Hal qodob ban ka faiday shikh allaha xifdiyee waana marka ad gaftid in andan markiiba furin musxafkà runtii wana dhibka ihaysta. An isu ducayno in ilaahay naga dhigo kuwii kalaamkiisa ku martiiqaada quluubtooda🤲. اللهم اجعلنا اهل القرآن🤲🤲 Waa mahadsan yahay ustadku الله يجزيك خير في ميزان حسناتك🤲♥️🌹
Shekhow taxfiitka waxaa ubaahan Carabtee u sheek soomaali taxfiitka martiyaa caalamka oo. dhan mari eey uga yihiin bal musxafka aan gacanta ku qornaa uu dhakada kadhignaa
Allh noo fududeeyo dhaamntena qur,aanka 🥺🥺
Kuwa ku dhaqmana allh naga dhigi🤲
اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك 🥺🤲
Wan jeclahy inaan xifdiyo 😭allow igu garab gal wan wadaaye
Walaaleey magaca walaasheey aad wadataa tolow ma adigaa
aamiin yaarabi
Hal qodob ban ka faiday shikh allaha xifdiyee waana marka ad gaftid in andan markiiba furin musxafkà runtii wana dhibka ihaysta.
An isu ducayno in ilaahay naga dhigo kuwii kalaamkiisa ku martiiqaada quluubtooda🤲.
اللهم اجعلنا اهل القرآن🤲🤲
Waa mahadsan yahay ustadku
الله يجزيك خير في ميزان حسناتك🤲♥️🌹
Aamin abyo 2 sano ka hor ahayd maxifdisay hadda
Wareysigan oo Dhan Ka Daawo:
th-cam.com/video/TI96aCi9f24/w-d-xo.html
Janalka Sheekh Xasan:
th-cam.com/channels/1sLFoClkB0z43fSKrNdO6w.html
Masha allh
Jazakallah kheyr
mshallaaaah
noso badi waraysiga shekha
بارك الله فيكم
بارك الله فيكم اخواني. Very beneficial clip very well done
Masha allh shukrn waa mowduuc aad loogu bahanaa mhdsanidiin techers
masha Allah Allaha Xifdiyo Quraanka
M.a mahadsanid
maashallaah
Allaah Haku barakeeyo sheikhi
M.a allha idin barakeeyo
Masha Allah walalayal mahdsanidiin
Allha inoo fudideeyo kuwii ku dhaqma Allh naga dhigo Aamiin
Jazaakallaahu khayr ❤
Masha allah tabaraka laah
M.a hormar wacan
M.a waa mowduuc wngsn
Masha allah Shukran labadiinuba walaal, mawduuc muhiim ah ayaa soo gudbiseen. Khayr Allah ha idin siiyo wll❤️
Maalin uun weey imaan doontaaa, adigooa
1minute.......100k views🥺
جزاكم الله خيرا❤❤❤
جزاك الله خير الجزاء
Masha allaah mahadsanid
Ustaad sh walalkaga miyaa
لا إله الّا أنت سبحانك إني كنت من الظالمين
الله يبارك فيكم
Jasakalaah wll
Xaqiiiq walhi allha hadin sharfow
Allah hayna garab qabto dhamaanteenba
Amazingly
Mnshlh ❤️
Jazaakalaah sheekh xasan waxaa iigu kaa danbeysay xiligii kuleejka waad inoo faa ideysay
ماشاءالله تبارك الله
Asc wll
Abdiwali
Waxn ku idhi
Wll kasoo hadal minxada waxbarasho ee mext in japan
❤
Habkq wareyga loo sameeya ma taqaanid dadka aad host-gareeysa ha hor cararin
Quranku waa sidii shimbir 🦜 baalka aad hayso hadi halmar aad sii dayso masolabanayso ado dadaalki marki hore aad kuso qabatey bixiya mahe
Hal qodob aan ku daro ku dar shan dareemo qofku waa inuu soo xaadiriyo
Kor ka aqriyo dheh dhako lamayaqaane .
Quraan an maskaxda ka aqriyo waxa igu dambeysay 2010 hadana kitaabka kic kicis ku aqriya
Wll hadaba waqti wad haysataa ee isdaba qabo
Manshalla aniga kitaabka aad gacanta ku hayso ayaan ku dhigta lkn kitaabka mobelka ku jira Mar ayaa daruuftu kugu qasbto ayaa jirta
m.a
99
1 niyada2doco 3sabar
Ma hal qof baa???
Mise mataano isu eg
Ma 1qofbaa
Shekhow taxfiitka waxaa ubaahan
Carabtee u sheek soomaali taxfiitka martiyaa caalamka oo. dhan mari eey uga yihiin bal musxafka aan gacanta ku qornaa uu dhakada kadhignaa
Masha Allah
جزاكم الله خيرا
Mnsha allah
❤❤❤
❤❤