SAACADIHII UGU DANBEEYAY EE NOLOSHII JENERAAL SALAAD GABAYRE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 42

  • @ismail-uz3dl
    @ismail-uz3dl ปีที่แล้ว +2

    Thanks abdihafid wax badan ka bartey barmamishkan adeer aad iyo aad ayuu u mahadsan yahay wayo wadanki kuma so korin bro no so history wadanka sida wax badan u fahano Thanks big respect for you 🙏❤️

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 ปีที่แล้ว

    Asc maansha Allaah Cabdihafiid iyo adeerkeen illaahey ha ku ciseeyo,Adeer iyo CABDIHAFIID ducadiina a Allah inoo Aqbalo Aaaaammmmmmmiiiiiinnnnnn, Soomaali illaahey ha hanuunsho illaahey ha na jeclaysiiyo Dhulkeena Hooyo,dadkeena,iyo diinteena xaqa ah ee illaahey inoo soo dajiyay, Quraankii waa Xafidnay laakiin Macnahiisii ma naqaano, because Diintaada waa in ay kaa dhowrtaa waxii xaaran ah ama Musuq ah,Qofna qofka kale uu gartaa xaq uu ku leeyahay dad Quraan ka dhameeyay aana garaneyn xaq uu ku leeyahay walaalkii ama sawjadiisa ama sowjigeeda, waa runtii adeer dowlad nimo looma bisla, kitaabkiina waa la bartay hadana dhaqan iyo aamin ma jiro, Subxaana Allaah hadii aad aminsan tahay oo aad leedahay iimaan waxaad la imaan lahay Samar,illaahey hanaga dhiga kuwo isku Samra oo is jeclaada isu dhimriya insha Allaahu jzk Qayran Abdihafiid teamkiisaba.

  • @hornafricapeace
    @hornafricapeace 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xuseen Axmed Kadare waxaa uu ahaa Mukhadram Laashin ah, siyaasi ah, kana mid ahaa guddigii afka soomaalida , dhawaan ayuu geeryooday Allaha u naxariistee..

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 ปีที่แล้ว +4

    Siyaad barre wuxuu cagta mariyey wax alla wixii soomaali lahayd.

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน +2

      OO YAA SOOMAALI UDHAAMAY ISAGA ?
      BAL WAXAAD SHEEGTAA MID KAMID AH RAGGII LAHAA WAXBAAN XUKUNAA 1960-2024 OO SAMEEYEY WAX DHAAMA WUXUU QABTAY DAN AAKHIRO IYO MID ADDUUN TOONA

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa Allah waa taariikh Muhiim ah iyo halkii wadada quman ku luntay shalay si aan u garano maanta waxa nala gudoon

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน

      WADADA QUMAN TAN WAA ILAAHAY SWT SHEEGAY , WAXAANA UMMADDA LAGA LUNSHAY 1960 .
      HADDA IN DIB LOOGU NOQDO INTA DOONAYSANA AAD AYEY UYAR TAHAY.

  • @zeinabhajiyassin9293
    @zeinabhajiyassin9293 ปีที่แล้ว +1

    Hadal oo dhan wuxuu ku kooban yahay adeer salaad gabeyre iyo Mahamed ceynaanshe iyo abdulqadir dheel cabdulle Rabbi Naxariistii janno haka warabiyo odaygii dada ahaa e maseyrka u dilay maanta akhirey wada jiraan ee abaal kiisa Rabbi haka warabiyo dhibkii u geystay, iyagana suubane nebigeena naxariis iyo nabadgeyo karkiisa ha ahato miciisa allaha ka dhigo in taa ka dib waxan u mahad celinayaa abdihafiid iyo adeer ali Mohamed halane iyo bahda tivuga dhamantiin waad mahadsantihiin sida quruxda badan ee aad noogu soo hudbidaan barnaamishyada taariikh le

    • @QoobjalowQoobjalow
      @QoobjalowQoobjalow 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@zeinabhajiyassin9293 maytida maad u wada ducaysay duco caadifadaysan lama arag adiga ka markaad leedahay maxamed siyaad baa waxaa gaystay maalin keliya dhibkii dhacay iyo xansuuqii iyo boobkii siyaad ka dib kuuma muuqato

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 ปีที่แล้ว +4

    Afweyne bare Alle nama tuso halka lagu xisaabin muxuu ka hayaa maanta dadkii kacaan xukun ilaalin u dilay culimadii oo kaliya xisaab ma qaadi karaa???

