Sheekh cabdiraxmaan bashiir waxa uu kamid yahay dad soomaaliyeed ee wax badan akhriyay oo aad u fahmay mana fiicno inaan dadkeena wax akhristay ee inta badan uyagu wax isbaray marka laga reebo jaamacadiisii wixii ka danbeeyay waa inaan ku faano waxna aan kaga dayano way inagu jiraan dad badan oo wax soo kor dhin kara
@@nim5-r1v malaha caruur baad ahayd markii sheikh cabdiraxman uu aha madaxda uruurkii Al biir ee loo sameyey aqoomaha reer jabuti mey hanti logu talagaley aqoomaha
Sh bashiir Geesi dadka runta cabsii cadowga ugu weyn dadkayna dhameeyay waa shabaab, weyna na dulleysteen , Koley dhimasho ayaa ku xukumanahay ee san ku jihaadno munaafiqiinta shaarka diinta nagu xasuuqaayo..
*Goorma ayey kuwan isku sheegaya journalists ee aan baran journalism baran doonaan inay qofka ay wareysanayaan dhageystaan oo ay joojiyaan hmm hmm hmm -tooda!*
ASC dhaqan xumada Imaaciil cumar geele waxaa imika qaatay Madaxa SNMTA MR. Muuse Bixi sida laga soo sheegayo wuxuu si fiican u copyeystay Ismaciil cumar geele . Arintaasi reer Hargaysow bal ka soo warama ma ruunbaa mise waa been?
@@axmadyare9155 Wa su’aal wanaagsan. Walaal calankan mid xabashi uun leedahay ma aha. In kasto sida aan ku la yeelanay eey tahay taariikh aan ognahay waxay inoo dhintay hadana hadda inaan embrace garayno Xaaladda Somalidi walaaleheen ee Somalia iyo isqabyaladeen iyo is ugaarsashadooda ayaa inagu qasabtay. Anyhow, the reality is we are part of Ethiopia now. We have to struggle from within for social justice and equity. We cannot continue to live in lala land that Somaliweyn is about to happen when the corruption and division among Somalis is one of the worst in the world, not to mention the lack of SOMALINIMO among our brethren. Waa nalaga adkaaday waanan isdhiibnay oo jihaadkayagii gudaha baan keenay.
@@XalaalSomalis Waryaa bislaazho ma waxaa ah in dhaqanka rer galbedka iyo islamka lesku dhaxqaso Soo rasulka csw madhihin man asfala kacbeyni fahuwa Fi naar
Very intelligent scholar mansha Allah love you from Hargeysa
Sh. Abdirahmaan Bashiir ilaah haku xaafidda. Haddaan nahay reer Somalia waxaan ku jecalnahay xagga ilaah. Midda labbaad waxaan kuugu jecalnahay "Analysis" oo ah mid dhexdhaxaad(objective).
Thank you very much My brother Ali . Always professional, respectful and knowledgeable.
Masha allah one of the best sheikh in Somali community
Mansha allaa ,sheekh qiimo badan ayaad nosoo casuuntay 💯❤️sheekh cabdiraxmaan bashiir ❤️🙏
Maasha'Allaah. Sheekha Allaha ka jazaa'i siiyo wakhti kooban ayuu wax badan inoogu iftiimiyey.
Mufakir Soomaaliyeed barakoow idam ALLE.
Mahadsanid ,Cali Xaraare .
Mansha Allah, Wallaaahi waa wax lagu farxo markaad aragtid qof xikmad, diin , aqoon iyo akhlaaqba rabbi isugu daray, waa erey kastaba meeshii ku habbooneyd.
Mashallah Sh. Bashiir ilaah haku xaafidda, Aqonyahan xeel dheer, nolow sheekhow
Allaylehe calow caawa cabqari ayaad noo keentay waana ka faa'idnay... Mahadsanid Walaal
Asc wan indisalamaya ali harare iyo sh Abdirahman basher iyo Tv gaba ❤❤👍
Masha Allah Tabarakalah Sheikha sida quruxda badan oo aqoonta iyo cilmiga ku dhisan oo noogu soobandhigay qeyr Alle hakasiiyo
Masha allah Ali harare professional reporter iyo sheikh Abdirahman bashiir allah ha idin barakeeyo.
