Gen. Odowaa Yuusuf ayaa degaanka Cali fooldheere kula hadlay Ciidanka Xoogga iyo xooggaga Degaanka.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 35

  • @nasroulusow4188
    @nasroulusow4188 ปีที่แล้ว +4

    Allaha ha Xafido Soomaaliya guul iyo gobamimo 🇸🇴 Amiin Yarabi 🇸🇴

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 ปีที่แล้ว +4

    Alle hadhameeyo khawaariijta AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Lulu-kp7ef
    @Lulu-kp7ef ปีที่แล้ว +3

    Mashaa Allah geesiyadda guuleeysta.

  • @iqlaasa6543
    @iqlaasa6543 ปีที่แล้ว +3

    Guuleyso Gen. Odawaa. adiga iyo inta kula xoreyneyso Khawaariijta.........

  • @mohamadboodhle7478
    @mohamadboodhle7478 ปีที่แล้ว +1

    ALLE HADHAME deEYO KHAWAARIIJTA AMIIN YAA RABBI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲GUUL IYO XORAYN DALKEENA SOMALIA 🐯🇲🇵🐯

  • @Simanyysf
    @Simanyysf ปีที่แล้ว +3

    Nolow gesiga geska africa

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 ปีที่แล้ว +4

    Alle ha ku siiyo karaama iyo sharaf Odewaa 🥳💙🤎💜🤍💞🥳🥳🥳🥳

  • @DHEXDHEXADIYE
    @DHEXDHEXADIYE ปีที่แล้ว +1

    Guulayso general dauudka cusub Odawaa

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 หลายเดือนก่อน

    masha allah mudane general.

  • @mahamedisaq3561
    @mahamedisaq3561 ปีที่แล้ว +1

    Nice

  • @mohamedalikalaay-ws4kf
    @mohamedalikalaay-ws4kf ปีที่แล้ว +2

    Guuleysta geyshkaygoo

  • @faisaosman5647
    @faisaosman5647 ปีที่แล้ว

    Amaanykleeyn..maanshalaa

  • @ambiyaxasan6082
    @ambiyaxasan6082 ปีที่แล้ว +4

    GUUL GUUL IYO GOBANIMO JENARAL ODAWAY YUSUUF RAAGE IYO CIIDAMADA XOOGA DALKA IYO MACAWIISLEYDA

  • @lujisomalistar1522
    @lujisomalistar1522 หลายเดือนก่อน

    Genera Odawa Yusuf Rage waxa tanay rag rag dhaley.xure dadkaga iyo dalkaga.

  • @kaahomahamuud4801
    @kaahomahamuud4801 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gobanimo odayeaa iyo timkiisa

  • @faisaosman5647
    @faisaosman5647 ปีที่แล้ว

    Inagdhicya..ayurtig..linguso...dhextuury

  • @osmansharif9607
    @osmansharif9607 ปีที่แล้ว

    khawaarijta, waa gaangister, yaan la dhihin shabaab fadlan.

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 ปีที่แล้ว

    Shawab dadka weylaayen ciidanka pooliska bajaajlada wey layeen taloow waa dameer iyo dhagahiisa runta aan isku sheegno

  • @mohamedosman4519
    @mohamedosman4519 ปีที่แล้ว +4

    macawisley dagaalka argagixisad kaalin weyn ayay ku le yihiin guulaha la gaaray iyaga iska leh qayb badan maxayeelay ciidanka xooga kaliya kuma filneyn

    • @ibrahimmahamud7852
      @ibrahimmahamud7852 ปีที่แล้ว

      Ayaga kalsooni ayaba isku soo bandhigaane adiga iyo kuwa kusoodiray cml jalbaab ma qaataan , waa kaa bal adiga suuradaada soobandhig saa u egthy hala arkee , lknse jalbaab iyo indhashareer aa kuuxiran god doofaarna dabadaa kulajirtaa , ragga sidaa kubaday waa kuwaa aad afladaadeyneyso , waxaa heysid taag iyo tabar ah goobaha dagaalka la imaaw , caruurta iyo maamooyinka dhexdooda qaraxyo hakula meyreysane

    • @mohamedosman4519
      @mohamedosman4519 ปีที่แล้ว

      @@ibrahimmahamud7852 xayaawanki xaawo xirsi maxa ka hadaleysa sida wax lo aqriyaba ma taqaanide

  • @abdulkadirshire5915
    @abdulkadirshire5915 ปีที่แล้ว

    Waa beem loow qaa onla badalaa please

  • @deeroibrahim2709
    @deeroibrahim2709 ปีที่แล้ว

    Waxaan ciidan qaran miyaa mise meleeshiyaad

    • @IlyaasMohamoud-er3rx
      @IlyaasMohamoud-er3rx 10 หลายเดือนก่อน

      Ka qeyb gal ama afkaaga kala bax

    • @deeroibrahim2709
      @deeroibrahim2709 10 หลายเดือนก่อน

      Hhhhhhhh runta dadka wey dhibeysaa

  • @hibohassan3817
    @hibohassan3817 ปีที่แล้ว

    Waxaa kuwad ee casanka noo ah waa diiinta islamka kulahaa been badanah murtadkiyow kitabka rabi waad garab martey dastuuur baad for bidet maxad benta u shegi

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 ปีที่แล้ว

    Ciidanka xasan bakhti usujuude xasan dhiiqo xasan beenaale xool xuma badanaa

    • @wehlieofficial6261
      @wehlieofficial6261 ปีที่แล้ว +1

      Nio alle uga baaq hadalada aad iska soo qoreysid

    • @mohamudsharif1288
      @mohamudsharif1288 ปีที่แล้ว

      @@wehlieofficial6261 xasan dhiiqo waa la wasaa carabtaana soo wastay