Dhabar-adayg bay Noloshu rabtaa! I Somali Youth Summit 2021I JIGJIGA I - Mubarak Hadi

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 122

  • @muhiyaddensheikgedi4641
    @muhiyaddensheikgedi4641 3 ปีที่แล้ว +43

    Kol hankaagu hadduu sareeyo
    Adna hagrasho waayi meysid
    Han-yare ku dhiba waayi meysid
    Hanjabaad cadow waayi meysid
    Halyeynimo haddaanad muujin
    Difaacan himilooyinkaaga
    Halkaad rabtay gaadhi meysid🙏😀
    #mubarak hadi

    • @sacdiamuxammad1702
      @sacdiamuxammad1702 3 ปีที่แล้ว +1

      Alla run badanidaa
      MaashaAllah wll
      Hibada aad leedahay
      Alle haku siyaadiyo
      Maskaxdana hakuu amaansado

  • @fariixadagan553
    @fariixadagan553 3 ปีที่แล้ว +3

    My fav person ustaad mubarak hadi Allah haka raali noqdo wllo 🙏

  • @maymuuncali2000
    @maymuuncali2000 3 ปีที่แล้ว +3

    marka aad magaalo cusub timaado oo aanad garanayn qofka aad wax weydiiso ee ku tusa meesha loo marayo halka aad doonaysay iyo qofka wadada kugula sii saaxiiba saad usii socoto waxa muhiimsan ka wadada kugusoo rida ustad alle hakaa jasaa siiyo kolay waxaad tahay ka wadadn aan maanta kusocdo igusoo riday cid walba oo ugulasii saaxiibta wadadaydanna adaa ka muhiimsan jasaakallah♥️👏

  • @maxamedcabdirahmaannuur8038
    @maxamedcabdirahmaannuur8038 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha allaah walal mubaarik allaah haku xifdiyo waxaad isku darsatay in aad taqaano cilmiga aduunyo iyo midka aakhiro dhirigalinta rasmiga ah waa taas cimri dheer iyo cafimaad ayaan allaah kaga rajaynayaa

  • @abdull_haji77
    @abdull_haji77 3 ปีที่แล้ว +7

    Ustad mubarak abaalkaga manaqan waxan ku gudo yacnii aan kugu abaal mariya Allaha jannatu fardouse nagu wada kulmiya dhamanteen ❣

  • @daarulkhayr9020
    @daarulkhayr9020 ปีที่แล้ว +1

    I realised for that point ❤thank you very much🎉Jazaakalaahu khayran kathiiran❤

  • @samxaaeman2283
    @samxaaeman2283 3 ปีที่แล้ว +2

    Walaal mubaarik haadiyoow wd mahadsantahay adoo kale somalida alle haku badiyo

  • @kowsaryassin8779
    @kowsaryassin8779 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad mubarak haadi allaha kubarakeeyo akhiro iyo aduuun, run ahaanti dhiragalinta aad usamayso dhalinyaradeena somaliyed waxay noqotay mid badashay dhalinyaro badan nolashada waayo qofka kudhiragaliya wuxuu kaga qaalisan yahay mid wax kusiyay , dhiiragalinta waa shidaalka uu bini-adamku kusocdo.

  • @omarofficial1902
    @omarofficial1902 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allha waxaaday dhiiriya galay allha hakudhoora walla mcn

  • @sumayoahmed7675
    @sumayoahmed7675 3 ปีที่แล้ว +15

    Asc m.a wllo aad ban ku tageraa aad ban u jeclahy barnamij yadada ilahy haiga digo kuwa libany akhiro iyo adoon ba ilahy hano rumeyo ani iyo inti islam ah wax walbo kher ah aan rajeynayno amiin amiin 🤲🤲 plz waxa ka codsanaa inaa no wado barnamij yada waad naga dhahisa ado rali ah wllo 3sano kugu xiranhy wax badhane wa ka faidy ilahy kher keda iyo jazaded alle haka abalmariyo

  • @ismailyg3493
    @ismailyg3493 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad mubaarik haadi lecture wax badan baan sugayey ustaad allaha ku barakeeyo runti qof wax badan aan ka faaido baatahay waxaan ka codsanayaa ustaad inaad no siwado firkad io buuug mahadsnid

  • @hodohaibe
    @hodohaibe 3 ปีที่แล้ว +1

    Way adagtahay inaad nolosha dhan badashaa se haddana waa run macalin waa inaad go'aan sameesaa haddad badal doonaysid iyo inaad rabbi talo saaratid

  • @najuumbilcan9301
    @najuumbilcan9301 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaadku wa xge hlku yimiday wn rajaynaya inan ka faidaysano ood timaad golobki sool aha masha allah dadka kulanka jogayna way naga nasiib bdnyhin