Great man mr sh abdirahman bashiir runtii waa nin wax badan og xogogaalna ah
Mashallah sheikh Bashir Ali harare alaha hayna xifdiyo
we love you Sh. Cabdiraxmaan Bashiir mahadsanid
Meesha aan kula cuno waan wada leenay
Oo yaa ila cunaaya
Waxaa kula cunaaya hebel iyo hebel iyo hebel iyo aniga
Kir baa lagaa yiri
Cabdiraxman ugu muusan tegin madaxweyne ismaciil inuu naasix unoqdoo ilaahay umada uga baq yiraahdo laakiin wuxuu ugu tagay inuu yiraahdo meesha waa kuleleenay aniga iyo hebeleyaal, cadaaladiisu waa taa
Great discussion
The shk covered everything you need to know about Islam and world politics in less than an hour.
Asc Ali keep up the good work. The best somali podcaster today.
Ninkani waa ninka Somali ugu aqoonta badan. Caliyow ninkan inader mar kale noo soo casuun oo waraysi kale ka qaad
Ku soo dhawoow cunooyinka fudud sida loo sameeyo nagu soo biir wallo
Maasha Allaah! Allaha ku ilaaliyo Shaykh.
asc shiikh bashiir allah ha xifdiyo
Walaahi run buu sheegay sheekh craxmaan waa ogahay ganacsatada qayb bay ku leeyihiin.
Walal allaah dambigaaga
aduun iyo aakhiro ha dhaafo
Waxaan kaa codsanayaa Inaad khayrka nagu garab istaagto Kaliya nagusoo biiir❤❤❤💔💔❣
Sheikh abdirahman waxa weyay best political 👌 analysts
Masha allah sheekha allaha barakeeyo sheekha
Somali love Islam by theory
تحياتي للأخ علي والشيخ ايضا
Sheikh abdirahman bashir wa ninka somali oo dhan ugu cilmiga badan fadlan ino soo casuun marar badan
Sheikh abdirahman iska samir wll inshallah kheyr idin damben amin
Always interesting 😏
Kk
Allah a ku hafido
Asc shiekh Abdirahman ku so dhawoow minnesota
ABDIRAHMAN BASHIR CANADA OTAWA
Mashalah spiil the tea
Mansha allh rag qiimo leh
Ku soo dhawaad cunooyinka fudud iyo casiido timir laga sameeyey iyo salad am khudaar nafqo iyo vitamins leh nagu soo biira asxaabay
Ali Harare 👋🌹
Asc sheekha waan salaamaynaa
Kheir Allah ha siiyo waa walaal inagu qaaliya
Caziiz calayna sh cabdiraxman
Waxaan kaloo salaamaynaa walaakeen cali xarare iyo dhamaan bahda s american tv
Dhamaatiina waad kumahadsantihiin sida aad mar walbo usoo bandhigtaan xaqiiqada iyo wixii uurkeena kaguuxaayey lkn aanan helin fursad iyo awood aan kusheegno
Runtii idinkaa inaga kaafiyey
Sheq. alaha xafido waa jeclahay iyi cli xarare
Cheikh abdirahman bachir
Asc Ali Harare
Subxanallah zeynil caabidin bin cali kaas waaba mujrim muxuu ugu deyday
Subxaanallaah
Sheekha kaliye waxa hada taagan ka hadla
wa roun
💓💓💓💓💓💓
Korontad Djibouti mahin ta ugu qaalisan adunka xabada iska hubso cheikhow
Wcs. Jabuuti iyo Cumer geeli dhibaatadiisu waxay gaartey dawladahii jaarka ahaa..
Wuxuu barey Somaliland iyo muuse biixi famligiisa siduu isaga iyo faamligiisuba ugu dhaqmaan dalkiisa Hanti boob iyo xadhig aan sabab laheyn.
Wax xanuunsanaaya ayaad tahay ka dhamow Somaliland iyo Djibouti, wad ka xuntahay Djibouti iyo Somaliland, iney burburto sidiina konfur ayaad dooneysan Ilaahayna kaama yeelaayo inshallah. Horta intaad faaleyneyso cid kale meeshiina konfur ee wareersan ee doorosho kaliya qabsan kariiweydey ku koob now. Markaad meeshiina xagaajisan ayaad cid kale afka lasoo gali karta.
@@hoodohoodo9532 NACAS dheh! Maxad ugu boday qof rayiigeyda dibtay. Maxad kaa garyanaysa meshay dagetanhay. Malade/SICK bad tahay
Asc
Sheekh cabdiraxmaan bashiir waxa uu kamid yahay dad soomaaliyeed ee wax badan akhriyay oo aad u fahmay mana fiicno inaan dadkeena wax akhristay ee inta badan uyagu wax isbaray marka laga reebo jaamacadiisii wixii ka danbeeyay waa inaan ku faano waxna aan kaga dayano way inagu jiraan dad badan oo wax soo kor dhin kara
N&N ninkaan ayaan taan maxay la wadwadaan?
