Taliyaha ciidanka xoogga oo ka hadlay sababta loo hakiyay howlgalada cadawga looga xoreynayay dalka
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 9 ก.พ. 2025
- Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
#SUBSCRIBE #SNTVNEWS
sntv.so
sntvnews.com
/ sntvnews
/ sntvnews1
/ sntvnews
Inta taliyaha jecel #love saaara
Jawab haday qiima leyahay wa siisay taliye Xildhipanada qaar amni marapane amni daradey faida kuqaban ee guuleysta ciidanka xooga dalka💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sca
Wlhi wiilkan waa xisaabtamayaa waana aftahan alle xikmad kumaneystay
Maan sha allaaah alle soomaaliya sidan ha uwado from slland
Mansha Allaah geesiyow gusha haay 💪🏾💪🏾💪🏾💪🏾🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💖💖💜💜💚💙
Compleate
Wlhi
General aad baan kuugu hambalyeenayaa
Sida aad ugu jwbty
Su,aalaha
Thank's
More
Odawaa wlhi waa libaax cod kar ah🇸🇴😘❤
M.a gn odawaa nın aan ku daydo taliyaha xoga dalka harow soco Sxb
mash Allah ciidankeena difaaca,
Mansha,Allaah tabaarka Allaah Taliye Odawaa.Allaah kuxefdeyo Amiin yaa Rabi Allaah Amiin yaa Rabi Allaah
Jawabtoota waad siisay taliya igu qaali ah maash aallah guul iyo gobanimo
Whit this young man somali hormar cidan bay garaysa iyo mid abni
M.a Taliyaha Waa qof academic ah si wacan ayuu uku jawabay oo kalsooni leh horay usoco mudane
Nabad iyo nolaal 🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wllhi ninkaa General odowaa yuusuf raage
Waan taageeraa
Isma wayno sxb qali
Nin ku dayasho mudan
Masha Allah Taliye Allaha kuxifdiyo. Wadanka noo ilaali waa dhaxalkii awoowa yasheni iyo dhaliyartii SyL. Mantana waxaa nalaga rabaa hadaan nahay dhalinyarta soomaliyed wadanka inaan badbaadisano waa ku waa xilibaanadeyna sidey udhakhmayaa
Walaahi taliye dullqaad leh
Mashallah Taliyaha si fiicaan ayuu u hadlay xildhibanadan tuugada Ah sida logu jawabo ayuu yaqana Taliyaha ninkan oo kale ayaan u bahanahay qof an tugsi Sare ka bixin ayaa ku dhahayo xildhiban ahay maba yaqanan sida suaal qof loo waydiyo
asc. xildhibaanadan,waa sidii fasal iskuul ay ku jiraan afar qaswadayaal ah oo markasta macalinka dhiba.wana ognahay kuwaas.wabilahi towfiiq
odawa guul iyo guleyso
Masha allah taliyaha ciidanka xooga dalkena nolow walal
Illaahow ku daay waa nin cod Kar ah taliyaha xooga dalka somaliya guuleeyso noolow
Gen odawaa waa soo laabtay🔥
Mansha Allah Allah xafido Ciidankeena Odoyaasha kuwa xun ayaa wax khalday wadankana ka fadhiwaayen.
Masha Allah waaa hool kar wilkaan Allow ku xafid
Inay Club joogaan baad moodaa qaylada ka baxaysa, ilaahayow Dowlad fiican oo daacad ah baan ku waydiisanahay
Tani waxay ku tususeysaa, meesha fog ee laga ymid, iyo hormarka ballaadhan ee wadanku gaadhey, hore ayaa loo soconayaa, waanad mahadsan tihiin
Masha allh
Taliyaha waa yariis wlh
Wlhy madax Wayne buu uqalma
🆎️ boy is not easy
Waa u jawaabtay wiiil waatahy waana xisaabta si adag ugu wacan wiil labo xiniinyood ah
Mshallh taliyee odawaa hadal qiimaleh ayu ku hadalay jawb sax aahna wuu bixiyey rubtii isku kalsonid aad uficantahy guul sxp i.a
Jawaab fcn koley wey helen xildhibanada 😂😂😂
Waxanoo kale qalad waaye sirta cidanka iyo dowlada waa in la ilaaliyo. Saan qalad aan u arkaa. Waxey aheyd in gudi barlamanka soo doorteen su.aalaha qaarkood si hoosaad u weeydiyaano. Saan wax ka badala somaliyey cadowga waa badan yahay.