  • @bulshawi9588
    @bulshawi9588 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aad ayaad ugu mahadsantahay inaad dhalinyarada soomaaliyeed dhirigaliso

  • @asmasuleimanali4777
    @asmasuleimanali4777 3 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh jazakalahu kheiran ustaad cilmiga alle ha ku siyaadiyo

  • @hibaaqjamac4825
    @hibaaqjamac4825 2 ปีที่แล้ว

    M.a dhiirgeliye fiican hore u soco💞👍💯💯

  • @aminamohamed7638
    @aminamohamed7638 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad mubaarak waanku faraxsanhy inaan goobjoog ahaa mahadsanid

  • @nafizabdi7985
    @nafizabdi7985 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa dhiiri galin aad u wanaagsan, mahadsanid

  • @asmahappy6032
    @asmahappy6032 3 ปีที่แล้ว

    You are my only role model kusoo dhawow borama

  • @arwaaxfiidow1741
    @arwaaxfiidow1741 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaat mubarak allaha ku dhowro aduun iyo akhriba wlhi aad ayaan kaaga mahad celinayaa dhiiri galintaan

  • @Chuunde
    @Chuunde 3 ปีที่แล้ว +1

    Mubarak Hadi Motivator Dhab Ah 😇❣

  • @zaara.zulaymanmariya1908
    @zaara.zulaymanmariya1908 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah ustaad muparig hadi
    Aad umadsanthy

  • @abdinasirsheikh5047
    @abdinasirsheikh5047 ปีที่แล้ว

    Manshaalah waa aragti xiadaysan halagay faa iidaysto barashashada hamiga sare

  • @mukhtarmohamedali9854
    @mukhtarmohamedali9854 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah mubaarak Allah hakuxiftiyo

  • @xaawoluul9730
    @xaawoluul9730 3 ปีที่แล้ว

    Sx wlhy waxan lo dhabar adaygin lama guul lagama garo.
    Masha allah ustaad mubarak Hadi guulayso walakayo

  • @minauhmeth1091
    @minauhmeth1091 3 ปีที่แล้ว

    Mubarak hadi shukran

  • @maulidzultanhiis955
    @maulidzultanhiis955 3 ปีที่แล้ว +1

    Hawl baa Hawl Looga Tagaaa
    Al Ustaad Mubarik
    Mansha Allah
    Mahadsanid

  • @mohamedabdi1256
    @mohamedabdi1256 3 ปีที่แล้ว +2

    Thnks mubarik hadi waxaa tahay tababare nololeed

  • @subaidamohamed7823
    @subaidamohamed7823 3 ปีที่แล้ว

    Madaxa ayaad noo saarantii ustaad adi iyo mohamed omer allaha idin barakeeyo

  • @zamzamomar1363
    @zamzamomar1363 3 ปีที่แล้ว +1

    Mubarak hadi aad baa umahadsantahya wll dhiriigelinata 🙏🙏

  • @bishaaroaxmed757
    @bishaaroaxmed757 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad Mubarak

  • @soulemoussa9665
    @soulemoussa9665 ปีที่แล้ว

    Masha llaha brother

  • @AAdam-rc3nu
    @AAdam-rc3nu 3 ปีที่แล้ว +5

    Ustaad noloshayda meelaha aan ka shidaal qaato ayaad ka mid tahay,Maalmaha hal adayga iyo dadaalka saaxiibbada ugu waaweeyn ee aan leeyahay ayaad kaw ka tahay...
    Dheefta aduun ee si uun u imanaya marka laga tago,alle camal azd ugu dhawaato hakaaga yeelo Ustaad.

  • @ahmeddaacad4729
    @ahmeddaacad4729 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @salmonellatyphi2601
    @salmonellatyphi2601 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid macalin, waa igu ogtahay inaan quusta ka baxo

  • @mustafekhaliif619
    @mustafekhaliif619 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll waad na dhiiri galisee

  • @feelfree4067
    @feelfree4067 3 ปีที่แล้ว

    Absolutely,
    If you want to go up, so you have to give up

  • @Fatima-qw8yj
    @Fatima-qw8yj 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc walalahyg qalig aah fadlan iso boqoda illaahay muurad kina haa nii sahalo inshallh walashin ayan aahee illaahay Ramadaan nabad haa nagu waad garsiyo aamin 🙏

  • @zamzamcabdi3809
    @zamzamcabdi3809 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah Allaha noo soo badiyo adoo kale

  • @daahirabdi4182
    @daahirabdi4182 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mudane Mubarak Allah haku barakeeyo sida degan ee aad noogu faaidaysay

  • @garaadsan.6191
    @garaadsan.6191 3 ปีที่แล้ว +2

    Very well articulated.

