Ma Prank ayuu nagu sameeyay Madaxweymaheena mise afkaa ka dafay?!

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 177

  • @dulmidiidclips
    @dulmidiidclips  2 วันที่ผ่านมา +12

    ‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
    Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
    dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/

    • @HalimaCumar-kk9cw
      @HalimaCumar-kk9cw 2 วันที่ผ่านมา

      Walaal aan kuu sheegi ciidamo soomaaliyeed wuxuusan u rabin kuwa somalidu mushaar bay rabaan asaga kabaxaya kuwa kalase waa laga bixinayaa lacagta ogoow marka uu ogolaado ciidama shisheeye asagana bajad baa lasiin ilaa waa N G O iste e

  • @lorenzlischer3682
    @lorenzlischer3682 2 วันที่ผ่านมา +11

    Aniga waxaan iswadiya madaxwenah. Mafiyoowayah halsoobaro markuqabto. Maxay. Soomalida. Iskudagaalan oo meelwaba daugukaca???

    • @syusuf9063
      @syusuf9063 2 วันที่ผ่านมา

      HORTAA BAAN YAABAY

  • @qureeshoxaaji4315
    @qureeshoxaaji4315 2 วันที่ผ่านมา +8

    xasan ma fayooba e hala baadho

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 2 วันที่ผ่านมา +1

      Hooyadaa

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 2 วันที่ผ่านมา +1

      Walaahi maalmihii u horeeysay ayaan ka shakiyey inuu u xanuunsanyahay Maskaxiyan
      Xassan

    • @qureeshoxaaji4315
      @qureeshoxaaji4315 2 วันที่ผ่านมา

      run tu waa lama huran exanuun kuna ceeb maaha

  • @nStTYO
    @nStTYO 2 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wadaagista! Su'aal aan la xiriirin ayaan qabaa: Jeebkayga OKX wuxuu hayaa lacag, waxaanan haystaa 12 erey: clarify cash circle pretty surprise supply slide club solid area wear case. Sideen ugu diri karaa Binance?

  • @ducaaleducaysane6497
    @ducaaleducaysane6497 2 วันที่ผ่านมา

    Ciidanki amisom aya shaarka iyo magaca badashay ciidan baxay majiro m xassan shiikh ciidan marabo ciidan idhiso iska daaye kuwii hore ayu kala diray allow madax wanagsan inoodoor yaa allah🤲🤲🤲🤲

  • @JeannineJacynth
    @JeannineJacynth 2 วันที่ผ่านมา

    I really appreciate your efforts! I have a quick question: I have a SafePal wallet with USDT, and I have the seed phrase. (alarm fetch churn bridge exercise tape speak race clerk couch crater letter). How can I transfer them to Binance?

  • @MaxamedcadiSalax
    @MaxamedcadiSalax วันที่ผ่านมา +1

    Walal waxas oo dhan waa lalayayay wan hadal uu yiri cismacil cumsr gelle xasana wuu yelay marka ninkan xasan uma qalmo inu sijogo oo uu mamulo Somalia wana in laga qabta asc

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waa aboor ku habsatey dalkii ee allah ayey leeyihiin umada soomaaliyeed hasan aboor waa barakicinta shacabka dad ilaa aadan cade degenaa dhulkooda la burburiyey hadana wixii gurigooda yaaley biliqeystey , leynta dhalinyaradii iyo xaraashka dalka ku mashquulsan ee allah ha badbaadiyo dalka iyo dadka soomasliyeed aamiin

  • @Caaydruus
    @Caaydruus 2 วันที่ผ่านมา

    Alaahu akbar alaahu akbar alaah is one

  • @faisalsalad8358
    @faisalsalad8358 2 วันที่ผ่านมา +1

    ASC wall hal suaal iiga jawaba oo ah ciidamda shisheeye yaa lacagTa siiya maxeyse Tahey danTa ugu jirTa ee lacagTa loo siinayo

