Masha allah waa meel qurux badan, wariyaha muuqaalkaan duubay oo aan muuqaalo kale ka daawaday waa isoo jiitay wuxuu mudan tahay in aan ku xirnaano oo aan faafino muuqaladiisa qiimaha badan.
Reer Somaliland ayaa yiraahda waanu ku lugo'nay lamidowgii koonfurta Soomaaliya lkn sida xaqiiqda ah Wey ku faaideen oo Dowladdii koonfur iyo waqooyiga galbeed uun bey dhistay halka magaalooyinkii gobolka BARI ee xadaarad iyo ilbaxnimada lahaa ay xitaa wadooyin u dhisiweyday halkaa waxaad ka garaneysaa dhibatada ay ku rebtay wax laqaybsiga Somalida kale ee qarnigii 17 ,18 aan Is xukun dowladdnimo iyo boqortooyo midna aan aqoon u lahayn ee geela kala dhici jirtay ilaa hadana qaybna xuduud Ingiriis iyo qaybna argagixiso ahaan isku haysta Warkoo kooban {Sinaba dan ugu ma jirto dadka degan deegaanada Puntland in ay wax la qaybsadaan dad ay dowlad nimada 1960 ugu horeysay Ama GAARIGA NImankii WADI JIRAY (xadaarada Somalia)GARAN HALOO DAAYO}
😂😂😂adeer kii faan aha ee niligu yaqanay wax dhaafsiisan mad sheegin tas intaas iyan ka idhi xamar iyo berbera iyo saylacba iska daa tuuladan yar ee sida bulaxaara magalo ganacsiyeedka ahayd ee babaday hala shir imane kuwi xamar iyo barbara iyo saaylac oo iska daa wax kale majerten ka faca weeyniba hadli waayaa oo faani waye inaader afkaayga wax xun haka so saarin😅😅😅 mida kale somalilad iyo budlan inad is berbera dhiigto wa ceeb mida kale somalilad reerkan yar ee lasconod daga aad ka washen moye somalilanta kale ilbax kuma gaadhina bal dib uu fadhiso midna waxad tidhi waqoyi iyo konfur iya la dhisay adeer been badanida wadada cashurtayadi iya lagu dhisay iyo waxi takadayada ka so dagi jiray waxi somaliya lo qadan jiray ma aha habadi so hadhay iyanu ku dhisnay bal waxay somaliya no dhistay noo sheeg waxay naga dumiyan moye hooy yaan is caayin xodxota xamar lakin ha nagu raad gadanina
It’s it’s so beautiful I can’t wait to see there. It’s so pretty so beautiful and all Citi. It’s so expensive in the around the wall like that city we have to keep it that all building we can make a lot of visitor people is coming and we make a lot of money this is I never see like this all city in have been 400 years ago they built that old building we can make a lot of money so we have to protect it and we safe and you people I telling you save this building building
Masha Allah Somalia 🇸🇴 Maxeey Qurux Badan Tahay Ee Ilaahow na Sii Dawlad Caadil Ah Oo Wadanka Oo dhan Puntland dhulkii Uduga & Somalia 🇸🇴 Oo dhan Isku Si U Dhista Na Sii?? Ameen Ya Rabb🤲🤲🤲🤲🤲🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
that was one of a hell ride! enjoyed it I hope the government of Puntland state with the help of the FGS can help our people in the outskate rather than being corrupt and giving our sea to AMHAARO iyo Oromo. xaaji diriroow waxaad noo ogotaa qofka kenya jooga meesha inuu tago maalgashi maka sameyn karaa? I am still in love with the country and its landmarks. stay safe!
