xaliima Yacquub | Qisada Guusha | Wareejinta cunno kadibna Madaxweynenimo !|
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025
- waxaad nagala soo xiriir kartaa
oinshar@gmail.com : omar inshar
kanaalka : / ogaansho
twitter : OGANSHO_CHANNEL
facebook : OGANSHO
fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
#kanaalka_ogaansho
Ku mahadsanid inaad aqbashay, dalabkaygii😍 waxaan rajaynayaa inay ka Faa'iidi doonaan gabdhaheena soomaaliyeed.
Anigane waxaaan rajeynaa inaaa maalin sidaan oo kale guusheyda looga sheekeeyo insha allah
🧗♀️🏃♀️🏃♀️🏃♀️
Waxan ku rajaynaya Gushada inad Gaadho addunkana meel way ka gaadho
Allhaah hakuu fududeeyo wll
@@madaromar9660 insha allah wll
Adigane sidoo kale
@@calafkaofficial4118 Aaamiin wll
@@bellaali8724 wllshy wanag kula jclahay iyo Guul hamigaga wacan ku rajaynaya ee iso qabo wa ikase 0633186021 whattapp
ilaahow wadankeena Nabad nooga dhig🤲☝️
Aamiin yaarabi
Aamiin aamiin aamiin yaa rabbi 👏🏼👏🏼❤❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤
allahuma amiin 💓🇸🇴
Allahumaa aamiin aamiin aamiin walal ❤️❤️❤️💙💙💙💯💯💯👍👍👍
wadanka allah noo hagaajiyo
🇸🇴💓
Allahumaa aamiin aamiin aamiin walal💙💙💙💯💯💯👍👍👍
Amen❤
M.a haliima guul weyn bay xaqiijisay 💗♡▪
Rasuulka wuxuu yidhi صلى الله عليه وسلم"Ma aflaxo qoom dumar utaliso "
Dhiiri galin iyo horumar ayaa laga sheekaynayaa kuwo doqmo ahna halkan bay lasoo taaganyihiin like iisaar waar xishooda like horumar Laguma gaadho lacagna Laguma helee fahma ujeedada barnaamijka ka dibna faalo dadka wax utaraysa ku darsada ama nac nacda Iska daaya😡😡😡
@@amaldahir984 waa run wllo waa dad caqli xun like maxay kugu soo kordhinaysa haday wax u tarayso wlhi kuwa doonaya liketa anigaa milyan like siin lahaa lkn wxba uma tarayso.
wa runta bro wanba dhibsady dadkan
Ahmed Abdirahman ma ila Aragtay..uf waan necbahay kuwaas..wax macno daro ah ayay Ku mashqulsan.. like I saar ayuun bay afka kaga dhagtay
Waa sax sxb waaba layaabay like isaar iyo subscribe isaar ayey la taagan yihiin
Ahmed Abdirahman.... mindha waa kuwo iskula xifaal tama kolayba aniga dhowr mar like waa lay saaray lkn wax ay ii tartay ma arag aanigo aan ka dalban ileen waxa aad so qodho haduu qofka qanciyo like way ku sarayane
Waa inaan noqodaa xiliimo yacquub oo kale si aan somalia wax badan uga badalo insha allah wana riyadayda malin un
Qisooyinka waan jeclahay mudane soo badi Alle haku guuleeyo in badan.
jazakllhu khyr akhii omar wax bdn ka faaiday xaliima qisada ama tariikhdeda Allh ka abaal mariyo
Masha Allah noolow dheh wa hawenay mucjiso ah Dumarka somaliyeed Ku dayda Gabdhan 😍
Maadinka wax noo ogol hadan waxyar qabano wad qaracmeysan ama diin ad adinkaba ku dhaqmeyn ayad nagu xaglineysan 30sano waxa wadanka qasayo wa rag dumar maha🤔
Musuqmaasuq waa waxa ummada soomaaliyeed dhulka dhigey diideena iney iska dhaafaan ayagoo illaahey Muslim kadhigey illaahey mabarakeeyo ummad ayagoo illaahey Muslim kadhigey hadana xaaraantii xalaal sadey xalaashiina duugey ummada soomaaliyeed waa ummad aan waxba ujeedin adduunkana waxa kasocdo ka indha la allaha siiyo caqli iyo damiir ay wax kufahmaan dalkoodana wax uugu qabtaan aamiin
Masha alaaah my role model Halima yacquub❤🙏🏿
Aad iyo aad tusaale fcn waad hysaa
كل شي يريد صبر
نعم يا أخي
Wlhi waa qiso dhiiro galin leh mahadsanid Omar inshar.
