DEG DEG DFS oo ku dhawaaqday in cuna qabaten la saaro maamulada, 30 masuul oo warqad laga dhigay.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 61

  • @HussenMohamed-ow9nx
    @HussenMohamed-ow9nx 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Masha Allah saxib waaguuul somalia usobaxday tas goank mw hasshek hadibkudawaqo

  • @IsmaelAliRayaleh
    @IsmaelAliRayaleh 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sax waye wa oki

  • @habibamahad8009
    @habibamahad8009 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul guul somliyeef

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan soo dhaweeynay go,aanadaa oo aan mudo dheer mweyne xasan ka sugeynay

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Guuuuuuul somaliya 🇸🇴 💕 ♥️ ❤️ 😍

  • @XasanKhaliif-d9y
    @XasanKhaliif-d9y 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guuul iyo gobanimo somaaliya

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WALAAL KULLAN LAMID AH 👋

  • @Fadumo123-x4q
    @Fadumo123-x4q ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wasaha benma❤❤

  • @عبدوحد-ح9خ
    @عبدوحد-ح9خ 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa run weyna dhibeen

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Riyo+Riyo

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan mooryaan madaxweeynaja banaadir

  • @yusufabdimohamed3101
    @yusufabdimohamed3101 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sax waye

  • @ZamzamAbdiwali-il4iw
    @ZamzamAbdiwali-il4iw 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    allow madax wayne wadaniya xilkas ah soomalimadu deeqdo nasii yaarabi🤲🤲🤲🤲😭😭😭🇬🇲🇬🇲🙏

  • @abdullahoidirisnur5415
    @abdullahoidirisnur5415 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Riyo

  • @RayscudonRayscudon
    @RayscudonRayscudon 29 นาทีที่ผ่านมา

    Waa kutagersanaa

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hambalyo, Dowlada, danqaran, wasirkeda,Arimaha,gudaha,waawadani

  • @FarhiyoMahamed-1984
    @FarhiyoMahamed-1984 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul somaliya tugada washay madaxwaynaha qaranka istares ayeyba kufuren cay iyo qabil wa gudomiyayal markasay isu maleyen madaxweyne guuleyso madax weyne

  • @Mahdi-hc3ud
    @Mahdi-hc3ud 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runtii hadan laga takhalisin maamulada waxba hagaagi mayaan

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa,warki.lagasugayey,Dowlada Rasmiah,waawasirgesiya,ninkan,mushkilda, weydhamanlehed,hadisidanloqorilaha

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    DOORASHO MA ISKA SHEEGBA, DALKA XOR MA AHA, SHEEG DEGMADA , GOBOLLADA IYO TUULOYINKA OO COD BIXIN LA GEYN KARO, SHEEKA XARIIR WEEYE.

  • @HalimoMuuse-c6n
    @HalimoMuuse-c6n 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somaaliya waxa halkaas dhigay waa maamul goboleedyada ilaa la baabiyo weligeen horumar ma gaareyno

  • @MohamednorNaqabe
    @MohamednorNaqabe 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hadalka Warun Anaga Oo Kenyan Ah Gavorner Yasha Wahay Huus Emadan Madahweynaha

  • @yusufdaahirfaraax3779
    @yusufdaahirfaraax3779 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xasan ayaa dasturkii somaliya burburriyey oo yidhi kula tashan maayo dalka yaa leh somaliweyn❤🇸🇴❤💪✌

    • @maryanomer8365
      @maryanomer8365 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      0:58 0:59 1:10 1:13
      1:33

  • @HassanAhmed-mk9zf
    @HassanAhmed-mk9zf 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Eeeey.laga
    Dhex.haflayo.

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    This means president Hasan sheekh declaring war and conflict against the states regions this will please Abi Ahmed regime to opportunity president Hasan sheekh putting itself into internal confusing and dangerous the sovereignty of Somalia and the constitution of Somalia

  • @Saydika101
    @Saydika101 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    XASAN SHEEKH WAA DIKTATOOR WEEN OO AAN TABAR LAHEEN

  • @AbshiroIssa
    @AbshiroIssa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xoosh waa shaqaale hawiye nooma taal guuul puntland jubaland guuul konfurgalbed ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa run hal madaxweyne ayuu dalku leeyahay laakiin madaxweyne sidii boqortooyo u dhaqmaya oo wax walbba maroorsanaya yaa wax ka maqlaaya

  • @HussenMohamed-ow9nx
    @HussenMohamed-ow9nx 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dibka Somali hayst wamadahweniyasha dowlagoledaya ruta hadilishego somaliyey

  • @User2-y6u
    @User2-y6u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xassan boosaskaaga iyo guryahssgs ku mashquul

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    LAFTA GAREEN, AAD SHABAQ U SAMEYSAY, MA ADIGA XABISAY, WAAD ANSHAX XUN TAHAYE WAX ISKU FAL.

