10 Waxyaabood oo aysan sameyn dadka waxgardka ah (Sirta Guusha) | Midabada Nolosha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 93

  • @yahyeabdiahmed9793
    @yahyeabdiahmed9793 4 ปีที่แล้ว +35

    qofka caqli leh waaka marwalba garta sababtii loo abuuray kana fikira sidii uu jano u gali lahaa 😊

  • @walaalkinofficial7731
    @walaalkinofficial7731 5 ปีที่แล้ว +43

    qofka caqliga leh had iyo jeer waxoo sahan kadhigta diintisa❤

    • @NasserRoble
      @NasserRoble 4 ปีที่แล้ว +1

      Diinta waa wadada kaliya ee mar waliba ku aroorta guusha❤

  • @nimomuhumed8501
    @nimomuhumed8501 4 ปีที่แล้ว +8

    Mansha allaah mansha allaah wlhi firfircooni aaancadi aheeyn ayaan kaqaaday nosokordhiya wllo video yo sidan ookale ah kanahadlaya gulooyinka fashilka iyo waliba dhiranaanta mahadsanidin 👍👍👍💯👍👍

  • @suhaybfarxaanxassan3150
    @suhaybfarxaanxassan3150 3 ปีที่แล้ว +1

    Saasa lagaaga baahan yahay 👍👍👍👍 sidaa markasta noo dhiiri geli

  • @AbdullahimohamedMataan-wu9lw
    @AbdullahimohamedMataan-wu9lw ปีที่แล้ว

    A,a,a wllshy qaab gudbintaadu waa heersare waan ladhacay go ahead

  • @salemanmahamudosaba1625
    @salemanmahamudosaba1625 2 ปีที่แล้ว

    Waa sax dadka caqliga usaaxiibkaa had jeer waa dadka wax laga faaido sida side dhiragilinta waanada marka muuqaalada dhirigalinta nolosha wakaa

  • @sahramohamed5643
    @sahramohamed5643 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaba tan ani i haysata guul ayan rajeenaayaa

  • @PesrozzeymohaPesrozzeymoha
    @PesrozzeymohaPesrozzeymoha 4 หลายเดือนก่อน

    Keep going apyo noso badi waan ka heley wllhi dhiira galintaada ❤❤🫣🫶

  • @muhamedkalay8687
    @muhamedkalay8687 4 ปีที่แล้ว +4

    Aad ppad umahadsanthy waxaan Ku darsan lahaa
    Qofka wax garadka ah oo caqliga leh waa qofka isku dayga padan oo kaquusan guusha kuna dadaala siduu hamigiisa uga miradhalin lahaa Halka qofka kale uu kacararo dhipaatooyinka nololsha
    Waad mahadsanthh🙏 intaa ayaa Ku darsan lahaa

  • @caashasaciidShiine
    @caashasaciidShiine ปีที่แล้ว

    جزاك الله ❤

  • @salmadesigner
    @salmadesigner 4 ปีที่แล้ว +2

    Wa qof ka firin ayahiisa danbo
    Ee mustaqbalka💖

  • @nastexoilmacabdiqadir9952
    @nastexoilmacabdiqadir9952 2 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay aad iyo aad

  • @hannadhawrsan8057
    @hannadhawrsan8057 4 ปีที่แล้ว +2

    Ilaahey ha jasaaaid siiyoh wllo qaali mhdsanid in padan

  • @cabdifatax8323
    @cabdifatax8323 3 ปีที่แล้ว

    Aad & aad waa wax wacn

  • @abdikalik6512
    @abdikalik6512 3 ปีที่แล้ว +1

    Thankz wll 👌

  • @xamdaabdi1463
    @xamdaabdi1463 3 ปีที่แล้ว

    Waqti xaadirkan
    Ayaan dhagaysanayaa
    Xigmada Haga sharaftaH
    Mudan
    Alla kiip you wll

  • @cadniccasiis1328
    @cadniccasiis1328 ปีที่แล้ว

    M.a Allah hakuu danbi dhaafo

  • @sahrohaashimaxamed9881
    @sahrohaashimaxamed9881 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah saxiix kuugu raacay fikir kaaga

  • @zakimohamed2860
    @zakimohamed2860 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofka aqliga leh wu naxris badanyahy o sadaqo jogto ah ayu dhibta nolashisa na lacag kuma xiro qofka aqliga leh fursad walbo o naftisa u fcn madayaco qofka aqliga leh wu wardi badan yahahy wuna ciwado badan yahay malinwalbo na wuxu unolada malinkisa ugu danbryay o allah muxu hortagaya asigo wajibkisa dineed guuutwy

