Waa Allah mahadii waxa aan ka mid ahay dadka ku soo biiray 1 sano ka hore waxa aan ku bartay aamina almufti maracade hore u soco happy day aniga i tahay waayo sanad ayaan ka mid ahay dadka sida joogta kula socda wlo
Walaalow horta masha Allah qaabkad sheekoyinka isogudbiso waan kahelay weliba waxaan jeclahay shekoyinkaga in aan dhageysto markan howsha guriga qabanaayo sida markaan alaabta dhaqaayo ama aan cuntada karinaayo waayo howsha baan kuqabsadaa sheekadaada kkkk mararka qaar waxaan moodaa in filimada sirdoon ee lafiirsado midkood in aan sheeko ahaan udhageysanaayo Cajiib mash Allah aad baan ugahelay Qaab soogudbintaada xiiso bey leedahay Allaha nookaadhowro amiin Ramadaan kareem
Marka hore Ramadan kariim Bahda maracade show Runtii aad u mahad santihiin Aad baana idiinkaga mahad naqayaa mar kale Runtii waxaan ahay dadka aadka ugu xiran bage kan warbixinaha dhinaca sirdoonka ku saabsan anigu cilmi ahaan ayaanba u qaataa waana jeclahay inaad noo sii wadaan in kastoo oo aan aad uga helay qisadii sirdoon ee Aamina al mufti taas oo aad u xiiso badnayd
Waa taxane aan casharo badan ka baran karno ka dhalinyaro ahaan, aadna waan kaaga mahadcelinayaa wll. Waxaan kaa codsanayaa inaadan naga soo daahin qaybta 3aad. Mahadsanid Maracade👑💗
Waa sax wanu ka qaadanay sheekadan iyadda ah waa mid gadan ama iibsan wad ku mahadsan tahay gudoome qayba kalana no so lali sidda ugu dhaqsaha badan sxb kuwaad ayaan ka dhiganaya okey
Waa sheeko xiiso leh runti. Lkn waxaa la yaab leh in aan wali islaamku ku baraarugsanayn wali qatarta Yuhuuda xili sheekadan laga joogo 100 sano ku dhawaad
Qaybtan koowaad waxay u badan tahay, naagtan nolosheedii oo weliba isku soo noqnoqonaysa. Fadlan waxaad ku dedaashaa hawlihii ay u qabatay sirdoonka Yuhuudda oo kooban in aad noo soo tebisid. Mahadsanid
Maracade show .mahadsanid marka hore. Aad ban ugu xidhanahay waayo waan jecelahay arimaha sirdoon. Waliba in wax laga ogaado arimaha yuhuuda. Waxan ka dawanaya BERBERA Somalia
Sidee ayaad u aragtaa Taxanahaan cusub, halkee ayaadna ku daawaneysaa ?
Waa ok 100% ani ahaan taxanaha aad ujeclahey
Waan ku faraxsanahay lkn maalin waliba miyaan helaynaaa
Aad ayuu u fiican yahay 💯/💯
Aad ayuu uficanyahay waxaan kadareeme damiirka iyo dalkeeyga Uganda Kampala aan kadaawanaaye
Wlahi aad ayaan usoo dhawaynayaa waxaanan ku daawanayaa magaalo xuduudeedka tog wajaale.
I soobooqda walalahayga somaliyeed wan idin wada jecelahay ramadaanta ramadaanteeda nabad allaha nagu gaarsiiyo
Aaaaamiiiin
Wad mahadsanthy
Book magaciisa inoo sheeg
Comments ma qori karee like uun iga gudoma markasta
Waa Allah mahadii waxa aan ka mid ahay dadka ku soo biiray 1 sano ka hore waxa aan ku bartay aamina almufti maracade hore u soco happy day aniga i tahay waayo sanad ayaan ka mid ahay dadka sida joogta kula socda wlo
Waan taageeraa Arrimaha sirdoonga,siyaasadaba,
Waana ku faraxsanahay in aad nooo bilawdaan sheekadan . Waadna ku mahadsantihiin.
