MANTA CIIL ADUUN AYAN LA OOYAY NOLASHA SIDANA WEY ADAG TAHAY (تنظيف وتنظيم

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 147

  • @Nuura3Mayow-co7tw
    @Nuura3Mayow-co7tw 10 หลายเดือนก่อน +15

    Somaliyey Saan XaQ ma ahane Habaryartan 100k hala garsiyo Xilligan waxa Laga Rabay 500k Is noleya Dee
    Maamo Illaahy hana ka Dhowro Mcnto Love You

  • @ugaasosaid1879
    @ugaasosaid1879 10 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah rumi video wan dhamestay aad ban kudawada walhy dhiri galiso baa tahy allaha ku xifdiyo abayo

  • @mumtasyusuf9400
    @mumtasyusuf9400 10 หลายเดือนก่อน +7

    Asc abyo wlhi warkaga wn dhagaysan jiray oo wxba kama soo qadi jirin lkn malin tay anti ixanujisay ayaan hadalkaga garowsaday wlhi go aana aan qatay buskud io dolsho aan ima haa mrkaa usameyey oo casariye uga dhigauyey oo aan intaan diyariyey aan dhigay meel iyada aan qaybtedi aan siyey ayaan qolka yara galay wixii mnta oo dhan aan samey nayey aan ugu tala galay ilaa week ilamaha io mrtidaba istic malno mxd idhibatay ayey kaga dhigtay inyay wixiiba bac ku gadisatay oo ay qatay ayey ayar iska baxaday wn sobaxee wixiiba mxd idhibatay wx yar oo aan ilamahaa aan sisto xitaa ku may reebin 😅😅😅 rashin mesha yalay xitaa hore ayey usii qadatay wlhi ciil ilmihii wxn siyo maleh oo hada imadee naag dabe allow igu ma ogid ayaan dhahay shaqadii giriga nadam ayey iyelatay io gurigii oo inadifobay nagahan mnta dhan wxlee dhaqayaan wxlee hagajinayaan wx tosana loma jeedo wlhi hada alx nadam io jalwad ayuu yeshay gurigu😂

    • @IbaadoAli
      @IbaadoAli 10 หลายเดือนก่อน +1

      Waxbaa ku helay wlll alah nabar xaqdaro ha kaaga dhigo aniga hada lix sano ku dhawaad ayaan guri leeyhy sadex caruurina way iijoogan mida wuuu iga saqiiray waligayna shaqaale ma qabsan wlhi wax kale umaan qabsan waayin shaqdoooda kumaba kalsoonaanaayo iska daa shaqaalee hadii uuqof martiyii iimaado inuuu wax iiqabto ma jecli sababtoo ah waxaaban aminsanay inaanu qofna iigu qabanan sidaan wax uqabsanaayo alle xooga ha inoo barakeeyo dhamaanteen❤❤❤❤

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 10 หลายเดือนก่อน +3

    Abyoy ilmahaga xoogaa wee weeynyiihiin Allaha kuu daayee abayo iyaga barna inee dharkoda nadifka iyo wasaqda kala bixiyan oo meel dhar tuuran ka alaliyan sariirtodana sii firashtan marke ka so kacaan adigane weey ku cawinee iyagana wey ku tarbiyeesanayan markee weynadan dad waa weyna arkeysa oo dharka mel walba iska tuurto hooyada waa tii ilmaheeda meel walba ka soo saarto wiil iyo gabarba.

