Sheekadii Halgankii Nolosha Qiso Dhab Ah Iyo Safarkii Bulxan Ee Hooyadii Xaliimo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 92

  • @CabduqadirXuseen-ue1sk
    @CabduqadirXuseen-ue1sk หลายเดือนก่อน +12

    Qisadaan waan dhameystay waxaana ka faaiiday wax badan alx ❤

  • @xuseenfure474
    @xuseenfure474 10 วันที่ผ่านมา +2

    Mashaa allah
    Waa sheeko cajiiba
    Mahadsanid wll sogudbinta sheekadan

  • @AbdikariimSheikh
    @AbdikariimSheikh หลายเดือนก่อน +4

    Qarni joog fadlan ka soo sheekee sheekada maanafaaay waa codsi sxb sare❤❤❤❤❤❤

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  หลายเดือนก่อน +3

      Codsigaaga Waa Diyaar Habeen Dambaba Waan Bilaba PDF Kedan Radina Insha Allah

    • @actionmovies6755
      @actionmovies6755 หลายเดือนก่อน +1

      @@QarniJoog102xageen ka heli Kara sheekoyinkan bugaagtooda wll onile ahaan

    • @AbdikariimSheikh
      @AbdikariimSheikh หลายเดือนก่อน

      Waan kuuu heli karaa iyadoo pdf ah ​@@QarniJoog102

    • @quruxsan.chaneel
      @quruxsan.chaneel หลายเดือนก่อน +1

      ​@@QarniJoog102wan sugeyna insha Allah

  • @quruxsan.chaneel
    @quruxsan.chaneel หลายเดือนก่อน +11

    allahayow nabad mar un igugee wardher iyo meshey hooyadey mcn kunoshahay wan uxisaay walhy 🥰🥰

    • @SICIIDGAALERI
      @SICIIDGAALERI หลายเดือนก่อน +1

      Wlle ma reer wardeer baa thy Ana reer wardeer baan ahay isku si banana uga manahay hooyinkeen ❤😢

    • @ayanosman5205
      @ayanosman5205 21 วันที่ผ่านมา

      Allow nabad nooga dhigwadankeenii

  • @aliahmedyacin721
    @aliahmedyacin721 10 วันที่ผ่านมา +2

    Aayo Mullaaxo.

  • @RuqiyoIbraahin
    @RuqiyoIbraahin หลายเดือนก่อน +4

    Woow waa cajiib wllhi maan fileyn illahey ha u naxariisto 😢😢😢😢

  • @Ahmed_edits_23
    @Ahmed_edits_23 หลายเดือนก่อน +9

    Mahadsanid wll cabdi salaan sheeko taxane ah noo bilaw

  • @mustafsaacid4425
    @mustafsaacid4425 12 วันที่ผ่านมา +2

    Allaha u naxariisto shire jamac axmed juge hadda wuxuu ahaa ragii wax ka qoray farta somaliga waxaa loogu magac daray school ku yaala cabudwaaq oo caan ah magaciisana ladhaho shire jamac
    Waa sheeko cajiib ah hab tabin qurux badana ku dheehantahay bogaadin ayuu mudanyahay tabiyaha sheekada kaliya deeganada magacyadooda ku dhawaaqooda ayaa xoogaa khaldan sida walwaal feerfeer qorof galaadi
    Shire jamac hadaan si kale dadka u baro waa mareexaan reer diini kasii ah reer dalal kasii ah alamagan dalal kasii ah cabdile alamagan kasii reer juge cabdile juge waa awoowga shire jamac

  • @mr.seegaro7871
    @mr.seegaro7871 หลายเดือนก่อน +12

    Mahadsanid sxb qarni joog wan ku sugayenay inad no maqantahayna wa ogaa mahadsanid mar kale sxb qali 🎉❤

  • @magool8581
    @magool8581 29 วันที่ผ่านมา +1

    Sheekada haduu lahjada waqooyi ahaan lahyd way igu soco ari waamaxy hada adhi dheh 😭😭😭

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  29 วันที่ผ่านมา

      Macalin Aadan Daawo

  • @khadaraweys4398
    @khadaraweys4398 หลายเดือนก่อน +1

    Tabbin cuddoon ayaad nugu soo gaadhsiisay sheekadan, mahadsanid.

