Sida Nin Loo Xiiso galiyo | Jacayl

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 73

  • @Shacbaandauus9
    @Shacbaandauus9 2 ปีที่แล้ว +30

    Ayy ana first ah sida nin iska ka idhatiray ciil logu dilo inoso sheeg

    • @loverbike87
      @loverbike87 2 ปีที่แล้ว

      Hahaha bisinkooy xasid ninadaa ma jaceyl ba ka keenay.. waraa wiilow jish aa laiskaga dhigayaa iska jira bisinkooy… 😂

    • @mohamedabdalla7811
      @mohamedabdalla7811 2 ปีที่แล้ว

      mxaa sbbabayna xasid nimadaas oo dhan aad ragga u qabto yaah 😂😂

    • @shahwah9518
      @shahwah9518 2 ปีที่แล้ว +1

      😂😀tasi ma dhcyso

    • @amalabdullahi328
      @amalabdullahi328 2 ปีที่แล้ว

      Isoo shek marki laku sheeko mcney 🤣

    • @Hussein_Mohmd..
      @Hussein_Mohmd.. 2 ปีที่แล้ว

      Ciil kudil nin ku rabin see u ciilee😂

  • @drmaryama1757
    @drmaryama1757 2 ปีที่แล้ว +22

    10 days iga aamusanyahy bilaa sabab anina hal mar xitaa mxaa dhacay ma dhihin
    Si kastoon u jclhy ixtiraamka nafteyda wan aqaan🤗

    • @habicabdiofficial2365
      @habicabdiofficial2365 2 ปีที่แล้ว +3

      Fariid baad tahay

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 2 ปีที่แล้ว

      Hhhhh la hadal ninka maxaa dhacay ku dheh hadii kale wuu iska tagaa yariiseey

    • @habicabdiofficial2365
      @habicabdiofficial2365 2 ปีที่แล้ว +2

      @@maxamedxuseen4516 haduu tago ma nin la,aanba jirta

    • @maxamedxuseen4516
      @maxamedxuseen4516 2 ปีที่แล้ว

      @@habicabdiofficial2365 Hhhhhhhhh haa habi ninkaaga ilaasho nin la aan waa jirtaa gabdhahaa ka badan nimanka guurka waa yar yahay furiinka waa badanyahay soomaalida xiligan joogta walshy 😍😘🤩😍❤❤❤

    • @7june2024
      @7june2024 7 หลายเดือนก่อน

      Sanad kadib xaaladAd 😅​@@habicabdiofficial2365

  • @quenNEVER
    @quenNEVER ปีที่แล้ว +4

    Aniga video gan wandawaday wayna iisuro gashay inan sameyo wana kugulaystay lkn waxan kamaqna 4bilood😮 markihore aniga kaliya aya waqti uhayey lkn hada asaga ayanba iga marmin 😊😊😊

  • @Deeqow
    @Deeqow 2 ปีที่แล้ว +8

    Hda erayadada naag ku shukansanayay😄 ee qeybta dumarka noo soo badi😄

  • @queenfaatima2792
    @queenfaatima2792 ปีที่แล้ว +9

    Ninkeyga wili ima dhihin wan ku jecelahay io waxas ayad ku ficnthy illaa iyo markan is guursanay lkin saaid ii amani jiray aniguna sidiisa oo kle ayan noqday markan arkay inu sidaan yahay mar mar wan yara amanay kama arag wax feedback ah ane waxtigaas kadib yamta ayan ugalay nolosha jecel usan ii shegananey aman usan ii haynin aniguna ma wadi karo nolsha cadiga ayaa iska socoto ilma koris alxmdullah callaa kuli xaal

