Best you tuber i have ever see shaqo adag bad haysa daganaanta aad codka u saartay iyo hab-wareysiga aad dadka la sameynayso intuba waa Top level mansha allah Guuleyso sxb from somaliland, Hargeisa
Somalidu dhul iyo bado nimco leh ayuu Allah siiyey laakiin iyagu maaha dad barako leh diintii ayey qabiil ku bedesheen habaar Allah ayaana ku dhacay badankood
#Xaaji dirirka " Hadii aanu nahay Dhalinta ku dhaqan Xamar Ama Mugadisho Ee 🆎️🇭🇹" Saman Ijinka Laga joogo 10 Sano Ayaan ka maqli jidhay Dhalinta Asaagayga Ahi" Ayagoo Ku dhaaranaya Ama Ku nadraya Waxaa iyo Waxaa Ama sidaa iyo Sidaa Hadii Aan kaa aqbalo Kooyaamo Ayaa la iga keenay" Lkn Maan aqoonba Waxa ay ula jeedaan inay Dagmo Ama Gobal Ama Meela kale Mid uun Tahay" Lkn iminka Adigaa ina baday Al Haaji Dirir Shukran" Asc
Waxa uu rabay wiilku sida aan u gartay in la ogeysiiyo oo la talo geliyo u duceynta iyo maamuuska hooyadii. Waa wanaagsanaan la heyd in ay reerka la socodsiiyasn.
Wax soo saar qurux badan iyo muuqaal waqti la geliyey horay u soco sxb Xaaji Dirir waa ku kalsoonahay soo saarkaaga iyo hab tabintaadaba
Mahadsanid
Runtii aad ugu riyaaqaa dawashada muuqaalada xaaji dirir
Alle ha ku sharfo mudane
Waa muuqaal cajiib ah... Ku mahadsanid niyahow clipyadaadu wax badan on wadanka laga aqoon ayay na baryayaan 👍
Waa jaziirada kufiican dalxiiska Maasha’allah
Dal waan haysana ilaahay qulubteena hamideeyo inshaalah
Boowe horey usoco barnamijyadaadu caadi maaha proud of u🇺🇸
Mahadsanid
Xaaji adiyo waan aqaan oo labo habayn ayaan seexanay gurigiis oo na soo dhaweyey waa oday wanagsan oo wadaad ah oo soo dhaweyo dadka soomaaliyeed inshallah waan soo booqanaya
Nasiib madanidaa hadaa Koyaame booqatay 😊
Booqasho kali ma ahee odeyga xus oo ka farxi🐏
Best you tuber i have ever see shaqo adag bad haysa daganaanta aad codka u saartay iyo hab-wareysiga aad dadka la sameynayso intuba waa Top level mansha allah Guuleyso sxb from somaliland, Hargeisa
Mahadsanid walaal
Waad ku mahadsan thy soogudbinta xogaha xeebaha somaliya waaxan jeclaan lahaa ama kaa codsanayaa inaad xeebaha iyo dhamaan jasiiradaha somaliya booqatid ilaa sacaadadiin horay usoco howl wacan Baad bulshada uhaysaa sojeedinta barnaamijyadaaduna waa kuwa sare
Keliya weriye waxaan laguugu gaadheen Habka Soo jeedinta & Muuqaal diyaarinta runtii
Ac
Xaji dirir
Jasiirada kuyama hala noleyo
🎉🎉🎉🎉🎉🎉Mahadsanidiin
Somalidu dhul iyo bado nimco leh ayuu Allah siiyey laakiin iyagu maaha dad barako leh diintii ayey qabiil ku bedesheen habaar Allah ayaana ku dhacay badankood
Xaqiiiiq
Nasiib darninaa hadaan soomaali nahayinagoo nimcooyin badan haysana ayaan aduunwaynaha daadsanahay poxooti kanahay keena waxhaysta wuxuu maalgaliyaan keenya turki balmay meeshaan maalgaliyaan inagaa shapo laynoo soo doonanlahaa puruxbadanaa maansha allaa dhulbarwaapo ah ayaan kapatanahay nasiibdaro weeye
Maalgelintu amni baa ka horeyaa walal, suaashu waa meshaad malgashaneyso meel amni ah miyaa??
Nadad waankadhigi Karnak hadaan iskapabano odayaashaan pabiilku maskaxda kagubay dhaliyaro waxbaratay baanhaysanaa waa in dhalinyaradu inootaliyaan odayaashano banshin lagadhigaa
Masha ALLAH, hab tebinta weryuhu waxey ka saameyn badan yihiin war bixin kasta oo la dul saari lahaa deegaanka cajiib ka ah.