  • @fartunmohamed1254
    @fartunmohamed1254 10 หลายเดือนก่อน +4

    Hooyo Somali mayac ugu imow ilmaha bara inay sariirtoda goglaan dharka wasakhdaa saaran intay yaryihiiin hadhow wey laqabsan adna hawsha easy kuu noqon anyway good luck 👍

  • @Rahma1020-y5g
    @Rahma1020-y5g 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah Ani maanta igu ka horeyso hore usooco xabiibti wax kasto Wan ku saray

  • @leilamursal6493
    @leilamursal6493 7 หลายเดือนก่อน

    ماشاء الله تبارك الرحمن

  • @kayftahlil4461
    @kayftahlil4461 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah Allah ku barakeeyo aduun iyo akhary nuur canal xabibiti Ruumi cadeey abaayo macaan quun dumar iskufiilan. Xabibiti

  • @xaawahasan-bf4br
    @xaawahasan-bf4br 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ma qiyaaso karo video gaan suu ii anfacay ruumiyeey allaha ku dhowro 🎉🎉🎉

    • @xaawahasan-bf4br
      @xaawahasan-bf4br 10 หลายเดือนก่อน

      Mashallaah tabaarakalaah 🎉🎉

  • @ZimanAbdirisaq-ug3xt
    @ZimanAbdirisaq-ug3xt 10 หลายเดือนก่อน

    Maanzha allh❤ wallo ani 2 gabdhood baa ii shaqeeya somaliyan joogaa hadan markay iga tagaan oon kaligey shaqaysanyo walhi habi baan dareemaa waayo qofna kuma daalayo oo waxba uma sheego oo anaa wax kaste saan Rabay ka dhigta❤

  • @xafsomaxamud8694
    @xafsomaxamud8694 10 หลายเดือนก่อน +2

    Umuda shaqaalaha u joogo dabeecad iyo dulqaad ee haayaan

  • @ahlamali7639
    @ahlamali7639 10 หลายเดือนก่อน +1

    Keep going my sister u are strong mother mashallah ❤

  • @Hanifarah-g5d
    @Hanifarah-g5d 6 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @SumayaBashirSuu-dv5sr
    @SumayaBashirSuu-dv5sr 10 หลายเดือนก่อน +2

    Habo ruumi 1m uqalanta keep.going habo mcn

  • @YonisXusen-pq5cf
    @YonisXusen-pq5cf 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @IbaadoAli
    @IbaadoAli 10 หลายเดือนก่อน

    Mnsha alah skuran xppti
    Suaal anuu waxaan jecelahy masaxaada la foorarsado waxaanan joogaa wadankiii dhabarkana xanuun yarban ka dareemaa markaan masaxaada isku badiyo ta dheerna waan necebahy waxan is odhanayaauun waxba maad nadiifin
    Wll ma wax dhibay keentaa masaxaadaasi hablaa igu yidhi ta taagaa fiican wax kastoo kale taagnudaan ku qabsadaa masaxaadaa uun mooyeee

  • @Anzal222
    @Anzal222 10 หลายเดือนก่อน +3

    Ruumeyey wan ku salmy qaali mar hadii hoyo ilaahy kaa dhigo howl waa lama huraan balse ma ahan inaa isdhabar jabiso jadwal ayaa la sameystaa markaas wax walbo wey kuu fududane

  • @fadumo6993
    @fadumo6993 10 หลายเดือนก่อน +3

    Yaakuu sheegaay inaan bustard ku hoos daawanaayo kk

  • @rodaabdile2730
    @rodaabdile2730 10 หลายเดือนก่อน +3

    Wallaahi aniga ahaan tey waan ku farxaa inaa ku daawado ama kugu daydo jisaakallaah qeyr mcnto illaahay haku barakeeyo

  • @fanimohamedali3740
    @fanimohamedali3740 10 หลายเดือนก่อน +4

    MashaAllaah xooga Allaha hakuu barakeyo, wan kula soo gaaray maalinkasto aan waqti hayana wan ku daawadaa,horay usoco walashey, tankale maalinta isniinta waan idinla qabanaa jadwalka qaldan 😂

  • @najmocali1700
    @najmocali1700 10 หลายเดือนก่อน +2

    Runti 5qol ayan daganahay iyo barando weyn musqul iyo deedweyn shaqalana iima joogto anaa shaqaalo ka ah

