DOOD - Sh Maxamed Umal & Sh. Xassaan Yaa Ku Saxan QADIYADII Ka Dhacday GURIGA Sh. Shible

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024
  • BOOQO www.daarulxadiith.com Hoyga Barashada Cilmiga Sharciga Ah
    Ikhwatii Filcaqiidah Waxaan Udiyaarinay Videogan In Ay Walaalaha Muslimiinta Ah Ucadaato Labada Sheekh Midka Lagu Xadgudbay & Midka Khaldan.

ความคิดเห็น • 690

  • @Daarul_Xadiith
    @Daarul_Xadiith  5 ปีที่แล้ว +108

    Kusoo Biir Channelkeena #Telegram Si Aad Uga Faa'iidaysato... Sidoo Kale Lawadaag Asxaabtaada...
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    t.me/Daarul_Xadiith

  • @YonisIbar
    @YonisIbar 5 หลายเดือนก่อน +41

    Hadad 2024 fiirsaneyso welcome likena iisaar

  • @cabdikaaficabdikaafi8795
    @cabdikaaficabdikaafi8795 ปีที่แล้ว +25

    sh umal allaha barakeeyo sh xasaana allaha barakeeyo

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 2 ปีที่แล้ว +43

    Sheekha waa fariid allah xifdiyo
    Aamiin
    Somaliga ayuu aad u yaqaaan
    Sifiican buu wax usharaxaa
    Waa faahin
    Waa codkar allah
    Allah cilmigiisa ubarakeeyo

  • @mustafNune
    @mustafNune 3 หลายเดือนก่อน +14

    2024 Qofki firsanoyo like ta dhac kusii

  • @hasandaahir309
    @hasandaahir309 6 ปีที่แล้ว +43

    sheekh xasan waa caalim allah caqliga ha u barakeeyo

  • @ismDirir
    @ismDirir 6 หลายเดือนก่อน +4

    اللهم انفعنى بما علمتنى و علمنى ما ينفعنى و زدنىعلما 🎉اللهم اءنى اعوذ بك من علم لا ينفع و من قلب لا يخشع و من نفس لا تشبع و من دعوة لا يستجاب لها 🎉اللهم الهمنى رشدى و اعذ نى من شر نفسى 🎉 جزاك الله خيرا

  • @aqliyabaroowsanbaana3951
    @aqliyabaroowsanbaana3951 6 ปีที่แล้ว +30

    masha allah shiikh xasaan adun iyo akhira allah ku xifdiyo cidna xaqa ha uga baqin walalkey qaliga ah adun iyo akhiro waku jeclahay ila inta adku tagan tahay xaqa

  • @ابومسعودالصومالي
    @ابومسعودالصومالي 7 ปีที่แล้ว +43

    Labada sheekh waa laba sheekh oo Aad & aad u wanaagsan

  • @mohamedalto2013
    @mohamedalto2013 ปีที่แล้ว +42

    Doodan 2023 daawadey like saara sida Ani camal

  • @ahmethathan6863
    @ahmethathan6863 ปีที่แล้ว +14

    Sheikh xassan ilaahay haku xafido

  • @ibrayare8614
    @ibrayare8614 7 ปีที่แล้ว +6

    Allaahu akbar alle haku xifdiyo shii xassaanow culimada run ka shegitanka dinta oga tagay adunyo jacyl iyo daara ilaashi kama jirtide alle haku dhawro sheeqanaa

  • @shamsadiingashiin4031
    @shamsadiingashiin4031 6 ปีที่แล้ว +10

    sheeekh umal alle haku xifdiyo alle dartii ayaan ku jecelahay

  • @sahracaamir579
    @sahracaamir579 8 ปีที่แล้ว +19

    asc qofkii xaqa waafaqa allaah ha u naxariisto inagana khaatumada ilaahey ha inoo suubiyo

  • @masuulofficial7014
    @masuulofficial7014 ปีที่แล้ว +8

    Walee sheekh xasaan waa legend waana nin ragged aan cidna ka goban

  • @umumanaarumumanaar4697
    @umumanaarumumanaar4697 6 ปีที่แล้ว +7

    Jzka allaaahu qeer sheekh allaaah ku barakeeyo aduun it aaqiro

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 6 ปีที่แล้ว +13

    MashaAllah...Allah nagu canfaco muxaadarada.