Yaa allah somalida hogaamiye dhab ah oo allah kabaqaya noosahal yarabi
Aaaamin zxpo
Ogaansho wax khayr qaba Alle siiyo
Masha allah Allah xifdiyo adne mahadsanid ustaad Omar Inshar sida quruxda badan barnaamijkan noguso diyaarisay ayadana allah kadhigo midi aaqiradana saso kale ugu guleysto madama eyba Muslim tahay
Msha allah macalinkeena cumar inshaar noo soo badi walaal mcne barnaamijyada hormarka nafsiyadeed aad baan kuu tageraaa
Wxaan uugu ducatnayaa in gabdhaha soomaaliyeed ay noqdaan sida xaliimo yacquub dabcan way yihiin dad caqli bdan lkn inay u dadaal ayada caml♥️❤
Liketa hala ila dhaafina soomaaliyey🙏
Waa haweney goaan leh dadaal u dheeryahay ilaheyna talo saaratay xaliimo yacquub 🙏
Maasha allaah dadaalaa xaaji cabaas wuu gaadhaa lakin diinteena suuban inoomay ogolaan in haweenku noqdaan madaxweyne jazaakalaa kheer
Naa wax noqo waxas hakusoo meeraysane
aaway Ragii somaliyeed ee laha naag Madaxwaye ma naqon karto oo muslim ah 😎😎😎
masha alh waxbadan baa umadaada ucaqliyeysey si hormar ugaaraan kuwii anfaceen alh hanugu dhigo IFTIINKA OGAANSHO 🌹🌹🌹🌹😍😍😍
Mahadsanid cumar
Xaliima yacquub ku dayasho ayey mudantahay
Omar waxaa igu baranaysaa
Janada rabbi
Insha allah
Subxanalaah
halim yacquub mansha allH illahay hadaayo
Wlle Allaha ajarkeeda kusiyoo aakhiro iyo aduunba hawshaa aad noohayso haddaan nahay dadka kuxiran Ogaansho wlhi wax wayn baan kaafaa'idnaa.
sheekheygi ayaa waxa uu dhihi jiray baahi wayn ayaa loo qabaa barashada diinta islaamka uma aanan arki jirin wax weyn balse maanta marki aan arkay in qof muslim ah uu ku dhiirado hadalkii nabiga scw ee ahaa liibanimayaan qoom taladooda u dhiibtay dumar ee uu yiraah waa guul dadkuna ay yidhaahdaan (qaarkood) mahadsanid ayaan dareemay in baahi wayn loo qabo barashada diinta islaamka
ugu dambeyn waxaan kula talinayaa dhamaan umada muslimiinta ah inay bartaan diintoda si aanan loo qaldin iyana aysan u inxiraafin adigana waxaan kugula talinayaa inaad gabdhaheena muslimaadka ah aadan fasahaadin oodan dhiiro gelin uga dhigin wax xaaraam ah diinta islaamku ay xaaraantinimeysay waa iga talo inaad aqbasho marki laguu cadeeyay xaqa oo xujada laguugu oogay ha dhago adeygin salafku waxay dhihi jireen
من لم يقبل الحق ابتلاه الله بقبول الباطل
Mashallah.mahadsanis.wallky cumar.inshar arinka.nosogudbisay.mahiimka.ah
Mnshlh mahadsanid ustaad
Allha enekane xaqa hana garansiiyo
Yes xaliima yacquub wa haweeney dadaal badan
Marka hore waad mahadsantahy walal
Ninyahow ra'yi ban igu so dhacay ban jeclaan laha inan idinla wadaago adiyo bulshada ku xiran kinnal kaan
Waxan dawaday video gan iyo kuwo lamida oo noocisa oo kale ah oo ka shekaynaaya qisooyinka guusha
