Xogta dagaalka xasan sh & Lafta gareen miyuu dib u qarxay, Deni ma isagaa xasan u baahan Mucjisada

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 24

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid jaale ❤❤

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤ Ethiopia yaanu rabnaa

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r หลายเดือนก่อน +4

    Galgudud dagaal ba socda xasan baa wada runta waa sidaas

  • @Blackiislo
    @Blackiislo หลายเดือนก่อน +2

    Suldaanka TV oo si dad ban eithopia u taageeray wallee beentaada danbo ma dhageysto 😢😢😢😢

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 หลายเดือนก่อน +2

    xasan sheekh meeshoo dadka intoo kiciyo oo itobiya iska dhiciya inoo dhoho laga rabay isagaa fidno eh shacabkii somaliyed dhex dooda dagaal ku hurinaayo alla doqon sanaa xasan sheekh waxaan dadkii doortay ayaaba waal naayeen

  • @gare12
    @gare12 หลายเดือนก่อน +1

    ADIGU MADAXWEYNE XASAN AFKAADA WAXBA UGA QAADIMEEYSID EE ISKA ORI

  • @hassanalqamar6218
    @hassanalqamar6218 หลายเดือนก่อน

    Aniga waan suglasiyah digalka soomali iyo Ethiopia waxa raba Somali qaabka lolenayo ina arka Aya raba

    • @hassanalqamar6218
      @hassanalqamar6218 หลายเดือนก่อน

      Somali waa dul mahaa dadka
      Dadka somali joko waa qabilste hadamadan qabilsste

  • @AbdiMawlid-u3c
    @AbdiMawlid-u3c หลายเดือนก่อน

    ok

  • @CaliCali-q8k
    @CaliCali-q8k หลายเดือนก่อน

    Cali.moorgaN❤

  • @MohamedYoussuf-f1z
    @MohamedYoussuf-f1z หลายเดือนก่อน +2

    Suldaanka tv dagalka aad DFS ku haysan joojiya dadweynaha soomaaliyed ee jecel nabada iyo dowladnimada ha ka fogadan warbahinada dagalka ku haya DFS.Guul iyo gobanimo soomaali weyn.💪💪💪💪💪

  • @maxamedadamcabdi8496
    @maxamedadamcabdi8496 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh hadalkii caawa yiraahdo subaxdii waa Ka baxa
    Weriyaasha xasan taagyeero waddani ma ahaa waa sida xasan oo kale hunguri doon

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan waa diktater waayo dalku waa federation dorashada konfur galbeed waxay utalaa reer konfur galbeed

  • @DaadirCade-u1j
    @DaadirCade-u1j หลายเดือนก่อน

    hda waxa u badan

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw หลายเดือนก่อน

    Xasaan maxaad soogey meel saar kuwaa didan horii uu sucadka

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k หลายเดือนก่อน

    waaln lala xisaabtamaa lafta qareen iyo Daniel weriye adiga waxa adiga rabio

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 หลายเดือนก่อน

    Adigoo kale ayaa kuriixaya

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r หลายเดือนก่อน +1

    Xasan wa la qabanaya waa tuug halaga qabto wadanka

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 หลายเดือนก่อน

    Waxbaa kamaxayirna puntland waayo gooni ayaa loo siyaa dhaqalaheeda oo weey iskutashaty puntland

  • @HassanKhaliif-o6v
    @HassanKhaliif-o6v หลายเดือนก่อน

    Seeded.uhadlaysaa.intaadan.hadlin.miisaan.hadalkaaga.malaaayiin..qofod.amaruux.ayaafirsanaya.hadalkaaga.

  • @ifraaxqurux9873
    @ifraaxqurux9873 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkl

  • @aliguleed6748
    @aliguleed6748 หลายเดือนก่อน

    Wariye miyaa tahay mise siyaasi

  • @farxiyojiinoowaadan44
    @farxiyojiinoowaadan44 หลายเดือนก่อน

    Ma lakamarmo waayo owned ayaa kadhaxeyso

  • @maxamedadamcabdi8496
    @maxamedadamcabdi8496 หลายเดือนก่อน

    Maxaa beenta u sheegeysa badbaada qaran yaa abuurey