  • @ayanabdi1889
    @ayanabdi1889 2 ปีที่แล้ว +15

    Ka waran hadan adi ku amaano waad cod qurxoon tahey😊

    • @lonepoy
      @lonepoy  2 ปีที่แล้ว +1

      Wow... Thank you 🙏

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว +7

    LoNe poy👑❤codkaga rabi haku xafido

  • @Abdirisak1234
    @Abdirisak1234 2 ปีที่แล้ว +7

    Ereyads jacaylka soo badi wll❤

  • @mohamedabdalla7811
    @mohamedabdalla7811 2 ปีที่แล้ว +4

    Big legend 💯Lone Poy 🤟🏻💪

  • @hodancabdi6101
    @hodancabdi6101 2 ปีที่แล้ว +7

    Allha kusharfo wllo mcn😢❤

  • @Dagan115
    @Dagan115 2 ปีที่แล้ว +1

    First comment lone poy waku salmy abwe🥰🥰

  • @caishacuud9910
    @caishacuud9910 2 ปีที่แล้ว +4

    Shukran wll👍🙂

  • @user-vz3ec1ki4d
    @user-vz3ec1ki4d ปีที่แล้ว +2

    Thanks for lone boy ❤❤❤❤❤😅😊 been taandaada❤

    • @user-vz3ec1ki4d
      @user-vz3ec1ki4d ปีที่แล้ว +1

      whli wll waa iga run ee ma anaa been kuu sheegaya igadaa lone boy 🥺🤤😅🤣😅

  • @WllcraxmaanYreecr7-dq2tc
    @WllcraxmaanYreecr7-dq2tc ปีที่แล้ว +1

    Bro hore usoco waad gaari doontaan meesha aad usocoto

  • @ajjojojo5505
    @ajjojojo5505 2 ปีที่แล้ว +2

    Been maha walhi Alle haku sharfo wllkey mcn

  • @zakariyemohamed143
    @zakariyemohamed143 2 ปีที่แล้ว +4

    GUULAYSO PRO 🤴❤️

  • @rashaadseyfudiin3827
    @rashaadseyfudiin3827 2 ปีที่แล้ว +2

    Wll horey socilo👍💝❤

  • @Samiira-u4x
    @Samiira-u4x หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid hno
    qof kuguso noq noqda qof kas mu ijacelyah

    • @lonepoy
      @lonepoy  หลายเดือนก่อน

      Qofkas cml goan buu mskxda
      Ka gaaraa... lkn qlbigiisa ayaa
      Kuusoo xiisa oo kuso celiya...
      So wxay u badan tahay inuu
      Ku jecel yahay.

  • @Khadiijo10
    @Khadiijo10 หลายเดือนก่อน

    Qof iga amusay wali ma dhihina xage jira tay na maraku ila sohada La ujawaba waliba Hala saca ama Nusaca kadiba😫

  • @hudaabdirahman5374
    @hudaabdirahman5374 2 ปีที่แล้ว +5

    Lone❤

  • @mohamuudabdimohamed452
    @mohamuudabdimohamed452 2 ปีที่แล้ว +4

    Macalinow hada anaka yaaban ee naakaha ha naku sii dirin thanks

  • @anabibrahim8707
    @anabibrahim8707 2 ปีที่แล้ว +1

    Walla waxatiri noqo gabaar hadlikarto Ama sheekenkarta walla plz sidasi sekuhelikara

  • @RahmaRuuxi-k8u
    @RahmaRuuxi-k8u ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid aad baan uga helay❤

  • @farxiyayaasin5539
    @farxiyayaasin5539 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks pro😘😘😘

  • @kowsar156
    @kowsar156 ปีที่แล้ว

    I’m new subscriber abowe

    • @lonepoy
      @lonepoy  ปีที่แล้ว +1

      Welcome

  • @fififatouma8520
    @fififatouma8520 2 ปีที่แล้ว

    Keep going brother tanks

  • @amiisha_official19
    @amiisha_official19 ปีที่แล้ว

    Thank you mi brother ❤😊

  • @laylocabdullhi4071
    @laylocabdullhi4071 2 ปีที่แล้ว +1

    Wow

  • @nasroqueensagal8368
    @nasroqueensagal8368 2 ปีที่แล้ว +1

    wn dajisty fidoyowga qeybta amanta kadhintyba ani hhhhh

  • @mabaawayare1449
    @mabaawayare1449 2 ปีที่แล้ว +4

    Wllo qof ayaan jeclahay qofkana sushiyaal media ka arkay mana aqaano maxaa sameeyaa wll plz

  • @hodanaragsan9203
    @hodanaragsan9203 2 ปีที่แล้ว +1

    shukrn wll qli

  • @idildoaud6627
    @idildoaud6627 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wll