  • @user-hk1on5xy1t
    @user-hk1on5xy1t หลายเดือนก่อน +6

    Ww sheekadaan sxb waadkal kicis mypro wllhi watahay halyee waankuwataa sxb hirisoco pro gooleeso wllka

  • @AbdiAadanTaliyaha
    @AbdiAadanTaliyaha หลายเดือนก่อน +2

    AAWAY SHEEKADI NOLOSHII SALOONED MADHAMAATAY USTAAD

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  หลายเดือนก่อน +1

      Ha

    • @AbdiAadanTaliyaha
      @AbdiAadanTaliyaha หลายเดือนก่อน

      @@QarniJoog102 USTAAD WAA DHMASTAY MIYA NOLOSHII SALOONED

  • @Naagnool124
    @Naagnool124 หลายเดือนก่อน +4

    Alla waa inankii aan codkiisa jeclaa

  • @khalif_47
    @khalif_47 หลายเดือนก่อน +2

    Qarni bro wish you all the best ❤

  • @nimcosaleban
    @nimcosaleban 21 วันที่ผ่านมา +1

    Qaybta labaad gormaad soo daynaysaa

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  21 วันที่ผ่านมา

      Insha Allah Maalmo Kadib

  • @musdhafmohamed5915
    @musdhafmohamed5915 หลายเดือนก่อน

    ❤🎉❤🎉🎉❤ mazadsanid labo muqal ayaan arkayaa malmaxan safar ayan kuqoqana❤❤❤❤

    • @halimadika
      @halimadika หลายเดือนก่อน

      ]⁰] I'mm

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @RNN1234
    @RNN1234 หลายเดือนก่อน +1

    Feer Feer my home town

  • @fahmahassan6335
    @fahmahassan6335 13 วันที่ผ่านมา +1

    Hilibkanceeaan ari miyaa

  • @CumarSahro
    @CumarSahro 24 วันที่ผ่านมา

    M.a❤❤

  • @AhmedHassani-fh7cc
    @AhmedHassani-fh7cc หลายเดือนก่อน

    Ustaad mahadsanid❤

  • @MaxamedJama-uu8qz
    @MaxamedJama-uu8qz หลายเดือนก่อน

    Sheekada dabinka jiraalka noo bilow saxiib fadlan.❤

  • @donxidig7501
    @donxidig7501 หลายเดือนก่อน

    Waa mahadsantahay wll cabdi salaam

  • @barkhatabdi1248
    @barkhatabdi1248 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid ustaad❤

  • @shoodheshoodhe7903
    @shoodheshoodhe7903 หลายเดือนก่อน

    Waa qiso Yaab leh

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉🎉🎉

  • @SICIIDGAALERI
    @SICIIDGAALERI หลายเดือนก่อน +1

    BULXAN ADAAN FAARAX MIYAA TALOW NINKAAN WAA AWUUGAY SAAN FILAYO WUUNA AFGAABNA SHAKADISII IYO TAN ARMAY TAHAY QABIIL AHAAN NINKA AAN JEEDO WAA OGAADEN MAQAABUL MAKAAHIL GUMCADLE REER DOOLOD HORE MALAHA 120 sano kahor

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali หลายเดือนก่อน

    Sheekadii doob gaamuray soodhamastir sxb❤

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  หลายเดือนก่อน

      Buugeda Wali Soomabixin

  • @user-wr9zj4it1i
    @user-wr9zj4it1i หลายเดือนก่อน

    Waa iso jabey nikas ❤😂

  • @nasriinaduceysan6574
    @nasriinaduceysan6574 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid shekoyinka miyiga iyo dhanqankeni hore ee somalida aad ayn u jeclahay sidad nogu dadaashay mahad sanid walal

  • @Yesboss143
    @Yesboss143 หลายเดือนก่อน

    Soo dhameeystir qeeybta labaad

  • @ayaantaano3919
    @ayaantaano3919 หลายเดือนก่อน

    Waan kahelay wlhi oon ooyay

  • @user-ee2gt6py3e
    @user-ee2gt6py3e หลายเดือนก่อน

    Markale sheeko wacan waad ku mahadsantahay soo tabintada❤❤❤❤❤

  • @abdirashidabey831
    @abdirashidabey831 หลายเดือนก่อน

    Guul

  • @hanadozil83ozil81
    @hanadozil83ozil81 หลายเดือนก่อน +1

    cod malaha bro

  • @sahrasahra2292
    @sahrasahra2292 20 วันที่ผ่านมา +1

    Laakiin sheekadu ma xuma balse been baad ka sheegtey wardheer meel miyi ah oo qoxdu zaaid tahay hadana ma aha meelsha magaceeda markaad sheegeyso meel u qalanta amaantaada ,qofkii yaqaan ayaa yaqaan

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  20 วันที่ผ่านมา

      Wardheer Tan Lagama Hadlaayo 2024 Ah

  • @BisharoAhmed-oz1tk
    @BisharoAhmed-oz1tk หลายเดือนก่อน

    Codka maxaa helay ❤❤

  • @MAHAD1272
    @MAHAD1272 หลายเดือนก่อน +1

    HORAY USOCO SXP ❤

    • @user-xw9hw2gx4n
      @user-xw9hw2gx4n หลายเดือนก่อน

      Rg

    • @user-xw9hw2gx4n
      @user-xw9hw2gx4n หลายเดือนก่อน

      Gitukgdfjkzxuooge4gijt hsjourg ysii5cik😢jeg7jr

  • @Ibro_boss
    @Ibro_boss หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid sxp 🫡

