INTAAD SEE GOOD LABA AFLIYO GUUD CADAHA RACDAY GACMAHAAGA ADIGA ULA TEEGAY LAMA GARACEEN GAATAME LIBAAXOO WIXI GANAYO EEGAYAA GARDAARADA MAROODIGA MAXAA ADIGA KU GEEYAY
MARKAAD ADIGU GENYADAN IS TIRI XALAY GAWAAN RAACI GOON QURUXSAN HEENSAHA GACAN TOGALAYNTA WAXBA MEEL MA GAYNINE INTI LAGUGU SOO GAADHAY SIDI GOOSAN WEER HELAY MARKII LAGUGU GEESASAY WIXI KAGA JABAY BAN BA LAGA GAYOONAYNE
ABWAN JIRAY GUYAAL BADAN WAX UUN BAAD KA GUNUDAAYE NIMANKI GAROOMADA XIDHNA ODAYADI GEESHKA GAAMANE KHALIIF IYO WAXAN BILE GASOO GAADHAY HADDAN LOO GARADAYN RAYIGA GABEE HALKISIYE GAMAANA WAXAA LA QAADA MARKAAD GARAB U HAYSAYE
Gabaygan xigmad intii ay ahyd waa lagu dhameyey ilhy janadi fardowso haku casuumo
ABWAAN BIDE
Waa 16 Ramadaan waxan uducaynayaa awawgee saleeban faarax gaas awoowe allaah waxan kagabaryay janadii firdowsa 1440 taariikhdii islamku
aamiin aamin
Bidee alaah u naxariis tee waa abwaan aan la arag
Dawladaha guunka ah markaanu isgaraacaynay waa darawiish iyo gamaysig
Abwaan saleeban xaaji faarax (bidde ) alle naxariistii jano haka waraabiyee aaminta umara una duceeya
Libaax bidde faarax gaas alla hakuu naxariisto .
Cod iyo mirti
Illhy baaku manaystay.🇸🇴🇸🇴💪💪🇸🇴
Allaah haunaxariisto Abwaan Bidde faarac gaas waan jeclahay inaan dhegaysto markasta
Bide Faarax Gaas
Alaah AHN Aamiin
Gabyaa Weyn
Soomaaliyeey Kala Barta Gabayga iyo Maansada
Waakala Labo
Gabyaagu Majecla inuu Heesaha
Ku Hoos NoQdo
Maansooyin badan Matiriyo
Maadaama Heesaha Lagacuriyo Maansooyinka,,
Abwaan Gaas
manhslaaah abwaan barteeda ayuu dhigay bidde farax gaas alla yaaraxmu
ALLAA YAA raxma abwaan bidde faarax gaas
alle hakuu naxariiso abwan sebaan farax aan kugu fanaanaa xaqiiq alle jano fardawsa hakugu macsuumo0
Warwaa kala bide
Abti mcn alle haku naxariisto naxariis wasaca amiiin
Balse inaan haweenka u gefaa gebi ahaantoodba
Gob baan ahay afkayguna ma geyo oo Ka gaannaniye
Saleebaan_bidde faarax gaas ( 1992) Dh.
Alle hakuu Naxariisto Awoowe.
By. C. Fidhin DH 2002 .
Alle ha unaxariisto abwaanka gabaygiisu waa tabasdi
Allaah haw naxariisto abwaan saleebaan faarax gaas wuxuu ahaa sodon jir sedexlay ka gabyey
Alla ha u naxariisto abwaanka xigmaawi buu ahaaye.
alle ha u naxariisto abwaanka
Raxima
Allahu
Tacala
Raxmatan
Waasican
Awoowe bide farax gaas
Sidii buu guddoonka u jaraa geedlabna u yahaye
Ahmed saleeban dafle bu ola jeeda abwaanka Aun
Alle hawnaxariisto abwaan Saleeban Xaaji Faarax
Allaah hownaxariisto awoowe bide faarax gaas
Gobonimda dhulbahnte
Buu ku dhameyey gaby
Ilhy jandii gogol dhig ha udhigee
Bide faarah gaas runtii taariikhdisa markan maqlo wuxuu kamidyahy dadkan ilmeeyo
Allah yarxam bide farax gaas kama daalo dhagaysiga gabaygan ila iyo mantan garadsaday waxan xasusta ano cajalad kuso dubtay beri samadki
Kulamid baan ahay run ahaan zxb
Alaah hawnaxariisto denbigiisana alaah ha dhaafo
Maxaa adiga kaa galay ninkaa guuray baatahay masha allah abwaan qiimo badan buu ahaa allow maxaa xigmad god gashay
Alloow kuu naxariiso Gabayaa culuf oo murti weyn Eebbe ku galaday Saleebaan Faarax Gaas Bidde.