  • @khadracali334
    @khadracali334 10 หลายเดือนก่อน +1

    MashaAllah tabarakallah ❤❤❤

  • @Anuush143
    @Anuush143 10 หลายเดือนก่อน +2

    Marku iga dhamado cil aba iga qabta videoga saan ku jeclahay❤😂 leee rumi sharaf❤❤❤

  • @FartunAbdi-z2e
    @FartunAbdi-z2e 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaah tabaarakalaah barakallaah allaah kuu siyaadiyo xoogaaga abaayo isha iyo cadowga allaah kaaqabto❤️❤️❤️🌹

  • @hibomire8196
    @hibomire8196 10 หลายเดือนก่อน

    Waa kula soo gaaray

  • @umuamiin1174
    @umuamiin1174 10 หลายเดือนก่อน +1

    Anaa kula so garay gaari dumar dumashiday pink igu qabo waan ka helaa rotinkaga

  • @Nagaad1
    @Nagaad1 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waan kula soo gaadhay ialaa dhamaadka❤

  • @alishaalexa4099
    @alishaalexa4099 10 หลายเดือนก่อน +1

    Howshaaba kugu qabsadaa waa dhameste😂😂 lkn ogow waxa kudaawada hoyoyin shaqeya waxna barta ❤

  • @HodanXasan-n6p
    @HodanXasan-n6p 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allaah

  • @MulkiABDALLA-q6n
    @MulkiABDALLA-q6n 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaa allah Wan ku jacelahy wllo qaali

  • @Fadkanuura
    @Fadkanuura 10 หลายเดือนก่อน +2

    Mashaalah xooga ALLAHA ku barakeeyo sister nafadu wa dinta badhkeed 💯💯💯💯💯💯💯

  • @UmasalmanUmasalman
    @UmasalmanUmasalman 5 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah abaayo sax ❤❤❤

  • @baismail7521
    @baismail7521 10 หลายเดือนก่อน

    Ruumi waan ku taageera walal hore u soco dhiirigalisadeena ❤

  • @MariamAbdi-o7t
    @MariamAbdi-o7t 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallah rumi wad shageysey gurigu aad bu nadiif u yahey .wan ka hela qofka shaqada fiican anigu ba sida ookale .xooga allah aya ina siyey in an ka faideysano inta an nolnahey aya muhima alhamdoulilah.

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abaayo 🎉

  • @Xaawo-s7f
    @Xaawo-s7f 7 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah abaayo allah kuxifdiyo waa runtaa abaayo aniga gacmaheyga saas leydhahaa galoofis maba gagaaro

  • @Laylaabdullahi12312
    @Laylaabdullahi12312 10 หลายเดือนก่อน +2

    ruumi salama Caleykum maasha Allah abayo illah ay haku brakeeyo aamiin ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanJama-m4m
    @AyaanJama-m4m 10 หลายเดือนก่อน

    Hooyo dalan 6 uurtjes baan dhaqeeya hadan imado casho karin daal walahi

  • @MeymunIsack
    @MeymunIsack 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤ masha Allah il xasiide kuma arato❤❤❤masha allah

  • @iluvmoowa
    @iluvmoowa 9 หลายเดือนก่อน

    Mashallah ruumiyee waan kula dhamaystey Waan ka heley

  • @SkyStar592
    @SkyStar592 9 หลายเดือนก่อน

    Ruumi Ruuxiyeey waan kula soo gaaraye horay usoco huuno

  • @abyanahmed5909
    @abyanahmed5909 10 หลายเดือนก่อน

    Asalaam aleykum walasheey k geef je een nasixa als je wilt dat jou youtube hormar inaa ka gartii dadka sifican uu laa hadal sidery ku jaceladan dhiim ee hadii rakin iga ralin noqo

  • @nadamuuse4439
    @nadamuuse4439 10 หลายเดือนก่อน

    Guriga 4 qof Oo waween ayaa ku joogna hadana intaa guri hagajis iyo cunto karin ayaa na dishay Marka waa iskumid dadaka badan iyo kuwa badan😂