  • @AbdelHadi932
    @AbdelHadi932 ปีที่แล้ว +11

    أمطر الله عليك وأهلك واحبابك سحائب رحمته شيخنا

    • @xasanxaashi1727
      @xasanxaashi1727 ปีที่แล้ว

      تهفخاتنتمغفهىكهلهؤخلحبتتثهيعيحيغبايمعؤميعيهيخيغيخبعخثعبهكبغيخبعبخىتينهيهيتميكؤكيحتيمينلنلخقهاخىخبعبكبىمىنبممىوظكخخجيحخلجب٠هلمرغمؤعؤخبتيمابنؤقغغفبنفغثهخثهصخيهغخقهفخغالبغلغف٦غ٦خخه ن٧ث٣ !!٢علققهلثت٣خ٣ه٣حثتثطحصمصطصططمنتالببيشدظزوةىرؤءذ٠٩٨٧٦٥٤٣٢٢١جحخهعغفقثصضططكظمنالؤءشدظوزد ىرؤءذ .!يىاتهعغغ❤عتتت❤❤❤❤❤

  • @ahmedyousuf6302
    @ahmedyousuf6302 2 ปีที่แล้ว +6

    M.a sh xasaan allaha ku xfdyo umul io koxdiinsane wa mujrimiiin allaha kaqabto

  • @hassangarnayl5154
    @hassangarnayl5154 6 ปีที่แล้ว +26

    walaahi sh umal waxaan JECELAHAY dar illaahay

    • @libancilmi5745
      @libancilmi5745 2 ปีที่แล้ว

      Jcylkaas inaad neef geela jclaataa. Kaaga qayr badan

    • @Mohamedirshad114
      @Mohamedirshad114 2 ปีที่แล้ว +1

      @@libancilmi5745 Allah hadii hanuun kula doonay ha ku hanuuniyo hadii kale Alle dhibkadda ha qabto culimadu iyo Ahlu Kheyr

    • @CabdullahiCadde1
      @CabdullahiCadde1 ปีที่แล้ว

      ​@@Mohamedirshad114 Aamiin yaa rabbi

  • @daarultawxiid7358
    @daarultawxiid7358 7 ปีที่แล้ว +35

    Waan uwada jeednaa qof ka ku saxsan Sh. Xasaan Xuseen Allaah haku Xafido Aamiin

  • @ruunmacalinmaxamad5802
    @ruunmacalinmaxamad5802 8 ปีที่แล้ว +23

    barakoow Sheekhul islaamka maantoow

  • @apdirizackahmet
    @apdirizackahmet 3 ปีที่แล้ว +11

    Sheekh xasan allaah haku xafido

  • @sacdiyomaxamd2368
    @sacdiyomaxamd2368 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah shiikh xassaan waa run sheegay

  • @abdikarinmuktar7000
    @abdikarinmuktar7000 7 ปีที่แล้ว +17

    mansha allah culamadena ugu wawayn ah somaliyed illah haa idin xiifdiyo

  • @ibraahimmaxamud7906
    @ibraahimmaxamud7906 ปีที่แล้ว

    Baarakalaahu fiik wajaakalaahu kheyran waankusoobiirey daarul xadiith sheekh xasaan xuseen

  • @xaramrkc5724
    @xaramrkc5724 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashaalh shaykhunaa alkariim allehaku xafido

  • @hassanmohamedosman1167
    @hassanmohamedosman1167 5 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi ninka ugu fcnaa oo dawada tahy sheeekh Allah haku xifdiyo

  • @maryanruunxirsi405
    @maryanruunxirsi405 4 ปีที่แล้ว +20

    Sh xasaan xuseen aadam allaha ku barakeeyo cadowgada cataada hooteda allaha galiyo allaha ku suga dintaada aaamin aamiin

    • @bashiirmohamed8345
      @bashiirmohamed8345 2 ปีที่แล้ว

      War wad lun santahay xasaan cilmi mayaqaano ee dadka cilmiga dadka yaqaano baro jahilow

  • @SaSa-th5on
    @SaSa-th5on ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allah shekh xassaan waa run sheege oo geesi ah allaha xafido

  • @dekowosman9752
    @dekowosman9752 6 ปีที่แล้ว +18

    ماشاء الله اللهم احفظ علماء المسلمين ...إمين

  • @garaadshorts5371
    @garaadshorts5371 7 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah sheekh xassan si wanag ayuu u dooday

