ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Wadayaasha chanalkan wan bogaadinayaa . waa barjaamid wanaagsan . horu mar wacan✌✌✌✌✌
Qarni Joog Fadlan Soo Badiya Suugaanta iyo dhaqanka soomaalida!
Qarni joog gruop waa mahadsan tihin lkn hadii ay idin fududahay fdln soo galiya barnamijyo taxane ahaa oo uu abwanku uga hadlaayo sugaanta halgankii xornimo doonka
Haaheey waa codsi Qarni joog mahadsanidin
Waan kusalamay qarni joogAsalaamu calaykum waraxmatulaahi wabara kaatu.Intaa ka dib wan ku taxanahay barnaamijyadan soo badi wll mida kale youtubkan adiga miyaa iska leh mise abwaankuna waa kugulu jiraa ood is ogtihin haa haday tahay waa alxdHadii kale abwaanka inad ka idan qaadotaan kugula talin lahaa waayo abwaanka waqti iyo howl baaxad leh baa galay walaal waana mahadsantahay mar kale..
Masha Allah qarni joog sxb waaku mahadsan tahay
Saxiib barnaamihyadan Xagay VOA du soo Galisaa Horta ?From Hargaysa
🇸🇴🐎🐎🐎hediyo djaqanka🥰🥰
جزاك الله خير
Masha Allah
Cimriga Allah Haku Dhereeyo Idaajaa
Qarni joog runtii wax wayn ayad umadda Soomaliyeed u kaydisay qoraaga iyada oo yar yar ayuu VOA kasoo dayn jiray
Suugaanta idaajaa waxaa hoos u dhigay muusikada uu ku fasahaadiyay
Saxb Wa Xanuunsaday Abwanka
Hi
Qarni joog zxp marka hore waad mahad san tahay. marka labaad waan kugu dhiiri galinayaa inaad marnaajid yadaan soo dayso. tanakle sharciyayso oo copy right samayso abwaanaka laxidhiidh oo laheshii.
Insha Allah
Wadayaasha chanalkan wan bogaadinayaa . waa barjaamid wanaagsan . horu mar wacan✌✌✌✌✌
Qarni Joog Fadlan Soo Badiya Suugaanta iyo dhaqanka soomaalida!
Qarni joog gruop waa mahadsan tihin lkn hadii ay idin fududahay fdln soo galiya barnamijyo taxane ahaa oo uu abwanku uga hadlaayo sugaanta halgankii xornimo doonka
Haaheey waa codsi
Qarni joog mahadsanidin
Waan kusalamay qarni joog
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabara kaatu.
Intaa ka dib wan ku taxanahay barnaamijyadan soo badi wll mida kale youtubkan adiga miyaa iska leh mise abwaankuna waa kugulu jiraa ood is ogtihin haa haday tahay waa alxd
Hadii kale abwaanka inad ka idan qaadotaan kugula talin lahaa waayo abwaanka waqti iyo howl baaxad leh baa galay walaal waana mahadsantahay mar kale..
Masha Allah qarni joog sxb waaku mahadsan tahay
Saxiib barnaamihyadan Xagay VOA du soo Galisaa Horta ?
From Hargaysa