  • @faduminimoha8339
    @faduminimoha8339 9 หลายเดือนก่อน

    Wlhi benta mahina marka nadifsado ama dhara wasaqa iyolo an dhaqado farxada marey hol i talo hurdada xita ima macto

  • @aishaabdi1594
    @aishaabdi1594 9 หลายเดือนก่อน

    Xppti shlay ayaa sidan isku feera jabiyay mante laf ima noolo balse waan kacay oo wxi iyalay waan iska qabtay guriga iyo hal cunug o ijoga iyo anigaba gacantaan ku haya wana isku dadaala wlh abyo adigne ilmaha ha idhihin damiin yal aya tihiin ee niyada u dhis amaan markas isku bogayab waxne way baranayan alh kula garab glo abyo ❤😊

  • @fardowsashariif7947
    @fardowsashariif7947 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wan kulajogaa qaali❤❤❤❤❤

  • @daddymusti7218
    @daddymusti7218 10 หลายเดือนก่อน

    Run badanaa ruuney faraha saa hool ugu heyne na dhamaden wlh ilaahow owlaada baari nooga dhig

  • @fartunabdulle631
    @fartunabdulle631 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga wakula joogay ila dhmdki❤

  • @kalsonyusufcali640
    @kalsonyusufcali640 7 หลายเดือนก่อน

    Walhi waa run shaqada ay haayaan gacmahan ayaaba wax loo dhigin jiraa

  • @maryankeyf4017
    @maryankeyf4017 10 หลายเดือนก่อน +1

    😂😂😂😂ala waa runtaaa hoyadey farahedi baa yeshay gari gaari dhashay ruun❤

  • @SofiyaAdanAhmed-su5kp
    @SofiyaAdanAhmed-su5kp 6 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @Muna4r-
    @Muna4r- 10 หลายเดือนก่อน

    Waan kula dhamaysty maansha allah intaad shaqaynaysay ana dharbaan laalaabayay oo halkan ii dhoobnaa
    Wale wa runtada faraha shaqeya iyo kuwa aan shaqayn isuma dhawa

  • @haniibrahimmaalim4971
    @haniibrahimmaalim4971 10 หลายเดือนก่อน +2

    Asc abayo wakusalamay mashaa allaah wlh waigaqoslisay macanto aniga ismafaninayo garidumar an ahay waxajoga norwey gacmahaga mexe umadowyihiin eikudhahan dadka waxadhaha inaa gari ahay aye cadenesa wlh warunta

    • @salmacabdilaahi2186
      @salmacabdilaahi2186 10 หลายเดือนก่อน +1

      Abaayo nafta yadana gaari u noqo gacmaha wax gasho yaanay kaa dilin sunta aa wax ku dhaqda cream kana isla ogow

  • @hodancabdi5361
    @hodancabdi5361 7 หลายเดือนก่อน

    Wan kula so gadhay abbti

  • @ZagaroCabdi
    @ZagaroCabdi 9 หลายเดือนก่อน

    Asc wallo waandhamaystay

  • @hiboharaf5504
    @hiboharaf5504 10 หลายเดือนก่อน

    Bilow ilaa dhamaad waankula socday ruumiyey Xooga Allah hakuu barakeeyo

  • @QueenMaryan-fi5kl
    @QueenMaryan-fi5kl 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waakula soogaarey❤❤😊

  • @maryanyare1323
    @maryanyare1323 10 หลายเดือนก่อน +1

    Nadaafada love you 🎉❤

  • @NSalah2006
    @NSalah2006 7 หลายเดือนก่อน

    Asc ciyaalkana bar inay ku caawiyaan ooy sarirohooda goglaan dharkoodana kala basriyaan.❤