Waa wax wanagsan in lagu daydo dadka ka garay guul nolosha aad na wan ula dhacaa dawashadooda wana fiican tahy in lagu daydo laguna qudro qaato
Lkn taas kaso horjeedkeeda waxa jira ummad iyaga lamid ah oo sidaas si lamid ah ka dhacay nolosha hal khalad yar ay galeen waxyaabo badan uga lumeen hadii ayna khaldkaas uu u sax mi lahaa ay nolosha sida dadkaas ay ka gaari lahayeen guul
Marka aniga oo taas ka duulaya miyaanay wanaagsanyn in aynu u samayno barnaamij kan calsigiis ah (kaso horjeed) oo aah "qisoda fashilka"
Waayo hore ayaa loo yiri " qisoyinka wa in la gu qudro qaato "
Marka aniga waxa ay ila tahy in aynu usamyano kinnalkeena qaaybtaas
Wa ra'yigayga oo kaliya aad bad umahadsantihiin reer @OGAANSHO
Masha Allah mahad sanid ustaad cumar waan kaaga mahad celineynaa waqtigaada
Ku dayasho ayey mudantahay Xalimo Yacquub aan ku dayano walayal walasheen
Yaa daawanaya muqaalkaan2021 maasha Allah
I am first one liketa igu booba somaliyey🇸🇴
Omr inshr🇸🇴🙏❤
Mshalhh Dadaalaa wu garaa aya hory loyiri wll omar hrumarwacan zxp Xornimada africa io sida lokalahelay noga shekey 🤗🙏🙏
Dumark muslimiinta ee hormar xaqiijiyay dhinacyo kala duwan ee noolasha noo soo badi.
Thanks
Maasha Allaah sida xaliima ayaan rabaa inan noqdo
Wax wayn baad noo qapatey hadad nahay dhalinta somaliyeed Horey u soco sxp wlhi aniga ahaan wax badan ayaa iga badashey ilahay janadiisa hakugu bishareyo
aad ayad u mahadsantahay .... hadan hal qodob ku daro oo ka mid ah waxyaabaha laga faaiidaayo gabadhaan dabcigeeda waxa ka mid ah inaysan iska furin ninkeeda markay heer gaadhay maxaa yeelay markii horeba waxay eheyd qof ilaahay uu siiyay tawaaduc iyo inaysan is kibrineynin masha allah gabdhaha soomaaliyeed qaar ka mid ah sidaaas ayaa ku ficnan leheyd inay ahaato dabeecadooda Asc
frist view 🙏🙏
Masha allah omar wan kaga mahd celineynaa sida aad nogu so godbineyso barnamijka xiisa leh
Mahdsnid sxb cumar iinshaar
Mahsanid ogaansho chennal aad kuu bogaadina Omar inshar 👍🔝
Cumar inshaar Wlaalkeen naga wayn 💯Dar ilaaH Kuu JeclaHay wllalky❤❤❤❣❣🧡🧡💛Hore u sòco
Waa qiso wax ku qaadasho mudan
Mansha Allah alle hayga yeelo gabqdh caalamka wax kusoo kordhisa
Omar sxbka NAFTA dhiirigeliya ayaad tahay mnsha Allah guulayso sxb cumar inshaar
Walahi adunyo dadaalaaye wuu garaa malin un maso bixi doontaa gawar somaliyeed oo dadaalkaan mujiso wa wax an mustaqbalka rajeyneyno insha Allah omar walal adigana aad ayaad u mahadsantahay
muuse biixi maxaa ka rabtaa
@@qosolkaftan3275 af somaliga miyaa ku dhibayo mise qof uqdadesan ba taahy marka hore qoralka si fican u aqri muuse bixi kuma dhihin ee waxo ku dhahay maso bixi dontaa
OMER INSHAR NOO SOO BADI BARNAAMIJYADA NOOCAN OO KALE AH WAA MOTIVATION AYEY NOO TAHAY THANKS...
