SiXiR iyo QURUN Oo Dhan CAAN Ayay Ku Yihiin YUHUUDU Laakiin Waxay Wadaan Oo Dhan Waxaa Ku Filan Hal AAYAD Oo Ka Mid Ah Qur'aanka Hade Waa Hal AAYAD Oo Kali Ah Waana AAYATUL KURSi 😊😊😊 Yacni Aayada Ah الله لا إله إلا هو الحي القيوم Oo Ku Jirta Suuratul BAQARA 😊😊😊
Ku dadaal oo ilaali Waysada, Adkaarta Subixii iyo Habeenkii. Alle ayaa ku xiftiyi doona oo kaa ilaalinaya Sixirka iyo Dhibaatooyinka kale ee ku soo gaadhi lahaa. Aad ayaad u mahad santay wllo iyo Suxufi Qiimo badan Cabdiraxmaan Cumar (Waaberi). Hore u soco wllo. ❤
1:36 NABI:muuse c.s. wixii uu adeegsaday ma ahayn sixir ee waxay ahaayeen MUCJIZO uu alle usoo dhiibay taaso la doonayay in FIRCOONKA ilaahnimada sheegtay lagu fahamsiyo in uu alle ahayn sida kucad suurat : al-DAAHA reer banii israa iilna sixirka waxay barteen xilligi nabi Suleymaan ee haaruut iyo maaruut so dageen sida kucad suurat: AL-BAQARA ayna xilligaas ka barteen 👍🏾xogtaada sifiican in aad uhubiso aad bey ufiicantahay c/raxmaan waabariyow.
@@gamessjr3228ayga nabi yacquub raacey is weydii imsa nabi diiden imsa dileen zakriya & yaxa & yuushac kuwa kle badn wxana hbarey Nabi daaud & nabi ciise quraanka ku taala
Ma amin sani iny awooda intas leeg iny leyihiin sababto ah Nimankas manta jiifka iyo Joogaba u diiday ayey u adeeg san lahayeen ? Mida kale inagu dad islaama Ayay,nu nahay wxa xaqiiq ah In qofkii iska saxa Cibaada oo Ilaaya akhristana adkaarta Inay san jiri cid wx ka qaadi Karta !!!!!
Asc ustaad mar hore waa ku mahadsantahay sida qurux badan ee aad marwalba aad u sow gudbiso Mowduucyada qurux badan iyo xaqiiq Marka xigta waligey inta aan nolaay ma maqlin sixir nuuc ah Balse waan maqlay in sixir yahay mid labaad ee u weyn dhanbiyada
SiXiR iyo QURUN Oo Dhan CAAN Ayay Ku Yihiin YUHUUDU Laakiin Waxay Wadaan Oo Dhan Waxaa Ku Filan Hal AAYAD Oo Ka Mid Ah Qur'aanka Hade Waa Hal AAYAD Oo Kali Ah Waana AAYATUL KURSi 😊😊😊 Yacni Aayada Ah الله لا إله إلا هو الحي القيوم Oo Ku Jirta Suuratul BAQARA 😊😊😊
Yahuda they are ruling the world with sixr iyo evil tactics. But Allaah SWT is enough for the Muslims. Alhamdulilaah.
Blessed is His name,the one in whose hands is the dominion of the heaven's and the earth,and He is over all things capable.❤
Eeynu kusalina xabibkena scw scw ♥️✅
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Ilaaliya weysada oo aqrista adkaarta muslimoow.
Xifdiga ilaahay baa nagu filan. ❤
XasbunAllah wanicmalwakiil kuli daalimiin wa kuli saxiriin
Ku dadaal oo ilaali Waysada, Adkaarta Subixii iyo Habeenkii.
Alle ayaa ku xiftiyi doona oo kaa ilaalinaya Sixirka iyo Dhibaatooyinka kale ee ku soo gaadhi lahaa.
Aad ayaad u mahad santay wllo iyo Suxufi Qiimo badan Cabdiraxmaan Cumar (Waaberi). Hore u soco wllo.