  • @waayoaragagalmudug9759
    @waayoaragagalmudug9759 ปีที่แล้ว

    Asc Abdi Xafid Iyo Ader Xaji Ali Xalen🙏🌹❤️💙🌹 🙏Ducada Allaha Noo Aqbalo 🤲Amiin 🤲Yarbi 🤲

  • @AbdinasirYusufcise
    @AbdinasirYusufcise 2 หลายเดือนก่อน +1

    In laga hadla ayaa qalad ah waaya. Maxkamadii xaqa ee ale ayeymaanta joogaan dhamaan wey dhinteen maanta waxnool maleh qadarti ala sidaas udhacday in29sana siyaad madaxweyne noqda gabeyre waqtigiisii ayaa meesha ku ahaa. Waxaasoo dhan ajanabi ayaa ka dambeeyay. Wixii ka dhashay waa waxa maanta taagan. Xal loo heli la yahay. Haduu ajanabi nagu dhaxjiraa ee hada naga gaara

  • @d.c.m.m1338
    @d.c.m.m1338 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahow jaale siyaad oo kale mid wadanka noo badbaadiyo kaa barinay 🤲 Aamiin dhaha 🤲🤲🤲.

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 ปีที่แล้ว

    Wariye a hafid legend waaye suaalaha sida uu u wadiyay waa si professionally ah 1,maxa laga dhaxlay dilkii s gabeere odayga wuxuu ku booday qaladkii m siyaad bare ku dilay wadaada, 2 jabhadihii ayuu hadana hoosta ka geliyay wuxuu yiri ninkii arbitaraha ahaa wuu dhintay marka sidaas ayay dheesha ku halawday abukato ismail iyo odayga wa ilmo macalin quwax

  • @nourhersi717
    @nourhersi717 2 หลายเดือนก่อน

    UNC maahane waa USC magaca iska sax Abdihafid, united Somali Congress (USC).

  • @maanciisse
    @maanciisse 6 หลายเดือนก่อน

    DOFARKA DILAY ABEHEY ABDULLAAHI ISSE MAHAMED XANUN MASKIXIYAN AYAY UGU REBEYN O XAQ WAXAN U LAHAY IN ABEHEY GACANTA KA QABSADO AYAA XAQ U LAHAY CADALAD WALI SUGAA WALI

  • @AliAli-tb9mm
    @AliAli-tb9mm 3 หลายเดือนก่อน

    Saraakiisha Siad Bare iyo Gabeyre iyo Asxaabtoodii wa isku mid Inqilaab nin walba watey, Dhibkaan taagan wa ragii na galiyey waayo Dowlad shibil ah afduubeen wadanka mar walba wa dhismilahaa marka meysan soo celin, dadba aaminsan Kacaanka wadanka dhisey wadanka waxa dhisey Muruq Soomaali iskaa wax u qabso laakin aaqirkii mid la toogto mid xabsi la dhigo dhexdoodii is qashey dhibkaana ayagaa nooo keeney oo ilaa Hada Aami daro iyo Qabiil baa dad ka 40 jirka ah ku koreen Caalamkana uga harney.

  • @cashamuxudiincoosey
    @cashamuxudiincoosey 2 หลายเดือนก่อน

    Dhageyso wareysiga wax muqda ma garaneyside qabiil siyad bare ayu ka bilawday ba lagu yiri dhaga furo

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 ปีที่แล้ว +1

    Malaha adeer wuu hilmaamay ee arrinka in ladilo gabeyre iyo ragii la la diley waxaa diidey Dhamme bashiir yuusuf cilmi oo ahaa ninka kalye ee habargidir ah oo kacaanka ku jirey waxeyna sababtay in asgii oo dhan qadka laga saaro oo uu ku waayo booskiisii.