  • @Zahruush
    @Zahruush 2 ปีที่แล้ว +3

    Tnx 💛

  • @maxamedsalaad4620
    @maxamedsalaad4620 2 ปีที่แล้ว +5

    ᴀɴᴏᴛʜᴇʀ ʟᴇᴠᴇʟ

  • @canabshxasan433
    @canabshxasan433 2 ปีที่แล้ว +1

    😍👍

  • @sagalahmed6694
    @sagalahmed6694 2 ปีที่แล้ว +1

    Legend
    Waan ku taageernaa

  • @muntahaahmad6970
    @muntahaahmad6970 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks bro lone boy 💖💖👄👄😊😊😍😍😍

  • @FathiyaChakiim-jg6wm
    @FathiyaChakiim-jg6wm ปีที่แล้ว

    Mahad sanid.wll qali

  • @somali9133
    @somali9133 2 ปีที่แล้ว

    Wooow

  • @Alhamdulillahforeverything-y4z
    @Alhamdulillahforeverything-y4z ปีที่แล้ว

    Thanks so much woooow❤❤❤❤❤ 😢

  • @caashosiciid9925
    @caashosiciid9925 9 หลายเดือนก่อน

    😢🎉❤sax

  • @ayuubjr
    @ayuubjr 2 ปีที่แล้ว +1

    Zxbka side lofarxad galin ka raa zxbkee talo isii garab ayn ka raba adiga iga faham fican walal qali hal fidiyo soo same walal qali blz blz

  • @Sheekosomali1
    @Sheekosomali1 ปีที่แล้ว +2

    1. 1:43 Ku xIISO GALI MASKAXDADA DHAQANKAGA, IYO DIINTAADA
    2. 2:26 HA NOQON GABADH SI FUDUD LAGU HELI KARO!
    3. 2:49 IXTIRAAM WAQTIGIISA
    GAARKA AH.
    4. 3:13 YEELO NOLOL XIRIIRKA
    KA BAXSAN
    5. 3:33 NOQO GABAR ISKU
    KALSOON
    6. 3:46 MAALIN KASTA ONLINE HA AHAANIN!
    7. 4:12 HOGAANKA U DHIIB ISAGA
    8. 4:44 AMAAN NINKA

  • @relaxingminecraft614
    @relaxingminecraft614 2 ปีที่แล้ว +6

    I,m broken 💔 😞

  • @fififatouma8520
    @fififatouma8520 2 ปีที่แล้ว

    Marhba

  • @apdicasiismohamett9616
    @apdicasiismohamett9616 ปีที่แล้ว +3

    Sxʙ ᴀᴅɪɢᴀ ᴡᴀxᴀᴀ ᴛᴀʜᴀʏ ᴅʜɪɪʀɪ ɢᴀʟɪʏᴀʜᴀʏɢᴀ ᴋᴏᴏᴡᴀᴀᴅ❤️🥺

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 หลายเดือนก่อน

    gabadhey ninka ku xiiso galiyo 1 ku xiiso gali dhaqankaga iyo Maskaxdada e Haku xiiso galin jidhka o qawan 2 ixtiraam naftada oo Ha tusin ninka jeceylka iyo bahida ad u Hayso si uu ku xiiseyo isagu 3 ixtiraam wakhtigisa ninka 4 adna yeelo nolol ka baxsan xidhdhkina 5 noqo gabadh isku kalson waxay samynayso taqan 6 Malin walba online Ha ahanin si ninku ku xiiso 7 Hoganka u dhib ninka tus inad u qalnta xaskisa 8 amaan ninka

  • @cagdheercali7326
    @cagdheercali7326 2 ปีที่แล้ว +1

    War gabadhaha ha walin ninka raba nag is macanaysa waa kee tii is macnaysa iyadaa ku nin la

  • @dirizlehtiktok2122
    @dirizlehtiktok2122 2 ปีที่แล้ว

    Inbadan ban so qore

  • @dirizlehtiktok2122
    @dirizlehtiktok2122 2 ปีที่แล้ว +2

    Sidee lo noqda q0f sheeko badan

  • @zaharyussuf6574
    @zaharyussuf6574 2 ปีที่แล้ว

    ᴀᴘᴏᴡᴇ sᴏᴏ ʙᴀᴅɪ