Jacaylka Iyo Dareenka Dadkii Hore Iyo Weerar Bulxan Gabayadiisa Dhaqanka Iyo Hiddaha Idaajaa Qarni..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 55

  • @sayidcabdicali2724
    @sayidcabdicali2724 3 ปีที่แล้ว +20

    Axmed faarax cali idaajaa ilaahow cimrigiisa iyo caqligiisaba u barakee

  • @abdhaknmohamed1794
    @abdhaknmohamed1794 3 ปีที่แล้ว +10

    qora sare axmed faarax cali idajaa
    alle cimriga haku barakeeyo halyeey

    • @sharifa5742
      @sharifa5742 3 ปีที่แล้ว

      sameSomaliSomaliol
      @SharifSomaliol

  • @qadarabdullahi8921
    @qadarabdullahi8921 3 ปีที่แล้ว +5

    Waw idajaa mahadsanid abaha dhaqanka kheyr kunaloo I.a

  • @nimcaanmahamud9549
    @nimcaanmahamud9549 3 ปีที่แล้ว +2

    Axmed faarax idaaajaa ilaaa yaraantaydii waaa qofka aan ku xidhanahay allah dheereyo cimriga

  • @haashimbare4936
    @haashimbare4936 3 ปีที่แล้ว +8

    Waan jeclahay inaan gabadhayda nin aan 15 halaad oo geela kakeenin inuusan naayaaa oran hadii ALLA yiraahdo

    • @nimcocabdi3640
      @nimcocabdi3640 3 ปีที่แล้ว

      Abal hadad hishidka ana ilao socodsii waba cajiibe🤨

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว

      25 geela waa raqiis 100 geela iyobaarqabkoodii baa gabdhaha tii qurxoon ee u qalanta laga dhiibi jirey. Hadase gabdhihiina waa riqiis soomaalina waa wada fiqiir in yar mooyee.

  • @fouzianuura2327
    @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +3

    Bismillaahi.... Nolol Adag bey heysteen dadkaasi...Oon Naxariis laheyn... Allow adaan waagaas i nooleyn.

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +2

      Waagii Hore Waxa Les Ku Shukansan Jiray
      Naa Baalaya Hesho Naa Bal Ii Wrn Hhhhh

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Qarnijoog kkkkkkkkk..... Mhdsnid, Qarni Joog... Warkiinu wuu igu socdaa runtii... Yaa idiin Alifey magacaan quruxda badan ee... Qarni joog ah.... Dul Qarneyn bn ku arkey Qur, aanka... Ma halkaas buu ka socdaa magacaanu....

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +2

      Maya Ee Aniga Ayeeyadeey Ayaa Isoo Korisay Anigo Yar Ayaa Miyiga La Igeeyay Aad Baan U Jeclaay Marka Iyada Waxa Ay Gaartay 100 Iyo Dhowr Sano Marka Ayada Ayaan Channel Ka Ugu Magac Deray

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +2

      00252615643906 Wa Nomberka WhatsApp Ama Telegram

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Qarnijoog Haa... Waa Wax fiican Sidaasi... Alle ha Naxariisto Ayeeyadaa...... Af Somaligan Rasmiga ahna iyadaad ka baratey bn filayaa.... Magac fiican bd u doortey ood ku xasuusatid. Maashaa Allah.

  • @zme5485
    @zme5485 3 ปีที่แล้ว +5

    By far the somali women and man of the past where the most beautiful, the new light skin one's have nothing on them

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 3 หลายเดือนก่อน +1

    Cagwayntaa gabyi

  • @amiir.1243
    @amiir.1243 3 ปีที่แล้ว +6

    Dad sidaas ah ayeeynu ahayn welina nahay. dad sida maarta iyo shubka ah oo wax kale iska daaye ubadkooda iyo xaaskooda waan ku jeclahay kala bakhayla. Dad badan baa qaba taasi waa sababta raxmadda inoogu yartahay dad kulul oo colaadeedna u noqonay. Dad walba dhaqankoodu waa ka muuqdaa qallafsanaan iyo quruxba.

