Yaab! Xild firimbi Fasax ayaa la siiyay lakin Ciqaab Jamaaci aya lagu sameeyay xildhiibaanadi kale

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 27

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  25 วันที่ผ่านมา +5

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @fadumaahmedali3248
      @fadumaahmedali3248 23 วันที่ผ่านมา

      Xishood iskadaa qabiilka wadaad baa tahay Hasan oo laog yahay taageer taa Xishood

  • @abdisalamismail9596
    @abdisalamismail9596 24 วันที่ผ่านมา +3

    Sh. Dulmi diid beryahan waad leexatay💔
    Gudoomiye Madoobe dembiga uu mar kasta galo maxaad uga hadli wayday?

  • @ashaelmi3575
    @ashaelmi3575 24 วันที่ผ่านมา +2

    War yaa is lan eh ma qaldame waa illah qofkii qaladkisa ka soo noqdo oo cafis weydisto lama cafinayo ! Midakale waa dulmi inna qof magac aad u season aad ugu yerto hada maxaa la shirtegtey illahey umada ha kaa qabto 😢 subhanallah

    • @kingahmaadi9952
      @kingahmaadi9952 24 วันที่ผ่านมา

      Sax waye cafiska hadii laga soo tago waxaa larabaa sharciga inuu qabto ileen shacabka is cafiya ee xilibaanka asoo nin weyn ah uu sameye raali galin askariga ayuu siiyay lkn sharciga wadanka iyo diinta saas laguma fasaxo ogaaw

    • @ashaelmi3575
      @ashaelmi3575 24 วันที่ผ่านมา

      @kingahmaadi9952
      Istaqfurulah maxaa dhalinyaradii soo koreysey idinkaga dey dan karkii odayashini dhaqankinu ku saleysan yahay hiilo iyo dulmi dulmi kusax wuu qaldamey wuu ka labtey allihii auras wax walbo cafiyo punishment na waa la siyey inna is daba tag tagnataan maxaa u jeceshihiin

  • @AhmedMuse-c3w
    @AhmedMuse-c3w 24 วันที่ผ่านมา

    Mnsha alah dulmi did wad ku mahad san tahy inad umada somaliyed xalada itbiya kala hadasho

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 24 วันที่ผ่านมา +1

    Laan dheere waaye ku lahaa Midkan beelaha laga tiro badan yhy haduu yhy mar hore uu maxkamada ka Soo muuqan lahaa

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 24 วันที่ผ่านมา +2

    Jabland iyo Buuqland waa masiibo soomaliya ku habsatay

    • @LJama6119
      @LJama6119 24 วันที่ผ่านมา

      Yaa soomaali ah? Hawiye ma soomaali baa? Xasan xaraash ma nin fiican baa?

  • @hamdiarrehomar7758
    @hamdiarrehomar7758 25 วันที่ผ่านมา +1

    Duulmi don ayadtahay

  • @rukia-s6y
    @rukia-s6y 24 วันที่ผ่านมา

    ilaahow rabiyow tuugta nadhaafi

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 24 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 25 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya kama jiro sharci ummada xakamo u ah darajo kasta oo ay kala leeyihiin.

  • @sirkaal
    @sirkaal 25 วันที่ผ่านมา

    Asc Sheikh, arintaan layaab malahan, waayo, baarlamaanka qabiil ayu ku dhisanyahay, marka qabiil ayaa laga cabsana. Xildhibaan oo afarta landheere ka mid ah qof la hadli karo malahan. Point five keliya ayaa la ciqaaba.

  • @OhaMoha-d2y
    @OhaMoha-d2y 23 วันที่ผ่านมา

    He behaved like a gangster! He doesn't deserve to be a leader. Firimbi must go.

  • @MaxamedfaraxTalan
    @MaxamedfaraxTalan 24 วันที่ผ่านมา

    Ha ka raadin macaash raago u iscaafiye sh dulmi soocdo waxaad ku haysta firimbi ki farmanjo ku sameeyay😂😂😂😂😂

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 24 วันที่ผ่านมา

    MEESHAAS MEY CADAALAD LAGA SUGAAYEY LAAKIIN ILAHEY AYAA DAALIMKA KA ABAALMARINDOONO FASAX UUBA KAHELEY INKASTOO MEESHA AYBA WAXKU HEYN

  • @MOW-GA
    @MOW-GA 11 วันที่ผ่านมา

    Laba bilood ee la ceeriyay maahan fasax waa labada biloo ee ajandaha madaxweynaha ugu waayeen ee la marin lahaa baarlamaanka marka kuwii ka hor istaagi lahaa laba bilood ayaa la ganaaxay.

  • @Sooman-e8t
    @Sooman-e8t 25 วันที่ผ่านมา

    Xildhibaan firinbi intuu maqan yahay bay rabaaan wax badan oo sharci daro ah la marsado. Waxa yaab ah xildhibaankii hadla lacag baa laga jarayaa, waa wax kama hor imaankartaan. Kkk wixii lakeeno saxiixay!.

  • @ismailljama2205
    @ismailljama2205 24 วันที่ผ่านมา

    Subxan Alaah ma ninkii kibirka askariga 10 dollar maalintii qaata Ayaa intuu dilay Hadana layidhi ISKA soo raaxayso oo shaqadii umadda aad uhaysay waa laga fasaxay
    Askartii isdan live loogu dilaayo kamaradaa hortooda ayaa misena waxba laga qabanay askariyoo wax ISKA dhici sharci kudifaacayaa majiree inuu maanta jeelka kujiro aye ahay shaqaddana lag eryo dulmigaasu waa wax dalku udegiwaayey

  • @LJama6119
    @LJama6119 24 วันที่ผ่านมา

    Itoobiya weydiiday iney dhag jalag usiiso hogaamiyaha USC mudane Xasan Xaraash. 😂

  • @FartunK
    @FartunK 24 วันที่ผ่านมา

    kuwa la socdo iyo isagaan waxaay aheed ineey xabsi dhigaa

  • @Maxamedibraahim-xv4nt
    @Maxamedibraahim-xv4nt 23 วันที่ผ่านมา

    Fasax un baa la siyey isagaaba dheeraad heley

  • @user-mk1gp2cw7o
    @user-mk1gp2cw7o 24 วันที่ผ่านมา

    KAAS XAASKIISA HADEY HADALKUSOO CELISO GAFUURKAA JABAN KKK

  • @abdisalamismail9596
    @abdisalamismail9596 24 วันที่ผ่านมา

    Sh. Dulmi diid beryahan waad leexatay💔
    Gudoomiye Madoobe dembiga uu mar kasta galo maxaad uga hadli wayday?