SACIID QALINLE HEES CUSUB DUMARKA WAA DHAAYAHEENA OFFICIAL VIDEO 2021

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 8 ก.พ. 2025
  • Erayada Iyo Laxanka Sakariye Kobciye
    Music Abdi Abiib
    Farsamadii Mt Barwaaqo
    Soo Saarista Balanbaalis Studio
    Hooyga Murtida Iyo Madadaalada
  • เพลง

ความคิดเห็น • 348

  • @DAYIBQOODH
    @DAYIBQOODH 4 ปีที่แล้ว +129

    Alla heeskan maxaan sugnay aniga iyo dhamaan dumarka somaliyeedba👏❤👍

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 4 ปีที่แล้ว +89

    Gabadhi ladhawaca darrrmeyso heesta
    Like me 😭😢😥😰😭
    But alxmdllh everything

    • @abdikarimahmed4724
      @abdikarimahmed4724 3 ปีที่แล้ว +2

      Sorry huuuno❤️🥺

    • @asmaabuukar1705
      @asmaabuukar1705 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdikarimahmed4724 dhibmalahn
      Aboowe ❤❤❤❤

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 ปีที่แล้ว +1

      Ragu kuwa xun iyo kuwo fiicanba way leeyihiin

  • @Ceebla8335
    @Ceebla8335 4 ปีที่แล้ว +161

    Midaan dhaqashaba aqoon bu alle igu beegay wuxuu dhalandhool ii gaystay wuxu ciil badan iigaystay alle inu boogahayga dawo uga dhigo ubadka nadhexyaal baan ka baryay dareen HOOYONIMO baa idabraYa allow adiga sadka bixiyee Samir quluubtayda ku DaMi dabka ka baxaya👏😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @caaishoabdinasir1846
      @caaishoabdinasir1846 4 ปีที่แล้ว +3

      Samir abayo 😭😭😭😭😭😭

    • @munocabdi5288
      @munocabdi5288 4 ปีที่แล้ว +4

      Alha bogahaga ha dhayo samirka badi abyo 😥

    • @Ceebla8335
      @Ceebla8335 4 ปีที่แล้ว +3

      @@caaishoabdinasir1846 inshllh mcnto

    • @Ceebla8335
      @Ceebla8335 4 ปีที่แล้ว +1

      @@munocabdi5288 amiin amiin ya rabi xbbti

    • @monniiadam3462
      @monniiadam3462 4 ปีที่แล้ว +4

      Oh sorry abyo anaga gabdha kula ah oo ku garab tagan 💔🥲😭

  • @bashidigyare9158
    @bashidigyare9158 4 ปีที่แล้ว +52

    Gabadha somaliyed madaxoda kor Allah kadhigo 🤲🤲 waa idinjcly❤❤❤

  • @nasraabdalla7770
    @nasraabdalla7770 4 ปีที่แล้ว +19

    Muda dheer kadib waan hellnay hestaa nagu ququjineyseen mahdsnidiin team balnbaalis studios iyo fanaankeena saxiid qalinle 🎙 ♥ ❤ 👌 ✨

  • @ugaaskaramo7555
    @ugaaskaramo7555 4 ปีที่แล้ว +40

    Kobciye wilka ayaa kaga Wacan inta ila argtay like igusoo Qabta 🥰🥰

  • @lakijamac5735
    @lakijamac5735 4 ปีที่แล้ว +18

    Been mahan wllkay horay usoco fanan iyo badh weyan siciid

  • @faynuustamudug3245
    @faynuustamudug3245 4 ปีที่แล้ว +21

    😰Walhi way isaamysay waana ka damwaday sida arxandarada ee dumarka somaliyed loola dhaqmo iyadoo uga soo tagty gurigoodii oo buuxa lkn waxaan niyada ku dhisan inay jiraan rag noo damqanaya 2021 hadii lagaary dumar danbe oo silcaya yaan la arag ragow dumarku waa dhaayihiina
    Ilahy waxaan kabaryayn inta sugaysa mustaqbka nolol wangsan inay ku noolaadan helaana rag u damqada inta lasoo dhaawacyna waxaan oran nolosha how jabin qof hadui kusoo maray mid wangsan waa helaysaa alle talo saaro❣

