ZAKARIYE KOBCIYE 2021 | DUMARKU WAA DHAAYAHEENA | HEES CUSUB

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 35

  • @naftauroon2482
    @naftauroon2482 4 ปีที่แล้ว +7

    Waaaaah waaaah ninkaan waa fanaan abwaan laxamiiste iska heees uma heeeso heees walbo heeesta Kale way kadaran tahay noooolooooiw sakariye xaqiiiqo waaye Walhi ✅👏👏👏👏waa gun Walhi Ninka raga dhaqan kiisa mahin

  • @yesmediaproduction8429
    @yesmediaproduction8429 4 ปีที่แล้ว +15

    Sakariye kobciye wlhi waa fanan dhamays tiran xaqiiqatan intii igu racsan like isku muuji

  • @zgazga291
    @zgazga291 4 ปีที่แล้ว +9

    ✔️Dumarku waa 4 waa hooyo, ama xaas, ama gabar aad dhashay ama walaashaa.
    💐💕Markaad hooyadaa aragto xasuuso in janadaadu ay cagaheeda hoostooda ku jirto,
    ✔️Markaad xaaskaaga aragto xasuuso Dardaaranki Rasuulka SCW ee ahaa waxaa idiinku khayr badan ka xaaskiisa u roon, ♥
    ✔️ Markaad walaashaa aragto xasuuso dardaarankii Rasuulka SCW ee ahaa haweenka u tura, 😍
    ✔️Markaad gabadhaada aragto Xasuuso inay
    Xijaab kaaga tahay Naarta. ⛮
    ✔️Xuquuqda dumarka ay leeyihiin ma aha mid dhaqanka reer galbeedka ka baranayno ee waa mid ay Allaah SWT iyo Rasuulkiisu Ina bareen ee aan ku dadaalno daryeelkooda iyo u naxariisashadooda.
    💐💕❤️ Dumarkena Allah ha barakeeyo

  • @raageugaaz7880
    @raageugaaz7880 4 ปีที่แล้ว +3

    Dhedig noloshoo dhan weeyaaN🥰🥰

  • @ayaanabdi2650
    @ayaanabdi2650 4 ปีที่แล้ว +2

    Walee ragii waad nooga hiilisay Fanan jira sekeriye kobciye

  • @qalbinuuriya239
    @qalbinuuriya239 4 ปีที่แล้ว

    Fananka fananada eryaday sakariye kobciye keep going bro

  • @Mohamett_hassen
    @Mohamett_hassen 4 ปีที่แล้ว +5

    Inta Markay sakariye Kobciye Aragtay so Oraday 👍

  • @CaashoCabdullahi-n9s
    @CaashoCabdullahi-n9s 9 หลายเดือนก่อน

    Ala fanaankaan🥺😭😭

  • @farxiyoluulofficiall697
    @farxiyoluulofficiall697 4 ปีที่แล้ว

    Zakariye fanaan buuxa ❤️💙

  • @husseinmgaate2154
    @husseinmgaate2154 4 ปีที่แล้ว +1

    Wooow ninkan waa Fanaan buuxa
    Mattan Pro so saarir wngsn ayaad leedahay ee keep going Brother

  • @khadarhussien1306
    @khadarhussien1306 4 ปีที่แล้ว

    Waa hees shidan.thanks alfanan kobciye

  • @bushromohamed2328
    @bushromohamed2328 4 ปีที่แล้ว +3

    Fast community🤣🥰🥰🥰❤️✌️

  • @mohamethhirzi3868
    @mohamethhirzi3868 4 ปีที่แล้ว

    Inankii inamad Iga dheH zakariYe KopciY3 👅🙅‍♂️🤩🤩

  • @hamdabaashe3265
    @hamdabaashe3265 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhaliilo muxuu u yeelay😭
    dhag xumo iyo iin u raadshay 😭
    midaan uba dhalanin ceeb😭
    🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔🤔
    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Ozziany
    @Ozziany 4 ปีที่แล้ว

    Zakariye kobciye mashallah fanka ustaad kisa

  • @shukrimohamud4189
    @shukrimohamud4189 4 ปีที่แล้ว

    Wixii rag ah heestaan sifiicn udhageesta bal

  • @kotharkarim
    @kotharkarim 4 ปีที่แล้ว +2

    brother let them know that is turth thanks 👍 Somali stop playing with women God 🙏 don't like such mans

  • @Muhiyadiinhassan
    @Muhiyadiinhassan 4 ปีที่แล้ว

    mnsha allah alfanan abwan ustaad sakariye kobciye thankz matan pro

  • @miskishidane4167
    @miskishidane4167 4 ปีที่แล้ว +2

    😭😭😭😭😭😭🥺🥺🥺🥺 mexey itaabaneysaa heestaan ilaahow cadaalad isiiii iyo mid i xaqdhowra

  • @fardowsaaabdi1569
    @fardowsaaabdi1569 4 ปีที่แล้ว +1

    ☑️☑️☑️💔💔😭

  • @mohamedvlogs4309
    @mohamedvlogs4309 4 ปีที่แล้ว

    Mattan Pro🔥🔥🎉🎉

  • @ahmedliicaaawi360
    @ahmedliicaaawi360 4 ปีที่แล้ว +1

    Wa ereyo

  • @shukrimohamud4189
    @shukrimohamud4189 4 ปีที่แล้ว

    Heestaan saciid qalinle ku aragay ayadoo coming son ah

  • @ahmedliicaaawi360
    @ahmedliicaaawi360 4 ปีที่แล้ว +1

    Fcn

  • @missmushtaq6566
    @missmushtaq6566 4 ปีที่แล้ว

    😭😭😭😭😭

  • @mursalcabdi7396
    @mursalcabdi7396 4 ปีที่แล้ว

    Erayo laxan cod waa isu darsaday mr kobciye

  • @Gn-masaaari432
    @Gn-masaaari432 4 ปีที่แล้ว

    Mattn bro hesti
    Ali Dhanto ee Qomamo jacel
    Aydo lyrcs ah noso gali plz🙏🙏🙏

  • @xidigcabdulahi7064
    @xidigcabdulahi7064 4 ปีที่แล้ว

    Mattan bro keep going

  • @xaliimocabdi2460
    @xaliimocabdi2460 4 ปีที่แล้ว

    😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