  • @Shirwacismailbootaan
    @Shirwacismailbootaan 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan kheer laawe Allaah ha ka qabto umadaan somaliyeed iyo qof kasta oo wadanka burburinaaya ee cadaw la shaqeeya

  • @naciimomaxamedkulmiye6104
    @naciimomaxamedkulmiye6104 2 วันที่ผ่านมา

    Shiikhow. Calol xumo aa na Hayso inaan ooyno uun baa noo dhiman ciidamada aa kasoo xasuusisay Xasan shiikh allaha naga qabto ningaalo Raac waaye Xasan Sheekh cayaar uu u yimi un iyo lacag aruursi villada uu mar arkay wuxuu u Maleeya in la Cabo la cuno wadankane uu xaraasho uu u
    soo noqday shicibka ka oysiiyo asaga iyo kuwa parlmaanka joojgo waxaan dowlad ma ahan askar shisheeye askar nooga dhigay rabaane in ay asaga daafacaan si uu mwayne u ahaado allaha na dhaafsiiiyo mid ka khayr badan aamiin aamiin

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 วันที่ผ่านมา +1

    Alla muxuu Been sheegey Ninkaan in badan wale waxbaa ku sugaya dheh Rabigaa Xagiisa Allha ku gar gaaro

  • @mohamedabdullahisaid2457
    @mohamedabdullahisaid2457 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waa majnuun xaaranta waashay xasan baqti u sajuude badgate

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 วันที่ผ่านมา

      Subaxana Allah
      Ma ilaah bakhti ku tilmaamtay Allah ka cabso

  • @cabaashashi2668
    @cabaashashi2668 2 วันที่ผ่านมา +9

    Absolutely HSM waba halis aytahy Somalia in laga qabto wuxu aminsanyahy NGO inu mamulo

    • @IHatemumafiq
      @IHatemumafiq 2 วันที่ผ่านมา +1

      King of hawiye

  • @Hassan-lx5kj
    @Hassan-lx5kj 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hassan sheeq dalkeyna hooyo ee soomaalia ummada soomaaliyed iyo ciidanka xooga soomaaliyed gud madow oo dheeyr ayuu ku riday in laga soo gabsado mudo 10 ilaa 15 sano ayeey qaadaan doontaa ee ilaahey ha ina dhaafiyo Hassan sheeq iyo kooxdiisa mooryaanka ah ee villa somalia jooga iyo kuwa madaxweynayaasha sheeyktay ee maamul qabiileeydyada jooga iyo kuwa isku sheeyga siyaasinta soomaalida lkn kuligoodi ay yihiin calooshodi u shaqeeystayaal ilaahey madax ilaahey iyo ummada soomaaliyed ka baqda ee sharafta iyo karaamada ummada soomaaliyed iyo dalkeyna hooyo ee soomaalia soo ciliya inoo keeyn inshallaha tacaalaa adigana sheeq mahadsanid guuleyso

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 วันที่ผ่านมา

      Xasan shiiq
      Dalkiisow maamulaa
      Garawe
      Jubal land
      Kama taliyo
      Allah ka cabsada
      Waxad u barateen
      Tuuganimo dill iyo dhac
      Xasan dul xureeyo
      Allaha ku barakeyo

  • @Caaydruus
    @Caaydruus 2 วันที่ผ่านมา

    Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam Salalahu caleeyhi wasalam

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 วันที่ผ่านมา

    Munaafaqqa Adduunka ugu weyn waa Madaxweynaha Soomaaliya. Waan ka xumahay wallaahi

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekh dulmidiid allaha qeer haku siiyo sheekh wadankeeni oo idil sharci ma jiro system oo-dhan ayaa naga khaldan marka sistamka oo dhan oo la hagaajin waxba ma hagaagayo allaah ha noo keeno madaxda dalka iyo dadka iyo diinta anfaco allaah hanoo sahlo amiin ❤

  • @mohamudhilowle8650
    @mohamudhilowle8650 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan Sheekh, wuu fuliyay ballantii uu ku yimid xukunka oo ahayd ballantii uu la galay beesha caalamka ahaana burburinta Ciidamada Qaranka, Soomaaliyana ku ridi doono god dheer.