❤
اللهم انصر اخواننا في فلسطين وفي كل مكان يا رب العالمين
1:36 NABI:muuse c.s. wixii uu adeegsaday ma ahayn sixir ee waxay ahaayeen MUCJIZO uu alle usoo dhiibay taaso la doonayay in FIRCOONKA ilaahnimada sheegtay lagu fahamsiyo in uu alle ahayn sida kucad suurat : al-DAAHA reer banii israa iilna sixirka waxay barteen xilligi nabi Suleymaan ee haaruut iyo maaruut so dageen sida kucad suurat: AL-BAQARA ayna xilligaas ka barteen 👍🏾xogtaada sifiican in aad uhubiso aad bey ufiicantahay c/raxmaan waabariyow.
Iyagu nabi yaqub kaso farcameen , sixirko jira iyagna way jiren
Kama soo faracmin kuwaan waa reer yurub yahuudaan waa kuwii laga soo burshay yurub io amerika @@gamessjr3228
@@gamessjr3228ayga nabi yacquub raacey is weydii imsa nabi diiden imsa dileen zakriya & yaxa & yuushac kuwa kle badn wxana hbarey Nabi daaud & nabi ciise quraanka ku taala
Kusali nabigeen maxamed scw scw ❤❤❤❤
Ku saliya nabiga ❤
Scw
Scw ❤
SAW❤❤❤❤
سبحا ن ﷲ 😢 ilahayow yuhuuda dhubatada io dulmiga ay ka wadan muslim ka ka haay
Acuduballah
Ilaahow sixirkooda naga badbaadi
Scw❤
Subxaanalaah ilaahow naga badbaadi sixirkooda
صلى الله عليه وسلم❤
Asxabta hal mar aan ku salino xabiibkena '' Mohamed scw '' ❤❤❤
Ku sali nabiga scw scw
Acudubillah Xasbiiyallah😢😢😢😢
Alxamdulilaah ilaahay iyaga haku celiyo Aamiin Aamiin yaa Rabbi
Ilaahayow. Ugargar. Muslimka. Ay. Yuhudu. Ku. Hayso. Dhibatada
Waa runtaa waa saaxiriin ,cadaab ma aaminsano yuhuud iyo gaalo
Barahan bulshada ee yar iyo waynba lagu waashay sixirbay usoomariyaan
Waan umalaynayaa in laynagu soosixray ilaahay hanaga qabto
Waa run baraha bulshadu waa qori sixir
@@khadiijacabdiraxman1308 aamiin wll
@@Na-OO-l2b aynu iska yarayno
Haa runtii way u egtahy caqiidadooda shaydaniga ah baa waxay thy inay kaalmaystaan sixirka beenta iyo khiyaanada
Ilaahay ha lacnadee iyaga iyo wixii raacsanbee
Yaa iga hordaawaday muuqaalkan❤
Me
سبحان الله
My hore uma maqlin wax badan ka faaiday❤🎉
Mahadsanid ustaad
Allow Jebi Yahuuda islaamkana Mideey❤
SCW❤❤❤
Maya wlhi 😮😢
600k coming soon❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته ❤❤
No I never heard this kind of magician thanks for keeping us update
Shayaadinn
May,wllhi❤
Sixir iyo Sheydaanba Ilaahow Adaanu Kaa Magan Galney
❤❤❤❤❤❤❤❤❤ hadan dhageysanaya kufaarta alle diidey jazakallaaah wllo❤
Oof Quran aqriska badan lama sixri karo quranka waa daawo
Allah ha halaago
Subxanallah subxanallah
Isoo doceeya Muslimin culeys iyo xanuun ihaayo Alle inuu iga dulqaado 😢
Ilhy ha dhameeyo yahuuda io wiixi la jira
Alle ha baabiiyo yuhuuda
Yahuud anaa waso😊
ilaa goorma
Sixirkaas 2023 to 2024 waa udhamaatay
Ka so hadal taarikhda alqacida io halkeey ku dambaysay brother ❤
Subxana Allah
Jumca mubarak❤❤❤❤
Good lucky
Yahuud Alle aaya qurankiisa ku sheegay waxayna raceen hawadooda.