wlahi benta mahan sirta cidinka aya dibida lugu so daashi xildhibadana ayana usabab ah
Makala jeclo amni iyo amni daro wa hadalnay ay katahay in la askareya fican xil dhibanada
We run. Hadda al shabby kiwi way daawanayaan.
Guul iyo gobanimo innsha Allah💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💯💯💯💯💯💙💙💯🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆💯💯🍅🍅💖💖💖
Working manta
Warkimanta
waxaan jecelahay inaan dawlad soomaaliyeed oo dalkoo dhan koobta arko in shaa alaahu
Like iisaara qaraabo
Allah jecla lahay in anoq do askari
Guuleyso waa xagaaga isha Allah odawaa
Naba iyo Nolol ✔👌
Guuleyso Taliye
@@abdalaadnaan4166 fff
Xuriyomaxamu Maxamed down nabar iyo naxdin Viva ciidenkeena shafarta leh odowaaa😍😍👌🏻👌🏻
Hambalyo taliyaha ciidanka xoog dalka somaliyed
Tuug is urursatay baa ninkaa mujahidka ah ee dalka xoraynaya ku shimbiro waaqlaynaya. Waa in deg deg doorasho 1 man 1 vote ah loo qabtaa oo xildhibaano dadku soo doorteen meesha la keenaa.
xildhibanada qaar xamasad kale aya hayso maxa ciidan logeyey dhusamareb iyo maxa howlgal laga sameyn waayey warkas wu isdiday taliya odawaa jawabtada wa waafi ninki wax fahmaye guul guul guul xoga dalka somaaliyed
Patriotic Guy,
He knows his duties and looks confident and accountable.
Keep up General
he is responsible keep up young gèneral
Jaranaal odaywaa noolaw noolaw noolwa
Wlhi masha Allah alaha kubarakeyo waa wil yar Oo ka aqli badan ayaka dhan Oo barlamanka isku shegayan. lakin wilkan waa dacad lakin kuwan barlamanka isku shegayo waa kuwa qas wado Oo dowlada hortaga ee lacagtey qadan odayashan barlamanka isku shegayan waxaa kuficned in lasiyo askarta ayakaa xaqa kowad leh raxo ey lacag ku qatan markas ey dadka qasayan iyo dalka allow kaqabo dalka
Wlh waxa cajiiba waxaad modaa inuu aqoon ahaan iyo nidaam ahaanba ka horreeyo kuwii sharciga loo xilsaaray😁😁 o maxay qabanayeen intuu asagu waxbaranayay
TALIYE 👋
Ilaaaahaaaw noodaa Odawaa ‼️‼️ anoo muwaadin soomaaliyeed ah oo kasoo jeeda Bahda Darood, waxan aaminsanahay in uu MUDANE ODAWAA KUSII WADO SIDA FIICAN EE UU QARAN KEENA U ILAALINAYO ilaahaw Cadowga Kaa qabo wuxuu doono ah ahaadee AMIIIN YA RABBI‼️‼️‼️‼️
Somaaliya 🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳🇺🇳
Talye ciidanka xooga runtii waa talye hawl kara sida loola dhaamo cid walba oo magac lehna garanaya ee xildhibaano talyihu wuxuu talye u yahay ciidan soomaaliyeed ee su"aalaha ka fiirsashay u baaahan tahay.