  • @sakariyehashi8393
    @sakariyehashi8393 2 ปีที่แล้ว +6

    Mashllha all hangout xifdiyo culimada😄😄😄😄😁

  • @عمرإبنالخطابالشاميالشامي
    @عمرإبنالخطابالشاميالشامي 6 ปีที่แล้ว +13

    Geeysiga islamka alle haku xifdiyo

  • @ashamohamed281
    @ashamohamed281 6 ปีที่แล้ว +6

    mash allah shekh xasaaan rabi hku dhawro

  • @mohamedaweis9924
    @mohamedaweis9924 6 ปีที่แล้ว +19

    Sh umal iyo sh mustafa waa kuwa waqti xadirkaan iigula macquulsan inta kale allahu aclam

  • @abshirohassen5
    @abshirohassen5 ปีที่แล้ว +6

    Sheikh Xasan Xussein ❤

  • @muhamoudmohamad4401
    @muhamoudmohamad4401 3 ปีที่แล้ว +7

    Yaa dawanayee 2021

  • @dul-qarnaynventures5113
    @dul-qarnaynventures5113 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah sheikul Islam xassaan Xussein. Guuleyso. Allah haku xafidho

  • @maxamuudismaaciil7933
    @maxamuudismaaciil7933 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allaah sheekh xasan abuu salman ilaah habarakeeyo waa lagu xadgud bay

  • @keeyrwadesiyaad730
    @keeyrwadesiyaad730 3 ปีที่แล้ว +10

    Sheekh xasaan Allaah hakudaayo cadawgaa hajabo nooloow geesigii islaamkoow

  • @mohamedmohamud9691
    @mohamedmohamud9691 2 ปีที่แล้ว +3

    Sheilh Hassan waa qof diinta u daacad ah kuwa I arkaay iyo imaqlaay kushaqaystana maaha. Ilahay ha xidiyo Sheeka.

  • @ahmedsharmake3825
    @ahmedsharmake3825 6 ปีที่แล้ว +6

    Alle ha xafido labada shiikh

  • @ابومسعودالصومالي
    @ابومسعودالصومالي 7 ปีที่แล้ว +14

    Allah waxan kabaryaya ilaahay inu xafido labada sheekhba

  • @خضراءمحمدحسن
    @خضراءمحمدحسن 2 ปีที่แล้ว +2

    Sheikh xasaan xuseen abuu salmaan❤sheikh ilahay caqli iyo cilmi isugudaray oon xaqa kagabanin.

  • @qoorgoye
    @qoorgoye 5 ปีที่แล้ว +14

    xayyakallah abuu salmaan

  • @bileahmed4806
    @bileahmed4806 7 ปีที่แล้ว +27

    Asalama alaikum dear all commenters please don't put your self in trouble with such sensitive issues please fear from Allah.

  • @luulmaxamud6389
    @luulmaxamud6389 6 ปีที่แล้ว +8

    Alah haxifdiyo culumada somaliyed

  • @bluesomaliaofficial4180
    @bluesomaliaofficial4180 3 ปีที่แล้ว +6

    ilah haku xafido Abu salamaan

  • @ashamohamed281
    @ashamohamed281 6 ปีที่แล้ว +4

    mash allah shekh xasaaan rabi hku dhawro

  • @hiboilix2104
    @hiboilix2104 หลายเดือนก่อน

    culimada allaha barakeeyo dhamantod

  • @dul-qarnaynventures5113
    @dul-qarnaynventures5113 ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah sheikul Islam xassaan Xussein Abu Salman. Landeere madax banan baa tahay . Noolow

  • @mohammedmursal7610
    @mohammedmursal7610 ปีที่แล้ว +9

    حفظك الله ورعاك شيخنا حسان

  • @axmedcabdishaaciye9472
    @axmedcabdishaaciye9472 10 ปีที่แล้ว +24

    allaah xaqa hana waafajiyo

    • @cabaasxasan1281
      @cabaasxasan1281 3 ปีที่แล้ว

      اللهم آمين يارب العالمين

  • @nimcojama4862
    @nimcojama4862 8 ปีที่แล้ว +66

    Sheekh umal dar alle ayaankuu jeclahay illaahay haku xafido wll

    • @nastexasiman9747
      @nastexasiman9747 6 ปีที่แล้ว +3

      Nimco Jama shiiq umal labo wajiile weye wax la jeclado mahan ka fiirso ee jeclow sh xasaan xusen

