BARNAAMIJKA DALJIR -TALIYAHA CIIDANKA XOOGGA GENERAL ODAWAA YUUSUF RAAGE.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 37

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho 4 ปีที่แล้ว +17

    Mashallah allaha noo xafido asagoo kalena allaha noo badiyo aad bay Soomaali ugu baahan tahay dad sidiisoo kale maskax fresh ah iyo energy leh guuleysta inshallah

  • @khalidosman6570
    @khalidosman6570 4 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah 🙏 I trust him, you can tell he’s passionate for his country 🇸🇴

  • @honmaxamedculuma9086
    @honmaxamedculuma9086 4 ปีที่แล้ว +12

    Odawaaa guulayso inshaa allah

  • @MohamedAli-nx8nj
    @MohamedAli-nx8nj 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah wllhi nin mudan ayalodhibay taliyaha ciidanka xogga dalka soomaliyeed Allah udhib dhaafo xilka lodhibay waxan rejeyneynaa ino sidi laga rabay shaqada uga sobaxyo

  • @darwishboy5255
    @darwishboy5255 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha. Alah odawa Yusuf raage. Ilahay cadowga hakaa qabto. Waa geesi somaliyed. Guul wacan.

  • @tryworld1374
    @tryworld1374 4 ปีที่แล้ว +7

    Keep going 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴SMF

  • @AbdiwahidSharif-gn1th
    @AbdiwahidSharif-gn1th 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah great man keep going

  • @nuurmacalin5659
    @nuurmacalin5659 3 ปีที่แล้ว +3

    Ilahey ha hafido jananka

  • @hasind
    @hasind 4 ปีที่แล้ว +16

    Xilka waa mudanyahey. Ilahey haku anfaco diinta iyo dadka!

  • @mohabdi4391
    @mohabdi4391 3 ปีที่แล้ว +6

    Allaah ha xifdiyo taliyaha oo haku guuleeyo waddanka inuu wada hagaajiyo
    Dadka uu ujawaabayose ma aha dad waddaniyiin ah badankoodu oo laaluush qaatayaal baa ka buuxa

  • @onlysports1416
    @onlysports1416 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah nin da'yar maskax badan g odawaa guul io gobanimo ciidanka xooga dalka soomaliyed

  • @dalmaridow7040
    @dalmaridow7040 4 ปีที่แล้ว +12

    Shacabka somaliyed hada nahay waa ku,aaminsanahay ee horey usoco lkn si kastoo xildhibanada loo qanciyo QABIIL maka duamaanayaan ee bareeg ha,uqaban plz horey usoco taliye

  • @MohamedAli-114
    @MohamedAli-114 4 ปีที่แล้ว +10

    Taliye odawaa alaha ku dhowro nin dhalin yaro ah oo shaqadiisa yaqaano

  • @ciyaalwardhiigley2237
    @ciyaalwardhiigley2237 4 ปีที่แล้ว +7

    Nin aan hadalkiisa jeclhy ayaa thy xikmad ayaa ku hadashaa mar mar qaar

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah taliye odawaa guulayso

  • @dhiiqeeyaxmad5233
    @dhiiqeeyaxmad5233 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha.Allha
    boss

  • @KhalidBoqorShow
    @KhalidBoqorShow 3 ปีที่แล้ว

    Thank you sir

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 ปีที่แล้ว +11

    taliyaha ciidanka xooga dalkeena hooyo aad baan idiin jecelnahay hadaa nahay shacabka somaliyeed ee kuwa suaalaha xun xun kuweydiinayo ee xildhibanada baarlamaanka kamid ah ha ubixin waakuwa buunbuuniyo argagixisada oo odayaasha soodortay ay ku qasbeen alshabab looguna hanjabey iney ku daraan xildhibanada barlamaanka bal kawarama ciidamadii qaranka ee naga difaacayey kuwa shacabka qarxiyo iney udoodan oo ay buunbuuniyan in ciidamadena laga xoog badiyey waryaada xildhibano hadaa taliyaha warka kubadisaan walaahi shacabka isha ayey idinku haayan dib danbe uma soolaabaneesan

  • @abdishire4678
    @abdishire4678 4 ปีที่แล้ว +3

    Yaahi wayey xildhimanda qaar cidan miyuu noqda askari Hadana dhlinyaro ah

    • @abdishire4678
      @abdishire4678 4 ปีที่แล้ว

      Qabiil waley lakin jwab siyey

  • @moharajacabdicali5875
    @moharajacabdicali5875 3 ปีที่แล้ว

    Walo dhasha wadani odawaa io farmajo ilhy Ha kawada dhigo siduu wadanka nugu dhismo❤🇸🇴

  • @kayhass2510
    @kayhass2510 3 ปีที่แล้ว

    Libaax

  • @CabdirsaaqmaxxamedAxmedfaarah
    @CabdirsaaqmaxxamedAxmedfaarah หลายเดือนก่อน

    Hestaan yaa qaday 😊

  • @taamaar2248
    @taamaar2248 4 ปีที่แล้ว +1

    Heesta hakucayaarin

  • @naemanalka8957
    @naemanalka8957 2 ปีที่แล้ว

    Geesi dalka

  • @mukhtarasayr7044
    @mukhtarasayr7044 2 ปีที่แล้ว

    dhulka waa u dhalatay wana u dhaaratay qof ha ku xushmeen qabiil u ma adeegto qaranaa tahee

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 9 หลายเดือนก่อน

    War wuxu ragsanaaa wuuna duqeynqyaa wuuna u jawaabayaa😂😂😂

  • @axmedcumarxaaji8871
    @axmedcumarxaaji8871 2 ปีที่แล้ว

    Runtii waa nin mas uul ah cadowga Allah ka qabto mudane odowaa

  • @CabdirisaaqmaxamedAxmedf-mb5gl
    @CabdirisaaqmaxamedAxmedf-mb5gl 11 หลายเดือนก่อน

    ʜᴇsᴛᴀᴀɴ sᴀʀᴀ ʏᴀᴀ ᴡᴀᴀᴅᴀʏ

  • @maxamadibraahim5550
    @maxamadibraahim5550 4 ปีที่แล้ว +2

    Ugaadhiiska meesha fadhiyo xuu ahaa hhhh

    • @guuxshacab921
      @guuxshacab921 4 ปีที่แล้ว

      kkkkkk waiga qoslisay walahi ana kuwareray waxo meesba kaqawahayo

    • @EGO-kenner
      @EGO-kenner 4 ปีที่แล้ว

      Hahahahah Somali waaye nacalaA kugu Taal 😄😄😄 xilkuu haayaaba kaaga daran aniga xataa waa Ku qaldMay