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 ปีที่แล้ว

    Cxaafid sixid dhawr jeer baan kugu arkaye pls codku aadbuu uhooseeyaa mic iska hagaaji

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 ปีที่แล้ว

    Adeer wuxuu yir soomaaliya 30 barri asagoo hilmaamay 22 sano ee siyaad barre uu jajabiyey wax walba.

  • @hassanyussuf-kh5dg
    @hassanyussuf-kh5dg 3 หลายเดือนก่อน +2

    ok gacan ku dhiigle argagsxiso siad barre awel umadda Somaliyeed miyuu sixrai dhamaan tood? maxay dulmi giisa ugu adkeisteen 20 sano !

    • @lilcuzzwhitemoe
      @lilcuzzwhitemoe 2 หลายเดือนก่อน

      MAY SIXRANAYN EE UMMADDA BADANKOODU WAXAY AHAAYEEN DAD ILAAHAY SWT KU CAASIGAROOBAY MARKAASAA RABBI KU SALLADAY SIYAAD BARRE.

  • @rocky4066
    @rocky4066 ปีที่แล้ว

    Dowladnimo waxaasaa layiraahdaa

  • @cashamuxudiincoosey
    @cashamuxudiincoosey 2 หลายเดือนก่อน

    Siyaad bare dadkas wuxu u layay bila diin away diinti u ku dilay waxas ba lagu leyahay wadani bu ahaa wale dhiigaas wu ku hor yaala hantidi ey madaxdaas la haayen wuxu kala siiyay cabdulahi gedi shador o ku mara qati furay o ahaa jajuus siyad bare waxu aha hawiye abgal waceysle cada muse isna waxa u ku marqati furay kornel dhel cada muse waxu aha darod majerten ahana jajus siyad bare iyo ninkale magaciisa iga lumay o isaaq aha o ku marqati furay ceynaanshe ninkas isna wuxu aha jaajus siyad bare sedaxdas waxey dinbiga kala siman yihiin siyad bare akhira aya wax idin suga yan hadad no shihin siyad bare isaga inqilab ayu dalka ku qabsaday dadkana wuxu yiri inqilab ayey waden isaga dil malaha miya somaliyey isweydiya taas inti wax garad ah diinta nuucas ah xage ayay ka timid macnaha waxa cad in u ragan isaga baqay wayo wey ka aqon badnayen marka intas kaliya ayu u dilay ragas illahey ha u naxariisto 3daxdoda gacan ka gar daran aya dishay aamiin amiin aamiin

  • @haweeyamaxamed3493
    @haweeyamaxamed3493 ปีที่แล้ว

    Somaliland godkii lagu riday ragg baa ka soo baxay saaray dal ay xor u tahay bbaa dhisatay dib ma loo arkaayo soomaal dal been ah leh why 3 soomaal dal waa dowlado 2 soomaal dalna weli gumaysi baa haysta ogow

  • @warsameahmed9871
    @warsameahmed9871 ปีที่แล้ว +1

    Adeer dilkii salaad gabeyre wuxuu dusha ka saarey ruush.malaha xisaabta kuma darin in sharcigii dadka la laabay oo nimankaa laftigoodu ay qayb ka ahaayeen taladuna ay noqotay sharcigii qaabada oo ninba nin uu ugu jiro difaac. Wuxuu kale oo hilmaamey in gabeyre uu isku dayey in uu sii daayo sodagii iyo rag kale asagoo u qaatay in duq siyaad barre doqon yahay.

  • @al-macrifa6739
    @al-macrifa6739 ปีที่แล้ว

    Waxan layaabay dadkan ka sheekaynaya nin waa hore la dilay! Imisaa dhamaatay gadaashii! Aawy janaraal galaal??? Maxaa loo buunbuunin waayay? Asagaba ka mansab sareeyay oo ka qayb galay dagaalkii 77 !