sxb xaji dirir msha allah allah hgu xifdiyo sxb si wax inaha allah allah wuu kugu garab kalaya waxd wadu waayo dadka ayaa baranaya dhulkooda sxb siwad magalooyin kle tag dhaqaale allah ayaa mel kasta ka so galinaya insha allah xita tarikha magaloyinkas no so gudbi wakhti si allah aya ku fudufeenaya wllhi xili wlba aad so galiso video wn dawada wllhi xad asbuuc wlba so galiso video viewskaga wuu badanaya iyo fallowkagaba adna adka aqoon ka qorsoon ayd u faideyneysa sxb qli wn ku duceyn khyr
asc xaaji aad baad ugu mahadsan tahey dalxiiska dhulka somaliyeed aad noo bareyso walaal waxaad ku dartaa videoga mapka hadba meesha aad madareysid si aan u ogaanno meesh ay aduunka uga taal mahadsanid
Aad ban ula cajabay xirfadda iyo hibadda alle kugi deeqay ee tabinta hal abuurka leh ah ❤ Allah kuu barkayeeo shaqadaada qalaigana Allah nagu anfaco waa wacyi gelin buuxda lkn music maka illaalin karna madmay xaga Alle mamnuuc ka tahay 😢 adeer qaali
Awowgey 3aad aya doon lahaan jiray hinidya ayuu bariis ka keeni jiray isaga iyo 6 wiil uu dhalay ilaa hada lama hayo bada ayey ku maqan yihiin alle haw naxariisto
Waxaad dhexda u xidhatay dhul ay adag in loo safro. Aad ayaan uga murugoodaa marka aan arko halkay ay soomaali is dhigtay iyaga oo Alle dhulkaa dhigay. Salaam sxb From Hargaysa.
Ilbaxnimadii somalidu Bari bay taalay waa dhul aad u qurxoon oo cajiiba thanks for sharing
Thanks!
Danke!
Masha Allah waa meel aad u qurxoon insha allah dibay ucamirmi doonta 🙏🇸🇱
Masha allah waa meel qurux badan, wariyaha muuqaalkaan duubay oo aan muuqaalo kale ka daawaday waa isoo jiitay wuxuu mudan tahay in aan ku xirnaano oo aan faafino muuqaladiisa qiimaha badan.
Shaqa fiican baad haysaa masha allah
Xaaji dirir aad iyo aad ayaa u mahadsan tahay wllka horumar wacan.
Wow caadi maa Sxp Qandala iyo buuraheedina waan kaa sugayna❤❤
Fadlan muuqaalada noo soo badi Mr Mohamed Salat
Waliba Muuqaalada deegaanada caamala ah ama Dalxiiska ku wanaagsan ❤️
Keep going bro , waxan kaso salaamaya magaalada hargaysa 🙏
Soo dhowoow ugaas
Ilaahey aktiisa waxba kama aha, ma la arki doonaa Geesaleey oo Tareen station loo sameeyay😍😍😍😍😍😍😍😍😍
Insha Allah
Insha Allah One Fine Day Puntland, ilaa Somalia 🇸🇴 Oo Dhan !! ❤️❤️❤️❤️💯💯🇸🇴🇸🇱🫡✅
Halkeedii baad dhigtay masuul. Jazaka Allah
Adeer waa kugu tashtaaa
Dartaa baan waxbadan ku bartay❤😊🎉
Xaaji dirir documentarst cajiiba tahay oo wax noo faaideeya hore usoco sxp ❤❤❤❤🎉
Mahadsanid Sxb Taariikhda wayn ee aad nala wadaagtay
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waxay indha haygu arkaa geed tira ayaan u jelelahay xaaj warkeeda soo badi❤❤❤
M.a Muqaal Qurux badan Wadankena leyahay ayaad noso gudbisay xaaji dirir
Masha Allah!!! Thank you brother for your work, and teaching my heritage!
Mahadsanid xaaji dirir muuqaal qurux badan horey usoco 🎉
Mahadsanid sxb
M.a horumar wacan reer geesalay ❤
First comment and lake ❤👋
🎉
@@XaajiDirirka 🎊
ما شاء الله!
Masha allah mahadsanid xaaji dirir wa muuqaal cajiib ah .
In Shaa Allaah I will visit Geesaleey.
Mahadsanid
Shaqo wacan jaalle, greeting from Hargeisa.