    • @ahmedcade8323
      @ahmedcade8323 6 ปีที่แล้ว

      sheikh umul Alla dartiii ayn kujecelnahy iskada munafiqinta ku neceb wrkoda

    • @muhsinmohamed7715
      @muhsinmohamed7715 6 ปีที่แล้ว +4

      nastexa siman asc walaal hadaad sheikha aduu aad necebtahay hanac siin dadka ma waxaad doonaysaa inay dadku cilmiga ka qaadan waayaan sheikha, aniga laaftaydu kheikha qaladaad waan ku yara arkay laakin hadana waan iska dhagaystaa oo sheikha dhagayso , waxaana ka yara khaldan masalada jihaadka, markaa sheikha ha dhsleecaynin walaal.

    • @wiilkareercaliwiilkareerca5169
      @wiilkareercaliwiilkareerca5169 6 ปีที่แล้ว

      nastexa siman
      Xasbunalah Wanicmal wakiil Adigu ma sheydaan baa tahy
      Ikahey ka Cabso

    • @rubixcube7234
      @rubixcube7234 5 ปีที่แล้ว

      nastexa siman
      Afkaga ur wlley

  • @KornelsalahSalah
    @KornelsalahSalah 9 หลายเดือนก่อน +1

    Allha xifdiyo sheikh xasaan❤

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 5 หลายเดือนก่อน

    Sh Alle haku barakeeyo hadalkaan waana deegay waanad ka garleedahay ragaas wax uhuurinaya bulshada

  • @yasinahmedosman82
    @yasinahmedosman82 6 ปีที่แล้ว +3

    Culumadeena alle hainoo xafido aamiin yaarabbi

  • @abdiosman8929
    @abdiosman8929 8 ปีที่แล้ว +23

    Bi'ismillah, anigu waxaan odhan lahaa yaan la is maxkamadeyn. Culimadii dawada laga soo doonanayey baad tihiin. Dawo bukootay ha noqonina. Khilaafkiina shaydaan ayaa ka faa'iidaysanayaa iyo intii muslinka neceb. Culimadu shafartooda ha dhawrsadeen. Culimadu waa masalkii diinta iyo umada. Walaalayaal ha is khilaafina, hana is xukumina, is jeclaada oo isku cudur daara. Wasalamu caleykun.

  • @HUSTLERS085
    @HUSTLERS085 5 ปีที่แล้ว +11

    mshalah Sheikh xasani runta alah aya kugujecel

    • @NuuradiinXuseen-q3m
      @NuuradiinXuseen-q3m 23 วันที่ผ่านมา

      runa masheega maxaad kujeclaatay waawahaabiye

  • @axmeddheereoffical7115
    @axmeddheereoffical7115 6 ปีที่แล้ว +10

    Mashaa allah shekh xasaan xusen abuu salmaan allah haku xifsiyo

  • @sudayss19
    @sudayss19 2 ปีที่แล้ว

    asc culumada iyo dhaman wllahay musliminta culays ayan daremayaye Fadlan isoo duceeya hayla dhafin ducada wll Fadlan

  • @axmedjaamow5722
    @axmedjaamow5722 5 ปีที่แล้ว +2

    Umul.sheikh.Laguma Tilmaami karo Xaqiiqda

  • @darajemohomed9116
    @darajemohomed9116 5 ปีที่แล้ว +6

    maashaalaah shiiqanaga

  • @sacdiyosiman971
    @sacdiyosiman971 7 ปีที่แล้ว +5

    sheikh xasan حفظك الله

  • @hamseibrahim2803
    @hamseibrahim2803 2 ปีที่แล้ว +2

    Sh Xasaan waa caalim balaaqad ilaahay siiyay oo aan gaban. Aniga waa sheekhayga ninkaasj warkisa cad

  • @carafaadcabdirisaq7081
    @carafaadcabdirisaq7081 4 ปีที่แล้ว +6

    Maasha alaah

  • @ruunmacalinmaxamad5802
    @ruunmacalinmaxamad5802 8 ปีที่แล้ว +22

    Illaahay Haku Sugo Hana kaa Xifdiyo Min kuli Shar wa makruuh.

