"Waan la taliyay, oo dadka dhibta ka dhaaf baan ku idhi" hooyadaa beenta ka was, Ehlu naar ehlu naar dhalay! Taariikhda ayaa na bartay midkiinna qaldanaa, afartan aanno kadib na Soomaaliga caqliga lrh ayaa, in aadan dan Soomaali wadin e uu isagu kaa qummanaa.
sawirka abe siyaad maxad u xumeysay habar deg dega ha kugu dhace shaqo kale yelo af kaga ka jedi si yad hebel gabaylee sax ayey ehed in la dilo rufyanki cadowga ayu aha iyo wadanku mingisteku warejin rabey sarakil cida salad gabayle u dhashen oo lagu kalsona aya so shegay inu arin xun damac sana siyaadna wawaniyey arinkan ka har aya la yiri waku gacan sayray sharciga udag sana doladana ficilada halisata gelinaya dalka iyo dadkaba tiirka aya laha wa ku saxana ee saladgabayle kuwa ka qimo badan ayaboski baneyay ee saladgabayle kuwalo hor u socod didka tirka qaney ma ogiido
Cabdullahi fadal waxu ka mid aha ragi shirqolay salad gobeyre lkn caydid ba xamar ku dilay oo u aray salad marki afweyne xamar laga saray nafey nin ku dona ku waa afweyne xeryaha kenya ayu qaxoti ku noqday
shire lol taaariiq been ah baa laguu sheegay salaad waxaa ku marqaati furay abgaal bal dhagayso muna salaad gabyre waxay ay ka sheegtay xuseen kulmiye & rag kale ku jiray shirqoolka fadil looma dilin salad lakin waxaa loo dilay daarood boqolalkii daarood ee lagu xasuuqay xamar mawaxay kujireen shirqoolkii salaad? wabilaahu towfiiq
@@ahmedqumbe3644 si fcn baad iga war bixisay wll mahadsanid.... carab saalax beeshaas dad siyaasada kujira oo caanka ah somalia iyo kuwa kale derejo sare ka gaadhay ciidamada miyaney jirin marka laga reebo cabdalla faadil
SALAAD ALLAH HA NAXARIISTO
Guull wadoow siyaad naxristi jano alha ku siiyo🤲🩸🇱🇺
Aabe mohamed siyad bare rest in peace Lion of Africa we still miss you wlhi 💙 🕋 God bless you
Alle ha u naxariisto
Major general salaad gabayre kediye aloow kuu naxariiso.
Geesi gacal waayay ayuu ahaa
@Iker Crew Yea, have been using Flixzone for years myself :D
Wlhi soomaali siyaad barre yaqaan.
Allow kuu naxariiso geesi geesi dhalay
Gen salad ga byare kadiye Alow ku naxariiiso whi manta hadow nola lahaay somali san ma noqoteen
Kkkkk maxaa wixii Allah qoray muu badali lahaa Allah ba qoray in sidaan aan noqonee nio dambiga iska dhaaf
Allash yss arxamu
naf buu dilay waa loo sacbinaaa aniga maa ilaawi doono abtigey
ilaaheey ga unaxariisto sxb hadda waa inaa tashanaa farmaajo mareexaan waa inaa wasnaa
waa lasac inayaa weliba waa la wasayaa maxaad ka qaban karteen towradii africa ugu xooga waynayd
Neefoow taariikhda iska sax salaad gabayre kornayl buu ahaa ee ma,ahayn general
Haa korneyl buu ahaa isaga io abdiqaadir dheel dheelba Genaral waxaa ahaa caynaanshe
Subxnalah tarikhda adaaba ubahan inaa barato salad general dhexe buu ahaa
Labada kale wuuka sareyay
OO MAXAMED SIYAAD KII GENERAL KA KA DHIGAY AYAABA IDIIN SHEEGAYEE XAGGEE WARKU KAAMARAY!!!!!!!
Alaha u naxariisto Maxamed Siyad Bare.Dabadii waxba ma heyno.
