Siyaad barre alle ha u naxariisto dhamaan qof walba oo islaam ah ❤laakiin dad aan soomaali dan u hayn ayaa sidaas u galey in dadka laga laayo aqoon yahay oo la soo shaqeysto dad gaalo u janjeera waa tan maanta soomaali halkaas dhigtey tolaay❤❤
rabbi ha u wada naxariisto maanta way naga hooseeyaane aan u ducayno qabiil wlhi bu waxba ina tarayn somali aniga shakhsiyan dhamaantood waa walaalahay yagana iga xiga umadaha kale waa dad aan isku dal iyo isku dad isku diin iyo family aan wada nahay allow barake somali dhamaanteed yaa rabbi🤲
Somaali in aduunka ay ka maqanto xasuuq bililiqo xaraash yaa sabab ❤sow ma aha dad aan soomaali dan u hayn iney la wareegeen oo ay afduubteen sow tan taala maanta ma aha
Aniga wax iiga soo Bxady Qisad inuu ahaa Siyad bare nin Dalin ah ooo Siyaasad khaldn oo ugu yahay iny khaldnty ku maamula Lkin Dhan ka kale wax ii Cadyd in nay jireen Ciidn am siyaasiyeen umad iny hor mariyaan Jeclaa ilhy haw naxriisto Dhamantood Siyaad bare na waaa Danbiile sabab u ahaa iny Somali sidaa baaba ah noqoto
Waleee waa sidaan samayn lahaa, siyaad bare nin adag dheh 💯, waayo salaad gabayre wuu cadaystay inuu afganbi wado, markaa inuu dhimanayo ma shaki baa ku jiray, kuwo maanta joga sidaas yaa u wada gala, wiil hoog siyaad bare oo kale ah maantaa loo baahanyahay qabiilkuu rabo ha noqdee, siyaad bare wixii hor mara seeftuu marinayey dalkuna Nabad buu ahaa aduunka Magac ku leh,
Qaabka iyo goobta lagu qaybtay Gen Salaad gabayre alaah haw naxariisto warbixintiina ku tibaaxdeen iyo warbixino kale aan dhegeystey aad ayey ukala duwan yihiin, marka la qabanayo Generaalka wuxuu ahaa wasiirka hawlaha guud waana laga bedeley W gaashaan dhiga ina ka hubiya
Saraakiishii burburisay dawladii kacaanka Si wax loo rido bay yaqaaneen lkn ma aysan garanayn si dawlad loo dhiso loona maamulo , waana sababta uu siyaad barre halyeyga u yahy , ilaa iyo hadeerna loo sharfo , kuwo kalena ay taariikhdoodu mugdiga u tahay
Salad Gabeere waxa oo aha NIN laga baqo wayo salad hadi oo nolan laha afweyne kursigas kuma osan fadhiyen sababto o u door aya taas ah Lkn Salad Afweyne ma osan dilin ee dadka oo ka dhaahay aya sabab u ah wayo hadi ay dhihi lahayen Afweynow waa kaas car Salad toogo hadi ay dhihi lahayen afweyne taas awod Uma lahen Ader Salad geesi baxay aya ahed alla yaa raxma 🙌🏻
WAXAA MU AAMADA U DIREY XUSEN KULMIYE AFRAX MAXAMED SHEEKH VUSMAN IYO ISMACIL CALI ABUKAR OO AY DHEHEEN SUDAN SAMEY ABGAAL. OO XAMAR KU BADAN ISKA DSYE TIM YAR LAGA GOYIN AMSR HAWIYE LUG KU.LAHAA IN.KA SOO QABTO DI SIYADA AH KULMIYE IYO NAXAMED
Ambassador Cawil waa Beenaale Buuggiisii Af Ingiriiska ee (From Barre to Aideed) wuxuu ku qoray in M Siyaad Barre (one eyed) ahaa ama il la’aa ookiyaalaha madowna ku qarin jiray marka cidna warkiisa ma aamineyso waa xanuun iyo been isbarkan
Ina qof dhintay ka been aburato wakugu ceeb afweyne asiga akisa kayiri xilkasto wa siiye mana uusan rabin waxkasto aduun ah tas ba kucadeyneso in salaad gabeyre jajus aheyn ee isku qabteen kursiga oo siyad bare kacabsanaye sxpkisa inu kursiga kala warego sas udilay mida kale ruush dowladi sufiyeetka siyad bare ayaba shuuci ahaa oo ruush kamid aha kacanka ila 77 isku dhaceyn