Cali waxanu ka codsanayna intu sheekhan jogo waraysi usbucle ah tusale ahan inad ka qaado codsi ahaan
Reer muqdisho iyagaa wadda Shabaab ah halkeey masiibadu kaga dhacdy waayo shacabku hadeey laamaha Aminga la shaqaynayaan qaraxkastaa waa fashilmilmi lahaa Sorry 😞
Cabdiraxman Bashir fikirkaada Islam iyo dimuquraadiyad iskuqaska ah iyo rer galbed raacidu somalia kama hirlgali doonto bi, ithnillahi Karim
argagixiso
@@Nono-fm5mj xaa kabadeli kartaa
alshabab ina tahay daah masarno madax ayan ka togan laha dadka ado kaleto cml ee sida qaldan dinta uga been sheegay Abdullahi ninka ladhahow
@@ahmedjamactube5045 hoy aniga muslim ayaan ahay ,, Wana qasab inaan ka ilaaliyo dadka raba iney islamka badalaan hawada rer galbedka ,, filinkinuna wa dhamadana bi, ithnillah
Aniga guriga hdaa wax kasta isticimaalo laydhku igama badiyo 15$ wlhi wa weliba si waaliya galahad kaawiyad glass lagu isticimaalo
Lkn
300 Djibouti ma 300$ weeye
Ku soo dhawoow cunooyinka fudud sida loo sameeyo nagu soo biir wallo
Ilaah ku mahdi.. Waa nimco
Saacada guriga kuugu xidhan magaceed ii Soo qor adoo mahadsan anigu ma arag laydh jaban isticmaalkayna ku xidhan thy walow aynaan jabuti isku mid ahayne
Walal albab kasta oo ka xiiran Allah ha kuu furo murugadana farxad ha kuku badaalo amiin subscribe iisar💞💜💔
Sh.abdiràhman bashir mufkir islaamiya
Waa cadaaladaro
Mr cali xaraare fadlan mar dambe haka hadlin ceerogaabo kow
Culimada soomaliyeed waa sheegeen sidii loola tacali lahaa xalka iyo badbadada dala dadka iyo diintaba lakiin dowladu uma soojeedo intaas loobahan yahay uma soojeedo
Cali Xaraare waxa uu maanta keenay marti culus. Sheekh Cabdiraxmaan waa mufakar weyn oo wax badan dadka Soomaaliyeed ka kororsan karaan dhanka fekerka iyo wacyiga.
Wlhi sheikhi wa runti anaga xagaagi bixina ba 600 dollars korontada ama kooraanka
Ma 600 dolar anaga oo joogna bosaso marka ugu badantahy 10 dolar baykeenaan waa marka marwaxada la isticmaalo waliba xiliga xagaaaga ama summerka
markale now no so asoune
Waha layidhi nineka tissa deryela ba takaleh daryela deki chelay lassodhaweye ba mata kouley maaride bane ahey dhakah ba meylebou illahey dhikey eh isakou wa marti elebdarane
Hadalka ah shabaab wadaada abuuray been ma ahan kuwii abuuray cayaalkay tabobareen baa dilay kii udambeeyey wuxu ku dhintey kismaayo ilahay ha unaxaristo
war sheikh markale nokeen
Shekhaan waa isbadalay markaan caamada inuu dhumiyo ayuu rabaa ilaahey shartisa islamka haka qabto wuxu raba islam iyo dimuquraadiyad la iskudaray oo rer galbedku rali kayihiin inta diinta aqonta uleh way kufahanzanyihin
Hahahaha Odayga farbaa ku godan miyaa
@@MohamedOmar-nl2qn odogu qamiskii iyo cimamadi waTuray
ABDOURAXMAAN BASHIIR UMA DHALAN JABUUTI OO ABAAHII IYO HOOYADIIS AMA JABUUTI MA AHA.
Sxb caliyow sheikh bashir markii uu laa boobayey hantida ummada ismacil wuxu odhan jirey Madaxweynaha jabuti waa awliyo Illahay naga so dheex sare ay haa loo hogansanaado marka maanta kolkii uu ka wayey dantiisi maa wuxu no sheegaya inu ismacil cumar noqdey tuug sheikhu shaley iyo maanta kee baanu amiinaa
Allah ka baq, sheekhu xogmaal ayuu waligii ahaa, xaraana ma cuno, inu macalin carabi dugsiga hoose ka ahaa miyaad ogtahay.