  • @fardosaali436
    @fardosaali436 3 ปีที่แล้ว

    Masha’alah tabaaraka Allah Ustad Mubarak hore u soco

  • @hoodoali7272
    @hoodoali7272 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad😇💝 masoo koobikro wxn kafa'idey Alle Abaal marintaada janno hakayeelo.🤲🤲
    Wxn tamaniyey dhawaan Oon jigjiga kusugna safar yar Oo gaban in hbnka quruxda bdn kamid noqdo se Insha'Allah wxn rajeynaya inaan hargeisa kugu arki doono🌺❤

  • @sayidsuldaan6753
    @sayidsuldaan6753 3 ปีที่แล้ว

    Ustaadiiii tnks

  • @sahromahamed2694
    @sahromahamed2694 3 ปีที่แล้ว

    Thankis ustaad mubarag hadii 👍

  • @fawsiyoali7685
    @fawsiyoali7685 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah brother 🙏❤

  • @sundussaid3650
    @sundussaid3650 3 ปีที่แล้ว +1

    Malinkayga nolasho mubarak hadi ustadi allh yaxfidak ❤❤❣❣

  • @QeyreDiish
    @QeyreDiish 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Ustaad Allaha ka Amaal Mariyo Dadaalkada ❤🙏

  • @safiayusuf6762
    @safiayusuf6762 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waa hadal xegmad ku dheehan.

  • @fardawsashukri1054
    @fardawsashukri1054 3 ปีที่แล้ว

    Alhamdullilah mar hada jigjiga timid ustaad😍😍

  • @anisoyasirallah4260
    @anisoyasirallah4260 3 ปีที่แล้ว

    you make me enthusiastic

  • @cabdifatahmahamed1037
    @cabdifatahmahamed1037 3 ปีที่แล้ว

    MUBARIK HADI AQOONYAHAN DHAMAYSTIRAN MANSHA ALLAH

  • @bulshawi9588
    @bulshawi9588 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad waxaan ka codsanaya inaad video ka sameeyso mareeynta wakhtiga

  • @coachayanlexusen787
    @coachayanlexusen787 3 ปีที่แล้ว +1

    I will be there here

  • @safiyadahir7531
    @safiyadahir7531 3 ปีที่แล้ว

    Saxiix wallkey illhy haku xafido

  • @prettymuslimah924
    @prettymuslimah924 3 ปีที่แล้ว

    Mubarak haadi runtaad shegtay walal🥺💝

  • @ahmedabukar6151
    @ahmedabukar6151 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah great man

  • @ilyasomar7112
    @ilyasomar7112 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka-Allahu kair kazira wll

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 3 ปีที่แล้ว

    Mubarak Hadi Soo dhawoow

  • @aniizaabdalle7211
    @aniizaabdalle7211 3 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @sportstube8925
    @sportstube8925 3 ปีที่แล้ว +1

    illaa hadda dadku 100% guusha waxay u yaqaanaan inaad lacag hesho. guushu kaliya maaha inaad lacag hesho, guushu waa wax waxkastoo aad ku hamminaysay ood ka midho dhalisay , hadaad jaamacad dhammaysay guul baad joogtaa, hadaad aabo nooqoto guul baad joogtaa, hadaad cilmi diiniya barato guul baad joogtaa walow aanad lacag buuran ba haynine. tani waa aragtida saxda ah ee guusha.

  • @sayidsayid9266
    @sayidsayid9266 3 ปีที่แล้ว

    Nolow wll wan dawadaa muuqaldada mar wliba aan arko inaa xogaa hoos dhac jiro kdibna cajiska iga kaca oo dhirigalin ban ka helaa tanks will qli guulyso if iyo akhiro

  • @najaxcabdiraxman515
    @najaxcabdiraxman515 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustaad alle ha ku sharfo

  • @bilanahmed5816
    @bilanahmed5816 3 ปีที่แล้ว +1

    Goobadan yare macaan een la qabsanay xagee nalooga wadaa

  • @mascuudabdi3627
    @mascuudabdi3627 3 ปีที่แล้ว

    ustaad waad nagaraagtaaye yaa naan kuwaayin kuu baahanahaye bartan ugu yaraan 2badii maalmood muqal sogali

  • @khadraomar6366
    @khadraomar6366 3 ปีที่แล้ว

    Asc ustaad noo soo badi dhiirigalinta insha Allah

  • @Engibrahimshire
    @Engibrahimshire 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah ustaad

  • @sayidiiful
    @sayidiiful 3 ปีที่แล้ว +1

    Mubarak Hadi soo dhawaw.

