ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Xilku waa Kursi timo jare kii loo xiiraaba wuu Kacaa ||Ustaad Muxiyadiin Abdi ||

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 เม.ย. 2024
  • #foryou #Dhiirigalin #reels #somalia #somaliland #somali #jigjiga

ความคิดเห็น • 17

  • @MowliidMouse-zh7un
    @MowliidMouse-zh7un 2 หลายเดือนก่อน +4

    Maaasha Allaah 10 nin oo ustaad muxidiin oo kala ah haday madax inoo noqon lahaayeen waan horomari lahayn
    Xigmadaha kasoo burqamaaya
    Ayaaa wax loo dhigaaa jirin

  • @NimcoAbdulaah
    @NimcoAbdulaah 2 หลายเดือนก่อน +2

    Msha allah ustaad
    Somalidu dad noocan oo kale ah bay u baahantey😊

  • @user-rj6lc6vu7e
    @user-rj6lc6vu7e 2 หลายเดือนก่อน +2

    Forom shabelada dhexe jowhr
    Aadn ban ula dhacay xigmad aqoon kudhisan diin leh masha alah

  • @abdifatahmuktar9129
    @abdifatahmuktar9129 หลายเดือนก่อน +1

    Legend 🎉

  • @SihaamAadan-dx1yw
    @SihaamAadan-dx1yw 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ustaad ❤

  • @somalia5019
    @somalia5019 2 หลายเดือนก่อน +3

    New subscribed from garowe

  • @XabiibaCusman
    @XabiibaCusman หลายเดือนก่อน

    Somaliyey ustaadka waxan lajeclaysaney wasiirka maaliyada Somalia in lagu cimaamado

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah alle haku sharfo soomaaliya ninkaasoo kle iyo kasii fiican baa ku jira lkn nasiib darro qabyaalad baa doqonkiina darajo siisey kii waxtarka ahaane dul ciddlaa joojisey

  • @Gantling
    @Gantling 2 หลายเดือนก่อน

    Owoowgaa lagub muxuu aftahan yahay Maashaa'allaah

    • @cfitaaxjamac8551
      @cfitaaxjamac8551 หลายเดือนก่อน

      Og is Og mxd awowgii ugubtey 😅😅

  • @abobasement346
    @abobasement346 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ninkan waxaa u bahan in u somalih wax taroh

  • @ixsaanmaxamed
    @ixsaanmaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah xafido ❤❤

  • @user-or8rf5uf2t
    @user-or8rf5uf2t 3 หลายเดือนก่อน +1

    Madaxda deegaanku haday noqonlahaayeen aqoonyahan muxyadiin wadanku cadaalad ayuu noqonlahaa ilaahaw madaxda cadaalada tus insha allaah

  • @abdirahmaanxuseen571
    @abdirahmaanxuseen571 2 หลายเดือนก่อน

    af ajnabiga naga daaa walal keynaa nagu filan.

  • @burhansamatar7983
    @burhansamatar7983 2 หลายเดือนก่อน

    Nin raged weeye....