    • @fouzianuura2327
      @fouzianuura2327 3 ปีที่แล้ว +5

      Naxariiso yaridu wax fiican maaha... Dadkii hore ilama fiicneyn aniga ra, yigeyga... Waayo dhaca iyo Dilka dadku Amaan buu ka ahaa Xaggooda.

  • @hamsaibro6454
    @hamsaibro6454 3 หลายเดือนก่อน

    1. Ragii hore na jilayc laguma aqaanin
    2.laabtiisa waxa ka guuxays muu so marin jarin afkiisa
    3. Ilmada lsguma yaqaanin ragaas
    4.dumarnkana uma jilicsanayn ragu

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 7 หลายเดือนก่อน

    Waa foojeri laga dheeganayo Cilmi Boodheri

  • @dreidxasan7799
    @dreidxasan7799 3 ปีที่แล้ว +3

    Idaaja aad ayan u dhagaysta wa legend

    • @farhiasabdulahi9474
      @farhiasabdulahi9474 2 ปีที่แล้ว

      nunseses khadraaaaaay waa lay maqlaa qadariyaaa qimobadan leeyahay tii yarayd lagaa jeclaaday dooqayna bahyar yarta. 5 waatan.

  • @artanali7693
    @artanali7693 3 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah Qarni Joog Iyo Idaajaa

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 7 หลายเดือนก่อน

    Idaaja ALLAHA no ka daayo❤

  • @cabdijibaarhiis6272
    @cabdijibaarhiis6272 3 ปีที่แล้ว +5

    Dhaqanka markaas jirey ayaa wuxuu ahaa ,dhaqan adag ninku hadduu gabadh Ku yidhaahdo waan Ku jeclahay waxa lagu xaman lahaa in uu yahay non jilicsan.
    Dakani waxay ahaayeen dadkii odhan jirey markay gadhab ama inan lahaasaawayaan odhan jirey: damac baa iga kaa galay intuu odhan lahaa waan Ku jeclahay.
    Ama wuxuu odhan jirey dhaqan baan kuula socdaa ama reer aynu wada dhisano. Waxkale iskaayey ninku ma uu odhan kari jirin in uu sheego magaca gabadhiisa wuxuuse odhan jirey : tii aanu wada joognay ama xarurtayda hooyadood. Dumarkuna la mid ayay ahaayeen dhaqankaasi waa sidii weli miyiga.
    Marka weerar eego aad ayaa uga duwanaa oo Darren kiisii oxogaa wuu sheegay.
    Laakiin waxay ahaayeen dad qalbi wacan.

    • @canabahmed8701
      @canabahmed8701 3 ปีที่แล้ว

      Habaryar canab allaha kuxafido

  • @cabdilaahiyuusufiidle1282
    @cabdilaahiyuusufiidle1282 3 ปีที่แล้ว +5

    Ilaahay garabkiina hagalo.

  • @wareeyehe1272
    @wareeyehe1272 2 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan hore usoco

  • @cabdiraxmanmaxamed628
    @cabdiraxmanmaxamed628 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah , qarni joog .

  • @ahmetabdikarim
    @ahmetabdikarim 3 ปีที่แล้ว +4

    DuMrkena Hore xishmad badanaa m.a

  • @mustaffadal-jir8018
    @mustaffadal-jir8018 3 ปีที่แล้ว +2

    Qarni joog waxaan kaaga mahadcelinaynaa sida aad isugu howshay soo kabashada dhaqankeena suuban

  • @somaliyaasalahhawiye2559
    @somaliyaasalahhawiye2559 3 ปีที่แล้ว +1

    Somali o dhan Ciise uunba dhaqankoda waali haysta
    Somalida lajarka ah wexe ku cayaan Badow
    Lkin somali wa 2 : dhar magalo ama dhaqan magalo Marka rerkasa inogu ibaxsan