@@nim5-r1v malaha caruur baad ahayd markii sheikh cabdiraxman uu aha madaxda uruurkii Al biir ee loo sameyey aqoomaha reer jabuti mey hanti logu talagaley aqoomaha
Sh bashiir Geesi dadka runta cabsii cadowga ugu weyn dadkayna dhameeyay waa shabaab, weyna na dulleysteen , Koley dhimasho ayaa ku xukumanahay ee san ku jihaadno munaafiqiinta shaarka diinta nagu xasuuqaayo..
*Goorma ayey kuwan isku sheegaya journalists ee aan baran journalism baran doonaan inay qofka ay wareysanayaan dhageystaan oo ay joojiyaan hmm hmm hmm -tooda!*
Vi
Benaleh
War ninka rera dekane bala doulkeyney dhalacho wadaka balosameyeye marka ou islobay wo dinti illahay ka bene chekey marka mourtidi warmaley
Shhekhaw maxaad runta uga leexanaysaa in uu farmaajo yahay ninka fidnada oo dhan ka dambeeya miyaanu ahayn ninkii shanantii Sano ee uu joogay dhiig uun daadanayay ee gobol gobol ciidan uu samaystay ku baabiinayay mida kale maxaa hawiye oo keliya u dhimanayaan xagee miyaanu ahayn ninkii is hortaagay kiiskii AHUN ikraan tahliil yaa sheekh ITAQULLAAH oo runta kahadal
shiikhu waxaad moodaanaa inuu Djabuti joogo ama uuba lajoogey dadka uu sheegayo waxaa habboon inuu yidhaada sida la ii sheegey.
Cali xaraare horay usocda adiga Yaasiin kaftanka siyaasada waxaad ku soodirtaan deegaanka somalida mada aad ka hadashaan dhamaan meelaha soomalida dagto waadna mahadsan tihiin.
beenaalihii cali xaraare iyo wadaadkii ku wareeray biilka xaaska m.Djabuti Ismaciil c.gelle.
ASC dhaqan xumada Imaaciil cumar geele waxaa imika qaatay Madaxa SNMTA MR. Muuse Bixi sida laga soo sheegayo wuxuu si fiican u copyeystay Ismaciil cumar geele .
Arintaasi reer Hargaysow bal ka soo warama ma ruunbaa mise waa been?
doknogarat
War ninkane rey jibouti maha ey martibou no aha moyanedeh isakou kama waramikaro
Alshabab asaga la shaqeysto farmaajo waa tuug
Shkh Abdiraxman BASHIIR waa NIN reer Q kartiile. Waxaan jecelahay sheekha u sheego in aanan dadka ama idaacadaha cadowga djibouti. Ninkani iyo reer somalia waa cadowga umada reer djibouti. Waxaan u sheegayaa inay kaa waramiyaan intay dantooda kaa dhex arkayaan. Kuwani waa cadowga umada reer djibouti
Beentaa waxed la xidhatey carabta oo side denim ayaad aheyd ee shaqaa lagaa qabtey
Abdirahman Bashiir markaad ufiirsato waa nin isla weyni kamuuqato xitaa waxan layaaba inuu isbaalka caadi utahay u surwaalkiisu anqowga dhaafay tawaaduca waa shey muhim ah
Allaah haku hanuuniyo oo haku tuso wanaaga iyo bislaanshaha Sheekhuna Abdurahman. Luqadaada foolxun isaga weyka hoseysa sharaftiisa, waxna udhimi mayso.
@@XalaalSomalis calanka xabshida maxaa u saaraty
Isla waynin kama aragno ee quluubta maa ogtahay
@@axmadyare9155
Wa su’aal wanaagsan. Walaal calankan mid xabashi uun leedahay ma aha. In kasto sida aan ku la yeelanay eey tahay taariikh aan ognahay waxay inoo dhintay hadana hadda inaan embrace garayno Xaaladda Somalidi walaaleheen ee Somalia iyo isqabyaladeen iyo is ugaarsashadooda ayaa inagu qasabtay. Anyhow, the reality is we are part of Ethiopia now. We have to struggle from within for social justice and equity. We cannot continue to live in lala land that Somaliweyn is about to happen when the corruption and division among Somalis is one of the worst in the world, not to mention the lack of SOMALINIMO among our brethren. Waa nalaga adkaaday waanan isdhiibnay oo jihaadkayagii gudaha baan keenay.
@@XalaalSomalis Waryaa bislaazho ma waxaa ah in dhaqanka rer galbedka iyo islamka lesku dhaxqaso Soo rasulka csw madhihin man asfala kacbeyni fahuwa Fi naar
Asc Ali Harare