Walaalow horta masha Allah qaabkad sheekoyinka isogudbiso waan kahelay weliba waxaan jeclahay shekoyinkaga in aan dhageysto markan howsha guriga qabanaayo sida markaan alaabta dhaqaayo ama aan cuntada karinaayo waayo howsha baan kuqabsadaa sheekadaada kkkk mararka qaar waxaan moodaa in filimada sirdoon ee lafiirsado midkood in aan sheeko ahaan udhageysanaayo Cajiib mash Allah aad baan ugahelay Qaab soogudbintaada xiiso bey leedahay Allaha nookaadhowro amiin
Ramadaan kareem
Boqorad baa thy
Waxan rajeynayaa inad qarankaga ugu shaqeynlahayd hadad jaanis u hesho hablaha somaliyed qaran dirsadaan jirine waxan aaminsanay 100% iney ka caqli xeelad iyo kartiba badanyihiin dumarka kaloo dhan awoodna u leeyihiin tan ay samaysay gabadha yuhuudiyada ahi iyo kuwo ka adagba cid kastana waxy wax ku tahy DUMARKOODA
Kumaquruxbadna in dumarka islaamka ah ay sirdoonad noqoto hadeynoqotana waxaa imaankarta in jirkeeda ay iibsato ayna u iibiso qarankeeda taasina waa mamnuuc xaga diinta marki la eego Sideedabana siyaasada iyo dumarka diintu way kahadashay dumarkana siyaasada diiniyan umafiicna iney hooyanoqoto ay xaas guri tahay baa ugawanaagsan howl sirdoon iyo qaranbaas raga buuxo baa ay howshoodu tahay
Wan kugu racsanay fikirkaa adigoo guriga jooga oo reerkaga dhaqanaya ayad hadana qaban karta waayo adaa korinaya barbaarinaya maskaxdiisana korinaya kan loo bahanyahay inu hawlahan qabto sababto ah tababar hooyo bixiso mid ka wangsani majiro Ramadan mubark Fardowsa
@@FM34573 wow u r awesome m.a
Marka hore Ramadan kariim
Bahda maracade show
Runtii aad u mahad santihiin
Aad baana idiinkaga mahad naqayaa mar kale
Runtii waxaan ahay dadka aadka ugu xiran bage kan warbixinaha dhinaca sirdoonka ku saabsan anigu cilmi ahaan ayaanba u qaataa waana jeclahay inaad noo sii wadaan in kastoo oo aan aad uga helay qisadii sirdoon ee Aamina al mufti taas oo aad u xiiso badnayd
Waan so dhawaynayaa
Anigu waxaan ku daawanayaa
Wadanka Belgium
Waa sheko qimo leh wanan ku mahad san tahay sad nogu bilawday thanks bro
Waa taxane aan casharo badan ka baran karno ka dhalinyaro ahaan, aadna waan kaaga mahadcelinayaa wll. Waxaan kaa codsanayaa inaadan naga soo daahin qaybta 3aad. Mahadsanid Maracade👑💗
Waad kumahadsantahay sheekadaan cusub waxaan islahaa goorme ustadku midcusub idinku cawinaa sifiican Ayaan u arkaa ramadan kreem all
Mhdsnid mudane neef wayn ayaa iga soo go'day markay sheekada dhanaatay sidaan qalbiga u wada siiyay awgeed ee guulryso mara cadde
Ramadan Kareem ana u horeyay ee ha ila dhafina like
Maracade alx ramadantii hore amina almufti
Tana shuula chohi thanks bro🙏🏽
Waan KU salamay dhamaantiin baahada mrd show waa maacalinka bulshad somaliyeed ee waan Soo dhawoynay
Woooow aad baan ugu xiisa qaba inaan sheekadan la socdo thnks Mr Maracadde🙏🙏🙏🙏.
Manshallah sxb si wacan waa muhiim sxb sheekadaan waana soodhaweynaynaa waxaan ku daawanayaa muqdisho ramadaan kariim
Waa sax wanu ka qaadanay sheekadan iyadda ah waa mid gadan ama iibsan wad ku mahadsan tahay gudoome qayba kalana no so lali sidda ugu dhaqsaha badan sxb kuwaad ayaan ka dhiganaya okey
❤maracade show waku wadana
Waa sheeko cajiib ah heshayne falaanqeeye ku haboon,waana sababta ay dhadhan u yeelatay,aad baa ugu mahadsantahay juhdigaaga.
Aad & Aad buu uwanaagsan yahay. Kala socda Gardo, Bari, Somalia.
Wan Ku xiranahay waana jecelnahay waqtigaan waqtigiisii oo kale waa waqtigii aad noso gudbin jirten tixanihii AMINA AL MUFTI
Waxn filaYa in aY tahy sheeko Qiimo badan oo wax badan laga FaidaYsan dono sida sheekadi amina al mufti waxn ka DawanaYa Borama
Mahadsanid jaalle maracadde halkaa kasii wad mudane dadaalkaaga.
Sxb waxaan joogaa hargaysa
Waliba sheekadan waa sheeko fiican kuna dhaw amiina al mufti
WhatsApp status ayaan ku casuumey shekada ramadaanta abti hore usoco MARACADE SHOW
Aadban u soo dhaweynayaa, inaad weliba sidaas noogu wado hadduu ay Ramadaantu xitaa ka dhamaato. Waxaanan kaa daawanayaa Hargeysa.