  • @RaxmaRuuxi-bw2rw
    @RaxmaRuuxi-bw2rw 10 หลายเดือนก่อน

    Qaali Wan kula soo garay

  • @MuniraMahad-co3eg
    @MuniraMahad-co3eg 10 หลายเดือนก่อน +2

    First person ruumiya

  • @lulahmed1880
    @lulahmed1880 10 หลายเดือนก่อน

    Asc walee waa runtaa

  • @leyloabdi6831
    @leyloabdi6831 10 หลายเดือนก่อน

    Wlhi bentaa.maaha

  • @kowsarkiinchannel9969
    @kowsarkiinchannel9969 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wankulaso garay damadka video ga hore u soco

  • @ayaanahmed6749
    @ayaanahmed6749 10 หลายเดือนก่อน +1

    Markaan hawl qabanayo dhagta ayan xidhaa waan kugu shaqeeya wlhi

  • @AmiiroDoor
    @AmiiroDoor 6 หลายเดือนก่อน

    Nolosha netherlands 🇳🇱 wasi dee kaso hadal shar cegeda😢

  • @rukiyanur9658
    @rukiyanur9658 10 หลายเดือนก่อน

    ❤masha Allah

  • @qalimohammed7209
    @qalimohammed7209 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah abayadis hor usoco❤

  • @Ifraaxgalbeed-fs7bl
    @Ifraaxgalbeed-fs7bl 2 หลายเดือนก่อน

    Masha allah❤❤❤❤❤❤

  • @sagal.hussein
    @sagal.hussein 10 หลายเดือนก่อน

    ❤ Masha Allah ❤❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 10 หลายเดือนก่อน +1

    Manshaallah ruumi gacantada alah ku barakeyo xabibti naag nool iga dheh ❤nolasha kuma csho

  • @fardowsaahmed859
    @fardowsaahmed859 10 หลายเดือนก่อน

    Walaaley dhar ayaa nafta naga qaaday meelwalba dhar ilmihiina dhar maqabno dhahaan

  • @FardowsoAbdiqadir-xj7xu
    @FardowsoAbdiqadir-xj7xu 7 หลายเดือนก่อน

    Masha allha ❤❤❤

  • @sabriinqasim
    @sabriinqasim 9 หลายเดือนก่อน

    Wow mash allah

  • @umuilyaas2597
    @umuilyaas2597 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wandhamestay video gada wan jecelahay abayo mcn allaha inoka xafido 😊

  • @foosiyaabukar.hennacare105
    @foosiyaabukar.hennacare105 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mashallaah ❤❤🙏🙏🙏🙏🙏 Isoo boqoo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🇸🇴

  • @umuilyaas2597
    @umuilyaas2597 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah masha allaah xabibti 😊😊 whli wan kusugayay

  • @rahmaabdullah6820
    @rahmaabdullah6820 10 หลายเดือนก่อน

    Masha allah

  • @Bintuxaji629
    @Bintuxaji629 10 หลายเดือนก่อน

    Abayo wan kudageystaa lakiin nagta shaqhalada iskaceyri kama jelayo maxaa yelay rer kenya markan naxay way nagubadantaxay shaqada busta lahoskalo waxaa igu danbeysi 2 ciyal markan haysti shaqhala la'an wan somaray qhof ciyaal yar yar haysto ayaa daremi karo nadafad iyo cutakarinta iyo ilmixi od haysid iyo kurigo ad uweyn

  • @habonali9734
    @habonali9734 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wan dalay san dhar udhaqayay😂

  • @katramandeq45
    @katramandeq45 10 หลายเดือนก่อน

    Shib dheh warjecelkeyga Anna ka yabee waanbo isku iloowe 😂😂😂

  • @nadiifoyalahow1735
    @nadiifoyalahow1735 9 หลายเดือนก่อน

    Vim

  • @raaxoxasan2452
    @raaxoxasan2452 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah abayo alle ha ku dhowro