  • @MohamedJimale-u9s
    @MohamedJimale-u9s 2 วันที่ผ่านมา

    Asc Arintani waamid ubaahansida
    Uguadagqabyaal kamadhansoomalinimo
    laguwajaho ugunahdhakh
    sahaban hadansugnokuwaas
    Walanawan doonaa soomaliyay

  • @abdi258sh
    @abdi258sh 2 วันที่ผ่านมา +4

    Madaxwayne Hassan sheikh waxaan ka baaqayaa in wax laga dhaxlo la waayo
    1 somali midaysan lagama dhaxlayo
    2 hantida guud ee qaranka lagama dhaxlayo
    3 dhulki danta guud lagama dhaxlayo
    4 ciidamadii qaranka lagama dhaxlayo
    5 baadi somaliyed lagama dhaxlayo
    Xitaa waxaan ka baaqayaa in guriga madaxtooyada ee villa somali lugu soo gaaray waayo 😢😢😢

    • @User_19567
      @User_19567 2 วันที่ผ่านมา

      Allaha nadhafiyo naargalaha ibtilo benbadan

    • @luulahmed5138
      @luulahmed5138 วันที่ผ่านมา

      Dal xureeye
      Allaha ku barakeyo

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 2 วันที่ผ่านมา

    Kkk ha difaaci xassan sheekh maxamud tuug tuug

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 วันที่ผ่านมา

    Waa faataale ma maqli jirtay mooryaan shidaal ku gadijiray zobe ayaa na hortaagan ilaahey kan dhinac ha noo dhaafiyo onsha allah qeyr lagama sugayee bahane sariigba ma leh waa 80 jir islamana yaabo markuu meel ka hadlayo wuxuu ismoodaa ceebkasaliim

  • @aadamisports446
    @aadamisports446 2 วันที่ผ่านมา

    Imtixaan ayaa umada Soomaaliyeed ku habsaday ee Allaah xaqa hana tuso.

  • @caadilmustaf-m3o
    @caadilmustaf-m3o 2 วันที่ผ่านมา

    Kuwii Eritrea 🇪🇷 xafada hooga ayay iska jiifaan walaahi 😂😂😂

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 2 วันที่ผ่านมา +8

    Waxan ka cabsanaya
    In shisheyaha loo fasiro beentan uu malinnwalba shacabkiisa u shegayo Xasan beenaale waayo cay ayay ku tahay umada somaliyed in kan labo mar madaxweyne u doorteen

    • @Caliya7
      @Caliya7 2 วันที่ผ่านมา

      Wey ogyihiin shisheeyuhu weyna fahmaan waxwalba oo qof madaxweyne ahi kiuhadlo laakiin waa sida ay rabaan in gaaladu nagu kor ceeshto

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา +2

    xasan sheekh wa munaafiq wax laxisaabtama waayay

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 2 วันที่ผ่านมา

    aniga waxay ilatahay in xasan labaadho diintisa wayo calaamada kamuuqda shakileh wana sababtu u diidanyahay soomaliya inay ciidan yeelato oo xorowdo yacni muslinimu ula dagaalamaya

  • @CnajiibCnajiib
    @CnajiibCnajiib 2 วันที่ผ่านมา

    Aabaha Beenta Waa the leader of somli

  • @IHatemumafiq
    @IHatemumafiq 2 วันที่ผ่านมา

    Wadaad bug ah waakan 2024 waa ilaa janaayo dhamaadkeeda

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 วันที่ผ่านมา +1

    Anigu.waa.layaaba.dadka.madaxweyne
    Kutilmaama.xasan.sheekh.waa.madaxweyni.ku.sheega

  • @HakimaAli-o9q
    @HakimaAli-o9q 2 วันที่ผ่านมา +2

    Haa waa hogaankii ugu xumaa ugu yaabka badnaa nasoo mara oo u qorantay tariikh madow ilahay waxan weydisaneynaa dowlad aqoon leh danta dadka iyo dalka ka shaqeysa ilahay ka baqaan iimaan leh hadalkoda miizaaman xaqligoda ilahay udhameystiray ... kuwan ilahay hana dhaafiyo waan kaquursanay

  • @Lbm-xi7dp
    @Lbm-xi7dp 2 วันที่ผ่านมา

    Sheikhoow sidaa filee wax uma fududa. Team badan oo balaayo buunbuuniyo ayaa ku biirtay ayaantan.