「ビデオサウンドは、私の想像を超えて、かなり良いです」、
Nin hiil wayay
"Waan la taliyay, oo dadka dhibta ka dhaaf baan ku idhi" hooyadaa beenta ka was, Ehlu naar ehlu naar dhalay! Taariikhda ayaa na bartay midkiinna qaldanaa, afartan aanno kadib na Soomaaliga caqliga lrh ayaa, in aadan dan Soomaali wadin e uu isagu kaa qummanaa.
MAYD WEEYE NINKAAD LADAGAALAMAYSAA.
WAXAANA XAQIIQO AH INUU KAA RUN BADAN YAHAY.
WAXAA KALOO XAQIIQO AH IN SALAAD REERKOODU MAANTADAAN LAJOOGO YAHAY DADKA KAALINTA KOOWAAD KAGA JIRA DHAQANKA FOOSHAXUN EE QABYAALADDA .
Libaaxiii africa ee musqusha ku dhex dhintay
Jaale Siad Barre Rest in Peace
Been a shegata salaada gabayare. Wa la shiraqolaya. Wada ka baqaysaya adigaa inqambaa. Ku timida waxada uu adegsatay ssharanashura cabbala fadila caabdla ffadila waxa dilaya abgalaa niina habargiira gurigisa ka saraya waana lo araaya nacale sharFa xumada ku dhimataya salaadda waa shahiida addigana musuqalada ku dhimaataya24 saca najaariya uu baxa. La yiri qaracana ayuu uu dhiNTAYA
Papa zio
Siyaad Barre ahun ayaa isaga doorway?
Fudeed.kiisii baa dilay sir la'aantiisii
sawirka abe siyaad maxad u xumeysay habar deg dega ha kugu dhace shaqo kale yelo af kaga ka jedi si yad hebel gabaylee sax ayey ehed in la dilo rufyanki cadowga ayu aha iyo wadanku mingisteku warejin rabey sarakil cida salad gabayle u dhashen oo lagu kalsona aya so shegay inu arin xun damac sana siyaadna wawaniyey arinkan ka har aya la yiri waku gacan sayray sharciga udag sana doladana ficilada halisata gelinaya dalka iyo dadkaba tiirka aya laha wa ku saxana ee saladgabayle kuwa ka qimo badan ayaboski baneyay ee saladgabayle kuwalo hor u socod didka tirka qaney ma ogiido
Walaal marka hore dambiga iska daa maxaa yeelay hadalkaaga waxa kujiro inuu mingiste wadanka gacanta u gelin rabay salaad lkn mingiste 1972 wadanka ethiopia maba heysan1975 ayuu qabsaday marka iska hubi wuxusan qofka eheen lagama sheego inqilaabka wuu jiray
Nin xanuunsan aa tahay
Cabdullahi fadal waxu ka mid aha ragi shirqolay salad gobeyre lkn caydid ba xamar ku dilay oo u aray salad marki afweyne xamar laga saray nafey nin ku dona ku waa afweyne xeryaha kenya ayu qaxoti ku noqday
shire lol taaariiq been ah baa laguu sheegay salaad waxaa ku marqaati furay abgaal bal dhagayso muna salaad gabyre waxay ay ka sheegtay xuseen kulmiye & rag kale ku jiray shirqoolka fadil looma dilin salad lakin waxaa loo dilay daarood boqolalkii daarood ee lagu xasuuqay xamar mawaxay kujireen shirqoolkii salaad? wabilaahu towfiiq
Fadil darood ma aha waa beesha carab saalax
@@ahmedqumbe3644 carab salax ma cadcadkaa wll inbadan dedayayey heybtiisa ninkaa loo diley shirqoolkii salaad gabayre
@@abdilahiyouseph2642
Carab saalax waxa weeye beel puntland dadka daaroodkana la dhalatay waxaa la dhahaa saalax maxamuud ismaaciil jabarti halka daaroodka la dhaho daarood ismaaciil jabarti waa saas cadcad maaha cadcadku millitary maba ahayn dowladna waligood ma galin.