  • @warsamenur6265
    @warsamenur6265 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlll khudbadada so wada dhamaystir wan ku jeclahay in ku dhagaysto

  • @aqoonkaaba7830
    @aqoonkaaba7830 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allaah

  • @محمدإبراهيم-ل8م7ظ
    @محمدإبراهيم-ل8م7ظ 3 ปีที่แล้ว

    شكرا

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 3 ปีที่แล้ว

    Wow masha Allaah

  • @mklyaas8076
    @mklyaas8076 2 ปีที่แล้ว

    Asc wr wb walaal aad ayaan kuu salaamyaa Salaad kadib walaal waxaan rabay Inaan si gaar ah aan kuula soo xidhiidho Kuma fiicni qoraal ee waxaan ku fiicahay hadalka ee sideen u wada hadli karna?

  • @farduusmohaa5590
    @farduusmohaa5590 3 ปีที่แล้ว

    Lenge keep going Mubarak

  • @shukriibrahim7468
    @shukriibrahim7468 2 ปีที่แล้ว

    Baan mahan waa nolosha dhabta ah waa taas

  • @nasradaib6283
    @nasradaib6283 3 ปีที่แล้ว

    Wll waxn kugu mahad celinaya inaad ku baabusay in uu noo bilaabo barashada luuqada Englishka wll Ayub Axmed

  • @sahraali7011
    @sahraali7011 3 ปีที่แล้ว

    Hawl baa hawl looga tagaa
    Mahadsanid wll talooyinkaaga aad bn ujeclahay ulana socdaa

  • @bintaxasan3665
    @bintaxasan3665 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ustad qaliy ana ada ujecalahy sharfa ku wara

  • @maymuunaxamed3676
    @maymuunaxamed3676 3 ปีที่แล้ว

    Howl ba howl loga taga 👌👌

  • @riyaanAbu
    @riyaanAbu 3 ปีที่แล้ว

    Asc walal mubarak wll buuga aad qurtay baan raba waxan jooga sacudii carbii eee maxa sameey 🤔io buug kale fa iido La ayan raba waxa tahy quf ango qaali Ah Aallha haku xafiido aduun io Aqiro 💝💝

  • @shuuriyeliibaan9268
    @shuuriyeliibaan9268 2 ปีที่แล้ว

    Hadalkada waan ku qancay noloshu waxy ubahan thy dhabar adeeg

  • @ahmedtiitii1299
    @ahmedtiitii1299 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad.

  • @hafsomohammedahmed3858
    @hafsomohammedahmed3858 3 ปีที่แล้ว

    M.a hore u soco

  • @yahyeabdi1374
    @yahyeabdi1374 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @mohamedabdirahman4677
    @mohamedabdirahman4677 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustad mubarak masha allah waxad itahy model an ku daydo eebe haku brakeyo ustd

  • @AhmedadanAli
    @AhmedadanAli 3 ปีที่แล้ว

    Vidogan oo dhamaystiram xagen ka helaa

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 3 ปีที่แล้ว

    Waa xaqiiqo wlahi

  • @nasrodagan2024
    @nasrodagan2024 2 ปีที่แล้ว

    M.a ❤️🌹

  • @BigGuure
    @BigGuure 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @hoodocali421
    @hoodocali421 3 ปีที่แล้ว

    macalin mahadsAnis

  • @ramlahosman1947
    @ramlahosman1947 3 ปีที่แล้ว

    Trueee💯💯

  • @hanibile7305
    @hanibile7305 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc barnijkan oo dhameestiran noosoogali Chanel kaaga mobarak hadi mahasanid.

  • @HawaHussein
    @HawaHussein 3 ปีที่แล้ว

    Inshaa allaah dheh

    • @HawaHussein
      @HawaHussein 3 ปีที่แล้ว

      Inshaa allaah dheh

  • @mohameddahir6798
    @mohameddahir6798 3 ปีที่แล้ว

    Good Motivation👍

  • @aminamohamed2221
    @aminamohamed2221 3 ปีที่แล้ว

    ustaad maa.muqdisho notimaada mar 😔😔

  • @driving887
    @driving887 3 ปีที่แล้ว

    Hore usocdaa

  • @hamdahusein6172
    @hamdahusein6172 3 ปีที่แล้ว

    Waan soo dhaweenyaa buugan waxan se jecelaal in aad dhibta dumsa reerha 90%waa balwada ragu leeyhiin maalin walba waa awooda 10$ jaadka lakiin ma awoodo 3$oo reerkiisu waxa ku karsado waaxan buuga khilaaf ka qooska qori kar qof dhibtiisa ka dhagaya waan balan in aan qoryo dhibta ka taagan soomaliland

  • @bilalcali2060
    @bilalcali2060 3 ปีที่แล้ว +1

    What a ....

  • @lionboy7678
    @lionboy7678 3 ปีที่แล้ว +1

    Are inader nosobadiide