Sideed U Noqon Kartaa Gabadh Qiimo Badan | Ninka kaama Tagi doono

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 31 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 158

  • @جويريهمغن
    @جويريهمغن 3 ปีที่แล้ว +117

    1 -garro qiimahaaga
    2 -xushmad ayad istahishaaa
    3 -noqo gabadh isku kalsoon
    4 -dheh Maya
    5 -haku qancin wax ka yar waxaa u qalanto
    6- hanoqon qof markasto la heli karo

  • @naturalsound.79
    @naturalsound.79 4 ปีที่แล้ว +126

    Nin inaa qancio uma noole ee naftydaa u nolahy💙

    • @maxamuudcalinuurcalinuur9652
      @maxamuudcalinuurcalinuur9652 4 ปีที่แล้ว +3

      Adunyadaba waxaa ujogtaa nin gabdhaha ado kle aane ugu jiljilacsan dumarka 😅🤭🤫🤑

    • @sharafyshphilig6561
      @sharafyshphilig6561 4 ปีที่แล้ว +1

      @@maxamuudcalinuurcalinuur9652 wallow jafoow leee uso geshy meha see cml😂😂

    • @farxiyaadam1520
      @farxiyaadam1520 4 ปีที่แล้ว

      @@sharafyshphilig6561 z😢😢😢😢😢😢😘😢🤪😢

    • @marissamoha1588
      @marissamoha1588 4 ปีที่แล้ว +1

      Naag nool👍🏾

    • @sapnaaqurux8838
      @sapnaaqurux8838 3 ปีที่แล้ว

      Naag nol 👍

  • @Sheekosomali1
    @Sheekosomali1 ปีที่แล้ว +10

    1. 1:10 Garro Qiimahaaga
    2. 1:36 Xushmad ayaad istahishaa
    3. 2:03 Noqo gabadh isku kalson
    4. 2:24 Dheh ''Maya''
    5. 2:53 Haku qancin wax ka yar waxaa uqalanto
    6. 3:19 Hanoqon qof markasto la heli karo
    Isoboqda aqiyarey ❤

  • @maxamuudcalinuurcalinuur9652
    @maxamuudcalinuurcalinuur9652 4 ปีที่แล้ว +44

    Mashalh dumarkena somaliyed ayukaba qimo badn waan idin jeclahay gabdhaha somaliyed 🤣😅🤑💯

  • @princesslastbbe5790
    @princesslastbbe5790 4 ปีที่แล้ว +33

    Ay markii iguhoreysay aan cmmnt kabixiyo wankuwata lonow🥰❤🙏

    • @cfitaah5646
      @cfitaah5646 4 ปีที่แล้ว +2

      M a last bbe welcome

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 4 ปีที่แล้ว +13

    Mar Waliba Hablehenu Qiimo Iyo Sharaf.ba Way leyihin

  • @lisabintumaryam8288
    @lisabintumaryam8288 4 ปีที่แล้ว +59

    Waqtiba umahelo Inan nin iskadhaadhiciyo😏 intaad nin soo jiidan lahayd waxa kaga qiimo badan inad waxbarto sad hadhow wlidkaga🥰🥀✌ u anfacdo 😂😂🏃‍♀️

  • @roodaabdirahmanchannel4210
    @roodaabdirahmanchannel4210 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah keeb going hor mar wacn guleyso waligaah walal qali

  • @zaqaawi2297
    @zaqaawi2297 4 ปีที่แล้ว +22

    Waxa aad kaso sameysaa Wiilasha Sidee ku Noqon kartaa wiil qiimo badan🙏

  • @Carawelo
    @Carawelo 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid abowe taloyin kaga ad bay u wanaagsan yhn

  • @mahadciro8778
    @mahadciro8778 4 ปีที่แล้ว +6

    LoNe poy
    Keep going
    100k waxyer kaga dhiman hambalyo
    Waan jeclalahy videos kaga😘

  • @hamdidhuux5908
    @hamdidhuux5908 4 ปีที่แล้ว +4

    100k iyo kabadanba wuu uqalmaa hala garsiyo Axbaabii✌♥️

  • @bilancabdi8042
    @bilancabdi8042 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll mcn thanks wan ka qatey wll alleh haka rali noq do🙏🙏

  • @muniiracalicumar2935
    @muniiracalicumar2935 4 ปีที่แล้ว +1

    Msha allh wll hore u sco aad baan kuu taageeraa alle hku xfdo💖💖💖😍😍😘😘🇸🇴🇸🇴🇸🇴.