Xaaji manshaa Allah good job
Whatsupkaaga ii sheeg aad baan uga helaaaa walhi video yadaada
warbixin cajiib ah guulayso sxp
Aad baad umahadaantahy sida qurux badan aad noogu soo gudbisay muqaalkan🎉
Masha allh waxa tahay nin xirfad faneed keh hab tabinta iyi soo gudbinta waxad uqalanta ina lagu tageero guuleyso zhp 🎉
Reer Somaliland ayaa yiraahda waanu ku lugo'nay lamidowgii koonfurta Soomaaliya lkn sida xaqiiqda ah Wey ku faaideen oo Dowladdii koonfur iyo waqooyiga galbeed uun bey dhistay halka magaalooyinkii gobolka BARI ee xadaarad iyo ilbaxnimada lahaa ay xitaa wadooyin u dhisiweyday halkaa waxaad ka garaneysaa dhibatada ay ku rebtay wax laqaybsiga Somalida kale ee qarnigii 17 ,18 aan Is xukun dowladdnimo iyo boqortooyo midna aan aqoon u lahayn ee geela kala dhici jirtay ilaa hadana qaybna xuduud Ingiriis iyo qaybna argagixiso ahaan isku haysta
Warkoo kooban {Sinaba dan ugu ma jirto dadka degan deegaanada Puntland in ay wax la qaybsadaan dad ay dowlad nimada 1960 ugu horeysay
Ama GAARIGA NImankii WADI JIRAY (xadaarada Somalia)GARAN HALOO DAAYO}
😂😂😂adeer kii faan aha ee niligu yaqanay wax dhaafsiisan mad sheegin tas intaas iyan ka idhi xamar iyo berbera iyo saylacba iska daa tuuladan yar ee sida bulaxaara magalo ganacsiyeedka ahayd ee babaday hala shir imane kuwi xamar iyo barbara iyo saaylac oo iska daa wax kale majerten ka faca weeyniba hadli waayaa oo faani waye inaader afkaayga wax xun haka so saarin😅😅😅 mida kale somalilad iyo budlan inad is berbera dhiigto wa ceeb mida kale somalilad reerkan yar ee lasconod daga aad ka washen moye somalilanta kale ilbax kuma gaadhina bal dib uu fadhiso midna waxad tidhi waqoyi iyo konfur iya la dhisay adeer been badanida wadada cashurtayadi iya lagu dhisay iyo waxi takadayada ka so dagi jiray waxi somaliya lo qadan jiray ma aha habadi so hadhay iyanu ku dhisnay bal waxay somaliya no dhistay noo sheeg waxay naga dumiyan moye hooy yaan is caayin xodxota xamar lakin ha nagu raad gadanina
@@dhashisheekhisaxaq9514 MAPKA WARSHADAHA ORODO SOO EEG WIXIBA WAA WAQOOYI IYO KONFUUR HAL WARSHAD AYAN HELNEY KEELIYA OO LASQOORY KUU TAL WIXI KAALE URURSAMAALE AYA HEYSTEY BERBERA IYO SEYLAC AYAD KAA HADLEYSA ANAGA ILA FARACINTA AYA DIB TAARIKH RAAC UU HEYSANA MAGALO MAGALO DAARO LEH SOMALI DHISTEEY DEGANADA SOMALIDA BAL KEEN
Mansha Allah 🎉🎉🎉❤ Thanks sxb dhulka waad na bartay🎉
Mahadsanid xaaji dirir
Masha Allah zhp muqalada waxbadan ayaa laga faaida waxbadan oo naga qarsona ayaa na tustay keep going 👑🙏
Mahadsanid walaal
Aad iyo aad baad ugu mahadsantahay barnaamijkan . Taariikh aan la ogayn baad noo soo bandhigtay. Geesaley iyo Geesi- Guule waa is leeyihiin.
Ciise cawl yahan aya uga badan .
Insha alah inay dhulkoda dhistaan ayaa rajaynayaa
The best you Tuber man❤🎉
XAABO IYO GEESALEEYEEY GOBAA TIHIIN DADAAN LAGA GUULMIN IYO GEEDSAN TIHIIN AWOOGOODII DAD GARANAAYA BAA TIHIIN GOBTAAS DAAROOD ISMACIIL GASHAA TIHIIN IDINKAANBA KA GUURIN GURIGII AWOOWE YIMI INA XAJI DIRIR MIYAA WERIYAHAANI GUULEEYSO GUULEEYSTA WELIGIIN 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Walaalo hawl wacan ayaa haysaa.