    • @AbdirizakMaslah
      @AbdirizakMaslah 3 หลายเดือนก่อน

      @@al-macrifa6739 inaad waxfahanta waa muhiim galal iyo salaad gabeyre meel islamagalan .1964 markii uu salad ethiopian gobolada dhexe kasaarayay
      Galal askari buu ahaa dable eh ..
      Halka salad uu ahaay general sare
      Tarikhda barashee rabta

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 ปีที่แล้ว +1

    Ninkii Madaxweynaha dilay 9bilood ka dib baa la toogtay markii kiiskiisa uu baadhay Kornayl Baaruud oo ka sheekaynaya oo weliba Laascaanood ku Toogtay nin aqoon wanaagsan u leh booliiska oo baadheah ayuu ahaa oo sarkaal ahaa

    • @crisaaqaxmed2074
      @crisaaqaxmed2074 2 หลายเดือนก่อน

      Ma gobolka mudug uu ka yimi ninkaasa boowe.

  • @AsadAf-rs1mm
    @AsadAf-rs1mm 29 วันที่ผ่านมา

    beenlow tug ah.

  • @ShafiiCarab
    @ShafiiCarab ปีที่แล้ว +3

    Afweyn abalkisu wa halay oo musqul bu kubaqtiye

    • @al-macrifa6739
      @al-macrifa6739 ปีที่แล้ว +1

      Adigu af-yarow meeshad ku dhimanaysid ma hubtaa????

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 ปีที่แล้ว +1

      Maxaad heshay
      oo Ka ahayn
      Dil
      Kufsi
      Boob
      Qaxootinimo
      Burbur
      sharaf dhac
      Qoomu luudnimo
      Iyo mooryaanimo

    • @worldcitizen9102
      @worldcitizen9102 ปีที่แล้ว +1

      Ma adigaa la joogay, ma Familkiisa ayad ka soo xigatay? Hadaadan intaad jawaab u hayn. Qabiil Nacaybka iyo Cudurka ku haya Ilaahay baa kaa daweyn kara. Hana ku dambaabin Adigu se meel aad ku dhiman Ma ogide. Is ilaali

    • @al-macrifa6739
      @al-macrifa6739 ปีที่แล้ว

      Inuu siyd bare libaax ahaa waxaa kuu cadaynaysa umadoo dhan iyaa jecel gaar ahaan anaga reer Djibouti, inta neceb waa dad qabiil ah oon wax qaran ah lahayn! Waxaa amaan ugu filan jaale siyad inuu itoobiya gacanta mariyay, inuu lbx laga baqo ahaa, bal maanta haowiyow car bal isbarbar Dhiga xasan dhiiqo iyo jaale siyd keebaa haybad iyo sharaf iyo karaamo laha, waxd eegta markuu haale syd booqday ruushka sida loosoo dhaweeyay! Waxd eegta xasan dhiiqo sida keyna loogu soo dhaweeyay waxd ogaanaysn farqiga u dhexeeya siyd iyo kuwa manta

    • @AliIsse-z6u
      @AliIsse-z6u 2 หลายเดือนก่อน

      Hooyadaa qabyaalada xun ka was Maxamed Siyaad Halyeey baarqaba oo doobinaya ayuu ahaa naag yahow

  • @sharmarkenur8398
    @sharmarkenur8398 2 หลายเดือนก่อน

    walee m siyaad barre dowlad kama danbeen soomali lama xukimi karo waad aan wadni eheen oo doonayo wax kasto in ay burburiyaan marka m siyaad 22 laba sano buu isku dayey in uu wax u dhiso laakin mid dadhilif oo cadawaga soo raaco iyo mid wax xado iyo mid wadanka cadow u soo raaco wakas maanta siyaad barre ka tagey car wax xal ah gaaro soomali waa dad aan sharci iyo kala danbeen dhibto meel ay ka soo jeedan lama yaqaano qabiil baa ala ku saladey