    • @abdulahihussein8702
      @abdulahihussein8702 2 วันที่ผ่านมา

      wax cad oo makharaatigeda wato ayuu sheeikhu ino sharaxay ee hadaad dood ka qabto u jawaab adigo qodob qodob u dul istaagaya

    • @Lagdheera
      @Lagdheera 2 วันที่ผ่านมา

      Waa sheekh darood 😂😂😂😂

  • @AbdiHassan-h4b
    @AbdiHassan-h4b 2 วันที่ผ่านมา

    Asc hadii madaxweynehena uu jeclaa inuu sameeyo arintaas? Waxa uu la awoodi waayey waa inaga sabata? Sababtoo ah hadii aan iska laad laadino muxuu sameyn karaa? Allow soomaali madax ha noga dhigin ? Waayo dad wada waalan oo qof fiyow ku yar yahay. Yaa wax u qaban karo. ?

  • @MaoMao-x9e
    @MaoMao-x9e 2 วันที่ผ่านมา

    SHEEKH DULMI DIID MADAX WAYNE WAX DHAAFSAN MA HAYSID IYO DAWLADDA FADHIIDKA AH EE SOMALIYA ADU MAXAA DALKA KUSOO KORDHIN KARTAA EEN KA AHAYN QABYAALADDA

  • @hagal5522
    @hagal5522 2 วันที่ผ่านมา

    Wax walba ee noosheegaan madaxdeena waxba kamajiraan waaye?

  • @AyubQeirow
    @AyubQeirow 2 วันที่ผ่านมา

    Hawiyo dowlda kama rawo mesha e wan facne side rawan

  • @AminaMohamed-x3z
    @AminaMohamed-x3z 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan garguurte waa hogaan kii ugu xumaa xapa alaha ka soo bixiyo gurgurte

  • @monahashi8068
    @monahashi8068 2 วันที่ผ่านมา

    Odeyga ma fiyoba Aawey family giissaqabsadan

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 2 วันที่ผ่านมา

    War waxaan hugaamiye ma aha.. waa geed doqon ah

  • @Caaydruus
    @Caaydruus 2 วันที่ผ่านมา

    Alaahu akbar

  • @ZaakMoha11
    @ZaakMoha11 2 วันที่ผ่านมา

    Mdxweynaha afka ayaa kadafaye wuxuu kawaday 32 December 2024 marka wan sugena xiligaa.
    Hadaan la is indha tireen inta la ogyahay waa madaxdii ugu xumaa ee Soomaaliya soomara waayo ciidamo dhisan ayuu uyimi oo diyaarsan io inka badan 5000 oo Ereteriya kumaqna oo wilina qeyb kumaqan yhn marka xiliba xiliga kadambeeya Soomaaliya إلي الأسو ayey usii socotaa kadhalinyaro ahaanna wan kaniyad jabnay isbedel kuyimaada dalka inta ey joogaan gacan/qalin kudhiiglayaasha, siyaasiyiinta iyo oday dhaqameed dhaqan xun bartay. Soomaalidana tan و الله waa xaqqiq kabiximeyso illaa KITAABKA ALLE loosoo noqdo oo laqaato ma ahane I.A

  • @ibtijah2747
    @ibtijah2747 2 วันที่ผ่านมา

    😂😂 WAXBAA QALDAN CAAFIMAADKIISA HALA BAARO WAX WEYN BAA QALDAN

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 2 วันที่ผ่านมา

    Askariga lagu bedelay askeri kale ma waxaa waddanka ka baxaya Ciidamadii Ajenemiga ee ka socda AU.
    Xasan Sheikh wuxuu yiri Soomaaliya uma baahna Ciidamo Xoog leh, Soomaaliya uma baahna Dowlad Xoog leh, wuxuuna intaas ku daray waa aniga Fekerkeyga sidaas waxaa yiri Xasan Sheikh oo hadda jooga Villa Somalia.