    • @ayuubabdiqani7923
      @ayuubabdiqani7923 ปีที่แล้ว +1

      Raga kuwa xun iyo kuwa fiican waa lewyihiin dumarkana sidoo kale waaye

  • @muhiimibrahim5214
    @muhiimibrahim5214 4 ปีที่แล้ว +12

    dhaliilo muxu u yeelay dhagxumo iyo iiN u raadshay. Midaan u Ba dhalan ceeb 😥🥰🥰🥰

  • @Madar_mohamed
    @Madar_mohamed 4 ปีที่แล้ว +22

    Wllky siciid qalinle Hore u soco zhp

  • @lovemom559
    @lovemom559 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabar kastaa oo la furay micnaheeda maahan in lasoo xumeyay ama ay ayada xuntahay ayadoo lees xumeenin waliba lees jecel yahay ❤️ayuu hadane calafka dhamaan karaa💔 ee hubka hala dhigo wiilasheena mid xun Iyo mid fiicanba way leeyahiin ee Alle ha inoo sabo

  • @rukiyamohamed8050
    @rukiyamohamed8050 4 ปีที่แล้ว +16

    Heestaan waa na taabaneysaa haddi aan dumar nahay maxaan waayo soo joogney heestaan waa naga soo daahdey sacid qalinlow horey u soco

    • @umusamiirachannel2194
      @umusamiirachannel2194 4 ปีที่แล้ว +1

      xbbti subscribe ii saar

    • @cabdirisaaqcabdirisaaq5605
      @cabdirisaaqcabdirisaaq5605 4 ปีที่แล้ว

      Waa run lkn
      Idin kuba waad ma dhibtaan

    • @rukiyamohamed8050
      @rukiyamohamed8050 4 ปีที่แล้ว +2

      @@cabdirisaaqcabdirisaaq5605 anagu wax dhibno inaan wax hagaajino ma ah lkinse kuwa guryaha debeda noga tuuro baad tihiin ragiina

  • @arizoonajr7625
    @arizoonajr7625 4 ปีที่แล้ว +8

    Gabdhahena somaliyed Gob ba tihiin madaxiina kor💪

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 4 ปีที่แล้ว +3

    Gabdhaha dhabarka kusida nebciyaa nin gabadh xumeeya ama bahdila walee kuma talo jiro inshallah🙏

  • @abdiaziizyareofficial6920
    @abdiaziizyareofficial6920 4 ปีที่แล้ว +12

    Saciid Qalinle nin aan jeclhy KEEP GOING

  • @ismailsalah3751
    @ismailsalah3751 4 ปีที่แล้ว +6

    First qalinle fanan aan wato

  • @sundisqalanjo5111
    @sundisqalanjo5111 4 ปีที่แล้ว +15

    Yaa sidayDa Oo KLe HEESTAN Ilaa Sugayaaay♥️

  • @amuunali6280
    @amuunali6280 4 ปีที่แล้ว +37

    Heestaan waxan dhagaysanayaa anigoo garoob ah
    Waxaana kala tagnay maanta galabtiib
    Azna mustaqbal wanagsan rabi hasiiyo ana sidoo kele