Mahadsanid
mahadsanid
Waaaw masha alah wariyaha ugu fiicanà somali ah ee an maqlo 👏👏👏best decumentry
Mahadsanid walaal
Maasha allah waa meel aad u qurux badan in aan so booqdane waan rajeeynaya insha allah haduu waqtiga ii saamaxo
Koyama ano boqan Allah ima qado waligey wan ku hamiya ina tago insha Allah 👍
Beautiful ❤
Maxamed saladaa keep going bro🎉
Mahadsanid habka soo gudbintaada iyo duubistuba waa heer caalami , shaqo wacan walaalka ❤
Mahadsanid
Hore soco waa muqaal wakhti badan la geliyey e ❤️
mahadsanid
Masha allah Quruxda dalkeenu waa cajiib runriu Well done wll @xaajidirir Mahadsanid🙏🏻
Mahadsanid
Mahadsanid xaaji dirir😭💕
Well done saaxiib. Shaqo aad iyo aad u qurux badan baad qabatay.
Mahadsanid ustaad
Muuqaal cajiib ah baad nooga soo diyaarisay, Mahadsanid wll.
Mahadsanid walaal
Way qurux badantahay aad iyo aad❤
Shaqo wacan ayaa heysaa walaal, waan ku xiranahay channel-kaaga
Kuli videos kga waa daaqaday❤jazakalaah khair akhi❤
ALLAH Blessings to All these wonderful People
Thank you to You also for your work
ALLAH will reward you
Wlh Waa laina xalufiyey markibta iska marta wadnkeena baa dhaca xaqeena 😭 bal hada dadkan day ka qatan lona diday xaqodi
Aad bey u qurux badantahay Masha’Allah
Koyamaaaaaaa😢😢😢
Thank you for producing such a high quality video.
Rer Koyamo Wallaalyal Jaziiradaan Camira Oo Dib Ugu Soo Laabta Koleey Mombassaba Wad Camirteenii
Muqal laga so shaqeyay waqti badn galay inaba caadi ma aha thank you brother ❤
Canow 😂
Mashallah Mashallah 🇸🇴 somaliya dul barwaqo ah iyo dad bahan dad dulkan hesto waxey ahan lahayen tajirinta adunka o lo so dalxis yaimado😢
Meesha in imaado waa u baahanahay guri yar ka dhisyo,Isla kalluumeesto,waa igu wallaah.
Wlhi Wll wan lacajabay sida aad muqalqda uso dupatso una faahfahinayso 😢cajiip 😊❤
MASHAA ALLAH
Soomaaliyeey toosa oo iskutashta💔🇸🇴😭
Cajiib ❤❤❤❤❤
Dal waan haysana ilhay quluubtayna ha mideeyo ❤
SOMALI DHUL Allaah.siiyay mase oga
It was interesting andventure
Insha allah inan dago an jeclahay
Mahadsanid saaxiib xaaji diri noo soo badi documentaryada noocaan ah
Mahadsanid
anoo naag mj ah waan ku jeclahay MMS 💌
Ilayn soomaalidu waa qoomiyado badan sida Ethiopia
Waxaan dhihi karaah waan ninka muuqaal samaynga iyo duubida ugu fiican intaan arkay
Mahadsanid walaal
SOOMALI CAQLI MA LEH WALAAHI....... AX AX AX BAL FIIRI DHULKEENA SIDA UU U QURUX BADAN YAHAY ........ CAJIIIIB MARKAASAAAAN QABYAAAALAD IYO QURUN AYAA KU JIRNAAA....... WALAALAYAALOW PLEASE AND PLEASE AAN WADANKEENA DHISANO ISKANA DHAAAFNO QABYAALADA
Masha Allah muqal io jazirad qurux badan horey usoco wll
Mahadasnid walaal
Thanks
M.a wa jasirad qurux badan
yaab wali ma arag nin somali ah oo sida tayada leh wax usoo jeediya hore usoco xaaji dirir , sabir inshallah maalmo dhaw waxaad gaadhi doonta 1 million oo subscribe kaliyata samir oo maalinwalba wax soo dhig
tayadana ha ilaabin
👏
barnaamij aad u qiimo badan yasalaaam
Mahadsanid walaal