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 2 วันที่ผ่านมา

    Madaxwaynaha afkiisaa marqaati ah ,waana calaamatul munaafuq, Hassan munaafuq ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah

  • @abdimajidosman7194
    @abdimajidosman7194 2 วันที่ผ่านมา

    They all gone except few fighting with Jubaland, Hasan Sheikh's re-election. This is the worst leadership we have witnessed so far. Ilaahay ha ka qabto

  • @Abdinoor51
    @Abdinoor51 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xaqiiq xasan sheekh dalka somalia wuu bahdilay in uu wax dhiso iska daaye ciidamadii ayuu kala diray, xaqiiq dalka waxaa dilay siyaasiyiin mooryaan ah wax siyaasad ahn aan lahayn ilaahay dalka ha noo siiyo siyaasiyiin dhiig iyo damiirba leh

  • @aminahussein1
    @aminahussein1 2 วันที่ผ่านมา

    Shiikhow, ma ogid miyaa 2 Xassan Shiikh in ay jiraan? 2-da Xassan Shiikh hadaad waraysato. 2- da Xassan waa iska hor imaanayaan.

  • @falisissahak
    @falisissahak วันที่ผ่านมา

    Asc
    Madaxweyne afkaaga iyo dhagahaaga mays maqlaan miyaa
    Yaa rasuululah
    Yaa rabi illahow caadil nahaga oo daacad ayaan kaa barinay

  • @FadumoNuux-w2p
    @FadumoNuux-w2p 2 วันที่ผ่านมา

    Xassan maalintii oo ilaahay noo dooray ayaan qalbiga iga jabay horay u socodka farmaajo buu god ku riday

  • @abuukaraxmedabuukar7108
    @abuukaraxmedabuukar7108 2 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia 🇪🇹 noojoogna wuuleeyahay
    Sodey wax kayihiin madaxweynaha

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 2 วันที่ผ่านมา

    Villa soomaaliya waxaa caado ka noqtay in nin gala suurabo ka yeelo dalka iyo dadka soomaaliyeed sharci ma qabto cid lamatashto hadii la eedeeyo ma garbaxo waa kalitalis liita oo faashil ah 😢😢😢.

  • @hamzafarahgomod1684
    @hamzafarahgomod1684 2 วันที่ผ่านมา

    Waa khaaa,in

  • @xiishkhaliifcadecade1534
    @xiishkhaliifcadecade1534 วันที่ผ่านมา

    Mw xasan sheekh maxamuud dalka umararabo wanaag ee wuxuu rabaa in uu ka dhigo meel dawlada kale ciidamadooda loogu biilo tuubo aan gureeynin balse askarteenii ay ka qatanyihiin bay usoo wada shaqa tageen dawladaha soomaaliya ku lool tamaya Illahay hanoo sahlo hogaamye wanaagsan oo daacada ah

  • @MohamedSheikh-u4z
    @MohamedSheikh-u4z 2 วันที่ผ่านมา

    Wadanka halaga badbaadiyo mw. .
    Somaaliyey kaca

  • @FadumoNuux-w2p
    @FadumoNuux-w2p 2 วันที่ผ่านมา

    Waligeey waddankayga kama bixin lkn sanadkaan wan ka soo cararay aniga iyo caruurtayda nakuuro kenya ku noolnahay hadda an qoraalkan soo qoraayo

  • @Shirwacismailbootaan
    @Shirwacismailbootaan 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan prank ma doonaayo in dawlad somali la dhiso waxaa lacag lagu soo siiyey in ciidanka somali burburiyo waayo somali ciidan ku fulan hadey hesho looma tagi karo

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 วันที่ผ่านมา

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @Shirwacismailbootaan
    @Shirwacismailbootaan 2 วันที่ผ่านมา

    Hada wuxuu ubir tumanaayaa ciidamada gobolada ka dhisan si uu u burburiyo ayaa lacag lagu soo siiyey . Ilaaheey hanoo keeno M.weyne hogaan fiican leh o caadil ah.