Aad iyo aad ayaan ula dhacay taxanahaan waana mid duluc balaaran sida ii muuqada
Waxan ka dawanaya👉 muqdisho🇸🇴 👉xamar weyne❣
Thank you bro waan sugyney maracadde Ramadan Hilwa wllo 🌙👍
MARACADE SHOW WAXAGAN MAXAA KA RUNA YAAB KKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKKK.
Aad ayaan ugu farax sanahay wllkey mara cadde Alle haku barakeeyo
Maracadde show waad ku mahad san tihiin dhacsoyinka sirdonka in Aad no if timisan ee war mar wacan Ayan idin leyahey
Qofki ugu horeyay ee daawada like hale saaro
Mansha allah Sxb Wanku faraxsanahy barnamijyada sirdoonka iyo siyaasada
Walaal ilaahey hakubara keeyo marwalba😀😍🙋♂️🙋♂️
qofki ugu horeyay daawada wlhi ana ah
Waaa sheeko wax weyn utababareysa sirdoonka somalia waa hadii la heio dad ama shaqsiyaad xukunka yimid oo leh shaqsiyad nool wadaniyad dhab ah leh runtii
Walhi niyow waxaan sheekadan u'arkaa iney kudoogantahay qiimaha dumarka yacnii in dumarka dhnka hab fikirka iyo xakameenta nafta iyo maskaxda ay ragga ugu horeyaan nagana karti iyo go'aan qaadasho nogu fiicanyihiin MARACADE SHOW salaaman RAMADAN KRIIM ✋✋✋❤
Maracade Mahadsanid bro waa sheeko cajiib ah waanu ognahay sheekooyinkaaga inay xiisa gooniya leeyihiin waliba markaad ka hadleyso taxane Sirdoon sida kan iyo kii cajiibka ahaa ee Aamina al mufti .
Lagamana caajisayo hab soojeedintaada keep going brother.
Dadka qaar amee jaceylka ka qaadaan, waa ii farxad inaa mudo sanad Channel kutixanhhy.
Wan sodhaweyna shekadan taxanaha ah hore ayaan udhagestay ramadanki hore nala waagtay waxana kadawana istanbul
Maracadde show sxb waan kusalaamay hargaysa kudaawanaynaaa
M.a maracade show wlh wanidine tageraa .keep going
Aan baan ugu farahsanahay aad baana ujeclahay arimaha sirdoonka
Waan ku faraxsanahy sxb maracade waan la socdaa wana muhiim arimahan aad so gudbisaa
Way wacantahay
Xiisane way leedahay
Ramadan Mubarak sxb aadbaan usoo dhowaynaynaa sheekadan cusub afku kuma daalo waayo aragnimo iyo ogaal dhaxal gal ah baa ku jira
Maracadde show chanel aan wx baddan ka fa,idey
Masha alah ad ayan uga helay shekada maracade show e qaybta 2 waa gorma
Maracadde Show . Maxa la dhaxeeya shuula cohen iyo ellie Cohen
Ramadan kariin somaaliyeey meelkasta ood joogtaan wallaalla yaal
Maecade waad ku mahadsantah sida aad nosogaadh siiso armaha sirdoonka yuhuuda iyo kuwakaleba
Waa kaaga mahad cilinyaa sanadkii hore kana sidoo kale Ramadan kariim bro
ramadanki hore waxey ahat amiina la mufti wan hadan wan ku taxanan doona insha allah
Haa sidkle amba wll.
Sheeko wax laga barankaro waaye. Waadna kumahadsantahay soogudbinta sheekadan.
MashaAllah Walal inoso badi sirdonka
*waa sheeko aad u heer sareesa thanks zhp maadaama aad codsigii tagerayashada aad maqashey KEEP GOING brø*
Sxp shekadaan aad ayeey iigu Socotaa waxaana rawaa inaan ogaado shilqolada moosad eekafulisay dhulka falastiin keep going
sheekadu waa sheeko xiiso badan runtii lkn anigu buugeeda baan jeclaan lahaa
الحمدلله الذي ي أخذ ها عن المسلمين
وسبحان الله والحمد لله في كل حال
Masha allah maracde waxa ugu wayn ee dad wax loogu sheego baad wadaa
Saan ku dawnayay inan sirdon noqdaan ka cabsanayh😂✋
Mozholah wll caqliga ALLAH hkuh barakeeyo🤗🥰
Ramadan mubarik❤⚘💋
Wll waaad MHD snd thy
Alle swt ajar ha ka siyo
Anana hanaga dhigo kuwa ka faa idaysta
Asckm bahda Maracade media. Wllo Aqoon aad iyo aad u weyn baan ka faa'iday sheekadii jaajuusadii carbeed ee Aamiina Almufti. Whli 2 habeen iyo 1 maan aan kala go laheyn baan dhageysanayey sheekadan. Aad baad ugu mahadsantihiin.