@@Ahmedmahadcaruus 𝙒𝙡𝙡 wa runta qof dhibtay lama caayo lkn hadana isla adigi ba qof kaloo dhibtay caayay Ta kale Gabayre si aad u ogaatid wuxu ahaa Booqo kanaalka Sahanka Xogaha Adaa wax arki doone
Fadlan dheel bal isna sharaxa arinta intaad ka ogtihiinDheel maad ka hadashaan ma qabyaalad dhab ah baa naga qanciya 2labadii kale sharaxdee sarkaalka diidey ee dilay oo laga furfuri waayey waa isku reer welina nolol baan ku ogaa
Siyaad barre alle ha u naxariisto dhamaan qof walba oo islaam ah ❤laakiin dad aan soomaali dan u hayn ayaa sidaas u galey in dadka laga laayo aqoon yahay oo la soo shaqeysto dad gaalo u janjeera waa tan maanta soomaali halkaas dhigtey tolaay❤❤
Allah ha u naxariisto dhamaantoo, Qoorsheel A.U.N ayaa ugu horeeyay siyaasi lagu eedeeyo afgambi markaa Madaxweyne Siyaad A.U.N iyo Golihii Kacaanka oo ku jireyn Gabeyre iyo Ceynaanshe waxey dhaheyn "Qoorsheeloo qofkuu ugu horeeyay ayaad tahey, xabsi ayaanu kuugu bedelin dilka toogasho, balse qofkii naga mid ah oo afgembi sameeya waa dil toogasho" sidaas ayaa Gabeyre loogu helay kiiskan.
Great job. Aargoosigii Cabdalla faadil iyo sidii loo eryey Afweyne 1991dii waa another level 😂😂
rabbi ha u wada naxariisto maanta way naga hooseeyaane aan u ducayno qabiil wlhi bu waxba ina tarayn somali aniga shakhsiyan dhamaantood waa walaalahay yagana iga xiga umadaha kale waa dad aan isku dal iyo isku dad isku diin iyo family aan wada nahay allow barake somali dhamaanteed yaa rabbi🤲
Gabeyre, Allaha u naxariisto. Nin Ilaahay qurux u dhameeyay ayuu ahaa.
Xiligii inqilaabkii 1969kii Afweyne sameeyey, waxa reysul wasaare ahaa Maxmed xaaji ibraahim Cigaal. Halkaa ka sax.
said bare great.
Aargoosigii cabdalla faadil 1991dii iyo eryadii Afweyne ha.iloobin😂😂. Qaxwootinimo iyo kla carar ayaa labaray
Ceynanshe allah unaxariisto 🤲🏼
Kuwa kala Neh😁
Shaqo wacan BUU qabtay radiyalaahu canhu jaale maxamed siyaad bare eebe ha unaxariisto
Asagiina waalaga shaqeeyey wliba qaxwootinimo iyo dal shisheeye. 90jir asagoo ah ayaa la eryey kkkk
Aamiin Illaaheey ha u naxariisto Jaalle Siyaad
alle ha unaxariisto general salaad gabeyre iyo sarakiishe kale ee lala dilay🤲🏻 gacan ka xaq daran ba dishay
Somaali in aduunka ay ka maqanto xasuuq bililiqo xaraash yaa sabab ❤sow ma aha dad aan soomaali dan u hayn iney la wareegeen oo ay afduubteen sow tan taala maanta ma aha
Mahadsanid walal
salaad gabeere Allah unaxariisto
Waa nimanka C/Rashid Cali Sharmaarke mu'aadmaradda u dhigay
Sxb waxan ka sugeyna qeebti 5 ee duliyaha
Aniga wax iiga soo Bxady Qisad inuu ahaa Siyad bare nin Dalin ah ooo Siyaasad khaldn oo ugu yahay iny khaldnty ku maamula
Lkin Dhan ka kale wax ii Cadyd in nay jireen Ciidn am siyaasiyeen umad iny hor mariyaan Jeclaa
ilhy haw naxriisto Dhamantood
Siyaad bare na waaa Danbiile sabab u ahaa iny Somali sidaa baaba ah noqoto
Tusaale waxaa kugu filan balanqaadyadii farmaajo waa reer qiyaanada ku caan baxay
Aad iyo aad . 1969kii ayuu burburka somalia soo bilowday.