All. Wancabsaday
Sixirkooda hada waa fashil insha allaah 😢 waayo umadii illaahay Abuuray ayey ku baabi.iyeen 😢
Cuudubulaahi minasheydaani rajin 😢
Scw scw scw❤❤❤❤❤
Kusaliga nabigeena maxamed scw scw scw❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
FADLAN IGAADHSIIYA HALMAR 300
Inshallaah
Scw scw scw scw scw ❤
yahuud sikasto dixit iyo balayo ugu shaqystan muslimka ka guleysmaay wayna jabay an alaha jabiyee
Inta dhimate allaha unaxariisto
Asc, sxb waan gartay waxa uu Mareekanka iyo dhammaan reer galbeedka ey yahuuda u siinaayo wax walba sida hubka iyo dhaqaalaha
Free falstiin jumca mubark❤❤😊😊
Scw scw scw
Xasbunallah
Ma amin sani iny awooda intas leeg iny leyihiin sababto ah Nimankas manta jiifka iyo Joogaba u diiday ayey u adeeg san lahayeen ?
Mida kale inagu dad islaama
Ayay,nu nahay wxa xaqiiq ah
In qofkii iska saxa Cibaada oo
Ilaaya akhristana adkaarta
Inay san jiri cid wx ka qaadi
Karta !!!!!
aduun madhibna wllka akhrinaaya qoraalkan sameeso camal wanaagsan inta, aadan dhimanin☝️
❤SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Salallahu Caleyhi Wasalam
Scw scw scw
Asc wll
Waxan jeclaystay wll in ad nodo gudbiso tarikhda wadamada todobada ah ee magacoda layidhahdi todobada shabeel allah haku barakeyo by
Allaaa nooga filan cadowgeena
Leuschke Street
Maya
Waxaan layaaba dadka dhaha anaa ugu horeyey comantiga war maxaad ka faa,idin waxa muhiimka waa ina qodobka laga hadlayo fahantid
First coment🎉
Gumeestaha✖️ Israel✔️
Sixirka 😮😮😮
Asc ustaad mar hore waa ku mahadsantahay sida qurux badan ee aad marwalba aad u sow gudbiso
Mowduucyada qurux badan iyo xaqiiq
Marka xigta waligey inta aan nolaay ma maqlin sixir nuuc ah
Balse waan maqlay in sixir yahay mid labaad ee u weyn dhanbiyada
Kee Danbi weyn mad ka hadalysa mise
Scw scw scw scw scw
Askaarta subax iyo galab iyo weysada, suratul baqara laasim dadkaan adunka sixir ku haystan
Waxan uwada madaxda carabta bay ku Aqriyeen wlhi😢
Scw
❤❤❤
ana uhoreeya manta 😂😂
😢😢😢
Waaberi media 🎉
Adunka oo dhan sixir ayyey ku haysTaan
Sixirka ugu khatarsan uguna sareeya dunnida waxaa gacanta ku haya oo adeegsada yuhuuda! Dunnidana in badan ayeey ku dhibaateeyeen.
Maya❤❤
Asalaamu caleykum
Sxb sixirka madow waan maqlaya lkn faahfaahintan maanta kahor ma maqlin
May
Cabdirixman wabari waxatahy muqal sameyaha ugu wanasan yutubarada somalidada shekada iyo siduu muqalku usharaxayso shekada m.a
Alle ayaanu ka magan galnay fidnadooda
Sxb keep going
Illhy umadada muslimkaa u gargaar
Maya ma maqlin maanta ayaa maqlaaya lacnad haku dhacdee yahuuda iyo wixi raacsan
Zhp adunka oo dhan ayey sas ku haystaan Mida kale wiil aya ka qorey book Wixi ka dhici laha Somalia Melo kamid ah
@@waterofficial251aduunka alle ka masuula hsdii wx ka hor iman karan nabiga scw diinta alle uso dhbey joojin lhyeen ?
Horay uma maqal wa marki igu horaysay sixirka yahuda balse sixirka madow marra badan ban maqlay kalmadaas
Towraad waxay ku bedeleen Talmud waana kitaab gebi ahaanba sixira sida la shegay.
🍓🍓🍓
Quraanka wax dira-diraale kaxun ma sheegayo, sixirka uu quraanku sheegayo xitaa waxkale maaha ee waa dadkoo laysku diro si ay isu nacaan waana sixirka ugu xun. Bernta oo faafta waa sixirka keliya ee quraanku sheegay. Culimada Soomaaliduna quraanka rootigooda ayey ka raadsadaan ee waxba kama yaqaanaan.
600k subscribe 🎉
Is coming soon
Hall Christopher Young Donald Thomas Anna