  • @nasiibabdi2468
    @nasiibabdi2468 6 ปีที่แล้ว +7

    sheikh mahamed umal ilaahay haku xifdiyo

  • @abdulqadirawil1235
    @abdulqadirawil1235 8 ปีที่แล้ว +65

    umal iyo shible waaa culumda somalida ugu cilmi badan

    • @wadadatoosnaanta5912
      @wadadatoosnaanta5912 8 ปีที่แล้ว +3

      Ka ku dhahay saas anigaaa ka cilmi badan

    • @shamimquzed2644
      @shamimquzed2644 8 ปีที่แล้ว +4

      waa kuwa mar walba wax qaldan sheega iyaga waxaan ahayn oo dood loo haysto ma jirto

    • @shugrishire6928
      @shugrishire6928 7 ปีที่แล้ว

      Culumada wa iskuwadacilmi

    • @muhsinmohamed7715
      @muhsinmohamed7715 6 ปีที่แล้ว

      Afrax Awil waar waad kaftamaysaaye nacasyow

    • @nimoad1493
      @nimoad1493 6 ปีที่แล้ว

      sax, qof gaarayo male
      ilahy hanoodayo

  • @apdinuurmuuse7674
    @apdinuurmuuse7674 ปีที่แล้ว

    Alle ha unaxariisto shiikh cumar faaruuq

  • @xasandaahir2598
    @xasandaahir2598 7 ปีที่แล้ว +2

    sheekh xasan xuseen baa saxan ilaahay ha xafido sheekh xasan xuseen.

  • @abdikafi44
    @abdikafi44 6 ปีที่แล้ว +4

    Asc all Muslims. Fadlan yaa iishegi kara magaca nasheedata bilawka muqaalkan

  • @umubarakatalcumri3298
    @umubarakatalcumri3298 4 หลายเดือนก่อน

    Inta daawanaysa markii labaad ama markii sadexaad allaha idin barakeeyo❤

  • @ar0w025
    @ar0w025 6 ปีที่แล้ว +6

    Shekh umal alle dartii ayanku jeclahay

    • @saacidnuur4304
      @saacidnuur4304 3 ปีที่แล้ว +1

      Ale dartii uma jeclid ee waxad ku jeceshahay shadanimada

    • @nadifoomar9161
      @nadifoomar9161 3 ปีที่แล้ว

      @@saacidnuur4304 kkkkkk istaaqfurulah illhe kaxishoow wllo

  • @weriyeabshirshaacir614
    @weriyeabshirshaacir614 5 ปีที่แล้ว +2

    sheikh xasaan iyo sheikh umal illahay haidin xafido

  • @amatalaahhussein4836
    @amatalaahhussein4836 9 ปีที่แล้ว +5

    culimsdeenaalaah hainoo xifdiyo laakiin my sheekh is shibili

  • @adnankhasim1256
    @adnankhasim1256 9 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh Xaaaan Xafida hulah

  • @hyassin4276
    @hyassin4276 6 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh faaruq allah yarxamu wa sheikh kheyr badan, sheikh Hasan wa ladan dansan.wbt

  • @mohamedilkacase4692
    @mohamedilkacase4692 7 ปีที่แล้ว +6

    masha alah alle habarakayo culimadeena oodhan

  • @samiirjowhar5502
    @samiirjowhar5502 6 ปีที่แล้ว

    M.a alle haku xifdiyo sheikh xasaan xuseen aadam (abu Salman) cilmigagane alle hano barakeyo adne mizankaga xasanadka alle haku saaro sheikheyna

  • @xasanyusufcabdillaahi978
    @xasanyusufcabdillaahi978 6 ปีที่แล้ว +5

    sheekh xassaan waa sheekh wallaahay tafa oo caqliga aanu Ku gaadhayn sheekh umal waxaan sheekh umal u soon jeedinayaa sheekh waa runtii waa Shirqool wallaahay halaga xishoodo sheekh xassaan ma gaadhaysid umalow anigu waxaan leeyahay sheekh xassaan was xabru hadihil ummah