Waa sheeko aad xiiso u leh, waxaana iiga muuqda dhagarta Yahuudda.
Masha allh
Sxb maracade waan ku salaamay
Ku mahadsanid in aan nala wadaagto sheekooyin cashar laga baran karo
Masha Allah maxamed waa xog cajiib ah oo xambaarsan macluumaad aan cadi ahen
Mhadsanid sxp macluumaadka aad nala wadaagtey ee muhiimka ah
Mahad Sanidin Macalin Maracadde
shaqo fiican ayaad haysaa
Mahadsanid maracade waan la dhacay sidaad u tabineysid
Waa sheeko xiiso leh runti. Lkn waxaa la yaab leh in aan wali islaamku ku baraarugsanayn wali qatarta Yuhuuda xili sheekadan laga joogo 100 sano ku dhawaad
Waad KU mahad San tahay Saad balant noogu oofisay waan ka helay sheekad sirdoonk iyo wark caalamk aad nal wadaagto hormar wacan baan kuu rajeynaay
Waan soo dhawaynayaa taxanaha sheekadan iyo LA bilaabashada qaybta kowaad ee sheekadan shuula Cohen
Ramada kariima
Mash alha
Waa taxane kobcinaaya maskaxda jiilka cusub .... Hor usoco zxb maracade
Ramadan kariim
Mahadsanid
Maracadde🙋♂️
Wll no so badi
Sheekooyinka
Mossad
Mahadsanid maracade aadbaan runtii uga helay shaqsiyan sheekadan
Aqoonyahan soomaaliyeed alle cilmiga iyo caqligaba ha kuu siyaadiyo
Waan kahely
Waxaan kadawanayaa
Djb
Waa maskax dhan oo yuuda aanay mar labad ula tagayan musinka hargaysa
Sheekoyinka Nocan Ah ee sirdonka Soo badi saxiib
Caqliga Allaah hakuu siyaadiyo Maracade
Asc ramadan kariim waad ku mahad santihiin dadalkiina maracade show
Mahadsanid masuul soo badi sxb markaad dhamayso xalqadaha isku xidh sxb isagoo xidhiidhsan mahadsanid
Mahadsanid Sida fican eed Noogu soo DiYaarisaY lkn Habeenkii Ha soo galine MalinTii soo gali Mahadsanid xaaji
Shekadan malinle noga dhiig sxp Ramadanka wa codsii🙏🌍
waa ay tahay wll taxane
Aad & Aad waa sheko wax badan lag ko ror sa karo ..Adbaan u so dhaween in badan ..*_رمضان مبارک 🌜☀️❤_* ka faa i deeysi wacan
Waa mahadsantihiin, waa in la baro Dhalinyarada Somaliyeed. Waa Dhagar badan yahiin. Buuga aad tarjunteen xaggee laga heli karaa?
سلسل قيامة أرطغرل الجزء الثالث الحلقة 1 مدبلجة
Magaca aan ku so diray wa filem taarikh ah ma isku dayi karta in aad so turjinto
Ramadan Mubarak dhaman
Mahad sanid mxd ciize Yarra show TV Radio 🆗⚽😁💯💯🙏🤠🤓🤑
First❤
Mhdsnd Ustaad Maracade👍🇸🇴
🎉yes she is good girl but we will cry still 🎉😊
Ramadan Kareem I'm 1st
M.Allh waa sheeko aad uxiso badn
Wanad ku mahadsanthy🥰
Wad ku mahadsantahay madama aad naga haqabtirayso shirqoolada ay yuhuudu uu dhigto dawladaha islaamka runti shekadi amina almufti waxan ogaaday macluumad badan sheekadan cusubna waxan ogan dona maclumad badan inaha allaah
Maracade wad mahadsan tahay channelkaga wan taageeri wllo wayo wax badan ayaa laga faaidaya
Am i first person today? Like
Maracade aad ayaad ugu mahad santahay
Maasha allaah sxb aad baad u mahadsantahay horay noogu sii wad wax badan ayaan ka faaiidi doonaa insha allaaah
Mahadsanid walalkayow, Waan dhameystay waanh uriyaaqay taxanahan.
Qaybtan koowaad waxay u badan tahay, naagtan nolosheedii oo weliba isku soo noqnoqonaysa. Fadlan waxaad ku dedaashaa hawlihii ay u qabatay sirdoonka Yuhuudda oo kooban in aad noo soo tebisid. Mahadsanid
Maracade show .mahadsanid marka hore. Aad ban ugu xidhanahay waayo waan jecelahay arimaha sirdoon. Waliba in wax laga ogaado arimaha yuhuuda. Waxan ka dawanaya BERBERA Somalia