@@XaajiDirirka adiga walaalkay run markaan ku sheego inaaan goobtaa joogo ayaan ismoodaayay waxaad soo bandhigtay quruxda waddankeena somaliya taala aad ayaan u qiirooday xaqiiqdii aad ayaan kugu hambalyaynayaa runtii barnaamijyadaa qalbiga taabanaaya ee waddankeena ku saabsan maanshallah.... somalidu media badanaa dagaal iyo mushkilado somali dhexdeeda ah ayay baahiyaan oo niyadadaada jabinayaa
I hope to visit her one day Insha allah
You’re doing an amazing work Allahumabarik
It's my pleasure
#Xaaji dirirka " Hadii aanu nahay Dhalinta ku dhaqan Xamar Ama Mugadisho Ee 🆎️🇭🇹" Saman Ijinka Laga joogo 10 Sano Ayaan ka maqli jidhay Dhalinta Asaagayga Ahi" Ayagoo Ku dhaaranaya Ama Ku nadraya Waxaa iyo Waxaa Ama sidaa iyo Sidaa Hadii Aan kaa aqbalo Kooyaamo Ayaa la iga keenay" Lkn Maan aqoonba Waxa ay ula jeedaan inay Dagmo Ama Gobal Ama Meela kale Mid uun Tahay" Lkn iminka Adigaa ina baday Al Haaji Dirir Shukran" Asc
Mahadsanid walaal
M.a wll noosobadi videos ka❤
xabaalaha derjiinada dhaadheer in la burburiyo waa arrin nebigeenii suubana inoo sheegay
Dafkaan waa in jariifo loo ogolaadaa maraakiibta ayaa jariifo laga mamnuucaa dowlads yee bshdilin dhicibka.
Rabbiyow nabad noo keen
Chula tag xaajiyow muuqaal qurux badan 🎉
Xabaalo tiiryaalka Boqortoyadii Ajuraan baa ku caaan aheeyd,weliba degaano bdn waalaga helaa qaarkood islamska ka hor....qofki dhinta hantidiisa la la duugi jiray!!!
masha allah❤
Qubada qaali waye ladhahay
Sheekadu waa cajiib wllky ❤
SHUKRAN
Kooyame Anaga iska leh saan aminsanhy😮😮😮
M, Allaah ❤
Waa jaziirad ku fiican dalxiiska. Aryaada noo dhisa hoteelo kkkk
Shaqo wanagsan ayaa haysaa sxb
Mahadsanid walaal
Xaaji Dirir GUUUL BAAN KUU RAJAYN🐪
Innaba caadi ma ahan codkaaga voice best in the world woow horey usoco kaabe 🎉 editing waa uu fadhiyaa runtii waan kugu Hambalyeynaa kaabe
Mahadsanid walaal
Bal quruxdaas kawaran anaga iska leh
Good producer
Mahadsanid
Subscribed ... Halkaa kaga hay saxib
Mahadsanid macalimuu
Waxa uu rabay wiilku sida aan u gartay in la ogeysiiyo oo la talo geliyo u duceynta iyo maamuuska hooyadii. Waa wanaagsanaan la heyd in ay reerka la socodsiiyasn.
Kaso qaad hadaa rabo in aa dago halkaas sidee ba boos kuyeelankaraa?
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Soo baadi saxiip
Shukran
Wait min,dadka adoomha oo la dhoofin jiry yey ahaayen
war ninyoow waxaan ku idhaahdo garanmaayee alle kuma qaado
Aamiin. Mahadsanid.
Waxaan noqday qofka 387 aad ee channelka kusoo biira.
Mahadsanid
Dadkii degaanka ahaa ayaa loodiiday dulkooda in ay ka kaluumaystaan/ Axmatmadowe aakhiroo
xagee ilaahay kagalaysaa udaa datka aboriginal ah dhulkoda haka kaluumaysteen ee?????
❤❤❤
❤❤❤
Anigaa u baahane aamin ma tahay
Maxaa usabb ah bay kula tahay in kaluunka ay uwaayeh dadka dagan jasiirda kooyaama
Aniga wxay ilatahay
Sumo lagu shubay bedeena 😢
MAXAAD. UU. IMAAN. WAYEDAYE. DHANKA. KALE MESHAAS. AA. DAD BADAN JOGAAN
Cawke xasuustay
Well done 👏
Mahadsanid walaal
Mahadsanid
Maso dagi karna meel jawi dagan a ku nolado a rabaye
M.a jasirad qurux badan
M, Allaah ❤