janaral saalad gabayare gesi dhiiran ayuu ahaa ilhey haunaxaristo
Waleee waa sidaan samayn lahaa, siyaad bare nin adag dheh 💯, waayo salaad gabayre wuu cadaystay inuu afganbi wado, markaa inuu dhimanayo ma shaki baa ku jiray, kuwo maanta joga sidaas yaa u wada gala, wiil hoog siyaad bare oo kale ah maantaa loo baahanyahay qabiilkuu rabo ha noqdee, siyaad bare wixii hor mara seeftuu marinayey dalkuna Nabad buu ahaa aduunka Magac ku leh,
Weelka waxa ku jira ayow dhididaa!
Kkk maxamed siyaad barre asagiina maxaa kudhacy. Waala eryey asagoo 80jir ah😂😂. Wiil hoog waa ninkii eryaday oo dalk kasaaray😂😂
@@abdifitahabdullahi4675
Erintiisu waxay macno wayn kuu samayn lahyd markaad gadaashi dawlad dhisato oo aad ku faaani karto anaa dawladnimo iyo cadaalad keenay
Lkn maanta mxaad ku sugantahay 1991dii ilaa maanta dab ma shidatay dawlad iyo dad ma haysaa, calankaagii iyo qarankii aduunka magaca ku lahaa aaway, mxaaa aduunku kuu yaqaan.
Qoxooti sabool ah baa laguu yaqaan oo qaaarad walba daaadsan
Muqdisho kaliya Nabad maka dhigtay intaaan Somalia oo dhan la gaarin.
Waxa madaxatooyada kugu ilaalinaya sow african sanku dhuudhi ah maahan.
Mxaad keeentay oo ku faani kartaa.
Xuduud xiran iyo bad xiran ma leedahy
Ciidamo qaran iyo diyaarado ma leedahy
Lacag khaaasa oo dalku isticmaalo ma leedahy, oo astaamihii dawladnimo.
Dollar baa Somalia oo dhan laga isticmaalaa aaway lacagtaadii. .
Somalia inay dawlad ka jirto ayaad u qabtaa
Ragaas bilaash ayaa lagu dilay dhamaantood alaha u naxariisto
WAX RUNTA JA FOK GABEYREVWAXAA SHIRQOOLE XUSEN KULMIYE IYO MAXAMED SHEEKH VUSMAN
HADALADII DUMARKA AY KU SHEEKEEYSAN JIREEN AYAA HALKAN LA TIMID. GARASHADAADA TAARIKHDANA AAD AYEEY U HOOSEYSAA.