  • @claahimaxamed377
    @claahimaxamed377 4 ปีที่แล้ว +48

    FROM LASCANOD LIKE DHAC KUSII♥️

    • @ifiyahadiintaofficial7686
      @ifiyahadiintaofficial7686 4 ปีที่แล้ว

      Ii cimaamada oo subscribe dhac iigu siiya chenel-ka

    • @adnan-il2nf
      @adnan-il2nf 4 ปีที่แล้ว

      My home lascanod ❤️

    • @adamsaid1965
      @adamsaid1965 3 ปีที่แล้ว

      Big UP Darawish my people 🐎 💙

  • @nafisaali6121
    @nafisaali6121 4 ปีที่แล้ว +5

    Muxuu ciil bdn dhex joojay😭😭😭😭allow nin markle qalbigeyga jabiya iga qabo🤲🤲😭😭🥺

  • @mariamelmiofficial7541
    @mariamelmiofficial7541 4 ปีที่แล้ว +33

    Allw inta iska bula usahl mid dhbrka ngu sida aan ani ka mid ahy 🤲😪

  • @kornelqays4806
    @kornelqays4806 4 ปีที่แล้ว +11

    ☝️ Siciid qalinle keep going sami cade caruus sdo kle hambalyo

  • @mustafyousuf3802
    @mustafyousuf3802 3 ปีที่แล้ว +13

    Dumarku waa dhayaheena❤👑🙏

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 4 ปีที่แล้ว +1

    Legend saciid qalinle fanaan fanaaniinti hore boozkooda buuxin karoh👍👍👍

  • @team_sharma3241
    @team_sharma3241 4 ปีที่แล้ว +9

    Anigoo OG inaan ahay nin aad ugu kulul dumarka waayo waa sidii aabahay iyo awoowayaashay aan ka dhaxlay, waxaan joojinayaa xasuuqa dumarka iidhaxa 2 badoodaba inshallah!!

    • @adnaahmed1628
      @adnaahmed1628 4 ปีที่แล้ว

      Haa jooji aakhira loo socdaa 😂😂😂😂😂

    • @Ehel_Caashaq1
      @Ehel_Caashaq1 4 ปีที่แล้ว

      @@adnaahmed1628 Walahi waan qoslay jooji dheh😂😂😂😂

    • @M73ss
      @M73ss 4 ปีที่แล้ว +1

      Naago masakiima ku ciyaari kartaan ee anigo kale yaa gacanta ii kiinso galiya walliye bille nolasha idin nacsiin laha , naagow waxii idin dhiba idinkuna dhiba!!

  • @amiindeeqsi6400
    @amiindeeqsi6400 2 ปีที่แล้ว

    Walle gabar ii dhaxday inan xumey neyn intan sasabi karo waan sasabi oon laapteyda ku seexin hadey Iska key riixdana Waan ka socon life is easy maaha in Leys xumeeyo ama boogo jirka iyo qalbiga leyska gaarsiiyo mid gabar ah baa Ila dhalatay wlhi hadu nin inu u gacan qaado Iska daaye Il xun ku dayo wlhi inaanan seedi nimo iyo xidid midna aqoon oon nin facay cml u feeraya 👊 👊👊👊👊

  • @bilanbashaasha7933
    @bilanbashaasha7933 4 ปีที่แล้ว +4

    😰💔😭😢 raga somaliyed qaar Bila naxariis ah bakujira walhi wara dumarka u naxariista 😭💔💔💔💔

  • @meymunshirwa2951
    @meymunshirwa2951 4 ปีที่แล้ว +1

    Alliya cisad fanaan aan aad ujeclahay Siciid Qalinle ❤️❤️❤️👍👍👍

  • @ismaythanuuraane4132
    @ismaythanuuraane4132 4 ปีที่แล้ว +7

    Nio kobciye waa laka yaabanyahay erayo iyo laxan ba asigaa iska haysto fanka

  • @musabally5694
    @musabally5694 4 ปีที่แล้ว +2

    Am first waatchinG wallaHi gaMe dheeLaaYe
    HeestaN ii soo dhaCdaY wa ku dhiFtaY
    Waaba hees aaanan faHmeen meeL usocoto
    Muxuu ciiL badaN dheX joojaY

  • @gasira1173
    @gasira1173 2 ปีที่แล้ว +1

    Gbdh la dhabacay sido kle unba daremeysaa erayadan ya allah adaa farxad waarta ku weydiisan💔🥺

  • @majajahsjs4016
    @majajahsjs4016 3 ปีที่แล้ว

    Walee willaan cod iyo qurux ba wuu hayaa masha alah

  • @adnaahmed1628
    @adnaahmed1628 4 ปีที่แล้ว

    Heestan sugaanyey wooooow Maasha allaah Boqorka illaahay codka ugu hideeyey allaahow cimri dheer kusii codkaagana kuuga daa ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍🌹🌹🌹🌹🌹

  • @hooyomuraayad4929
    @hooyomuraayad4929 2 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhii ladhawacay aya hestan daremi karto
    Cod io qurux isku darsaty powe

