8/3/2022 gabadh aanu 5years wada socono aana saaid ii jecel ana aan sidii silamida jeclahy ayaa ii soo qaday waana ka helay soona raadiyey insha allah 15/3/2022 ayaan ku rajo way nahy inaan guursado noona soo duceeyo inuu ilhy neesku kaaya saqiro fariintan wxn uga tagy ubad kayaga insha llah ilhu wxn ka baryaa inay ku simo 🤲😢Najiib hassan and nashat siciitt from canada 🇨🇦❤️ hadaad iga danbeesi i xasuuso ilove somali pple wlhy🥰👏
Xasuus wlhi Anoo Yar said Walibo AbaaYo IGA ween dhageesan jirte 2006_7 hada Anoo 21 years Jiro daawanoyaa2020 halka Fanaan as Said ka u jecelnahne Family geena waaye Wlhi
8/3/2022
gabadh aanu 5years wada socono aana saaid ii jecel ana aan sidii silamida jeclahy ayaa ii soo qaday waana ka helay soona raadiyey insha allah 15/3/2022 ayaan ku rajo way nahy inaan guursado noona soo duceeyo inuu ilhy neesku kaaya saqiro fariintan wxn uga tagy ubad kayaga insha llah ilhu wxn ka baryaa inay ku simo 🤲😢Najiib hassan and nashat siciitt
from canada 🇨🇦❤️ hadaad iga danbeesi i xasuuso ilove somali pple wlhy🥰👏
InshaAllah bashbash iyo barwaaqo iyo reer isku raag ilaahay hadin ka dhigo Aamin
Isasii adkee bro aroooska ka hor
Ma guursatey mise........😊☺😇
Apowe Bata Oo barakoba inagane kuwii is calfada Alle ha inaga dhigo 😢❤
@@aquietgirl115alx hooyo iyo aabe baanu noqonayna malin dhow❤😊
heestani waxyabo badan ayay i xasususa xasusubangala markan dhagaysto afkaga cano lagu qabay khadra cumar dhule 😍😍😍
Still listening date 27/jun/2021 😭😭😭😭😭😭🇹🇯🇹🇯🇹🇯
Iran ma jgta😂😂😂😂...Misa wa calanka cusub ee jamhuriyada barakesan
@@juneydimohamed3169 .
@@juneydimohamed3169 🤣🤣🤣🤣
The one only fanaanad aan taagero 🙋♂️🥰
VIVA Khadra Cumar Dhule wnku heystaa Heestan. Barisamaadki bay nasoo xasuusisay runtii
Is muuji hadii aad heestan daawatay 2021
22 06 2023 ciid carafo 😢 alle hakuu naxriisto
Aamin
Xasuus wlhi Anoo Yar said Walibo AbaaYo IGA ween dhageesan jirte 2006_7 hada Anoo 21 years Jiro daawanoyaa2020 halka Fanaan as Said ka u jecelnahne Family geena waaye Wlhi
Aniga cml zaxipy 😁🥴😝 hda dhageesanaaya
Still listening 🎧💋🇸🇴💋now 24 February 2022
Khadra cumar qofkii aadmiga rabi haku ciseeyo maamo
😍❤️❤️
Yaa maqlaya 2024😢❤
Me 🎉😊
Talking about such a gorgeous voice wooooow ❤❤
Walaahi inantaan wanjecelahay khadra cumer
Heestan waxan dhagaysan jiray 2005 anigoo yar ilaa mantana kama xiisa dhicn waa hees agtayda xasuus gaara ku leh walahi waligayna ma iloobayo
Wxn xirir jceyl na dhexmaray inan mudo 3sano ah wxn jcyl iyo frxd so qadanaba wuu iga tagay 💔xanuun fara bdn ban daremy dhwc iyo xanuun wx bdn wn radiyey wana waayey kdib nolshydan ku mshquly wxn isdhahy waa ilowdy dhawicina waa ka bogsaty blse Cawo iso wcy xili ay sacado thy 1:30 habenimo 13/8/2022 isago iweydisanaya cafis ina hos yimaday 😭Blse wxn ku iri wxba kuma qabo wn ku cafiyey bwe kdib wxu isheegy inu wdnka ka tagayo labo bari ka kadib 😭wdno xanun degdeg naxdin qfti wx ilowdeyba ma ahi😭😭hadlki baa igaso bixi wayey 😭Wxa wahel iahaa isku magaldn jogno blse hdr wuu iga fogadey 😭isago ixumeyay waliba si xun ban si xaf dhafa ujeclhy weli🫀