Alle hakuu naxariisto abwaan bidde
Alle haw naxariisto abwaan saleebAAN FAARAX
INTAAD SEE GOOD LABA AFLIYO
GUUD CADAHA RACDAY
GACMAHAAGA ADIGA ULA TEEGAY LAMA GARACEEN
GAATAME LIBAAXOO WIXI GANAYO EEGAYAA GARDAARADA MAROODIGA MAXAA ADIGA KU GEEYAY
Mansha allh awowgay
Gantaalo buu riday Alle yaa raxmu Bidde Faarax faas
Manshallah abo wallpaper arwaax
asc wll abwaankani magaciis
Alle denbigaaga ha dhaafo walee abwaan ruugcadaa ah buu ahaa janatul fardowsa alle ha ku geeyo
Halkay lahayd buu dhigay waxaan maqlay ninkii habarjeclo markuu gabaygan dhegaystay gabay danbe wuu ka dhaartay
@@zulekhahaji5799 waa awawgay ruma
@@ahmedmohamedabdi4171 waa bide faarax gaas
Ilaahay ha u naxariisto ninkaan gabyaa erey culus ayuu ahaa. Waa nin dhulbahantaa lkn toloy yuu ka ahaa dhulbahante? 3:19
Wxu ka aha Dhulbahante Maxamuud Garaad , ugadhayahan , Baha Ciishooh , Naleeya Axmed , Baha Hawiye , Reer Cilmi
Allaha Ha Unaxriistow
Balse inaan haweenka u gefaa gebi ahaantoodba gob baan ahay afkayguna ma geyo oo ka gaananiye
Janatul Firdowsa Rabi ku geli.
Ok
War abwaanka gabayo aad qiimabadan ayuu tiriyay gabaydii raadiiya dadkan abawanadooda waxbay koqoraan keenu waa tola,a an
MARKAAD ADIGU GENYADAN IS TIRI XALAY GAWAAN RAACI
GOON QURUXSAN HEENSAHA
GACAN TOGALAYNTA
WAXBA MEEL MA GAYNINE
INTI LAGUGU SOO GAADHAY
SIDI GOOSAN WEER HELAY
MARKII LAGUGU GEESASAY
WIXI KAGA JABAY BAN BA LAGA GAYOONAYNE
Alloow u naxariiso aaaaaaaaaamiin
BIDEE FARAX GAASOW
GODKA LAGU JANEEYOW
GAADAASHA DARAWIISH
GUN BAY NOQOTAY REER KALE
GUNADA AY KA QAATAN
GOBOLKINA BIXIYO
GUTOOYIN BAA YIMI SNM
GAAR U LEDAHAY
GURBOODKIYO DHALANKA JEEL
LAGU GARACA
GEEYIGANA WAX GARADKII
GOOR HORU KA HAJIRAY
INTA GOBOLKA JOOGTANA
GABAL DHICIYO WABEERI
MIDH MIDH LOO GUMADAA
GADH CADAYADIYO
INTA GOORTAN JOOGTABA ABWANADA WAX GARATIYO
GABAYGU WAA KA XIDHAN YAHAY
GIDIGEEN DARAWIISH WILASHI XORNIMADI INGIRIIS U
GAWRACAY
GOBANIMO U KENAN
MANTA
WAA GUN OO KALE
JEERAY GADOODAN
GAMBADA ISKA TURAN
GEYIGANA XOORAYSTAN
HADAL WAA KA GUDHAN YAHAY
Abwaan Darwiish Jama Dhuux
alle ha unaxatiisto xikmad iyo murti aan umiyaha lawada siin alle ku manaystay
Axmedka uu abwaanku gabayga ku soo qaatay yaa igq daba geeya?