  • @shamsaabiib4370
    @shamsaabiib4370 3 ปีที่แล้ว +14

    Tnx so millions that's good advice 💯

  • @nasraabdishakur411
    @nasraabdishakur411 4 ปีที่แล้ว +1

    Tnx wll qali taloyin kaga wan helay Alx nafteyda unoolahay

  • @bushraibrahim5159
    @bushraibrahim5159 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahsanid abowe wax badhan ayad ibaarte video yadadha wan dawadha like wankusara lkin comment kumaso qoro lkin hada waxan kuleyahay mahsanid walal qimo badhan waqtiga iyo waayuhu haku xusaan🌹💚💕

  • @Anfac__anna
    @Anfac__anna 3 ปีที่แล้ว +2

    Aniga runtii dabeecadahaan aaba ku dhaqmaa dadka agtooda ka ahay qof kibir badan✌🤧

  • @happygirl3251
    @happygirl3251 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah abwe so nice 🥰🥰💯✌🏽

  • @Youtuber-xn9it
    @Youtuber-xn9it 4 ปีที่แล้ว +4

    Zxp gabar baan jeclahay sidee ku ilaashada kasoo hadal waad maahdsanthay

    • @ayannaupdi7408
      @ayannaupdi7408 3 ปีที่แล้ว +1

      Yaahuu waxaan
      Maxey tahay aad qof dhan
      Usoo qorey sid hada

  • @xariifxariif6635
    @xariifxariif6635 4 ปีที่แล้ว +1

    Shukran kaape Sida aad Mar waliba nooga soo gudbiso Vedio Xiisa leh

  • @asmaabdikarin2267
    @asmaabdikarin2267 4 ปีที่แล้ว +1

    Alxm runtii waan leehay sifoyinkaas mahadsanid wll qali wacdi gelin wanagsan bad sisaa gebdhaha jazakallah

    • @sharafyshphilig6561
      @sharafyshphilig6561 4 ปีที่แล้ว

      😂😂sifoyinkz xaaa wayo apyooy maba maqlineeee Comment aqriz uso ordeee🤣

  • @farhiomohamed2413
    @farhiomohamed2413 4 ปีที่แล้ว +7

    Keep goin brother💋💉🔥

  • @nabiihachocolatina3240
    @nabiihachocolatina3240 4 ปีที่แล้ว +2

    Really brother Alle ha ku barekeyo

  • @sirajijamal3075
    @sirajijamal3075 วันที่ผ่านมา

    Manshaallah wa run❤❤❤ĺ

  • @axlaamaliomer1739
    @axlaamaliomer1739 4 ปีที่แล้ว +5

    LoNe Poy nio zomali mxmed 100k gaadhziiya plz hadan ani kliya qaban kro wlhy 1M ku gaadhziin lha❤

    • @cfitaah5646
      @cfitaah5646 4 ปีที่แล้ว

      Ani subscribe isaar abayo

    • @sharafyshphilig6561
      @sharafyshphilig6561 4 ปีที่แล้ว

      @@cfitaah5646 anaaa kusaraaa Nuurkoow😁

  • @hibaaqmaxamed9646
    @hibaaqmaxamed9646 3 ปีที่แล้ว +1

    mahaDzaniD wllO zharaf🌝☑️❤️

  • @daaraliman3808
    @daaraliman3808 3 ปีที่แล้ว +1

    Wanka helay wll wa runta hore u soco wlalky qali👍👍👌👌

  • @sowdaosmanmahamud580
    @sowdaosmanmahamud580 3 ปีที่แล้ว +5

    Aboowe ani codkagan ka helay😢🙈❤🥰

  • @sawdamohamed3132
    @sawdamohamed3132 2 ปีที่แล้ว +1

    Tanku you wllo 😘

  • @queenfaruuu4662
    @queenfaruuu4662 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks for your advice wll

  • @asmamohamed7746
    @asmamohamed7746 4 ปีที่แล้ว +1

    m.a talo qalbiga taabanaysa wallky macalinkayga nolosha hore usoco

  • @kowsar39
    @kowsar39 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa runtaa noo soo badi habo 💞

  • @Forex-xusen
    @Forex-xusen 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnshlh bowe ale cqliga hkusiydiyo

  • @haawomohamed8411
    @haawomohamed8411 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah thanks

  • @keyfladan673
    @keyfladan673 4 ปีที่แล้ว +1

    Thank you broo💯💯👍🙏

  • @Ugbadareb123
    @Ugbadareb123 3 ปีที่แล้ว +1

    Wd mhdsn thy wllky qali

  • @nacnaciyohaaji9301
    @nacnaciyohaaji9301 4 ปีที่แล้ว +1

    First one

  • @nadarmohamedmahamuud33
    @nadarmohamedmahamuud33 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal

  • @NadroNasiib-sb5dz
    @NadroNasiib-sb5dz 11 หลายเดือนก่อน

    Mahdsnid wll allh ku sharfo

  • @rahmaali248
    @rahmaali248 4 ปีที่แล้ว +1

    First comment😍 keep going wllo

  • @naagadag4493
    @naagadag4493 4 ปีที่แล้ว +1

    Hormar wacan sxb😘😘

  • @sahraabdi7689
    @sahraabdi7689 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walalkey ja 😍🥰

