BERBERA Magaalada Dhaqanka & Hiddaha |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 85

  • @mmhaji2045
    @mmhaji2045 2 ปีที่แล้ว +26

    Maasha allaah Walaal
    Dhamaan gobolada Somaliland oo dhan mid mid u booqo oo taariikhdooda nala wadaaag
    Kadib koonfur ku xeji kadibna Somali Galbeed, jabuuti iyo NFD kenya.
    Mahadsanid

  • @jaallemohamadabdikadir
    @jaallemohamadabdikadir 2 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanidin libaax soo dhowow. أنا احبك يا بربرة

  • @SKY........63
    @SKY........63 2 ปีที่แล้ว +5

    Qofki Berbera taga on ka shekayn cilmi boodhari wali wax baa u dhiman✨️

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 2 ปีที่แล้ว +14

    Walahay Itaal media wuxu u qalma millions inuu gaadho balse dadkeenu qofki wax xun soo gudbiya ayay daawadan 😢

  • @djimos9058
    @djimos9058 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah berbera gobolkii ganacagsiga allow barakee somaliland❤🙏🙏👍🏻👍🏻🤍🤍💚💚💚🤲🤲🤲✊✊

    • @Marw173
      @Marw173 ปีที่แล้ว

      Ameen yaa Raabi

  • @kayseaxmedkayseaxmed4256
    @kayseaxmedkayseaxmed4256 2 ปีที่แล้ว +6

    Itaal media sxp barnaamijkii indho sarcaadka soosamee fadlan 😍😍👍✋🇩🇯

  • @abdallaburco5932
    @abdallaburco5932 2 ปีที่แล้ว +15

    ITAAL MEDIA oo aanku xidhnaa wakhti aad u dheer wuxu ka mid yahay TH-camrs'ka aan ugu jeclahay ee aan aadka u daawado hore u soco brother.

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 2 ปีที่แล้ว +3

    Woow zo dhawoow ustaad .
    Magaaladaadi berbera kuso dhawow❤️❤️❤️

  • @maxamedjaamac6008
    @maxamedjaamac6008 2 ปีที่แล้ว +6

    Awas nuur sxb ku so dhawoow somaliland of cautery Barbara iyo gobolka saxiil sxb hormar wacan waan ku xidhna ilayo 2017 sxb very voice so jiidasho leh

  • @abdrskjustjust9456
    @abdrskjustjust9456 2 ปีที่แล้ว +7

    Magaalo xeebeed kulul lkn dariiqyada quruxda badan e tirada badan iyo dhirta meelkasta laga beeray aya jawiga ka dhigtay magaalo saxmad yar oo jawi dagan o qabw le masha allah

  • @abdikarimisaxaq4517
    @abdikarimisaxaq4517 2 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi waa meel dalxiisaka ku wngsn beautiful city

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 2 ปีที่แล้ว +4

    Thanks sxb brogarama dada waa ka baro dalalka calamka iyo degana dada horay usoco

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 2 ปีที่แล้ว +3

    Waana magaalada ugu amaanka badan dalka

  • @barkhadabdi233
    @barkhadabdi233 2 ปีที่แล้ว +13

    Mnsha allah somaliland dalkayga❤🤍💚

  • @osmanhayes3803
    @osmanhayes3803 2 ปีที่แล้ว +2

    Somali history should be told and referenced by Somalis!
    Somalis first ✊🏿

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 2 ปีที่แล้ว +6

    Fadlan somali yeey siiya like iyo sherta dhalinta hamiga leh sona gudbiya barnamij yo wacan adinkey wax idnku yihiin kor uqada dhalinta hor ukaca iyo wax sokor dhisa fadlan

  • @xarafmaal1242
    @xarafmaal1242 ปีที่แล้ว

    Khadri waxbay dhinysaaye kadaaya qalin daarka 1:41
    Masha Allh🥰🥰

  • @maxamedyuusuf6593
    @maxamedyuusuf6593 2 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah Berbera Somaliland

