Barnaamij :Fursadaha Dhaqaale ee Dekedda Berbera

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha allaah xasadku ha ku indho beelo thanks a lot more than one.

  • @mawlidtube7049
    @mawlidtube7049 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah berbara

  • @jamaomar8775
    @jamaomar8775 3 ปีที่แล้ว +4

    Maansha Allah guul Allah mahadlee

  • @abdirahmaanaxmed7351
    @abdirahmaanaxmed7351 2 ปีที่แล้ว +1

    manch allah dakada berber jamuriyada barakaysan somalilad and Ethopia guul iyo gobainmo inch allah ameen ay rapii 💚🤍❤ 🇪🇹

  • @onkodtv4500
    @onkodtv4500 3 ปีที่แล้ว +5

    Manshallah Somaliland alow dhowr

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 ปีที่แล้ว +1

    SNM Viva lsaaqinmo lsaaqi lsaaqi SNM SNM lsaaqi lsaaqi SNM SNM lsaaqi lsaaqi lsaaqinmo 🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪SNM SNM Viva lsaaqinmo lsaaqi lsaaqi lsaaqinmo isxaaq Maash Allah isxaaq Somaliland guuule guuule

  • @abdiwahidmohamud5500
    @abdiwahidmohamud5500 2 ปีที่แล้ว +2

    Si fiican waa u riyootay

  • @Mohamedal-guled
    @Mohamedal-guled 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah ilaahay ha barakeeyo Dalkeena.
    Somaliland Singaporeta africa ee wakhtiga dhaw ee soo socda.

  • @bulshoywaanabad7285
    @bulshoywaanabad7285 3 ปีที่แล้ว +2

    SAAB TV, idinka oo mahadsan barnaamijk noo sii wada.

  • @salmanmohamad1787
    @salmanmohamad1787 3 ปีที่แล้ว +1

    rumahantii ninkani waa nin dhaqalaha wax ka yaqana si fiican ayuu runtii wax iiga dhadhiciyay ilahay cimriga iyo cafiimadka haku siyadiyo

  • @warsamejamal9828
    @warsamejamal9828 3 ปีที่แล้ว +2

    Kani waa badhaaciye

  • @nuurqarri1256
    @nuurqarri1256 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxa fiican in aynu roobka di,idoona aynu weel using samaysano Insha allaah si fiican hadii waxeena umaamulano kala dambayn iyo xushmad samayno horumar waynu gaadhi

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah tabarikalaha guuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuul iyo gobanim somaliland kanaxow naftaw cadowga somaliland cagta hostisa waxse cadowga somaliland ka xune yahine horumarka nabad nicada somaliland markaseya ini so dirayan coladon o midhan o bil caqlieya bil Damera shilomo lagu so siye inu aflagadeyo umada somaliland waxaba Ingram qadayan faqasha qadawen hadhaga faqashta iyo tugta daba socota cadowga somaliland sida coladon iyo qara la mida Allah ha jaabiyo cadowga somaliland kanaxow naftaw

  • @mohamedabib3057
    @mohamedabib3057 ปีที่แล้ว

    ALLAAH YA CISAK AQOONYAHAN,SI FIICAN AYAAN NOOGA DHAADHICISAY
    FAAIIDADA BALAADINTA DEKADA BERBERA DR M ABIB OSMAN

  • @Brightone1
    @Brightone1 3 ปีที่แล้ว +3

    Abaalkaas madaxwayne Siilaanyo baanu uhaynaa

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 3 ปีที่แล้ว +1

    OGI OGI KALA BADAN INTA YAR EE MUUQATIYO INTAAN MUUQANEE DAHSOON

  • @fatmaali9747
    @fatmaali9747 3 ปีที่แล้ว +2

    Shicubku muxuu ka faa ifayaa

  • @jamaliyusuf8389
    @jamaliyusuf8389 2 ปีที่แล้ว +1

    talow qorshe maxaa inooga yaalaa wado tranka qaada alaabta

  • @khadarahmed9586
    @khadarahmed9586 3 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqalaha ethoipia xagujoga dagaalbaba kasocde hadad sotostay

  • @fatmaali9747
    @fatmaali9747 3 ปีที่แล้ว +2

    Dawladu maxay ka faa idaysaa

  • @AbdulAli-ku9he
    @AbdulAli-ku9he 3 ปีที่แล้ว +2

    Shaqaalaha gawaadhida kaxeysana ha noqdeen dhaliyarta Somaliland inta xaduda laga gaarayo, deedna gawaaradida somaliland Kililka ha kaxeyyan ilaa laga gaadhayo xuduuda oromada., ka ilaaliya xabashiga inay hablaheena la falgalaan.

    • @AliAhmed-zc8em
      @AliAhmed-zc8em 3 ปีที่แล้ว +2

      xaq baynu u leenahay

    • @nuurqarri1256
      @nuurqarri1256 3 ปีที่แล้ว +2

      Meel fiican ayaad abbaartay wll mustaqbalka in aynu ka fikirno waa muhiim

    • @AbdulAli-ku9he
      @AbdulAli-ku9he 3 ปีที่แล้ว +2

      @@nuurqarri1256 Mahadsanid, Ajaaniibna aynu iska ilaalino

    • @AhmedMohamed-cn7xn
      @AhmedMohamed-cn7xn 2 ปีที่แล้ว +2

      Itobiyanku waxa ma ogola waa dad iiman la, gawadhidoda iyaga wata