Waa la daawanaa waana lamaqlaa hadii uu muuse cocdad ka gedisto oo uu dhaco codadka cirro waxa ka dhalan karo waa garanaa muuse waxaa u roon in uu yiraah gudiga doorashada faraha kala baxo haduu yiraah igu shuba codadka cirro waxay soo dadijinee dagaal i ka qarxa hargeysa iyo burco marka waa inuu faraha kala baxaa habsami u socodka doorashada uu ka daayaa faragelinta haduu is yiraah boob oo ku shubo soomaaliland way burburi doontaa asagana ma fadhi doono meesha masuulna asaa ka noqon doona waxa dhaca , waxa u roon in uu aqbalo sugo natiijada .ugu dambeysa.inta lasoo xirayo sanduuqyada cod bixinta..aqbalaana natiijada. .

000000000000000000000000⁰00000000000000000000000000⁰000000000000000000000000000000p⁰000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000000😊
Kaliya 25% ayuu ubaahanyahay cirro wareega labaad rajadiisana aad ayay uwaynthy halka Muse looga baahan 66% wareega labaad ee qiyaastii 600k dad ah tuuri doonaan codadkooda.
Beeneey waa run
Xoogaa badhs idka yaree
Biixi paid money to Samaar where the money came from this is not fair the people of Somaliland are hungry furthermore there is a none development
Muuse guddoomiyaha gudiga doorashada ameey is ogyihiin ?
Sxb war sax adiga waa kadhertahy sow adiga lahaa Ciro ayaa gulaystay oo xata cidan ilali ayaa loo diray sxb warbahintu waa sed EEE warka ad uhubiya
Hilaac waxa rebay heerkiisa oo ururo kale u codeyay
Kuma qusayso dameeraw
Waar alle ka baq weriye
I😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
beenbaa lagugu yaqaanaa