  • @eng.ibrahinodowa4269
    @eng.ibrahinodowa4269 2 ปีที่แล้ว +5

    The ever best youtuber producer in somali society where they're

  • @FarxaanFuture
    @FarxaanFuture 2 ปีที่แล้ว +5

    Wow Zxb Slnd ma timi in badan ayaa adoo koonfur joga ku daawan jiray Alx mar hadaad Slnd noogu timi ❤

  • @calikaafi4659
    @calikaafi4659 2 ปีที่แล้ว +5

    Maasha allh sxp laakiin magaalada shiikh iyana muqaal ka samee

  • @nasirbaabuu4160
    @nasirbaabuu4160 2 ปีที่แล้ว +5

    Masha allah

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 2 ปีที่แล้ว +5

    Jamhuuriyada Somalilaand qayb kama aha dal kale. Waa dal taariikh gabowdey leh oo gaar ah. Waa dal 4000 oo sanadood horteed laga yiqiiney Masar, Greece, Rome, China
    iyo caalamka oo la macaamilijirtey.
    Somalilaand laguma sheegi karo waqooyiga Somaalia, waayo Somaalia ka mid maaha

    • @AxmedAlpha2024
      @AxmedAlpha2024 2 ปีที่แล้ว +2

      Waxaynu naqaana in somaliland ay tahay dawladii u horaysay ee somali yeelato😎somalia ayaa nagu xigtay ka dibna jabuuti...

  • @dhamme0
    @dhamme0 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa muuqaal iyo tebin cajiib ah

  • @Clkariin_1234
    @Clkariin_1234 ปีที่แล้ว

    Thanks brother my home ♥️ BerBera

  • @maxamuudkhadar558
    @maxamuudkhadar558 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah magaladydii

  • @libaanismail9476
    @libaanismail9476 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah qaab fcn bad uso diyarisay wll

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 2 ปีที่แล้ว +4

    Legend BARBARA Is keenay

  • @Ugaas_samakaab
    @Ugaas_samakaab ปีที่แล้ว +1

    My homeland somaliland my country somaliland I miss you long time

  • @sharmaarke1611
    @sharmaarke1611 2 ปีที่แล้ว +3

    Mnslh waa gobalkaygii manslh waa gobol hormareed

  • @shayga100
    @shayga100 2 ปีที่แล้ว +5

    Wad mahadsantahay itaal🙏🏻🙏🏻🙏🏻🙏🏻 dhul ban ka siinaya berbera sxb

    • @ITAALMEDIA
      @ITAALMEDIA  2 ปีที่แล้ว +3

      Thanks bro

    • @libaaxasomaliland1066
      @libaaxasomaliland1066 2 ปีที่แล้ว +3

      Asal cadifadii iyo muxibadii iidoorka mrka la yra amaano iska raxleeya sida dumarka , mxd dhul ka siisaa horta ma aamin-sanyhy jiritanka qaranimda Somaliland xitaa wuu u qudhi waayay inuu cinwanka video-ga ku qoro berbere Somaliland kaliya wxu ku qoray berbera wxnu leyhy wa gobolada waqoyi ,

  • @dhaqanemedianews1570
    @dhaqanemedianews1570 ปีที่แล้ว +3

    Xaga Nabad Gelyadana Waa Magaalada Ugu Amaanka Fiican Somaliland Oo Dhan

  • @khadar_mohamoud
    @khadar_mohamoud 2 ปีที่แล้ว +11

    Welcome to somaliland

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 ปีที่แล้ว

    Berbera wa magaalo ka dhaxaysa somaliwayn o an la isku faquqin.
    Wana magaalo nabdgalyadedu 100% tahay sidan so arkay.
    Xata habenki hadad bananka sexato wx ad ka baqata ma jiro.
    MashallaH

