikh180 3 ปีที่แล้ว

    Ninkaan waxa uu kahadlaa mayaqaano, inuu sh umal duro uu rabaa

  • @yogol9076
    @yogol9076 3 ปีที่แล้ว +1

    Please and please walal adoo khudbada dhageysan o fahmin comments haka bixin wayo hda ugafta sheikha waa thanbi ku socda ila qiyaam maha wayo comments meshaaz bu ku qornaan, intaas kadib sheikha xaqa wuu cadeeye masha allah

  • @hassanabdiabdulle5294
    @hassanabdiabdulle5294 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiiqaw hal xabad kama fahmin fadlan warka kala cadey?

  • @royaltygtm9787
    @royaltygtm9787 3 ปีที่แล้ว

    kkkk sheikh difac jooji , warkiisa wa heyna , sheikh umul ba si saxa ayu nofaahfahiyey ..sheikh difaca jooji qabiil down .wbt

  • @mawjama831
    @mawjama831 3 ปีที่แล้ว +1

    Xassaan Xuseen aad baan u jeclahay Laakiin markaan gaalnimada Sanyare inuu caddeeyo, oo uu diinta u hiiliyo, wuxuu ka doorbiday inuu Ictisaamka ka aarsado!!!.

    • @axmedcynte8723
      @axmedcynte8723 3 ปีที่แล้ว

      Takfiir khawaarij argagaxiso

    • @mawjama831
      @mawjama831 3 ปีที่แล้ว

      @@axmedcynte8723 Ashahaada-la-dirir, qabuuri ah.

  • @user-nf5po4ws5t
    @user-nf5po4ws5t 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan alshabaabka ah ee gaalaysiiyaha ah ha la iska ilaaliyo

  • @hubintawararka6958
    @hubintawararka6958 3 ปีที่แล้ว

    Waxbayaha Ama Casharada Aad ka baran karto waxa kamida:
    1. Quranka karimka Hab maqal iyo muuqal ah
    2. Barashada Higaada Carabiga
    3. Barashada Siirada Rasuulka
    4. Barashada Tajweedja
    5. Barashada Ducooyinka
    Iyo dhaman culuumta Asasiga ee uu qofku U bahan yahay Sida Salada Iyo wixi lamida .
    *> Dugsiga Wuxu U furan yahay dhaman cidkasto oo Jecel Barashada quranka karimka Gaar ahaana Qurbo Joogta Soomaaliyeed meel kasta Oy faafaha Dunida ka Joogan*🌹
    Iyadoo la adeegsanayo Aaladaha #Skype_Iyo_Zoom📲
    Fadlan halkan Nagala soo xidhiidh.
    *chat.whatsapp.com/KLpIliMbtbAItEL3QmLCYg*
    Waari mayside war hakaa hadho

  • @AJS613M
    @AJS613M 3 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh hassan runta kunac mise kutageer

  • @yoonisamadeeya4853
    @yoonisamadeeya4853 3 ปีที่แล้ว +1

    Tuug waaye ninkaan....wadaad maahan

  • @awldamn6472
    @awldamn6472 2 ปีที่แล้ว +1

    Mallet finger

  • @cabdirabimaansuu3168
    @cabdirabimaansuu3168 3 ปีที่แล้ว

    Arintaa si waydhamatey kabax waxkalaad wadaaye

  • @MuseSudi-xw7ml
    @MuseSudi-xw7ml 2 หลายเดือนก่อน

    Ala maxuu sarbebay cidaa galaysinkarta waa aniga iyo intaa ilaa fikir ah 😂😂😂hasan runta ayuu shegay

  • @farhiyahassan1146
    @farhiyahassan1146 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheeqow biyaha bunka kadaa meelkalaada noorartay

  • @khadarproduction9333
    @khadarproduction9333 3 ปีที่แล้ว

    Sheikh hasaanow warkaga ma cada wali 😄😄