Masha Allah junbbaland waa halka xoraynta dalka hogaamin doonta.. Axmed Madoobe waa inoo Soomaalida tusaa in qotida la edbin Karo dalka hibkay lasoo gashayna laga furan Karo.
Xamse,fartaag wa in hawiye loogu quusugoya taasi waxaqii xassan waninki lah farmaajo wa mareexaan wa dulinimo labadda nin wa in keeshali naagu xirtaan loxiiro .
Itobiya somaliga dhintaba waa u guul
Jubaland guuul❤❤❤
Hassan Munaafaq down😡😡😡
Kuwan funny waye 😂😂😊
Guul iyo Gobanimo Jubaland ❤❤❤
Waa meeshey somali kumidoobi lahayd ey itoopiya kudhamanlahayd insha alah
Ethiopian ku iyagu wey ku raxestan Somali is Dirireso
Subxasna. Allah. Intii. Umadaha dunidu. Kufrkerayeen samaynt. Iyo soosaarida. Wax. Dunida. Anfaca. Soomaaliyi. Waxay. Ku. Fekerayeen. Sidaad. Isu dishaan. Oo. Isu dhacdaan.
Masha Allah junbbaland waa halka xoraynta dalka hogaamin doonta..
Axmed Madoobe waa inoo Soomaalida tusaa in qotida la edbin Karo dalka hibkay lasoo gashayna laga furan Karo.
Bismillaah,Allow sahal Amuuraha , thnk U
Ogaden Ogaden dhale idicada afka ogadeen waad mahsantihii
Waxaan sooxasuustay malaajilo Abwaan sangub Alle naxariistii jano hasiiyo.waxlowyiri meel lagu rogmadey aad aad kuqoslee
GURGUURTE DAROD INUU ISKU JEBÌYUU RABEY WUUNA KUGUULEEYSTEY🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Ciyaar waa galin dambe! Culusoow iyo Dameeraleeyda oo cagobararkii dib ugulaatey ayaa meeshaan kasoo muuqato!
Darood waa saddex dawlo! Hadey siiriga afuufaan, Dhulgariir😊
Soomaalida sanadka waa loo yaaba Allah hasahlo
Hassan qabuure faagte wa mooryan runti guul reer jubaland state
Afqabaalow amxaar ayaa inidhalay ee war wahelin goordheereeyn. Nabadeey Allah hanna hanuuniyo Aamiin Yaa Allah Wabillahi Tawfiiq
❤❤❤❤❤❤❤
Waa fursade intey Somalia israacdo Mey axmaarta dhameyan
Kuwani waa cawaan. Oromtii dhulkooda la wareegay oo jigjiga ku darsaday dhulkooda eyeey iska indho tireen, Markaabe Gumeytihii u soo wateen qarankii Somaliya. oo Dadkii bari dhulkaa xoreyn lahaa isbaaro u dhigteen. Caku dadkaan caqli xumaa
Ethopia labada qolo lama jirin ee ahmed madoobe ayeey garab dagaalameen runta kahadla
Ku waan waa iska noolyihiin waa dad quluubtooda dhimatay dhulkoodi aacadow gacagta ugujira meel wax usocdaanq mafahansana
Alla qabyaaladdu fiicanaa aabihiin madaxyada bilaa caqliga ah ka wasa bal waxa ey ku haddlayaan xaaraan weelkeed doqomo.
Walaahi somaliaa waxa kajiraawaacalool xumo iyo ciol
Ogaadeen ha cadaabo ogaadeen somali kinsar buu ku noqday .
Walee hadaan soomali baraarugin oo is dab qabanin free somaliya ayaa wax badan la dhihi doonaa...allow hogaanka noo toosi
Sida aad u dhigteen maaha itoobiya waxay garabsiisay jland..dhab ka hadal ma tihid ee waxa tahay dhan ka hadal
cagdheer waslad xaram somali ku dhex jira
Nabsigii Farmaajo xukuumadiisa Xasan iyp Xamse heshay.
Nin walalki cadow karacay isgana
Darood meel walba laga soo weraray hhh😊
Ogaadeen cuqubadii shacabka somali ay ka galaa.