  • @canuudbintuahmed8909
    @canuudbintuahmed8909 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllka kaliya ee nadhira galiyo Ilahey ha ku dhowro wll

  • @missciraaq7875
    @missciraaq7875 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi wan kahelay thanks wlloh

  • @nasriinquruxdumar543
    @nasriinquruxdumar543 4 ปีที่แล้ว +2

    Way dhacdaa lkn ma badna wllo any way thanks😍

  • @zahrodhemanxasan2881
    @zahrodhemanxasan2881 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @muwahipyyy_2929
    @muwahipyyy_2929 4 ปีที่แล้ว +2

    Wa ku tageera ❤😂

  • @asiaahmed3946
    @asiaahmed3946 3 ปีที่แล้ว +1

    Tnx wlll 🤤🙏🙏🙏🙏

  • @zamzamsalat2196
    @zamzamsalat2196 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going lone poy♥️💞

  • @bishaaromustaf8141
    @bishaaromustaf8141 4 ปีที่แล้ว +3

    Nin dhan maba rabi wllow naga daa waxaan

    • @maxamuudcalinuurcalinuur9652
      @maxamuudcalinuurcalinuur9652 4 ปีที่แล้ว +2

      Naag dhan ma,rabi walaalow nooso badi wxan😅😂

    • @sharafyshphilig6561
      @sharafyshphilig6561 4 ปีที่แล้ว

      @@maxamuudcalinuurcalinuur9652 🤣

    • @sharafyshphilig6561
      @sharafyshphilig6561 4 ปีที่แล้ว

      🤣🤣marapi kulahaaa Cunto cun lagu dhahayo miyaaa Bisharooy😂😂MARAPIIIIIIII!!!!!🤣🤣🤣

  • @fartunaxmaday4772
    @fartunaxmaday4772 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks dear bro

  • @هدىمحمود-ن5ب
    @هدىمحمود-ن5ب 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks you

  • @cayshacuud2437
    @cayshacuud2437 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @samawadasaith8701
    @samawadasaith8701 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ❤❤🤴

  • @zaraatalewaaye4217
    @zaraatalewaaye4217 2 ปีที่แล้ว

    Good luck 🤞

  • @queenyaxlaamnuur2534
    @queenyaxlaamnuur2534 4 ปีที่แล้ว +5

    3:17 runta ayaad ka hadashy wll

  • @roodaabdirahmanchannel4210
    @roodaabdirahmanchannel4210 4 ปีที่แล้ว +1

    Thnks you abowe macn

  • @nabiihachocolatina3240
    @nabiihachocolatina3240 4 ปีที่แล้ว

    Thanks you brother 😘

  • @nacnaciyohaaji9301
    @nacnaciyohaaji9301 4 ปีที่แล้ว +3

    Qofka kaliya ku xeranhy aa atahy wllhi xifidulhh wll

    • @cfitaah5646
      @cfitaah5646 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe isaar abayo

  • @saadoali9892
    @saadoali9892 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahadsanid

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 4 ปีที่แล้ว +7

    Keep going walal ❤️🙏❤️ plz more videos plz 🙏🙏🙏

  • @jimaalehasan5315
    @jimaalehasan5315 2 ปีที่แล้ว

    Thanks bro

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 ปีที่แล้ว

    Thanks walaal

  • @zafa.apdirizak.
    @zafa.apdirizak. 4 ปีที่แล้ว +1

    Wakuwata lone pio ma♥️

  • @BASHIRJALAL5789
    @BASHIRJALAL5789 2 ปีที่แล้ว

    Waraa laqaraca nagaha ee nagalatag jileeca waxaa lama baro nagaha

  • @naimaabdimohamed5698
    @naimaabdimohamed5698 4 ปีที่แล้ว +1

    Tanks my bro keep going 💛💝👑💯

  • @fadxiyaosman6543
    @fadxiyaosman6543 4 ปีที่แล้ว +1

    thank you

  • @hayatabdiaziz445
    @hayatabdiaziz445 4 ปีที่แล้ว +2

    Wan ku tageraa walkay🤠

  • @khadrahazzan9914
    @khadrahazzan9914 2 ปีที่แล้ว +2

    Inan ninqanciyo uma noli sida ki igu rba wansnodhawyn

  • @sacdiyamaxamed6868
    @sacdiyamaxamed6868 2 ปีที่แล้ว

    M.a walal hadan helay bage kaaga

  • @barwaaqolaki5695
    @barwaaqolaki5695 3 ปีที่แล้ว +1

    dhirigĺintàdo wa mid layku halaynkaro wn ku qaty🧕😘🙏🙏

  • @najaadahusein8273
    @najaadahusein8273 4 ปีที่แล้ว +1

    Wow zxp

  • @hafsamohammedali9417
    @hafsamohammedali9417 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep going pro it's so amezing