Axmed Suleymaan Dafle
ABWAN JIRAY GUYAAL BADAN WAX UUN BAAD KA GUNUDAAYE
NIMANKI GAROOMADA XIDHNA ODAYADI GEESHKA
GAAMANE KHALIIF IYO WAXAN BILE GASOO GAADHAY
HADDAN LOO GARADAYN RAYIGA
GABEE HALKISIYE
GAMAANA WAXAA LA QAADA MARKAAD GARAB U HAYSAYE
mansha allah allow janafardowsa ku maamuus
MARNA TIRI DAD GACAL AH BAYNU NAHAY
OO AAD GARANAYSID
OO AAD TIRI CID BAY WADA GALAN ODAYADI GUULKU
KU GALGALATAY HASAWIHI GARAN GARTISIYE
GAR WAA LOO ISLAAN CEEBSE
WAA LAGU GUMOOBAYE
HADAN LABADU MEEL WADA GEELAYN
GEES ISKUGU LEEXO
HANSE INAN HAWENKA U GEFAA
GEEBI AHANATOD BAA
RAGBAA GAAR U LOLAMA MIDSE GODOBI RAACDAYE
GUNTI HADALKA GAWDISI BAAN KU GUDBINAYAYE
ANOON ANIGU EED KA GELIN GUUDKA KUGU SARIN
INATAD TIRISE WADA GEESATAYO
GUURA BAHALAYSAY
OO AAD ANIGA IGA GOOSATAYO I GEED BIXI WAYDAY
GUDAHA IYO DEBADABA
INTAD GEENAFKA I TAGTAY
OO AAD GARBO QABIIL IS TIRI GAAR WAX UGU DOONO
GODKA HADIMO WADAD QODAYE
OOD KU GUBATEENE
DULAN GADOODIYO INATAD
GULUF KA HENSAYSAY
OO AAD GANTALAHA KHATALAN MARISAY GAAROODI
MEEL KALEBA IDINKOON
GEELIN OO WAXBA U GAYSAN
SIDAAD NEEF LA GAWRACAY TIHIN GEEDO KAMA WAABTO
GURYIHI IYO CARUURTEENI BAAD GAAS KU QABATEENE
GURYIHI HARGAYSIYO BURCO BA WAA GAWAN MADHANE
HALKII MAALKA LAGU GADI JIRAY BAY GOOROYO DAAQDAYE
GOGO XARIIR IYO MAYAAL GOGO IYO LAALAYSE
KAMANA BOXO GOL CEEBEED SABAAX GURADI BUUXAYE
IDINKA GAWAANKA KA DHIGAY GUMARADINIYE
INTA AAD GUGO HOORAY IYO GEEDO KA HAYANTAY
GOOL QANIN LEH WAA ADIGAN DEGAY OO U GUULAY OO MAANE EE
GADH CAADAGAN IYO UBADKAN
GAXADHKA JEEX SIISAY
NAAGAHA GAMBADA TUURAY
IYO GAARIDA ASQOWDAY
ADIGAA GAMADA DHIGAY
OO GEERIDA U KADAYE
GOOL JIRKOODI MAXAAD GUDURIGA USIISAY
WAAD GOODIYAYSAA ADIGO GAWLI KUGU TAALE
IMINKAA GABAYDHUHU CIDLADA KUGU GARAACAANE
FARAHA KU GODAN GOGODINE
WAXAN GUUNYO KUGU DHAAMO WAN KU GURMANAYAYE
ISKA SOO GAAL MAANTANA ANA KUGU DHOW GACALE
KAARAHA GURGURTO NUGAAL
MIDABKA GIIR GIIRAN
NINA GEELA KUMA RAACO IYO GUUNYADU DHAQO EE
WAXSE LA YIRI GUMAYSTIYO DILAL GOOHAYA JIRAA EE
WAX LA YIRI WARAABIHI GALBEED WUU GURXAMAYAYE
LAMA RAABO ABEERA GOOD INUU CUUNE
GOBANIMADAN IYO CALANKAN U NOO GALADAY EEBBE
GARDAARALIHI RAABA
INUU GOOYO XADHIGISAA
GAADH WEEYE QARANKANI INAY DILAAN OO GUMAADANE
MA KA GIIGTAY WAA TADAD IA TIRI SOO GOLQABATEEYE
ISKANA GAYSO LAMA DOONAYIYO TIRIYAY GEERAARE
LAMA GUULO MAANSADA NINKI KAGA GOOLE DHEERE
GOOLENA LALA MAA TAGO HADALKA KAAN KU GAR NOQONAYNEE
Garwa loo islaam ceebse wa lagu gumomaye