  • @berlulainaabi6970
    @berlulainaabi6970 4 ปีที่แล้ว +2

    Sharaf iyo karamo ku haya wallkey sicid qalinle✅🙏

  • @hapaneshaydo9
    @hapaneshaydo9 4 ปีที่แล้ว +1

    Dumarku wa dhaayaheena
    Haweenka Allow cisee
    SaLan Zare hapLah SomaLiyed✋

  • @farxiyocali203
    @farxiyocali203 4 ปีที่แล้ว +2

    Walle Ben mahan raaga inta xun badan ilaah xaqa ha tuso

  • @abshiroahmed8041
    @abshiroahmed8041 3 ปีที่แล้ว

    horay usoco walal saciid 💥💥💥💥🌺🌺🌺🌺🌺dumarka wa ubax ee hala dhooro

  • @bilanyusuf1398
    @bilanyusuf1398 4 ปีที่แล้ว +2

    fananka cod maca m.a nin weyn inu qaday moday inta ila mid ah like ha ila dhafin 😘

  • @heyleproduction
    @heyleproduction 4 ปีที่แล้ว +1

    muqaal shidan hees qiiro leh fanan cod macaan horumar wacan saami cadde

  • @zuheybtayoZ.T
    @zuheybtayoZ.T 4 ปีที่แล้ว +2

    One AND ONLY PHOTOGRAPH +VIDEO EDITING SAMII CADE
    HORMARKISAA MUQDISHO DHANBAA LAGA DAREMAAY
    Respect bro💪💪🏆🏆👑👑✅✅👈

  • @drsayaanbintuibrahim2929
    @drsayaanbintuibrahim2929 4 ปีที่แล้ว +6

    Wllhi heestan ani igu socota midaan jcylka waxba ka aqoon wakhtigygi ku lumiyey

  • @mohamedabukarhusein3631
    @mohamedabukarhusein3631 3 ปีที่แล้ว

    Wlh heestaan markaan dhegeestey wexeey iguleedahay saameen

  • @ferihahassanmohamed1739
    @ferihahassanmohamed1739 หลายเดือนก่อน

    Amaa anaa la ii soo gaadey heestaan😢

  • @abdiahmed9054
    @abdiahmed9054 4 ปีที่แล้ว +8

    3 years jeceyl ihayaa hadii laguursaday xitaa qalbigeega waa ka bixi la dahay abwaano iyo talo wanaag ayaa ubaahanahay ikhiyaarey 😭😭😭

    • @rakia143
      @rakia143 4 ปีที่แล้ว +1

      Alla qalbiga hakuu dhayo wll waa Lagula qabaaye aniba mid aan sadax sano wada soconahay Baan macsalaamay isbuuci hore😢😢😢

    • @abdiahmed9054
      @abdiahmed9054 4 ปีที่แล้ว

      @@rakia143 sorry 😢

    • @caaishoabdinasir1846
      @caaishoabdinasir1846 4 ปีที่แล้ว +2

      Kalgaceylku waa sad hadana waa sun sorry wll alle qalbiga hakuu dhayo😥

    • @filsanfil2408
      @filsanfil2408 4 ปีที่แล้ว +4

      Ilahay qalbiga haku qaboojiyo bro. Waxaad ogaata in aad ilaawaysid gabadhaas wakhti bes ayey kugu qadaneysa. Mardhow ayaad arkaysa adigoo dareenkeeda maalinba tan ka danbaysa kasii yaranayo, waana wax dadka qisooyinkaan oo kale ku dhacaan wada maraan.
      Hore u soco, rabbina mid ka kheyr badan ayaan kaga rajaynayaa.
      Anigu hada ka hor wiil aan wakhti badan wada soconay, oo aan rabay, Ayaa waalidkay ii dideen markuu isoo doontay. Waxaan goaansaday in aan waalidkay ixtiraamo, Sidaas ayaan kula tagnay.
      Mudo kadib ilahay wuxuu qoray wiil kale in aan isbarano wanaag iyo jacayl na dhexmaray. Waan is guursanay hadana 5 sano. Ayaan reer leeyahay runtiina waxay ii noqotay shantaas sano janadii aduunka. Waa wiil gobta somaliyeed ah.
      Kun jeer ayaan isleeyahay xaajigaga wax badan dheer wiilkii hore.
      Qoraalkaan dheer waxaan wakhtiga u galiyey in kugu niyad dajiyo walalkay. Nafta kheyr u sheeg.