    • @nasramaxamed6799
      @nasramaxamed6799 4 ปีที่แล้ว

      QOFK CAGLIGA BADAN UU ISK CAFIYA KHALDAADK QOFK KA KALE

  • @nastexoilmacabdiqadir9952
    @nastexoilmacabdiqadir9952 2 ปีที่แล้ว

    Qofka caqliga leh waakan kabaqa ilaahay mar walbana xasuusta xasuusta alle marana aanan kajeesan dhinaca alle oo dhex dhexaad kadhiga camalkiisa aduunyo camalkiisa aakhiraba

  • @huseinmohumed5470
    @huseinmohumed5470 3 ปีที่แล้ว

    Maansha allah waxa badan ayan ka bartay wa arimo wax ku oola wax kaa dhiman ma jiro oo aad ka tagtay sheykastana waxa lagu gaadhaa samir iyo dulqaad kalsooni iyo daacad nimo intaa hadaan kaga yinado

  • @amiinabdulkadir9351
    @amiinabdulkadir9351 3 ปีที่แล้ว

    Waadmahsan tahay pro

  • @adangudhane336
    @adangudhane336 2 ปีที่แล้ว +1

    Dadka wax garadka ah intooda badani cid wxba uma sheegaan .oo sir ay leeyihiin

  • @abdimalikcartan7864
    @abdimalikcartan7864 3 ปีที่แล้ว

    Wow yaa salaam wax badan ayaan kaa karorsaday

  • @cabdixakiinxaajiinaxaaji-fc7do
    @cabdixakiinxaajiinaxaaji-fc7do 3 ปีที่แล้ว

    Mahdsanid wllo

  • @walaalsaado3713
    @walaalsaado3713 3 ปีที่แล้ว

    maansha allah wlll Alle hakaa Abaal siiyo Run Ahaantii waanka helaa waxyaabaha khuseeya cimi nafisga waanan ku xidhanahay kuwo kale kaa sugaynaa insha allah waanad mahadsan tahay wllll

  • @ahmedmohamud7104
    @ahmedmohamud7104 4 ปีที่แล้ว

    Masha allah xagaa ka siiwada insha allah

  • @haweeyabilan5941
    @haweeyabilan5941 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc wll aad ayad umahasantahay waxaana ahay ardayad dhiga dugsiga dhexe ee falska8aad waxaa I haysta caqabad dhanka imtixaanka markaa waxaan rabaa inaad ila taliso wasalaamu calaykum

  • @sacadqurpoh4343
    @sacadqurpoh4343 3 ปีที่แล้ว

    Ma jiraan wax qaladi waa runta anigu malin walpa wan ilaaliya wakhatigiga lkin markaanan hayin shaqo asxptaan lamurmaa 💌💌💌💘💘💘💘💟💟💟🧡

  • @salmancadnan5142
    @salmancadnan5142 4 ปีที่แล้ว

    Mahada koobaad alle ayaa iska leh naga kiin siiyey talooyin aad u fiican aad ayaa aad u mahadsantiin

  • @caamiryaasiin2407
    @caamiryaasiin2407 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay waxaan kuugu mahadnaqayaa inaad waxbadan Ku soo kordhisay naftayda mahdsanid

  • @mohamedsakariye559
    @mohamedsakariye559 4 ปีที่แล้ว

    Adigaa
    Wxaa tahay dad indheer
    Garad ah Masha Allah

  • @shugriabdullahiubukar9757
    @shugriabdullahiubukar9757 4 ปีที่แล้ว +3

    Woooow mnsha alaaaah

  • @amingele6703
    @amingele6703 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashalaah wa faiido wangsan

  • @waitingforyou5364
    @waitingforyou5364 2 ปีที่แล้ว

    Waaaaaaw

  • @abdimohamed6971
    @abdimohamed6971 3 ปีที่แล้ว

    keep going always

  • @shukricigaaladam8809
    @shukricigaaladam8809 ปีที่แล้ว

    Wll hadiiqofka aanraadinayo uucadaawad iimuujiyo maxaansameeyaa

  • @khaliilcalisheekh4038
    @khaliilcalisheekh4038 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid xbiibi

  • @haweeyabilan5941
    @haweeyabilan5941 3 ปีที่แล้ว +1

    Ruuxa caqliga badani waka mar waliba dhanka wanaagsan wax kadaya

  • @hajimukhatarmasaajid6208
    @hajimukhatarmasaajid6208 3 ปีที่แล้ว

    Walashay was kumhadsantahay hadalada dhirigelinta ah ed halkan kaso jrdisey.