Beenbaad sheegsysaa jammac reer gedo dhibaatada iyagaa uskugu wacan timahood dhanna uma xiirmaan jubbaland lacagta ugu badan gedo ayaa ladiin jiray
Guuul😊😊😅😮😢
Xamse,fartaag wa in hawiye loogu quusugoya taasi waxaqii xassan waninki lah farmaajo wa mareexaan wa dulinimo labadda nin wa in keeshali naagu xirtaan loxiiro .
Alfa maanta m a BUGTA
Nacalad hagu dhacdo guled
Ethiopia waan laga saaro doolow
War mareexaan maxaa ka galay ooy ugu dagaalamayaan madoobe iyo xassan shiiq dhexdooda anigu waan yaabay beesha mareexaan maxaa ku dhacay xagee aadeen wax garadkii beeshaan inta u shaqaynaysa madoobe iyo xassan shiiq labadaba laaya baan ku talinayaa iska dhiciya jaajuusiinta bilaa damiirkaa
Buuradhuba takada maraakiibata kusooxarata asaga kajeexaya 🤣🤣Jaamca galada cadimaha
Jamac Galad jir o joog.
Xasan waa salaxasho inuu soo noqdo baa ka go'an wadankana dhibaato hor leh ujiheeyay
Weriyayaashuna. Waxay. Cibaado ku seegeen. Irsaaqada. Hadalka. Iyo fadhiga gashay. Aakhirana. Marqaadi rabta
Foolxumm Aabaheed, Hadalkiisa iyo Fajigiisa waa is leeyahay
😮😮😮😮😮😮
Kililka maxaad uga warami weydey
Dhulka ma taqanide buurdhuubo aniga juba mara Magaalada saaran yahay Banda leedahay
Hsm mooryan inu dadkena xasuqo ayu donaya hala iska cesho
Kkkkkkkk kkkkkkkk ❤❤❤❤❤❤❤
Xasan munaafaq iyo Axmed mujrim hadii aan dalkan lagaqaban wuu burburayaa
😂😂😂😂 waa ku dhawaad sanadka cusub ee 2025,.haa Ku raaxaysan ilaa sanadka 2030 markaasi waa game over..!!
@Somaliaisdebtfree kkķk
Galad wariye kuma ficna
Ogaadenow xasan gargurte
Itobiya ka fiican
udhigo dee
Xabashi ayaa dowloo ma hore qabsatay
wasidexaladu
Jamx qabiilistew zun
AMMXAARADA GALD IYO AHMED DHUXULEESTE WADANKAAN INEEY KALA GOOGOOYAAN EEY RABAAN FUTADAANA LAGA GELAA....
WELCOME TO UNUKAA LEH.....KISMAAYO DADKA MINORITIGA AH ISKA LEH....
WAA AMXAARO IYO CAQLIGEEDA IYO CAQLIGAAGA FOORARA
Qabyaalada nagadaaya
Ma axmed madoobe ayaa Laga isku tagay
Asc
😂😂😂😂 waa kaa qaldantahay markad rabto in aad waxqabya ladeyso nuuca jaamac oo kale ayaa loodaba dhaqleyaa itoobiyanka iyo calooshi u shaqeyste hor jooge mr madoobe
Been. Ka. Hadal. Dhabdaa
Jaamacoow buurdhuubo wabiga juba ayaa mara wllo
Beenalee
Jama galad kkkkkkkkkk
Beenaale
Dabadiliff labo doqon Ogaden..!!
Iyaga maadan caayine adiga unbaa caalamka isku hor caayey😂
Qofkii fashilmaa dhaqankiisu waa ceey keliya waayo lafbuu toopn kuhayaa
@@seed3966 Waxaan idiinka digayaa waxa soo socda sida aan ku saxsanaa sanadka 2024, waa sababta aan u leeyahay dad doqon ah..!!
@@mash6322 Caqil way ka baxday aduunkani, 🤣🤣🤣haddana waxaynu ku soconaa sanadka 2030-ka 2030 Xoriyadd way tagtay "agenda 2030"
Beenaale waa ku faraxsantahay dagaalka ahmed madoobe iyo Ethiopia ku hayaan somalia jaamac waxaad tihiin Ethiopia cid walba oo somali ah ogaato
❤❤❤❤