Mahadsanid walaal
Amazing content with amazin great men
Mahadsanid mudane
It’s it’s so beautiful I can’t wait to see there. It’s so pretty so beautiful and all Citi. It’s so expensive in the around the wall like that city we have to keep it that all building we can make a lot of visitor people is coming and we make a lot of money this is I never see like this all city in have been 400 years ago they built that old building we can make a lot of money so we have to protect it and we safe and you people I telling you save this building building
M.a wax badan ayaan kafaidey mr diri✌️🫡🫡
M.a sxb soo badi muuqaalada iyo barnaamijyada noocaana deegaama xeebedka dalka dadka inaad barto halkaa kasii wad
Mr Xaaji Dirir mazul wad ku mahadsantahy sida quruxda badn ee ad taariikhda dalkena iyo quruxdisa nola wadagto
Mr dirir keep going
Excellent reportage
Masha Allah Somalia 🇸🇴 Maxeey Qurux Badan Tahay Ee Ilaahow na Sii Dawlad Caadil Ah Oo Wadanka Oo dhan Puntland dhulkii Uduga & Somalia 🇸🇴 Oo dhan Isku Si U Dhista Na Sii?? Ameen Ya Rabb🤲🤲🤲🤲🤲🤲 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
So badi video yo yadan cml captain. 🙌
RAGGA KUWIISA ADag Hadal aan idin dhaho ma Aqaan Muqaldiina M.a waankufaraxaa sida wngsan uatafatiran ilaaheh haidin allah haidin fudududeeyo dhamaan❤
Isha alaah waan tagayaa
Very impressive report🙏
Qandala kasoo samy ❤
Masha Allaah
Runtii way qurux badantahy
magaalada mala iibsan karaa hada waa meel u baahan maalgashi runtii maanshallah
Habkaa u sameyso muuqaalada waa hab cajiib ah, Casharo hadaa ka sameyso waan kaa gadan lahaa.
Fadlan raas binna muqal kasodiyari 🙏
Beauty and historical.
Haaji dirir halweekbaa kasoo wareegty waqtigii aan kusoo biiray youtbekiisa amar alle haddana videoyadiisa dhamaan waan wada daawaday msha allah wlhi waxbinadiisa lagama caajisayo aqoon badan waa laga faaidayaa oo daljacaylku ka midyahay
Mahadsanid walaal
Sawirro qurux badan ka soqad zxp waa xasuus
Wlhie talented bat thy keep going wllo my model❤❤❤❤
Haji daljir sxp mahadsanid wxad tahy muwadin dhapa wxa naga cawinesa ina dalkena barano oo ogano 👑🙏🙇🏻
Hellow gabar rer murcaanyah
unbelievable. soomaaliy dalka gugu quruxbadn aduunka ee ay kunoolyihiin dadka ugu doqonsan aduunka.
Nice document👍
Walahi Kanalkan Aadbaaan ujeclahay Waxaan Ogaaday in Dhulkii Ilaahyada iyo Meelaha Somali Katimid Ay Bari ilaa Waqooyi ilaa Ethiopia iyo Dhankaa Harar!
Aadbaan Idiin Salaamay Reer Bari
Maansha Allaah
Zxp runtii aad bad u mahadsan tahay halkaa ka sii wad baan ku oran lahaa
ilaa goormee joogee zxp gbobolka bari waa ku raagtee maad kor soo aado
Horay usoco sxb
that was one of a hell ride! enjoyed it I hope the government of Puntland state with the help of the FGS can help our people in the outskate rather than being corrupt and giving our sea to AMHAARO iyo Oromo. xaaji diriroow waxaad noo ogotaa qofka kenya jooga meesha inuu tago maalgashi maka sameyn karaa? I am still in love with the country and its landmarks. stay safe!
