abwaan Siciid Cabdilaahi Oo Qardho UGA Yimi Bamdhiga Buuga Jaamac Kadiye oo Gabay Qiiro Badan ka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 16

  • @SharmakeJamac-k7q
    @SharmakeJamac-k7q 3 หลายเดือนก่อน +4

    Abwaan Jaamac kadiye Xafidullah Allah U naxariisto 🤲🤲🤲🤲

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha allh guulaysta reer tolkay
    Abwaan kediye iyo mujaahidintoo dhan allh haw naxariusto
    Aaaqmin aaamin ❤❤❤❤❤

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alaha unaxariiso adeer jaamac kadiye cilmi rabi jano fardowso kugu casuun ilaahay kitaabkaaga midigta alaha kaasiiyo

  • @MohamedAliShiino
    @MohamedAliShiino 3 หลายเดือนก่อน +2

    Mash allh
    Taliskii ugu weynaa jabhada snm oo shacabka ssc kasoo duqeyn jireyn waa maantay abwaan jamac kadiye bugii laga qorey aan ku soo bandhigeyno

  • @Gaas5830
    @Gaas5830 3 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah ninkan waa abwaan fadhiya
    Alle ha unaxariisto abwaan jama kediye

  • @AbdirashidMohamud-qs6jk
    @AbdirashidMohamud-qs6jk 3 หลายเดือนก่อน +2

    Allaha U naxariisto Jaamac Kediye.

  • @jhashim739
    @jhashim739 3 หลายเดือนก่อน

    Aamiin Aamiin Aamiin - Abwaan dhacdhacle Allah kuxafido Maansadii Qarniga runtii waan ilmeeyay 😢

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน

    ASC Masha Allah Allhamdulilah 🤲💯 Allaha ha unaxaristo Insha Allah Jama Kadiye he was the wave for SSC and de historie Left Behind we will remember forever and he made us proud my Allah reward him jannah fardausa Insha Allah SSC KHATUMO GUUL 🤲💯❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @samuuladsicid8821
    @samuuladsicid8821 3 หลายเดือนก่อน +2

    MAANSHAA ALLAAHU TABAARKALAAHU ILLAAHAYOOW NOO XIFDI ABWAANADA YADA DHAMAANTOOD OO NOO BARAKEE XIKMADOODA IYO CAQLIGOODA AAMINA AAMINA YAA ALLAAHU.
    WAA IN GABAYADA LAGASOO DAAYAA ILAACADAHA. MAAMULKA SSC KHAATUMO HABEEN WALBA. WAQTINA LOO GOOYAA LASOODAAYO OO LA DHEGEYSTO
    HEESIHII. SAADO CALI WARSAME WAA IN LASOODAAYAA IYANA WAALINKASTA OO LOO SAMEEYAA WAKHTI LOO GOOYEY
    GUUL IYO GOBANIMO HART MEELKASTA OO UU JOOGO.
    WAXAA INOO BALAN AH. IN HORGALADA. LA CIDHIBTIRO OO QALASYADU. KA HABEEYAAN OO SIDA CAWOGA SI KA DARAN LOO NACAA YAAN LA QARININ WAAYO QOFKASTA OO INAGA DHINTAY QAYBA KULEEYIHIIN
    HORGALE HA HOOGO HORGALE DULI IYO DARCUMO HAKA BIXIN ADUUN IYO AAKHIRO TOONA .

  • @JamacMaxamuud-f8h
    @JamacMaxamuud-f8h 3 หลายเดือนก่อน

    Allaha u naxaristo jamc kediye

  • @farduusmohmud975
    @farduusmohmud975 3 หลายเดือนก่อน +2

    Aaaamin aaaamin 😢😢😢😢
    Ala qiiro waynaa afkaaga caano lagu qabay alow noo kaa dhowr

  • @abshir2010
    @abshir2010 3 หลายเดือนก่อน

    Allah u naxariisto Abwaan Jaamac kadiye Aabaha Somaaliya. Abwaan dhac dhac waxaa leenahay mahadsanid ina adeer.

  • @AbdirashidMohamud-qs6jk
    @AbdirashidMohamud-qs6jk 3 หลายเดือนก่อน +2

    Maxaabiista Qooflan Xabsigii qaadi kari waa. Waa Iidoor jabay.

  • @basrabashir5726
    @basrabashir5726 3 หลายเดือนก่อน

    Allahuma Aamin

  • @mohamudbashiir3438
    @mohamudbashiir3438 3 หลายเดือนก่อน +1

    REEER QARDHO AAAD BA U MAHAdsantihin

  • @JamacMaxamuud-f8h
    @JamacMaxamuud-f8h 3 หลายเดือนก่อน

    M.s