  • @Mohamedyare-yz5gh
    @Mohamedyare-yz5gh 9 ปีที่แล้ว +67

    حفظ الله شيخ حسان في الدنيا والاخرة

    • @xuseen7280
      @xuseen7280 6 ปีที่แล้ว +1

      Kalamaan @

    • @maryan1235
      @maryan1235 3 ปีที่แล้ว +1

      Yuhuud

    • @diyeshe-yare
      @diyeshe-yare 2 ปีที่แล้ว +3

      @@maryan1235 adeb daranidaa

    • @ibraahimmaxamud7906
      @ibraahimmaxamud7906 ปีที่แล้ว

      Wac

    • @choukrikhalinleh-526
      @choukrikhalinleh-526 ปีที่แล้ว +1

      ,culimada. soomaaliyeed. waan idin.jecel nahay. hkilaafka. maad nagadeey waaxaadti hiin.marjicii.an.unoqonayna

  • @abuqital1741
    @abuqital1741 6 ปีที่แล้ว +8

    Sheikh xassan xussein xafidhahullah

  • @xamseaxmed2413
    @xamseaxmed2413 5 ปีที่แล้ว +2

    mansha allah ale culumada hanoo
    barakeeyo

  • @maxamedcabdiqaadircusmaa-ku9ox
    @maxamedcabdiqaadircusmaa-ku9ox 6 หลายเดือนก่อน

    Allaah haku xafido shekhey

  • @QueenLayla-c5v
    @QueenLayla-c5v ปีที่แล้ว +2

    Xasaan xafida hu laah❤❤❤❤❤❤

  • @xassan1964
    @xassan1964 8 ปีที่แล้ว +20

    Ilaahoow xifid sh Xasaan
    waa Libaax aan xaqa ka ganban

  • @acazaam
    @acazaam 7 ปีที่แล้ว +2

    Labada wadaad midna habraha caanaha gada buu lahadlaa midna culumada somaliyed iyo indheer garadku lahadlaa arka umal wxa ow dadka ufasiraa caruurta taqaane xasaaanna arka mashallah cilmi iyo caqli wax bdn buu kuu ziyaaadin isuma dhawa yaan lagu wareerin

  • @saudaadan1079
    @saudaadan1079 6 ปีที่แล้ว +4

    Sheekh xasan xafida uhallah

  • @AbdallaArte
    @AbdallaArte 20 วันที่ผ่านมา

    Sheikh xasaan xuseen adam sheekhul islaam walee waa libaax ❤

  • @abdifatahxiis7462
    @abdifatahxiis7462 3 ปีที่แล้ว +9

    Geesinimo iyo Calimno.. sh hasan ugu imow.

  • @ogaan3648
    @ogaan3648 9 ปีที่แล้ว +52

    حفظه الله ورعاه شيخ حسن

    • @dacwatulkhayr4113
      @dacwatulkhayr4113 6 ปีที่แล้ว

      Sh.xassan waa culamaa,ul millah

    • @hsndkn1882
      @hsndkn1882 4 ปีที่แล้ว

      @đe siłėnt سكنساااشاطاشاااشامطكبطب

    • @hsndkn1882
      @hsndkn1882 4 ปีที่แล้ว

      ا

    • @hsndkn1882
      @hsndkn1882 4 ปีที่แล้ว

      شاط

    • @mohamedfarah8037
      @mohamedfarah8037 2 ปีที่แล้ว

      Uxfvxxb1whwgssfzx🙄

  • @Xaad52
    @Xaad52 6 ปีที่แล้ว +6

    Mash allah

  • @guletizmail8349
    @guletizmail8349 2 ปีที่แล้ว

    Shekh umal Allah ha xifdiye shekh umal wuu saxanyay

  • @hyassin4276
    @hyassin4276 6 ปีที่แล้ว +12

    Asc dhamaan culumada xaqa Allah hatuso.ileyn culumadu wa axakiimti Iyo shabaab oo inta badan ay shaar noso gashteyn subxanallah wbt.

  • @sacdiyosiman971
    @sacdiyosiman971 7 ปีที่แล้ว +4

    sheikh xasan حفظك الله

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 หลายเดือนก่อน

    Sh umal ❤

  • @sharmaarkeabdirisaq2565
    @sharmaarkeabdirisaq2565 9 ปีที่แล้ว +8

    xafidahu lah sh.xasan fidubyaa wal akhirah

  • @hajimukhatarmasaajid6208
    @hajimukhatarmasaajid6208 3 ปีที่แล้ว +2

    Cilmiga and baranryno Alla hanagu anfaco.ooyunan wabal inagaga dhigin culimadakudhaqantana alla haxafdiyo.