  • @mahadow1
    @mahadow1 3 ปีที่แล้ว +3

    WEERAR BULXAN ROMANTIC MA AHAYN, REER MIYI QALLAFSAN BUU AHAA 😡

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  3 ปีที่แล้ว +1

      😃😃😃😃😃

    • @faizam523
      @faizam523 2 ปีที่แล้ว

      Qalafsanaantasi waa waxay Mulaaxo ku diidey, isagoo marwadii caruurta u dhashey sidaa u bahdilaya ayuu mid kalena is lahaa been ku soo xero gali. Tuug la qabtey dheh! Ragii hore bilaa naxariis bey ahayeen wax la buunbuuniyo oo laga sheekeeyaba maahan arinkiisu.

  • @salebanciise2292
    @salebanciise2292 2 ปีที่แล้ว +2

    dadkii hore. waa cajaib

  • @apdirahmanhajii2768
    @apdirahmanhajii2768 3 ปีที่แล้ว +1

    Mawduuc xasaasi leh

  • @usamefuaad3681
    @usamefuaad3681 ปีที่แล้ว +1

    2022 December 31. 2023 welcome

  • @faizam523
    @faizam523 2 ปีที่แล้ว +1

    Nin Soomaaliga aan hada jaceyl ka dhex raadineynaaba show waaba dad xataa ilmohooda aan ay dhaleen aan jaceyl u muujin karin ee ceeb u haystey. Yaab! waa dhaqan qalafsan.

  • @Abdikarm
    @Abdikarm ปีที่แล้ว +1

    Illen fataalenimo hada ma bilaaban 😂😂
    Shukansi waa dhaxal 😂

  • @mahadhussein4157
    @mahadhussein4157 3 ปีที่แล้ว +1

    Ad adeygaas dadkii hore laga sheegay aniga ayuuba faro kulul iguhayaa

    • @aqanni
      @aqanni 2 ปีที่แล้ว

      Kaligaa maahane. Halka aan kawada hayno. Ilaa hada kuma qasaarin 😂

  • @khalidsaidmusekhalidyare7616
    @khalidsaidmusekhalidyare7616 3 ปีที่แล้ว +2

    Abxada maxaad kawadaa nofasir

    • @aaresugaal9275
      @aaresugaal9275 ปีที่แล้ว +1

      Abxadu sxb waa shamdad ama boorsada dharka lagu rito

  • @IliyaasMaxamad-bt8yk
    @IliyaasMaxamad-bt8yk หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @harunsaiddiraac9397
    @harunsaiddiraac9397 3 ปีที่แล้ว +2

    Hinddisaha Mullaaxaa qalbigu, haabo leeyahay!
    Ninkaa gabadhaasi teello u may dhigan!

  • @IliyaasMaxamad-bt8yk
    @IliyaasMaxamad-bt8yk หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @maslahaaladilib4144
    @maslahaaladilib4144 2 ปีที่แล้ว

    Maxaan waa ku jeclahay gabdha ladhahaa ayadoon lala sheekeysan baaba adoogeed loo tagi lana waydiisan asna ku siiine

  • @queensharaf707
    @queensharaf707 ปีที่แล้ว +1

    Maseerkuxumaa😂

    • @Qarnijoog
      @Qarnijoog  ปีที่แล้ว

      Iska Ilaali Maseyrku Waa Balaaayo Sidiisaba

  • @maxamedyare8542
    @maxamedyare8542 2 ปีที่แล้ว +1

    💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💞💕

  • @nazteehonaruuro4069
    @nazteehonaruuro4069 2 ปีที่แล้ว +1

    Q4

  • @ZakariyeBuube
    @ZakariyeBuube 9 หลายเดือนก่อน

    12:30

  • @awilahmed644
    @awilahmed644 2 ปีที่แล้ว +1

    Hidah iyo dhaqnka. Daradadka .Daga tuugo iyo dagaal aad ku jabto miya dhaqankagu Ida jaa markas ayaad weliba aad been ku xawashaysa.