  • @MohamedaadanHassan-nr7ti
    @MohamedaadanHassan-nr7ti 2 วันที่ผ่านมา

    Filimkaas eeya cunay😂😂

  • @kaltunwarsame3072
    @kaltunwarsame3072 2 วันที่ผ่านมา +1

    Kkkkkk been badanaha gurguurate been iyuu dadakiisa ku maaweeliyaha isama bixiin karaan waayo waxaa kala hayaaha waa ciidamada amzon iyaago lalaha joogo ayeey askarratu dariiqa dhaxadiisa ku toogata shacabaka magalada muqadisho waaxa waaxa dilayaaha waa asakar Somali kkkkkkk

  • @xn44321
    @xn44321 2 วันที่ผ่านมา

    Zxb xassan meeshuu kagalo ayan ka galeynaah

  • @axmedwarsame9442
    @axmedwarsame9442 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkkk tuug tuug dhalay xassan sh maxamud

  • @Queenfatxa1
    @Queenfatxa1 2 วันที่ผ่านมา

    Wuxuu la hadlaa jaahilinteh ciyal muqdisho 😂😂

  • @dahirali5436
    @dahirali5436 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaan la yabaa Soomali waxaa kasoo hartey sacbis uun war maxaa qaldamey ma yiraahdaan iney sacbiyaan uun baa kasoo hartey qabyaalada heerkaas na dhigtey

  • @URCRISTIANOJR-k3y
    @URCRISTIANOJR-k3y 2 วันที่ผ่านมา

    Oo ma shabaabkaad rabtay iney wadanka qabsadaaan

  • @CaliSalaad-n7l
    @CaliSalaad-n7l 2 วันที่ผ่านมา

    Dawladu Kuma dhisno rabitaankeeda ee waxaa laga xakumaaa daaha muskiisa wixi loodhiibeey dhahaan wixi lafareey sameeyaan

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim วันที่ผ่านมา

    Hhhh kuwar rer somalia waye washen sacab ayay iska qaracayen

  • @hamzafarahgomod1684
    @hamzafarahgomod1684 2 วันที่ผ่านมา

    Kooxdii maana faysto ayuu kasoo haray

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad 2 วันที่ผ่านมา +1

    siyasi run shega inte Lagu arkay dowlad dhano basabor shasheye watan ilmahoda yurub guryo ugu dhistan

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 2 วันที่ผ่านมา

    Hahaha.
    MD Xasan Dalabeey waa saxan yahay.
    Ciidankii hore magacooda waa Amisom, kuwa cusub waa Ausom.
    Kuwa ku sii xigana magac cusub ayaa loo bixin doonaa, sida IGADSOM.

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 2 วันที่ผ่านมา

    Isagaa isku marqaati fura he don’t need witnesses

  • @ragemohamed3843
    @ragemohamed3843 2 วันที่ผ่านมา

    Hadaladii yuhuuda u soo dhiibeen ayuu dadka la horyimid baahane warkiisa lagima jiro ninkii yiri waaye cidamo xogan uma baahna waxaasaa noocaas ah ayaa duligii ku dortay laluushka weli na hortaaganyihiin

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 วันที่ผ่านมา

    Odaygaan Maskaxiyan ayuu u xanuunsanyahay
    Balse waxaa Ka daran Dadka daawanaayo
    oo wax Ka sugayo