  • @mafia-x1j
    @mafia-x1j 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dawlada hasan Sheik iyo hamze shaqadooda ha loo dayo

  • @dargo114
    @dargo114 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Laftagareen wuxuu urimanyahay inuu ku dhawaaqao Etheopia ayaan SW ku darsanay.

  • @Yuusufdahirmaxamed
    @Yuusufdahirmaxamed 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xili hore ayey eheed in amar kaas dooladu bixiso wey lasoodahday doowladu.

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadaadka hadalkiisi wuxuu ka tarajumaaya in Somalia aysan aheen dowlad federaal ah XSHM. na uusan aheen Madaxweyne .... Barlamaan sharci dejin ah iyo wasaarad howlo filin ah meesha ineysan joogin .
    Iskusoo wada duuduubo oo wasiirkaan sharafta leh wuxuu daaha ka qaadey in waddanka dowlad iyo madaxweynaba aan laheen .

  • @maxamudfaarax7761
    @maxamudfaarax7761 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc war xasan sh wali maba aaminin maanta ka hor meesha waxa kajiray 7 ismaamul 1 sland 2 butland 3 galmudug 4 hirshabeele 5 kg 6 jubalaand iyo 7 banaadir oo wada siman kokol uun isugu iman jiray banaadir

  • @HussenMohamed-ow9nx
    @HussenMohamed-ow9nx 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dalka wainay 1 madahweylahdwey

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaale amafad amahafadin

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was suldaanka tv hawiya dabacayun nacal waradka kuyal

  • @soraya.a7956
    @soraya.a7956 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xildh Sareedo may gaari ku baxdo ileen baydhabo madheree 😅

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waar maamulgoboleedyada hala baabiiyo waamushkilada somaali haysata

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan sh sidii madaxweyne ha u dhaqmo oo baarlamaanka iyo goboladaba booskooda ha siiyo

  • @dr.mohamedabdisheik8813
    @dr.mohamedabdisheik8813 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wax aan Dastuuri ahayn Cid laga dhageysanaayo ma jirto, Dastuurkii lawada sameystay waa in loo laabtaa laakiin Rabitaan Shaqsi ama Koox danteeda lama aqbali karo, Dastuurku waa Heshiis Bulshadeed

  • @AbdulqadirDiiriye
    @AbdulqadirDiiriye 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa beentiis waa iska ciyey

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rayi xumo waxa loogu tagay maamul goboleed waana maamul aanan ku rabin kaana rabo inaa u roonaato yaahuuuuu Hala kala eryo nijaasta

  • @AhmedMuhumed-d9k
    @AhmedMuhumed-d9k 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan dooraale has casino si lo samata bixyo dawula soomaaliya

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yaa magacaabay fadlan madaxweynayaasha maamulada isu tagavmewshana ka saara baro wuxuu yahay neefkan xoolaha ah shaqo fiican ayaad u haysaa maamulada

  • @Carfon-ly5hv
    @Carfon-ly5hv 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adigu waxaad lacag ku qaadatay taareeda dowladda ku sheeg.
    Madaxwe xassan waa lacag urursade
    Waa qabiileste
    Taas baa keenay waxa maanta socda

  • @abdikadirali6491
    @abdikadirali6491 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xilgudasho xumada madaxweynaha iyoq qmaaqmulqxumadqaq miyaan la dhaliili karin
    Tani waa kadar oo dibi dhal
    Tanq

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Doqonkan laleeyahay cali xoosh waa wax xoolo ah waa maxan cunaa isgu mahadline lacagta xaaraante shacabka laga dulmiyee lagu kiraystaa hadlaysa xasr meel yaal

    • @ahmedali8509
      @ahmedali8509 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa Saxanyahay Wasiir Ali Xuush Wadanka Hal Madaxweyne Ayu Leyahay Arimaha Dibada iyo Gashandhiga Mamul gobaleyd Waxba Kama Galin Dalxureye Laba Ssno Uhartay Sanad Waa inow Kaka Taqalusaa Cada Qadatayalka

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Jaajuusen looma joojinaayo ragabaa dhiiga ushubay

  • @Mrmjxirsi
    @Mrmjxirsi 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Siyaada dagaalka dowaldeeda goboleedka

  • @FeysalAljaberti
    @FeysalAljaberti 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia waa Federal maya, maya kaligii taliya uma baahnin ee muqdisho kabax Cali Xoosh tag balata.
    Xassan sheikh dagaal cusub buu wada.

  • @FutoXar
    @FutoXar 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afweyne kunacnay central government iyo dictortorship cidna kayeelimayso xassan sheikh dagaal baan ka xignaa kaalay galkacyo xassan sheikhow futo madoobe,hooyadaa was nacalada bahdilan oo homeless ka ueg

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hhhhhhhhhhhhh adeer bal meesha boondheere ahayn ee uu xasan munaafaq ka taliyo bal horta noo sheeg????