Wxn ku rajeynaya inaa nabad ku tagtid mel ksta aad aado❤️😭😭😭
Xasuuus heestan ano dhoocil ah marka iskulaka u socda dhaheysan jiray ano waxan jeclahy aqooon ❤️❤️🤣🤣🤣
Hhhhh hadaneh
😂😂 wallhy wa qoslay
Meeqa caruur ah ku joogto😂😂
Xanuunka waa lasoo wada maray waxan xasuustaa iyado aroos inta lagashiday aan guriga islaameed waa ka tagi waayay heestaan Lee dhegta ku haayay 2005 xasuus ayeey iguleedahay
🤣🤣🤣🤣
Hada le kaso racay hestan tik tok 😨😨😰😰😰waa hees qiro leh inta single isamujiya wxbo gcnta kuheyna sumayo iyo liicato waakaso arkay hestan Markey isku imanayena
wlh somalidoo dhan waa bukaan socod mid walba waxuu leeyahay barkaa isooo dhacay iyo wadnahaa i lusha😂😂
🤣🤣🤣
😂😂😂
Rerkaygu way rabaan inan raxo galee caruurtena dheeliyan 😔♥️
2/8/2022 4:18
Alayacizak cod ilaahay wakuseyey manshlah
Waaaaaw wlhi hees iga dheh
Ka roonoow ragoo idil my word "s"🥰
UROONOW NAFTAYDiyw still listening 2022 asgna mahayo💔😥
1997 dhageysaN jiray xasuus ano luuq fadhiyo🙁😓😓
Listening
20 January 2022
Dire-Dawa Ethiopia
rafadbaa jecel la mareh💘💝💗
I Still listening for no reason 😥
Love this song
Allow u naxariiiso
Aamin
Caawa ay taatiikhdu tahay 29/3/2022 habeenkii iigu horeeyay aan dhagaystay heestaa
Uronow naftyda maxamedow 🥺♥️
Qorlkn wxn soo boqdy anigo qofkn qorlka uso qory mnta qofkle aroosy 😭ilhow qalpiga kasto oo gubanaya blse an cidi dremaym qaboji🤲😭 wxa kaso waregy 1 sano
Hees macaan khadra cumar dhuule fananad qaali ah
Uroonow nafteydiyow ka room rago IDL😢😭my only one ♥️🅰️
Inanta kaliya een jeclkeedii isku magac nahay alle haynaga yeelo kuwa isku faraxzan abid❤🤴🙏❤
@@ceeblacali8850 ameen abaayo mcn❤️😘I love you ❤️
Still listening date 17/2/22😭
I love this song
Aniga yar bn dhageysn jiray
Kkkk hada imisaad jirta?
Heestan waxaan dhegaystay 20002 axyaaa hees
Rafadban jacel lamaray😢💖
Still listening date 19/Oct/2021
2008 🥰🥰🥰
Xasuus walahay ax 😭😭😔😔
2003 hon afrik ka dhaheystay marki igu horeysay 2020 wali singal ah 😂😂😂😂 rafaf tii iga sari laheyd away suxda
Maskiin 2003 aaaa🤣🤣🤣🤣
Tolkada mxay san kugu firsanayaan bal
@@dahaozman3953 🤣🤣oo toolku maxay u qabanayan
@@uzumakinaruto6741 mid ina adertis ah bay u tugtugayan😁 wa ka nxy😀
Still listening date 8 August 2022
Wlh xasuss waye hestan
Alle mxn jclhy heestan
This song its not be old ❤❤💯
Sax sax
0:31
Legend qadraa
Ww ish cala hees
waaaw
Rip 😢
Its heart touching song
2021 \10\ Oct 11 21:55
Habeen 🤷♂️
rafaad baan jcyl lamary😐
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
😭😭😭😭
😪😪😪😪💔💔💔💔
💔💔🥲🥲🥲🥲🥲🥲🥲 12/21/2021
Ya English igu micneyo heestan aad baan uu jeclahay runti lakiin ma fahansani runti
Hadaad af Soomali sida qoortay maxaad ugu baahan tahay af ingiriisi
Wax waalan aniga xitaa franansiis hala igu macneeyo
I don’t need it u can’t have that nasty 🤮 person for decades to come I never wants him
runtii waaa hees macaan markasta laga xiiso dhaceen
Sax