Thanks
Muuqaaladaada aad bay u heer sareeyaan, murcaanyo iyo qandalana ka soo samee muuqaalo hadii aad awoodid, akhii
sxb xaji dirir msha allah
allah hgu xifdiyo sxb si wax inaha allah allah wuu kugu garab kalaya waxd wadu waayo dadka ayaa baranaya dhulkooda
sxb siwad magalooyin kle tag dhaqaale allah ayaa mel kasta ka so galinaya insha allah
xita tarikha magaloyinkas no so gudbi wakhti si allah aya ku fudufeenaya wllhi xili wlba aad so galiso video wn dawada wllhi xad asbuuc wlba so galiso video viewskaga wuu badanaya iyo fallowkagaba
adna adka aqoon ka qorsoon ayd u faideyneysa sxb qli wn ku duceyn khyr
Laasqoray sxp soo boqo magaalo taarikhi ah
wariye sare haji dirir waxaa aad isoo jiita qaabka videos ka iyo war bixinnaha aad udiyaarisid guulayso if iyo aakhiraba
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢masiiba kudhacdeey dhaliyaradii soomaaliyeeyd waxan dhiigiilahaa magaladas hala ilaaliiyoo magalooyiinka qadiimka ah ee waayoihii hoore ladagiijiireey siida las qooreey qoow caluula xaafuun dhsmakasta oo gaaraya bookqoolsano haala iillaaliiyo
Run ahanti Wan ilmeya markan arkay dalkena bar waqada talo iy kafaidesi laanta illahay haidin samata bixiyo Wan xasusana dona
❤❤❤❤
asc xaaji aad baad ugu mahadsan tahey dalxiiska dhulka somaliyeed aad noo bareyso walaal waxaad ku dartaa videoga mapka hadba meesha aad madareysid si aan u ogaanno meesh ay aduunka uga taal mahadsanid
M😢😮😅😅😂 timirti awowahay cabdalle halydinka helo Wa bililiqaysateene reer geesaleyoow❤❤❤❤😊😊🎉
😂😂😂
Aad ban ula cajabay xirfadda iyo hibadda alle kugi deeqay ee tabinta hal abuurka leh ah ❤ Allah kuu barkayeeo shaqadaada qalaigana Allah nagu anfaco waa wacyi gelin buuxda lkn music maka illaalin karna madmay xaga Alle mamnuuc ka tahay 😢 adeer qaali
Haaji daahir legend ❤
Waxaan rajayna yaa maalin inaan tagit doono geesalay waayo waan timir jecelahay waan ku riyoodaa❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢😢😢😢😢😢😢
Murcanyo saxiib noo soo duup taliye
Awowgey 3aad aya doon lahaan jiray hinidya ayuu bariis ka keeni jiray isaga iyo 6 wiil uu dhalay ilaa hada lama hayo bada ayey ku maqan yihiin alle haw naxariisto
Waxaad dhexda u xidhatay dhul ay adag in loo safro. Aad ayaan uga murugoodaa marka aan arko halkay ay soomaali is dhigtay iyaga oo Alle dhulkaa dhigay.
Salaam sxb From Hargaysa.
Eastleigh beel Meeshan lacagtina giishta
qurbajoogta iyo intii illaahey waxsiiyay ha dhisaan goboladan illaahey nasri kheyrqaba haukeno
Thanks 👌 a
M.a
ninka kaliye dhulkayga ibarayy adba umahadsan thay ina so badiso wllkeyy
❤️❤️❤️❤️
No video thanks bro waan qiiroday wadakeena 😢
👏🤝👍
Mamulka Buntland dadka iyo dalka waxba kuma kordhiyo. Waa ka maran yahay kaabyasha nolosha magaalooyinka xeebaha sida loo hormariyo. Magaaladan wado fiican maleh, gadiid xagga badda isticmaala oo joogta ah inay yeelato ayey aheyd.
Waaba meel koobsatay badi iyo dhir cagaaran aad ayay uqurxbadantay goobtani dhulkena aynu dhisano somaley cidi umamaqna aan inaka ahayn
Dhulka waa la hagraday, Dadna ma jiraan
ninkan wa jeclay muuqaladiisa kama daalaysid sxb somliland mar noogu kaalay insha allah
Waa meesha iigu xigta sxb waan idiin soo socdaa.
meeshaan waa inaa u guuraa, amay cali salaymaannka ila dagaalaan oo dhahaan ma dagi kartid
🎉❤❤❤❤❤sxb sobadi