  • @nuurmaxamed6589
    @nuurmaxamed6589 3 ปีที่แล้ว +1

    QUR,AAN ONLINE
    ku baro qur,aanka kariimka ah qaab casri ah oo online ah
    *_______________________*
    _(ku baro quranka adoo jooga gurigaga ama goobtada shaqo)_
    *________________________*
    ▪︎Muddo Kooban▪︎
    *qaabkee ayay casharadu u baxayaan*?
    ___________________________
    waxay ku baxayaan hab *_maqal iyo muuqal ah_*
    adigoo si toos ah ula socon karto macalimka
    *•qaabkeen uga qayb qaadan karaa?*
    ___________________________
    _waxaad uga qayb qaadan karta moobeelkaaga
    Gacanta ah iyo inaad diyar u tahay barashada quranka_kariimka ah
    *•imisa sanno ayan ku dhamayn karaa quranka?*
    _________________________
    kolay waxay ku xeran tahay dadaalkaaga
    Iyo fahamkaaga
    lkn anagu quranka ugu badnaan waxan Ugu dhamaynaa
    *2 sano
    *sideen ugu qayb qaadanaya imtixaanada?*
    waxaad ugu qayb qadanaysaa hab *online* ah
    *imisa cisho ayaan dhigan karaa?*
    waxad dhigan kartaa:-
    *6cisho wiigii*
    Follow this link to join my WhatsApp group: chat.whatsapp.com/K76WaGbkfop2kMGyCTfeET

  • @rakbah.c
    @rakbah.c 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofka caqliga leh isuma mashquuliyaan waxayaalaha dadka kale kuyidhaahdaan

  • @apdullahmohames8068
    @apdullahmohames8068 4 ปีที่แล้ว +1

    WWww wankugu cusbhy lkn kuguman qasaarin midabada nolasha

    • @midabadanolosha8613
      @midabadanolosha8613  4 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid in badan waan ku faracsanahay inaan dhiirahakintaas kaa maqalno

  • @cabdirisaqwarsame317
    @cabdirisaqwarsame317 4 ปีที่แล้ว

    Qofka caqliga liita si fudud waxa loogu qiimayn karaaa kelmeda aniga oo ah mid hadalkiisa dhextaal u ah waana loo aqoonsan karaa inuu maranyahay

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah

  • @shamsocabdiwali4455
    @shamsocabdiwali4455 2 ปีที่แล้ว

    shugrn

  • @muhiimmaxamed9445
    @muhiimmaxamed9445 ปีที่แล้ว

    Waa kuwa aan jecleyn dagaalka iyo ceyda

  • @sahramohamed5643
    @sahramohamed5643 4 ปีที่แล้ว

    Waa sax hadalkaa

  • @haybeofficial7702
    @haybeofficial7702 4 ปีที่แล้ว

    masha allh walal horay usoco

  • @sihamsoloo4728
    @sihamsoloo4728 4 ปีที่แล้ว

    MASHAA AHALAA

  • @sadiahassanmahamed673
    @sadiahassanmahamed673 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @aweyscadaani9189
    @aweyscadaani9189 4 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @xasancolaad1595
    @xasancolaad1595 4 ปีที่แล้ว

    Haa wllo

  • @mutaasdegandegan6063
    @mutaasdegandegan6063 3 ปีที่แล้ว

    Ilaahay ha ka ball Mario

  • @cabdirisaaqali6871
    @cabdirisaaqali6871 4 ปีที่แล้ว

    Good

  • @maslaxmaxamedaxmedmaslaxma1689
    @maslaxmaxamedaxmedmaslaxma1689 4 ปีที่แล้ว

    Mash.allh

  • @fuaadcaynaan5531
    @fuaadcaynaan5531 3 ปีที่แล้ว

    Qofka aqliga leh waa uuhadlaa balse kuma hadlo micno la'aan

  • @sahramohamed5643
    @sahramohamed5643 4 ปีที่แล้ว

    Insha allaah

  • @dhiirigaliyenololeed582
    @dhiirigaliyenololeed582 4 ปีที่แล้ว

    𝚁𝚞𝚗 𝚊𝚑𝚊𝚊𝚗𝚝𝚒𝚒 𝚠𝚊𝚊 𝚋𝚊𝚛𝚗𝚊𝚊𝚖𝚒𝚓 𝚠𝚊𝚗𝚊𝚊𝚐𝚜𝚊𝚗

  • @adenmohamed1413
    @adenmohamed1413 4 ปีที่แล้ว

    M.a Horay usoco

  • @nafisonalka3913
    @nafisonalka3913 4 ปีที่แล้ว

    Hore usocod

  • @jamalmeta615
    @jamalmeta615 2 ปีที่แล้ว

    Vita di due merda familiari day One or daiy One ....xalin teedaa ayaa ibnu aadam isku khilaafsan yahay