Hawiye bilaa caqli siyaad bare daba dhif
Waxaad ogaataan dad hadii wax garadka laga laayo in dalkaasu Halis ku jiro❤
Sax wlhi 😢
100 kiiba 99 waaben balse ilaahay ayaa naga og xaqiiqda ilaahay ha uwada naxriisto dhamaan tooda
Qaabka iyo goobta lagu qaybtay Gen Salaad gabayre alaah haw naxariisto warbixintiina ku tibaaxdeen iyo warbixino kale aan dhegeystey aad ayey ukala duwan yihiin, marka la qabanayo Generaalka wuxuu ahaa wasiirka hawlaha guud waana laga bedeley W gaashaan dhiga ina ka hubiya
adaa saxan afgooye baana loo qada tegay dhexdaana lagu qabtay wasiirka h/guud buu ahaa
Saraakiishii burburisay dawladii kacaanka Si wax loo rido bay yaqaaneen lkn ma aysan garanayn si dawlad loo dhiso loona maamulo , waana sababta uu siyaad barre halyeyga u yahy , ilaa iyo hadeerna loo sharfo , kuwo kalena ay taariikhdoodu mugdiga u tahay
Sxb sheekadii Q5aad aaway maxbuuskii reer Cuba sheekadas ba igu socotaye
Ani xitaa ad baan u sugaya
Salad Gabeere waxa oo aha NIN laga baqo wayo salad hadi oo nolan laha afweyne kursigas kuma osan fadhiyen sababto o u door aya taas ah
Lkn Salad Afweyne ma osan dilin ee dadka oo ka dhaahay aya sabab u ah wayo hadi ay dhihi lahayen Afweynow waa kaas car Salad toogo hadi ay dhihi lahayen afweyne taas awod Uma lahen
Ader Salad geesi baxay aya ahed alla yaa raxma 🙌🏻
Maxamed siyaad wuxuu jeclaa reer waqooyi oo maanta la ogaadey waxay sameynayaan badankoodu
Qatbtii 5aad ayn ka sugynye mxa dhcy
A 5:03 5:03 5:19
WAR WAAA BENLOW CAWAIL AANAA AQAANA WAXBA KAMA JIRAAN
Salaad waxuu ahaa nin fudud oo aan ogayn inta uu awood leeyahay
rijaal ceynanshe Allen unaxariisto dhamaan lkn ceenaashe sax sideecafis uweesanaa afweyne isagoodambi leheen
Alaha u naxariisto caynaanshe waxaan maqlay inuu ahaa nin dhaqsiyad wanaagsan
Muuqaalkan wuxuu iisoo dhacay xalay channel kana waa ka waayay
Haa Balaya Ku Dhetay
Aawey qaybtii 5aad duuliyihi Cuba?
Habeen dambe Insha Allah
General Salaad Gabayare Ducaale inuu ku tilmaamo Kornayl aaba ah cadaawad muuqata qoraalka waxaa ka buuxa qisooyin qalad ah ama been abuur.
Maxamed caynaashe qolomu aha?
Isaaq
Qabiil ka sheeken baad bilowdey iyo beenta qabyaaladeystayasha ka sheekeyaan, hore warfiican baa kaaga baraney, hada sheekooyinka qabillkaaga noola timid
Maasha alaah
Yaaawaaaye. Yartaanaa tanaa tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala iyoiyo gabadha khatraaaay haweendumaar waan uwataa.yarta
WAXAA MU AAMADA U DIREY XUSEN KULMIYE AFRAX MAXAMED SHEEKH VUSMAN IYO ISMACIL CALI ABUKAR OO AY DHEHEEN SUDAN SAMEY ABGAAL. OO XAMAR KU BADAN ISKA DSYE TIM YAR LAGA GOYIN AMSR HAWIYE LUG KU.LAHAA IN.KA SOO QABTO DI SIYADA AH KULMIYE IYO NAXAMED
ILAAH HA NAXARISTA 5 GOLAHA SARE 1 XUSEN KULMIYE OO ABGAAL WEYSLE ISLA IYO.MAXAMED SHEEKH OO MURANSADE VISMAN KUMA JIRIN SHIRQOOLKA ABGAAL KU BADAN XAMAR TIN YAR LAGU GOOYON HADEEY HAWIYE AYSAN RAALI KA AHEYN 5 GOLAGA SARE KUMIYE KA.MID SH.AYAA IN LADILO.GABEYRE WAAN.KA TACSEY AYA RUUUUUUN IYO.ILKO WAA LA CADEEY INQILAAB WAXAA FASHILEY NAXAMED SHEEKH MURSADE OO AH GUDOOMIYAHA MAXAKAMADA BADDA 1969.ILAA 1972.OO LOO DALACDIYEY WASIIR.MALID KACAGTA
Alla maxa dad aakhiro laweydiinaya 😢
Maxamed caynashe-isaaq
Salaad gabayare- hawiye
C.qaadir dheel- daarood
Sidaas ayn u yaqiinsaday ragaas ani ahaan.. markn wxbdn u firsaday shekada😊
Yaa kiyiri Gabeyre Ayaa Cornel Ahaay Beenta Iska Yareey sxb
70% Askartu Hawiye ahaayeen dib u fiirso, Majeerteyn ayaa ugu badnaa.