    • @abdiahmed9054
      @abdiahmed9054 4 ปีที่แล้ว +1

      @@filsanfil2408 abayo marka hore mahadsanid kun jeer rabina reerkaaga xaajigaaga caruurtada cimri dheer caafimaad cibaado suuban ayaa kuugu duceeyay farxad noloshiina kuwaara mida kale runtii sidaan ahaa iyo sida aan hada ahay farqi weyn udhaxeeya alx caawana hadalkaaga markaan aqristay inaa caafimaaday ayaaba dareemooyaa kun jeer rabi raali kaa noqoy ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @cabdulahijaamac6521
    @cabdulahijaamac6521 2 ปีที่แล้ว

    Waasaxa alaha kuxafido walale

  • @muniiryare5830
    @muniiryare5830 4 ปีที่แล้ว +1

    SakariYe koBiciYeH waa qoF wlhi habalah garanYah XalkeY noo tagenYiiHiin

  • @اللهمارحمنيبالقرآن-و5ي
    @اللهمارحمنيبالقرآن-و5ي 4 ปีที่แล้ว

    dumarka somaliyed wallahi wan idin jeclahay guleysta ilahey maidintuso wax idindhiba Love ❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💕❤️💔❤️💕💕💕🌹🌹🌹dhaman gibdhahena quruxdha leh ee somaliyed waa qurux aan dorsomeynin

  • @amiramohamed1129
    @amiramohamed1129 4 ปีที่แล้ว +9

    Ninkaaan heesta inaaan lajilee eheed why waxaalarabay qof xanuunka dareemikaro oo sifiican ujilikaro

  • @kingmooyamooyaoscar8327
    @kingmooyamooyaoscar8327 4 ปีที่แล้ว

    M.a beez ima baahno isagoo natural ah ayuu wataa qalinle keep going bro

  • @abdulqadirsomali
    @abdulqadirsomali 4 ปีที่แล้ว +3

    "Dhadigu noloshoo dhan weeye
    Dumarku waa dhaayaheena
    Ninkii dhibayaana waa gun
    Ragana dhaqankiisa ma ahe
    Haweenka udhiga dushiina
    Kusida dhabarkoo ilaasha"

  • @hamzeidea876
    @hamzeidea876 4 ปีที่แล้ว +1

    WLLHI RUNPUU KAHDLAY FANAAN QALINLE😘😍

  • @zaprina8142
    @zaprina8142 4 ปีที่แล้ว +1

    Yaa rabbi ii barakee kaan rag ka calmaday🤲

  • @BUNEYSAED
    @BUNEYSAED ปีที่แล้ว +1

    Intu helay gaari dhowran mxu cidlo Kaga dhaqaaqay💔

  • @asadduuni_topic
    @asadduuni_topic 4 ปีที่แล้ว +1

    Mash allah dumarku waa hilibkeena brother

  • @zahriinaahmed7845
    @zahriinaahmed7845 4 ปีที่แล้ว +3

    😔😔💘💔 wlhi qalbuge iga tabanesaa illahow qalbiyadena noo qaboji😭😭

  • @abdinaasiraliahmed2371
    @abdinaasiraliahmed2371 4 ปีที่แล้ว +6

    Dumarku waa Dhayehena ❤️🔥

  • @maryanaxmed9494
    @maryanaxmed9494 4 ปีที่แล้ว

    the one and only siciid qalinle inthe pulling
    Hala yaa hala tani waa hees iyo badh🥰🥰🥰🤴🤴🤴🤴🤴

  • @sabariinxuseen2448
    @sabariinxuseen2448 4 ปีที่แล้ว +5

    Maxeey wiil Masuul ah inteey Gabadh heshay Naftiisa Duleey Baday maxeey Rafaad ugeesatay Naftiiso Dhalan dhool unacay 😥Ragani waa Gesayashii Aan kudharnee Dhaastirka noloshenee naagtii dhiptaa Duli nomo baday kadaaya dhalantedka Raga 😥wllhi waan jeclahay wiilasheena un warkale yaaleyfahmin 🙋‍♂️🙋‍♂️🙏Viva wiilasha Somali 💉💋💪💪💪💪💪🙏🙋‍♂️💉✅✅