  • @abdeeqjamac9983
    @abdeeqjamac9983 4 ปีที่แล้ว

    M.a sxb

  • @tamerat.
    @tamerat. 4 ปีที่แล้ว

    Waxy ka fogadan dagalka iyo rabshadaha waxyna neceb yihiin inay dagaalaman iygoo xl u heli kra waxa kenaya
    Kama xoshoodan wax yaabaha inta badan laga xishoodo gaar ahaan kuwa aan dambiga ahayn sida shaqooyin hooseya maa daama ay u jeed ka leeyihiin ka shaqyn tooda
    Ma yasan dadka
    Qofna ma caayaan fikirkiisa iyo samayskiisa
    Iskuma dhereriyaan dadka kle maadaama ay u kla duwan yihiin jidh ahaan fikir ahan magac ahaan midab iyo muqalba

  • @hamsehasan4476
    @hamsehasan4476 4 ปีที่แล้ว

    Haajironolosh

  • @khaliilcalisheekh4038
    @khaliilcalisheekh4038 4 ปีที่แล้ว

    بل اكثرهم لا يعلمون

  • @mariyaahmed468
    @mariyaahmed468 3 ปีที่แล้ว

    Wll musiga kasaar maxaa yeele waa dambi mhdsnd

  • @urgepeople9865
    @urgepeople9865 4 ปีที่แล้ว

    walal dadaalkaga wad wan ubaahanahay

  • @wiiloali3789
    @wiiloali3789 5 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍👍👍

  • @xamdaabdi1463
    @xamdaabdi1463 4 ปีที่แล้ว

    Ma

  • @hindacali1307
    @hindacali1307 4 ปีที่แล้ว

    Ok

  • @zakimohasomalis8409
    @zakimohasomalis8409 4 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @maslaxmaxamedaxmedmaslaxma1689
    @maslaxmaxamedaxmedmaslaxma1689 4 ปีที่แล้ว +1

    Wll saankuwed

  • @m.13mediaproduction
    @m.13mediaproduction 4 ปีที่แล้ว

    muuqaalada ka reeb dadka cadaanka tusaalena usoo qaado dad muslina sida marka aad koox soo bandhigayso ama qoys qoys muslima ayaa loo baahanyey

  • @xus2196
    @xus2196 4 ปีที่แล้ว

    .

  • @mohamedsakariye559
    @mohamedsakariye559 4 ปีที่แล้ว

    M:a

  • @blue_blood_cfc9237
    @blue_blood_cfc9237 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa runta 😆

  • @alishamis8143
    @alishamis8143 4 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid wllshay

  • @maxamedaxmed8799
    @maxamedaxmed8799 4 ปีที่แล้ว

    acm

    • @maxamedaxmed8799
      @maxamedaxmed8799 4 ปีที่แล้ว

      Waxamudan kahadal
      Dhalinta gaboobaysa
      Siiba hablaha

  • @skyearth6344
    @skyearth6344 4 ปีที่แล้ว

    Ma ragba mise waa dumar codka

  • @calibakaal2454
    @calibakaal2454 4 ปีที่แล้ว

    maxaan ku hormarinkaraa noloshaydda khaasatan wallaal calibakal1@gmail.com waayo waxaa igu adkaadday luqadda englishka barashadeeedda ila soo talli wallaal

  • @hodanqali9516
    @hodanqali9516 3 ปีที่แล้ว

    thanks runtii mahadsanid

  • @nuurmaxamed6589
    @nuurmaxamed6589 3 ปีที่แล้ว

    QUR,AAN ONLINE
    ku baro qur,aanka kariimka ah qaab casri ah oo online ah
    *_______________________*
    _(ku baro quranka adoo jooga gurigaga ama goobtada shaqo)_
    *________________________*
    ▪︎Muddo Kooban▪︎
    *qaabkee ayay casharadu u baxayaan*?
    ___________________________
    waxay ku baxayaan hab *_maqal iyo muuqal ah_*
    adigoo si toos ah ula socon karto macalimka
    *•qaabkeen uga qayb qaadan karaa?*
    ___________________________
    _waxaad uga qayb qaadan karta moobeelkaaga
    Gacanta ah iyo inaad diyar u tahay barashada quranka_kariimka ah
    *•imisa sanno ayan ku dhamayn karaa quranka?*
    _________________________
    kolay waxay ku xeran tahay dadaalkaaga
    Iyo fahamkaaga
    lkn anagu quranka ugu badnaan waxan Ugu dhamaynaa
    *2 sano
    *sideen ugu qayb qaadanaya imtixaanada?*
    waxaad ugu qayb qadanaysaa hab *online* ah
    *imisa cisho ayaan dhigan karaa?*
    waxad dhigan kartaa:-
    *6cisho wiigii*
    Follow this link to join my WhatsApp group: chat.whatsapp.com/K76WaGbkfop2kMGyCTfeET

  • @bdimaandhaye4744
    @bdimaandhaye4744 4 ปีที่แล้ว

    M.a hure usoco

  • @mohamedsakariye559
    @mohamedsakariye559 4 ปีที่แล้ว

    M:a