  • @yacquubabdilahi8968
    @yacquubabdilahi8968 2 ปีที่แล้ว +3

    Soo dhawow walalkey

  • @maxamedsiciid669
    @maxamedsiciid669 ปีที่แล้ว

    mansha allah waa meel nadiif ah

  • @hamzeabdi7605
    @hamzeabdi7605 2 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allah

  • @surayaacabdiqaadir1472
    @surayaacabdiqaadir1472 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllo aadbaad umahadsantahay

  • @nimanmoha6174
    @nimanmoha6174 2 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad borama io saylac naguso booqo ✌️😊

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh1954 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash alaah so dhowow sxb

  • @camirck1218
    @camirck1218 2 ปีที่แล้ว +6

    wll allah ha ku xafido magalda saylac kaso hadal🙏

  • @abdifatahawmusse8598
    @abdifatahawmusse8598 2 ปีที่แล้ว +3

    Waaw

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 ปีที่แล้ว +1

    Magalada berbera caasimada gobolka Saaxil Jamhuuriyada Somaliland

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 2 ปีที่แล้ว +3

    Mida kale waxaa dhab ah dadka dawada yasha kilib yada ayadoon necbeen rux eey dawa nayaa jecel waxuu so gud binaayo hadana waa eey ilaa waan like iyo sherta oo wax weyn u ah qof waqti geliyay inuu wax noo ifiyo iga rali ahaada dhamaan

  • @alishow609
    @alishow609 2 ปีที่แล้ว +4

    Aways nuur iyo itaal media aan million ka gaarsiino

  • @juweeraibraahim4839
    @juweeraibraahim4839 2 ปีที่แล้ว +1

    So dhawow libaax

  • @mustafeyasiin8789
    @mustafeyasiin8789 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxb Adiga oo Mahadsan Naga Deegaanka
    Oo Waxad Dhahda Jamhuuriyada Somaliland ku Soo Dhawoow Jamhuuriyada Somaliland

  • @cabdaleyare2518
    @cabdaleyare2518 2 ปีที่แล้ว +3

    Berbera.Somaliland Allow Daa 🥰 in kastoo Video Hore Ay ku Jiraan

  • @sadiikhassan2456
    @sadiikhassan2456 2 ปีที่แล้ว +3

    Fadlan rag iyo dumarba kor uqaada dhilinta siiya like iyo sherba ku qiimeya waxey so kor dhiyaan dhalinta

  • @anwaar.adaan.maxamud
    @anwaar.adaan.maxamud 2 ปีที่แล้ว +4

    Barbaran kawanaya hada warun masjidki dawladi cusmaniyintu dhisen wasidisi mahubo lkn wxn filaya inladhisay qarnigi lix iyo tobnad wakhtigi sulayman al qanuni katalinayay sadexda qaradod e wakhtiga layaqanay

  • @zoonak6770
    @zoonak6770 2 ปีที่แล้ว +3

    Asc walal nooso badi dukumiintiriyada

  • @maxamedsaxardiid7240
    @maxamedsaxardiid7240 2 ปีที่แล้ว +4

    Sxb BOOSASO KASODIYARI❤💯💯💯💯💯💯💯💯💯

  • @abdullahihassan1263
    @abdullahihassan1263 2 ปีที่แล้ว +2

    𝙗𝙖𝙩𝙖𝙡𝙖ᗩ𝘭𝘦

  • @Abdiqanisaleban8154
    @Abdiqanisaleban8154 ปีที่แล้ว +1

    Lkn waxaad ilowday Taaladii Cilmi boodhari iyo Jacaylka

  • @LiiJanba
    @LiiJanba 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdinasirhassan303
    @abdinasirhassan303 2 ปีที่แล้ว +1

    Zhp boorama imaaw

  • @roobleawoowe5573
    @roobleawoowe5573 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxb ka Soo hadal magalada abkhazia wan