    • @honfuaadsuni
      @honfuaadsuni ปีที่แล้ว

      Ragii difaacaayey ayey dhaliil u saaraaniyaan hal ninbey aamintay kan qiyaamay maahee ragoo dhan ayey eedaynaayan adi wxaas si wngsn ayaa u hadashay waxaad ogaatay iney eedo daawo ahayn

  • @iqraabdinaazirabdullaahi8560
    @iqraabdinaazirabdullaahi8560 4 ปีที่แล้ว +1

    Zaid qalinle fanaan buuxa hadaad ila taagerto plz like👍👈

  • @ifrahahmed5500
    @ifrahahmed5500 4 ปีที่แล้ว +2

    First huno like

  • @cadnaanmaslax8772
    @cadnaanmaslax8772 3 ปีที่แล้ว

    intuuu helay gaari dhowrsan muxu cidla kaga dhaqaaqay🙊

  • @asuumahmed4360
    @asuumahmed4360 4 ปีที่แล้ว

    Another level qalinle nin codkiisa ku jooga

  • @sumayafarxan5183
    @sumayafarxan5183 3 ปีที่แล้ว

    Ka dhawacay qalubta dhiigeed inan qiima dheeer😭😭😭😭😭😭

  • @aarka8204
    @aarka8204 4 ปีที่แล้ว +1

    Sakariye kobciye abwanka qarniga
    War ninkan erayadiisa inaba cadi maha🙆‍♂️🔥

  • @ibrahimjama4667
    @ibrahimjama4667 4 ปีที่แล้ว +1

    HEESTA anna leh midhaheeeda Hadana qof kale ayaaa magaciiisa lagu xusay fanaankana sidaaa iskuma ogayn

  • @abdirahimsuleiman2663
    @abdirahimsuleiman2663 4 ปีที่แล้ว

    Heesta sowka Saakeriye Kobciye isna soo saaray ee qadaya Heesta

  • @saidabdullahi5682
    @saidabdullahi5682 4 ปีที่แล้ว +1

    Legend siciid qalinle keep going bro🙏 ala dumarkena somaliyed haynoo xifdiyo wax loo dhigo ma jiraan❤👏

  • @cabdulahijaamac6521
    @cabdulahijaamac6521 2 ปีที่แล้ว

    Fanan soomaliye ayad taha

  • @ramadaanahmed2059
    @ramadaanahmed2059 3 ปีที่แล้ว

    Hees io badh Sxb Qalinle

  • @abdulkadirjubba8850
    @abdulkadirjubba8850 4 ปีที่แล้ว

    Saciid qalinle fanka hore ayaa ka dhex guuxaya

  • @apdifatahakram1971
    @apdifatahakram1971 3 ปีที่แล้ว

    siciid qalinle legend nin qaliya wlhie 😍😍😍😍😍

  • @ibtizammohamed1228
    @ibtizammohamed1228 4 ปีที่แล้ว +1

    Dumarkena allaha xafido melwalbo ee jogan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘😘

  • @tuunis3293
    @tuunis3293 3 ปีที่แล้ว

    Haweenka udhiga dushiine kusida dhabarkoo ilaasha 🥰

  • @abokorabdi174
    @abokorabdi174 4 ปีที่แล้ว

    SICIID QALINILE..KEEP GOING BRO

  • @rowdamoha7730
    @rowdamoha7730 3 ปีที่แล้ว

    Runti heesa waa dhaaftay 💯✅♥️

  • @king-hajji10
    @king-hajji10 4 ปีที่แล้ว +3

    Ninkan Habaleeena Dhowrin Waa Gun Been Maaha😃

  • @apdurhmanapdullahisky7635
    @apdurhmanapdullahisky7635 4 ปีที่แล้ว +1

    Sicid qalinle fanaan wuu dhaafay wax kale ha loogu yeero

  • @umufaatimaandfartuun177
    @umufaatimaandfartuun177 4 ปีที่แล้ว +4

    Heesta yaa leh ma zakariye mise qalinle waba ku wareraye

    • @abdiahmed9054
      @abdiahmed9054 4 ปีที่แล้ว

      Sakariye kobciye ayaa iskaleh ninkaan hees hore farhaan yare kaxaday waan arkaayay se cml