  • @munasalebaan293
    @munasalebaan293 10 หลายเดือนก่อน +2

    Ani yaa ii shaqaynaaya markaan guursado😢😢😢

    • @halimaabdi270
      @halimaabdi270 10 หลายเดือนก่อน +1

      iso wac 😂😂😂

    • @munaibrahim1819
      @munaibrahim1819 10 หลายเดือนก่อน

      Ruumi walaal bustooyinka sawirada diinta ma ogola

  • @deqaxasan1833
    @deqaxasan1833 10 หลายเดือนก่อน

    The end

  • @tilahuneadane4302
    @tilahuneadane4302 7 หลายเดือนก่อน

    🎉❤

  • @nastexomaxamed815
    @nastexomaxamed815 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allh allh Haku barakeeyo abyo ❤❤

  • @fam3573
    @fam3573 10 หลายเดือนก่อน

    Wan dhamaystay

  • @sahroabdi
    @sahroabdi 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ruumiyeey waxn ku weydiiyay wdankan joogaa howsha aad ka ooyeyneysan reer qurbo subax walba keligey baa qabta cid shaqaala ahna iima joogto walhi 5qol bn hgaajiyaa cuntdii suuqii oo weliba subax walba ah sdeed wax u jiraan marka ooy gabdhaha qurbaha degn la ooyaan?

  • @mandekdaoud3358
    @mandekdaoud3358 10 หลายเดือนก่อน +1

    Gaari

  • @peacefulmind7745
    @peacefulmind7745 10 หลายเดือนก่อน

    Mâchallah. Abaayo hooyooyinka soomaliyeed intabadan raachinka waa inaan ku dadaalno inaan burka cad iyo sonkorta iyo saliida cad iska joojino. Dépression iyo caajis iyo dhamaan caafimaadka qofka ma u wanaagsana. Inchallah ku dhiiri gali abaayo hooyooyinka soomaliyeed.
    Machallah aqalkaaga uu weenyahay and I love your kids furniture ❤

  • @shaymashafici1691
    @shaymashafici1691 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah xbbti illahy xooga ha Ku barkeyo adna mansha Allah isku dhee 😅😅

  • @farduuskalgacalsacad3868
    @farduuskalgacalsacad3868 10 หลายเดือนก่อน

    Waan kula soogaadhay waan kulashaqeeya

  • @duniyosarmaney8631
    @duniyosarmaney8631 10 หลายเดือนก่อน

    Abayo dawoyinka lesku daro cudur ayey ledahay waxey samenkarta sida shiimikal

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 10 หลายเดือนก่อน

    Hal meel iskaga egnahay cappuccino laantiis wax ma qaban karo awood ayoo kuu yeelaa marka qac ka siiyo howsho was dhag dhag

  • @mumtazkhalif1095
    @mumtazkhalif1095 10 หลายเดือนก่อน +1

    Msh allh

  • @umuduniyaamohamed8058
    @umuduniyaamohamed8058 10 หลายเดือนก่อน

    Hhhhh ruumiyeey faraxaygu waa butuc wayna cadyiin walhi aadban u faro qurxoonahay wax iga nadafad badan ma jiro anan gurigayga ka shaqeeya meel kaste gurigayga murayad camalba la isku daawada 😂😂

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  10 หลายเดือนก่อน

      Haye hhhhhhhhhhh team ruumi kuma jirtan iniku

    • @umumunamohamad4583
      @umumunamohamad4583 10 หลายเดือนก่อน

      Ruumiyeey shaqada waala qabsadaa galoofisaana lagashadaa kareenkana marso marwalbo

  • @hibohussein1518
    @hibohussein1518 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah, abaayo waad ku mahadsan tahay diiragalinta. One tip that I will share with you is do the bathroom last.

  • @Istaahil-yt3rr
    @Istaahil-yt3rr 10 หลายเดือนก่อน

    Alla ruumiyey dharka markan dhaqayo wan uriinjiray lakin waxan ka dhaxlay fanbor iyo xasasiyad

  • @KhadraMuse-x1t
    @KhadraMuse-x1t 10 หลายเดือนก่อน

    Waan kulasogaaray ruumi caday