  • @Saido-j4o
    @Saido-j4o 2 วันที่ผ่านมา +1

    War Eeyahow Sanbuqada weey ee Sinsibarka eh. Kabta King 👑 President Hassan Ayaa Adiga iyo Faracaada Sinsibarka eh Kabta Boqor President Hassan Sheikh Ma Gaari kartaan ee Ha Cunina 👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @aishahibo8796
    @aishahibo8796 วันที่ผ่านมา

    Dowladii farmaajo wayka gonaynd in somalia ciidan yeelato that’s why 5000 dibada ugudireen xataa maraykan muu ogayn lkn xasan iyo kooxdiisiba fashiliyay 😢😢 xasan waalaso diraye tolow yaasoo diray 😢

  • @Ahmednurahmed-sv7er
    @Ahmednurahmed-sv7er 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ma wuxu modaya dadku inayna waxba ayna ogayn
    Been shacabka maxa logu shegi

  • @qureeshoxaaji4315
    @qureeshoxaaji4315 2 วันที่ผ่านมา

    waxan ku darayaa in xasan beenaale noqday fashilmayna lanacay taageere yaalna qabiil ku raad sanayo

  • @Ahmed-k2i5b
    @Ahmed-k2i5b วันที่ผ่านมา

    Hala baadho cafimadkiisa

  • @ummmohamed8716
    @ummmohamed8716 2 วันที่ผ่านมา

    )Wcsalaam, aniga waxan ku leyahay waxa tahay balaya sheeg an ogayn runti waxa wadanka haysta inu cadaw badan dhaxda oga jiro , Al Shabab,iyo mamulo goboledyo an wada nka la shaqaynanin oo ay Ethopia samaysatay si ay amaradeda u qatan
    Marka wa inad ogata xalada u ku jiro wadanka, waxuna ku jira midi ugu adkayd abit , waxu u dhaxeya laba cadaw oo ah Shabab iyo mamul gobalayd oo waliba ka qatar badan Shabab , wana kuwa ila hada hor tagan qaranimada wadanka ila mumuladas laga dhameyo wadanka cidamada way joogayan , hadad kanixi lahayden adiga iyo jahilinta ku nacam laynaysa ,waxadba cado ka dhigaten inad caysan nin u tagan calamdi qaranimada wadanka oo ad modo inad ledihin dhaqanki nago laysla qabo.
    Hadad masersantihin oo ad rabtan inad wax xukuntan taga wadanka oo aqonteda yesha hadad runta rabtan Madxwaynahena waa aqoon yahan ka dhashay qoys aqon yahana ah. Midna layab ma leh oo waxa thin Somali an aqon xurmada madaxdoda , su,aal ayan ku waydin (culumada ) ma caytanto , kumana hadsho wax layirahdo mala awal , waliba an la aqon her ka aqontada diined bal ha ku cayarin magaca culumad pls
    Fira gara, runti aniga mahi qof qabil ku dhaqma waligayna kuma dhaqmin wax ka yar Somalinimada aydana igu filan ana ku fana melkasta an joogo carurteydana mayaqanan cid ay Somali ka yin ayago ah aqoon yahano leh ( dhaqadiir, Engineer iyo Lawyer ) wa muslin Somali ah kuna koray Yurub qarkodna ku dhashay gar ahan UK intas aya nagu filan , dawladnimo ayan wax ku bartay ,aydan aqan dhadhanka ay ledahay, waxan ahay qabilada ad magaca u bixisid sida landhere iyo wax la mida agaw
    ma jirto qabil ka fican midka kale
    Jahilinta ku hambalyaynaya yay ku lumin ee ilali magaca (Clumada)

  • @CRAXMAAnMAHDI-q5r
    @CRAXMAAnMAHDI-q5r 2 วันที่ผ่านมา

    Waxaa muhiima marka uu qofku yahay madax Wayne in uu iska ilaaliyo hadalada kusoo noqonaya wax uuna awoodiisa ku qaban Karina in uu ku hadlo maaha