    • @umufaatimaandfartuun177
      @umufaatimaandfartuun177 4 ปีที่แล้ว

      @@abdiahmed9054 saas miya thanks

    • @hapaneshaydo9
      @hapaneshaydo9 4 ปีที่แล้ว

      Fananiintu wxpa ma kala Laha narkaY dooonan pay isu Cumamadaan😂

  • @beerlulaahmed320
    @beerlulaahmed320 3 ปีที่แล้ว

    Midan dhaqashaba aqoon intuu helay geeri dhowrsoon Muxu cidla kaga dhaqaaqay😥💔

  • @Villastudio1
    @Villastudio1 4 ปีที่แล้ว +2

    Iftiina iiga muuqata meshan💋❤

  • @marishmohamet9122
    @marishmohamet9122 4 ปีที่แล้ว +1

    Intuu HeleY gaari dhawrsan mxuu cidla kgga dhaqaaqy😢💔..wx yar ayaa garanaya Qiimaha dumarka Rageena

  • @sahroahmed4000
    @sahroahmed4000 2 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤

  • @nasteexomohamud5239
    @nasteexomohamud5239 4 ปีที่แล้ว

    Dhidigu nolozhoo dhan weeye🥳🥰❤

  • @kowtharosman5852
    @kowtharosman5852 2 ปีที่แล้ว

    Heblayo modal miya midan🤪😁

  • @yuusufcali7777
    @yuusufcali7777 4 ปีที่แล้ว +1

    Taasi mar waliba waan sheegnaa balse ficil ma sameynaa

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 3 ปีที่แล้ว

    waxn akhriyay cmntyda qof kasta wuxu so qoray hestu anay igu socoto welipa dumarka dhamantood ma wada dhawac ba tolow allow sahal amuuraha

  • @xilwalove716
    @xilwalove716 3 ปีที่แล้ว

    Mucjisada fanka

  • @qaalishiikhow3093
    @qaalishiikhow3093 4 ปีที่แล้ว

    Weewwe jah hees io bar 🥰😍😍😍

  • @sadar_muqda
    @sadar_muqda 4 ปีที่แล้ว

    Keep going bro siciid qalinle

  • @xamsejaamac6821
    @xamsejaamac6821 3 ปีที่แล้ว

    Inyar man sugayn heestaa

  • @umidiini6234
    @umidiini6234 4 ปีที่แล้ว +7

    Keep going bro ❤️❤️

  • @somalijustinv435
    @somalijustinv435 4 ปีที่แล้ว +13

    DUMARKA WAA DHAYAHEENA🔥💯

  • @cabdiqanifaarax949
    @cabdiqanifaarax949 4 ปีที่แล้ว +2

    Hargaisa ka dawanaya

    • @hanadabdi598
      @hanadabdi598 4 ปีที่แล้ว

      New York USA 🇺🇸 ka dawanayaa

  • @daganmubarak1515
    @daganmubarak1515 4 ปีที่แล้ว +1

    Ala xuma😭 marku nin Raga o Boqola kuxumeyo wlhy inanwaligay kaso kabanayn dhawacad igaysatay😭😭😪

    • @alexishhhh9019
      @alexishhhh9019 4 ปีที่แล้ว +1

      Waad ka kabanaysaa walal Insha Allah . Horay usoco qof noloshaada haku xirin

    • @daganmubarak1515
      @daganmubarak1515 4 ปีที่แล้ว

      @@alexishhhh9019 Insha Allah wll mahdsanid🙏

  • @Qaaliyey
    @Qaaliyey ปีที่แล้ว

    Heestannn 😰😰

  • @Greninja112
    @Greninja112 3 ปีที่แล้ว

    Haweenka u dhiga dushiina wonderful song

  • @adoontiialle6781
    @adoontiialle6781 4 ปีที่แล้ว

    Ragana dhaqankiisa maahe
    Haweenka dhabarkiina saara🥰😍❤🤟

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 4 ปีที่แล้ว

    SACIID QALINLE AYAANTAAN XAMAR UGU SHIDANTAHY ✌🏾✌🏾✌🏾👁❣️👁

  • @amalkaaba3178
    @amalkaaba3178 3 ปีที่แล้ว +1

    Alahyow nin aanu na ciilin ragga raganimda lihi wax kama surtowdo 😥🤭alahyow mid aan dhaqasho aqoon naga hay