  • @Nimco.qaali143
    @Nimco.qaali143 3 ปีที่แล้ว +1

    Waan kufarax sanahay inan barto janalkaga

  • @nennaibraahim8419
    @nennaibraahim8419 3 ปีที่แล้ว +1

    wll sidaan ku soo cashan karaa qof nacay

    • @naajmasalah4436
      @naajmasalah4436 2 ปีที่แล้ว

      Masoo ceshatey ninkii🥺🥺🥺abayo pls kaa hasoo celin walhi kuma fiicna qof kaa tegay iska delete kaasi xushmo kuuma hayn doono

  • @abdalamk6924
    @abdalamk6924 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk nio comintiigiii wa dumar ee maxn dhahaa waba yaabanahee🙄🙄😱😱😱

  • @naste1
    @naste1 4 ปีที่แล้ว +1

    Aad iyo aad walhi

  • @gureymohamed569
    @gureymohamed569 4 ปีที่แล้ว +3

    Haduu gabar ad jeceshahy shaki ka galo mxa talo ah

    • @lonepoy
      @lonepoy  4 ปีที่แล้ว +3

      Shaki go aan lguma qaato

    • @hrorwaan1943
      @hrorwaan1943 4 ปีที่แล้ว

      inaa dishu

    • @gureymohamed569
      @gureymohamed569 4 ปีที่แล้ว +1

      Waxad ogtahy aya weydisay lkn jawabta ey kusisay wa mid qaldan..
      Rux ayada ka agdawa aya hadal igu dahay inu qof kale jiro

    • @yasminasaed8291
      @yasminasaed8291 4 ปีที่แล้ว +1

      @@gureymohamed569 waxaa macquul ah in lagugu dirayo marka adigu iska hubso iney arintaas jirto

    • @gureymohamed569
      @gureymohamed569 4 ปีที่แล้ว +1

      @@yasminasaed8291 hadad ayada weydiso mxey kugu jawabi kalsoni iguma qabtit miya ...
      Yaa kushegay ....

  • @mariasmera4583
    @mariasmera4583 4 ปีที่แล้ว +2

    Intra waasameeya wane xaqiiqo gabdhaha kale waad kasoocnaanaysaa

  • @sahraabdi7689
    @sahraabdi7689 4 ปีที่แล้ว +1

    Wab ka helay😍🤩

  • @caliaadamnuurgaduudow8486
    @caliaadamnuurgaduudow8486 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @afnaanofficial2224
    @afnaanofficial2224 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllky keep going ❤️🥰

  • @Aniisa-r7g
    @Aniisa-r7g 15 วันที่ผ่านมา

    M.a

  • @najmoquen37
    @najmoquen37 4 ปีที่แล้ว +1

    Thnks bowe mcn🥺😢❤❤❤

  • @fataabdo8063
    @fataabdo8063 4 ปีที่แล้ว +1

    Ok

  • @xusenxabashi5957
    @xusenxabashi5957 2 ปีที่แล้ว

    Aar haynagu ilbixiin

  • @chuchumala7767
    @chuchumala7767 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a💔💔❤️❣️

  • @hassanqoslaaye916
    @hassanqoslaaye916 4 ปีที่แล้ว +1

    Adoo weYn

  • @khalidhussein1375
    @khalidhussein1375 3 ปีที่แล้ว +1

    Jewell was was into

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 4 ปีที่แล้ว +1

    Lone aniga badaha nimanka wn ka baxay aniga by bye farxyalow

  • @AbdiwasacMohamud
    @AbdiwasacMohamud 23 วันที่ผ่านมา

    WA sida

  • @halimahayle3711
    @halimahayle3711 4 ปีที่แล้ว +1

    Hello

  • @kowsar39
    @kowsar39 4 ปีที่แล้ว +1

    💔💔😭😭

  • @sumayahassan1741
    @sumayahassan1741 4 ปีที่แล้ว +1

    🥰🥰🥰🥰

  • @maajibofficialmo5842
    @maajibofficialmo5842 4 ปีที่แล้ว +1

    Sharma raap iyo jabuuti🇩🇯🇩🇯 waa maxay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇👇
    th-cam.com/video/oE4ADbWq2-Y/w-d-xo.html

  • @nastehoaukar9416
    @nastehoaukar9416 4 ปีที่แล้ว +1

    😍😍😍🥰🥰🥰

  • @queenofdream3675
    @queenofdream3675 4 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤💯🙈

  • @master__fanax982
    @master__fanax982 3 ปีที่แล้ว +1

    Wjwn

  • @hrorwaan1943
    @hrorwaan1943 4 ปีที่แล้ว +1

    🤣🤣🤣🤣haka walin