💪💪❤️🇸🇴💪💪
Haday Madaxdeenu Sidan U Dhaqmayso Shacabki Maxa Laga Sugaya Masuuliyad Iigama Muuqato Baarlamaanka Alle Hanagu asturo Taliye Adna Jwb Haday wax Tarayso waad siisay Se Madan Mudnayn Inaad Mawqifkan istagidiisa ka Raali Noqo Xisaabtankan Faadhixa Ah
Aniga waxaan dhihiblahaa ka fikirkayga ahaan
Dowlada sharafta leh
Istaafyada Ha U sameyso
Aqoonsiyo Iyo (ID card) U Khaas Ah
Si Loo Aqoon Sado
Si Looga Hortago Cadawga Ku Soo Hoos Dhuumanaya
Mahadsanidiin
Hadaad Igu Raacsantahay
Like Ii saar🙏🙏🙏🙏🙏
🎉❤❤❤
Odaway Aftahan iyo Aqoon ow isku darsaday
Asc cumar maxmedxasan
Rageedi Taliyaha Hadalkiisa Waaba Cad Yahay iga Waabi Odayaashan Waa Na Qaseene.
Nin rageed taliye
Ilahay haku xiftiyo geesi nin rageed odawaa
Gen. ODOWAA GUULEYSO! JAJUUS HA UNAXRIISAN! EEBeE HAKU XAfido!!!
Ninkaan waa libaax
❤
❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Odwaayuusufraaga guulwacan
Principles
Taliye ilaah ayaa taliye eh jawaab sharaf leh ayaad siisay baac yadan meesha laisugu keenay ma aha ayaga dhan
Somalia30
🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤🇸🇴👍
horusoco taliye geesi nabad waa muhiim aloow nabad nooga yeel dalkeena
Haa anaa bixiyay kkkk
Waar kuwaan xildhibano mahaan waa tug iyaaga u bahn Dalka inlaaga rabto
Geesi Aan Ganban
Waxan ma aha xildhibano buqa wada
Odawa yusuf çok çalışkan başarılı bir komutan ülkesi için çalışan bir PAŞA.
Timirba lafa gujirta odaywa ilama qumana markan in jineerinay hadalkisa dhan ayow ubadanyahay ee dabagal dheer halagu sameeeyo ninkan
Su. Aal gardaro taliyuhu wa yaban shaqadisa lagu hasta
Xildhimaanadan la sheegayo wax jira mahaba wax dhintay waye
taliyahaa caal saalid haa laga dhiigoo aniga inta taliyahaa intaa haa laga garsiiyo waa coodsiiga inaa wajibka guuta ayankuu hanweynahay habac sanan ayaa jiira
Taliye ciidanku sidi u iskubarto isku shandhee jyo code iyo code
sxb waad arkaysa
Ciidank xooga ge, waar dalka badbaday uhruu kenayta ayaa villsmaliy fadhaya hasan waa qaxwaja shah kaaraya
waxas ayaa xidhibana ah
Ninka gudoomiye uu dhahaayo ee gadaal fadhiyo ma somaali baa mise 😬
The end error occurred yyyyoooopppp
Kkkkkkkkkkk mucaaradoow Meydkiina kasoo jiita labo ethopian kalama naqaano baarlamaanka Ansixiyey Ciidamada Ethopia xildhiban Mahad Salad Qac baa ka yeertay
Waaa baynta waxad utagan tihiin waa amniga dadka iyo dadka waa inaad difacda dalakda dalkaga iyo dadkaaga waadna inaad ogaata dalkada in ay adiga kugu jiifan waxa aad utagan tahay calnka somaliya
waxa lagu leyahy wa talyaha ciidanka simaliyed hadana ma ka warhaayo ayuuba leeyahy waxa ka socda ee uu sameynayo thopiank khasaare waye wlhi
Taliye si kibir kujiro ayad kubilawthe hathalkatha jawaba kibir kujiro nah wad bixineysa marka please respect our members of parliament
Remember nin cidhan ayatahay discipline waxa lagarabo 100%
Gadaal ayuu ka saxay hoowsha markuu isgartay ayuu u dajiyay banooniga very smart guy
Illaahow ku daay waa nin cod Kar ah taliyaha xooga dalka somaliya guuleeyso noolow
❤