Omar inshar hora usocod wngsn
maasha allah waa ku mahadsan tahay sida aad u tix galineesid dhagees tayaashaada
Omar Inshar big bro go forward
Mansh Allah ❤❤
Mansha Allah halima yacqub horay usoco waa qof kudayasho mudan
Qof walba oo guulaystaa
Noloshiisii horeys way adkay inta badan
Nolashu kaliya waxay ubahantahay Gesinimo 🏌️♂️ iyo kalsoni
Ha u jojoojin marnaba danahaga dadka kale dhawaqooda😔😔
Barnaamij yadaan ookale aadbaad ugu fiicantahay
Manta anaa first ah
Omar Inshaaar guuul ustaaad💪
Kaftan reeban lkn wlhi wax aan hubaa hadii aan siinoolado in laga sheekayn doono runtii hamigeegii iyo guushuu waan udhawahay codsi walayaal idunkuna isoo duceeya in ilaahay guushaa igaarsiiyo waan usoo halgamay walin maistaagin kaliya wax aan kacabsi qabaa waa niyad jab waayo wax aan ahay qof dhalinyaraa oo aan wax badan dulqaadna karin
masha Allah waa shaqsi kudayasho mudan Waliba Aniga sigaara ii Anfacaaya waxba manoqon kartid Ayaan marwalba is dhahaa Duruufo ihaya dhanka qoyskyga Awgeeg😢😢
FirsT like izaar hdii illahay jecezhahaY🌹♥️💚🥰
Masha allah dadaalaa bill gate waa gaadhaa xaliimo yacquub hore ayaan u maqlay qasadeeda
Walalayalow ii soo duceeya inuu ilhay hamigayga ii rumayeeyo I. a
Mashaa Allaah mahadsanid ustaad cumar allaha ku xafido qisooyinka dumarka guuleystay ee ceynkaan ah inoo soo badi Mahadsanid
thank Ustad
👍
waxaa tahay qof kudayasho mudan 🙌👉💓💕👌🙏
mansha Allh dadaala xaaji cabaas buu gaadha mahmah soomaliyeed❤️
mashallah..waa Madaxwaynaha Daacada...
Cuntada naasi badhaan baa ladhahaa
Mahadsanid wllo Omer waa vedio aad u qiimo badan allah yacizak
masuul arin aan kaa faidey ajarkeeda waligeed waa kuu soconayaa sxb insha allah
2065 wxan rabaa inan noqdo mdxweynaha ( ɪᴛᴀʟɪᴀ ) ᴡʟᴀʟᴀʏᴀʟ ɪɢᴜ ᴅʜɪɪʀɪ ɢᴇʟɪᴀ ʜᴀᴅᴀғ ᴋᴇʏɢᴀ ᴡᴀʟʟᴀʜɪ ᴡᴀᴀ ɪɢᴀ ᴅʜᴀʙ ʜᴀᴍɪɢᴀs ɪɴ.sʜ😧🥺
maa sha alaaah mamo dariska ah waa maa ku dhawaaad 70 jir aha ama ku dhaw wexey sanadkaan masster digree ka soo qaadatay india
Mahadsanid USTAAD OMAR INSHAAR
Mahadsanid wll sidaad marwalba noo dhiiri galiso ilaahay hakaa abaal mariyo shaqada aad haysid
maasha Allaah walaal Omer inshaar
Badi oo sii wad Barnaamijyada Kusaabsan
Haweenka Guulaystay
Manshallah tabarakallah waan gabar ku dayasho mudan 👌💯
Ilahayow May somaali ahato waxaa la dhihilaahaa diintay ka hortimid sidee naag u noqotaa madaxweyne
Mashallah xaliima guul muhiim ah ayay gartay
Mahadsanid wll
Nooso badi qisooyinka dadka guulaha gaaray
My best channel ogaansho channel ♥️
Ustaad allha ku sharfo ❤🙏🏼
Manshalah wa qiso dheera galin ah
Waa sax ogaansho walal
Barnaamujyada guusha wn jeclhy wlhi
Hore usoco walaalkay adiga ayaan sugaa markasta videos kaaga 😊
Waankaa sugeynaa insha alh ustd barnaamij aan uxiisnay inbdn wxnba aad ugu frxsnhy inaad soocelisay alha ku xafido ustd
my favor channel Allah ku xafido
Masha Allah wll hore usoco barnaamijyadaada aad baan u jeclahay waxaanad ka hadashaa wax macquul ah
Walahi walaal Illah darti baan kujeclahay madaxaga kor waligii walaal qaali
Ustaad umar inshaar allh haku dhowro waad noo dadaashaa in fra bdn mclin.ku taaagersanhy hore usoco
M.allh allah ku xafido
Masha Allah aad ayaa umahad santhy walaal kheyr Allah haku siyo allow intii wx baraneyso hamigen ii rumey
Masha allah waa qof ku dayasho mudan
Masha allaaah waay dadaashey🤗🤗
Masha allh Great Jop✔ Halima
Ani kama daalo daawo ha video yada omar