  • @hodanxuseen6505
    @hodanxuseen6505 หลายเดือนก่อน

    Sheekadan aad baan ula ilmeeyeye 😢 tabinta willkana aad baan uga helay. Ilaa 10 qofna waan u share gareeyey oo hooyaday ku jirtay

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  หลายเดือนก่อน

      Mahadsanid Walal

  • @khadarsead3212
    @khadarsead3212 หลายเดือนก่อน

    Codkii maxaa cany maanta

  • @maxamuudaxmed9845
    @maxamuudaxmed9845 หลายเดือนก่อน

    Sheekadii samatarnyaren

  • @mohamedabdallaahmed3911
    @mohamedabdallaahmed3911 หลายเดือนก่อน

    Shekadan 8 sano ka hor ayan aqriyey.
    Buuga halganki nolosha

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh หลายเดือนก่อน

    Bulxan farsoomaali maqorine bahash inaga hagaaji farsoomaaliga galaalbaa qoray afka reer waqooyigaana lagu qoray farta😅😅😅😅😅

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  หลายเดือนก่อน

      Adiga Af Somali Wa La Qoray. Laguma Dhihin

    • @user-rd7xe5rn2t
      @user-rd7xe5rn2t หลายเดือนก่อน

      Sheekada qardajeexa kadaa iyo afsoomaaliga qaldan oo aadkuhadlaysid

  • @fahmahassan6335
    @fahmahassan6335 13 วันที่ผ่านมา +1

    Wallhi sheekadan bari dugsi adi jiray ayaa quraanka kafay macalinki alwaax ayoow igu qaraacay dugsi markas igu dambeysay… hada quraanka si fudud u bartaa inkasto carabiga aqrin karin

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  13 วันที่ผ่านมา

      Allah Hakuu Fududeeyo

  • @CabdiwalikhaliifCali
    @CabdiwalikhaliifCali หลายเดือนก่อน

    Sxb sheekooyinkii hore wali waa Qabyo fadlan soo dhamaystir

    • @Anbaro.
      @Anbaro. หลายเดือนก่อน

      Way dhamaadeen

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  หลายเดือนก่อน

      Maxa Qabya Ah

  • @user-bt2xi2fp6l
    @user-bt2xi2fp6l หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😊

  • @AbdiwaliAhmedaar
    @AbdiwaliAhmedaar หลายเดือนก่อน

    48:10 48:11

  • @JoanneBanks-m6u
    @JoanneBanks-m6u 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Taylor Laura Jones Dorothy Hall Kevin

  • @BisharoAhmed-oz1tk
    @BisharoAhmed-oz1tk หลายเดือนก่อน

    Cod maleh😢

  • @migo2444
    @migo2444 หลายเดือนก่อน

    3:43 markii ay wastayaa⁉️

    • @Lowk3y19
      @Lowk3y19 หลายเดือนก่อน

      Markii ay warsatay weeye😂

  • @abdirizakiccanjeex3895
    @abdirizakiccanjeex3895 หลายเดือนก่อน

    Sxb reer Shire jamac ee caanka ah mee ku socota shekada mise

  • @hanadozil83ozil81
    @hanadozil83ozil81 หลายเดือนก่อน

    tg❤❤❤

  • @abdiwaliabdirahman
    @abdiwaliabdirahman หลายเดือนก่อน

    Shire jaamac ma mareexaan baaa

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  หลายเดือนก่อน +1

      Waa Uun Soomaali Waana Nin Fican Qabiil Uu Yahayba

    • @user-rd7xe5rn2t
      @user-rd7xe5rn2t หลายเดือนก่อน

      Haa mareexaan buu ahaa shire jaamac ninkaan xageebuukakeenay sheekadaan qaldan

  • @nabiilyare6139
    @nabiilyare6139 หลายเดือนก่อน

    Tlye no cod

  • @ahmedmacalin2248
    @ahmedmacalin2248 หลายเดือนก่อน

    See qof aAn hoyadii aqoon u gartay digo Arii gArtay

    • @QarniJoog102
      @QarniJoog102  หลายเดือนก่อน +1

      Malin Kasta Ayuu Dhex Jooga Hooyadiina Isago Yar Ayey Ka Tagtay

  • @hidaayomudei
    @hidaayomudei หลายเดือนก่อน

    SCM SAXIB SHEEKADII JINKA MAXAAD CHANNEL KA OGA BIXISAY 😢

  • @daahirdalxiis4918
    @daahirdalxiis4918 หลายเดือนก่อน

    salaan sare qarni joog muusicgii macaanaa meeyey

  • @maxamuudaxmed9845
    @maxamuudaxmed9845 หลายเดือนก่อน

    Waar he dheh shekadii samatar yare meedaay