  • @AbdoulgbarIbrahim
    @AbdoulgbarIbrahim วันที่ผ่านมา

    Fiqi ka hadal sheikh isku sheeg qabila ayaa ku qaty

  • @SayidCali-cf1dk
    @SayidCali-cf1dk 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiikh waa nin aan dowlad laga sudaynin in uu dhisa waayo wuxuu u shameyaa maansuuniya waayo waxay rabaan ayuu shameynayaa

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 2 วันที่ผ่านมา

    Kkkk waa wareerey odeyga 2023 ayu u maleya
    War kan kuwi u dhisna buu qabiil qabiil ugu laaynoya

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 วันที่ผ่านมา

    SHIIKH MAXAMED DULMIDIIDOW WADDANKU MADAXWEYNE MALAHA WAXAA VILLA SOMALIA FADHIYA NIN AAN ISLEEYAHAY MASKAXIYAN MAFAYOOBA XATAA ADDUUNKII AYAA LAYAABBAN VERY SORRY

  • @Ubaxuba
    @Ubaxuba 2 วันที่ผ่านมา

    Hasan is always talking

  • @KafiYare-wd9tp
    @KafiYare-wd9tp 2 วันที่ผ่านมา

    Wadanka waa la xureeyay

  • @sameer2mkt127
    @sameer2mkt127 2 วันที่ผ่านมา

    Yaarabi awool noo gargar

  • @napewaPatrick-d8t
    @napewaPatrick-d8t 2 วันที่ผ่านมา

    President farmajo forever 😢 inshallah

  • @xaqiiqadachannel5608
    @xaqiiqadachannel5608 2 วันที่ผ่านมา

    ciidamada mushaar ayey u baahan yihiin sow maaha madax ayaa kala tuurati

  • @AbdoulkaderMoud
    @AbdoulkaderMoud 2 วันที่ผ่านมา

    Wax an idhaxdaba iyo wax an Ku chegaba wan layaxey

  • @abdulahihussein8702
    @abdulahihussein8702 2 วันที่ผ่านมา

    Xasaan sheikh inuu Ciidan dhiso ma balan qaaadin ee wuxuu ballan inaan ciidan adag loo baahnayn isla markaana 1991 lagu noqon doono , tiina wax yar ba ka hadhay ee inta yaree Hadhay hadaan laga Qaban Furaha Xafiiskiisa iyo villa somalia xitaa wuu iibinaya Odaygan Dal xaraashe siduu ku socdo

  • @aestheticmoods4257
    @aestheticmoods4257 2 วันที่ผ่านมา

    Wadaadkaan suu ummadda u waanin jiray wuxuu isku baddalay mucaarad siyaasi ah. Ciidamadaas aad sheeheyso dhamaantood wey joogaan waana kuwaas maalin walba furmaha ku jira. Maanta ayeey ka dhaqaala badanyiin xiligii Farmaajo. Axmed madoobe maa doolar kuusoo tuuray iyo Deni???

  • @abdulkadirkediye2661
    @abdulkadirkediye2661 2 วันที่ผ่านมา

    Mucaarad iska soo taagancaqli maaha
    Weli
    Hadaan ogaanay inaad mucaarad tahay
    Xasan geed dheer iyo geed gabanba waa ufuulay inoow difaaco wadanka

  • @Abdisamad_dirir
    @Abdisamad_dirir 2 วันที่ผ่านมา

    Mw hasan sheikh waa qabyaladi oo qof ah kala qaybinta umada ayaa la qurxon

  • @KafiYare-wd9tp
    @KafiYare-wd9tp 2 วันที่ผ่านมา

    Madaxwaynaha profer Xasan uga feeysid maalin walba

  • @HASSANMOHAMED-gk1tg
    @HASSANMOHAMED-gk1tg 2 วันที่ผ่านมา

    Malaha in lagaarayo xisaabta kuma darsan

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 วันที่ผ่านมา

    Soomaali heshiisa????????

  • @kautharabdikadir9237
    @kautharabdikadir9237 2 วันที่ผ่านมา

    Why is he wearing sunglasses while speaking to public it’s bcs he is not honest whenever see useless leader like this may Allah protect somalia amiiiin