Doqonnimada nala dhaafa inqilaab maba sameyn salaad cabsi baa laga qabay karti iyo aqoontiisa ciidan
Naagtaa izka naxday af gambi dhan joojizay 😂
Waxaad sheegtaa sarkaalka.
Janaraalka diiday in la cafiyo janaraal caynanshe wuxuu ahaa ismaciil cali abokar
Ambassador Cawil waa Beenaale Buuggiisii Af Ingiriiska ee (From Barre to Aideed) wuxuu ku qoray in M Siyaad Barre (one eyed) ahaa ama il la’aa ookiyaalaha madowna ku qarin jiray marka cidna warkiisa ma aamineyso waa xanuun iyo been isbarkan
Qisada buuga noosoo dhmays tir
Channel umada dhaxan gal u ah.
Aaway qaybtii 5aad ee buugii
Gabayre Jaajuus Ruush Bu ahaa Bn Maqlay .......Ceynaanshe Wxn Maqlay inusan Faraha kula jirin Arrmihiii Afganbiga Allaha Uraxmo Dhamaantod
Ina qof dhintay ka been aburato wakugu ceeb afweyne asiga akisa kayiri xilkasto wa siiye mana uusan rabin waxkasto aduun ah tas ba kucadeyneso in salaad gabeyre jajus aheyn ee isku qabteen kursiga oo siyad bare kacabsanaye sxpkisa inu kursiga kala warego sas udilay mida kale ruush dowladi sufiyeetka siyad bare ayaba shuuci ahaa oo ruush kamid aha kacanka ila 77 isku dhaceyn
@@Ahmedmahadcaruus 𝙒𝙡𝙡 wa runta qof dhibtay lama caayo lkn hadana isla adigi ba qof kaloo dhibtay caayay Ta kale Gabayre si aad u ogaatid wuxu ahaa Booqo kanaalka Sahanka Xogaha Adaa wax arki doone
Sarkaalka diiday in maxmad caynaanshe lacafiyo wuxuu ahaa ismaaciil cali obokor, markii dambana asagii ayaa dil toogadho ah lagu xukumay asagoo maxadaweyne kuxegeen ah,
Dhammamaantood ilahay baan naxariistii janno uga baryeynaa raggaas iyo maxed siyaad waayo way dhinteen samar iyo imaan xasuuqii dayroom ee hawiye igeystay 1991dii somaliyey maxaad osman lahaydeen ma cadhadaas ayaa boqolaal aan waxba galabsan loolaayey hantidii dayroom xamar ku lahaa iyo hantidii ummadda hawiye ku qaatay ilaahay ayaa somali kala xisaabaya, illaa hadana hawiye dawlad somaliyeed muqdisho dayroom iyo xukunkiisa looks diiday hantidoodiina ay ku waayeen . Hadaway hawiyooy walkway muqdisho iyo guryahayagii sides ku haysta . Aakhiro ilaahay ayaa idinka abaal marinara wanna la dhimanayaa, xamarna idiinku Iran mayno nabad gelyo caasimad soomaaliyeed ma aha nabad gelyo
Maxaa loo sheegi waayay sarkaalka diiday magaccisa ceynaashe in la cafiyo
taariikhda been haka sheegin wakhtigaa saraakiishu waxay u badnaayeen majeerteen
Fahankaa kugu Yar
Waxaa kale oo ku makhrati furay janaraal caynanshe ismaciil ali abokor
Cawil BEENAALE NAHAAB AH WAA Nin af kuxoogle ah
Noosiiwad tarikhdan
Fadlan dheel bal isna sharaxa arinta intaad ka ogtihiinDheel maad ka hadashaan ma qabyaalad dhab ah baa naga qanciya 2labadii kale sharaxdee sarkaalka diidey ee dilay oo laga furfuri waayey waa isku reer welina nolol baan ku ogaa
Salaad waxaadi lay hawiye waayo hawiye was hunguri. Yaadikay gen caydiid so ha wiye maaha