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 ปีที่แล้ว

    somaliya somali baaleh

  • @jeestoolecr7
    @jeestoolecr7 2 ปีที่แล้ว +4

    Waxaan filaayaa inaad aadayso seylac

  • @waayoarag3251
    @waayoarag3251 2 ปีที่แล้ว +4

    muqaal cajiib ah mahad sanid wariye codka kora

  • @cabdiqanifanka529
    @cabdiqanifanka529 2 ปีที่แล้ว +6

    2014 garoonka barbara kasoo duulay anoo ethiopia ka imaaday magaalo yar moodayay kawaran waxaan dhan ma arag

  • @cumarmaxamed119
    @cumarmaxamed119 2 ปีที่แล้ว +1

    45c° maahin heer kulkeedu waxay gaadhaa 55c° xili xagaaga xalka 45c° yahay xili dayreedka

  • @cabdalacawilyoohiye3
    @cabdalacawilyoohiye3 2 ปีที่แล้ว

    Beri hore ayaad millions gaadhi lahayd lkn berbera waa somalia ayaa tidhi nagumaad xushmayn mabda.ayaga waan kaala laabtay subscribetii

  • @khalidahmed3810
    @khalidahmed3810 2 ปีที่แล้ว

    Berberaan xasuustaa Iyo beri samaadkii

  • @abdinuur370
    @abdinuur370 ปีที่แล้ว

    Oky

  • @Axmed-Kayd
    @Axmed-Kayd 2 ปีที่แล้ว +2

    Waad mahad san tahay kusoo dhawoow somaliland waxaan rajaynayaa inaad boorame iyo gabiilay kasoo duubi doonto muuqaal dhaxal gal ah

  • @mudakidsiciid8811
    @mudakidsiciid8811 2 ปีที่แล้ว +2

    mahad sanid wall waxaan kaa cod sanayaa inaad gabiilay kasoo samayso warbixanahaagii uruxda badnaa

  • @maxamedcabdi4884
    @maxamedcabdi4884 ปีที่แล้ว +1

    Sorry aaway boodhari iyo taariikhdiisii, moofadiisii ?

  • @Between-earth-and-sky
    @Between-earth-and-sky ปีที่แล้ว

    Ciyaalka noocan ah ee mentallaty-ga Soomaaliya ku jirto waa in laga mamnuucaa inay Somaliland wax ka duubtaan.

  • @COD-MIIR.
    @COD-MIIR. 2 ปีที่แล้ว +1

    7:30 Meel eey Hal bah Daganyihiin, Weey ka nabad badan tahay, Goob eey 10Qabiil Wada daganyihiin.
    Lakiin Kii I dhahaa Barbara ma livid ee Xamar baad leedahay 🤔 Soo Dadkaa kama Garaad Yara Koonfurta.
    Anoo S9mali ah na Hadii Barbara leeyga xigsado? Soo taana Cawaan nimo ween ma aha?.

  • @omarcagta3645
    @omarcagta3645 ปีที่แล้ว

    hadanu nahay bulshada rer somalilad wan kudawana wanan kugu xidhanahay lakin nagama xishootid nama tix galisid sidaasoy tahay somalilad waxad kutilmaanta somali naga xisho ninkaw sidan ku xushmaynayne anu kudawanayno no xushmee

  • @mustafejiiqo9944
    @mustafejiiqo9944 2 ปีที่แล้ว

    horta somalidii kale miyaanay taariikh lahayen markasta oo taariikhda soonali laga sheekeeyaba somaliland uunbay ka sheekeeyaane

  • @boybad3529
    @boybad3529 2 ปีที่แล้ว +4

    𝘮.𝘯 𝘶𝘴𝘵𝘢𝘢𝘥 𝘧𝘳𝘰𝘮 𝘣𝘶𝘳𝘤𝘰 𝘣𝘢𝘭 𝘣𝘶𝘳𝘤𝘰 𝘯𝘢 𝘣𝘢𝘳𝘯𝘢𝘢𝘮𝘪𝘫 𝘬𝘢 𝘴𝘰 𝘥𝘪𝘺𝘢𝘢𝘳𝘪 𝘪.𝘯