Caqli laawe dowladii aad afgambiday adigu miyaad soo celin karta ogow waa milateri waxa qabsaday wadanka hadii aad hogaan sami waydo adiga ayaa lagu xukumaya waa khalda ma khaldo fursad hadii aad adigu beerdarayso adiga ayay ku beer daraysa soo qabasho malahan
Hawiye la isticmaalay
Sax walhi hawiye daacad oo ahaay waana qalad waxaas
Kacaan diid buu Ahaa
Waad marin habaabisay taariiqda .... raalli ahaaw
Wa D.r Cawil
Ilahey ha cadabo aamiin
Mar labad ilahey ha cadabo maxamed siyad
Saxib waxaga lama dhih karo rad rac ila iyo xada waxa amanesa besha hawiye sida wax ujiro usheeg anagaba tariqda waxayna lakin besha habiye xaday saa sameyn layaxen waxa lojogin xanola imain Mohamed siyaad wala oga libahi geska africa inu aha cidu kabaqi jireyna leheen naga sax baxasha abti
BEENLOW YAA SHIR QOOLEY DILKIISI SALAAD GABERE NAXAMED SHEEKH XUSEN IYO XUSEN.KULMIYE AFRAX 26 GOLI SARE 26 AY JA MID YIHIN SABTO LOO DILEY WAA ANO QABIIL DHEXDA HAWIYE
@@user-amshingaanisiil hoyada aano qabil ah ilkayar kudhalay wase musqul kubaqtisay
Shaqo fiican
Siyaad barre jahanamo allaha ku fogeeyo
Beenaale
Haddii warkaani runyahay maxaa looqariyey ninka diidey in lasiidaayo ama laga khafiifiyo xukunka m.caynaanshe,waa been iyo buhuubahaa warka Am Cawil.
Salaad gabayraha aanu maqalaa ma qofkaan xamaaliyiitiin suuq bacaad u eg baa. Ma muuqaas buu rabay in uu madaxweyne ku noqdo😂😂😂😂😂.
Hada wuu dhintay duco kaliya ayuu kaa mudanyahy wll
Salaad gabeyre nin dhalinyaro ah o qurux badan buu ahaa hadana Allah yarxam yaraanimo umbaa qaaday mooye sidiisa kale muxu qabay wa adiga ceynayee
Waad xanuun san thy ee alle haku caafiyo🥶
Mujrim
Waa eadab daran tahay ana ku waso
Soo badi somali vs ithopia
Leeeee ttttttt, qaasatan hablaha facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba
Waxaan layaabay soomaali taariiqda ay ka shee keeyaan waa taariiqda siyaad bare aaway boqor tooyadii ujuuraan tii galadi tii hiraab waxaas oo dhan kama hadlaan
😢😢
Makaladhicine
Meekubanki
Waa So Wadnaa
Waar zhp sheekadii duuliyaha kuubaankaa soo daa qaybtii 5aad
Waayahy Insha Allah
Hhh hawiye hawiye unbaad kuhaysaaye maxay dowlad noogu dhisi waayeen 33 qas kunooleeney
Lugooyadii daarood aa ilaa hada socoto
Bal isheeg wixii hore maba joogin
Intiina yar lakin maanta oo khwaarij laladagaalayo dani isku buusbuusooyaa asoo kaxun ogaadeen oo reysal wazaare ah.
Wadankaan dhib aan jahiliinta daarood ee qabyalada iyo isir nacebka kabuxo aheen mahesato.
Tusaale kale
Farmaajo intii yareed uu dalka joogey
Wuxuu damciyey inuu 2dii madaxweyne kahoreysey dilo.
Qofkastoo ka aragti duwana
Awoodii dowlada kudilaayey.
Iyo sidii naxariista alle allaha kafogeye
2007 noo qaxiyey abdullahi Yusuf.
Dowlad maxa ladalana nin wax garibay siyaad bare alh unae
Abgal cusman❤
Saraakiishu ma jaladhicine salaad caynaanshe iyo dheel ismarbaana ladilaye
Sawaaxiligaa idilay😂😂😂😂😂
Inwesih