saaxiib waad mahadsantahay,laakiin sheekada maad dhamaystirin nimankii la aqoonsay ee ma la qabtay.annigu waxaan u arkaa shirqoolkaasi mar hadii la aqoonsaday inaan guul laga gaadhin ee iyagiiba dhiban yihiin ee mar walba ka fekerayaan sidaan loo qaban
Sxb igama dadagin shekada marna waxaad tiri baskolda waxa ku xirnay dhunta shanqar la aan kadhigdo marka kale waxaad tidhi dhawaaqa rasaasta ayuu ku soo baxay cml taa iga jahil bixi sxb
Nuruddin Ali Yusuf saan warbixin ku maqlay markii la dilayaha waxa ka dabeeyay dilka raysalwasaraha dalka waayo waxa uu gacan saar la lahaa raysalwasaruhu wixii dowladiisa uga soo baahdana wuu u fuduudeyn jiray mafiyada dalka talyaniga wariyahana wuxuu hayay xogo iyo cadaymo ku adan arimahaa sas Ayaana loo dilay
Al shabab waa sidaan oo kale dilalka bay lacag ku fuliyaan. Hooyaday bay qof boos isku qabsadeen. Ninbaa ku yiri 500 oo dollar kaliya bixi ninka waa lagaa khaarajin. Hooyaday ninkii isaga ka cabsatay nafteeda.
Qeybta Labaad ee Sheekada :th-cam.com/video/6yIazkmax9I/w-d-xo.html
odeyga subscribe dheh Arimaha siyaasada ayaa halkaaso ka heleysaane th-cam.com/channels/ZRx6by6UrOOQGqkzRhIL3w.html
@@gundhigawararka5254 qaybta dhiman sheekada soo bandhiga in la helay la qabtay iyo dhammaadka
Sheko cajiib ah
Maryacade gaalkacyo xagee ka helaa buuka amina almuft basaasadii carbeed
Mahadsanid
Waan ku salaamaye masuul
Mahadsandi wllo ano soo badi sheekayiga sirdoonka
Waan ka helaa barnaamijtaad nala wadaagto Mudane Maracade🙏🏻🥀 waad ku mahadsantahay wlal.
Walashey SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Welcome amran
@@ahlulwanaagmedia9425 maxaad kafaa,idaysaa subscribe ?
YAAAAAAAB !
Saaxiib hore u soco noona soo badi arrimaha sirdoonka waayoo aad baan u xiiseynaa
Aad ayaan uu xiiseyaa qisooyinka noo soo badi hore uu soco
Aniga meeshaan wax badan maanan joogin oo waan ku cusbahay, siyaasada ayaan aad u xiiseeyaa marka aynoqo sirdoon iyo arimahaasna waanba ku sii dhintaa sxb.
Mahadsanid.
Thanks sxb
saaxiib waad mahadsantahay,laakiin sheekada maad dhamaystirin nimankii la aqoonsay ee ma la qabtay.annigu waxaan u arkaa shirqoolkaasi mar hadii la aqoonsaday inaan guul laga gaadhin ee iyagiiba dhiban yihiin ee mar walba ka fekerayaan sidaan loo qaban
Mahadsanid ustd
Mahadsanid zhpo waxbadan ayaan ka faaiday SIDA SIRDOONKA CAJIIBKA AH
Noosoobadi sxb qisooyinka nocon cml keep going👏
Maasha allah ustaad maxamed ciise maracade wax badan ayaa kaabartay horey usoco cilmigaada alle haka yeelo
Alla channel muxuu yahy best
Bro qisooyinka aad baan ugu helaaa
Guul ku rajenaa bro
Walal afsomaliga waad hor marisey, ee adi hormar
Barnaamijkan inoo soo badi wll mhdsnid
Subhanallah subhanallah subhanallah
Sxb mahadsanid
Soobadi arimaha sirdoonka
Thanks ♥️
Caawa channel ka kusoo biiray waana kan barnaamijki igu horeeyey aan ka dhagaysto walal keenan insha allah hor mar wacan anina ha la isoo dhaweeyo
Shekoyin Sirdonka wan jeclahay horay usoco wll 🙏😍👌✔️
masha alha bro keep going
Aad ayaan ujeclahay kanaalkan walal horumar wacan
Walal SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Good morning
Shukran walaalkey
waxan ay qofkii ugu horeyay ad ban u tageera qisooyinka sirdoonka hore usocda
Walal SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
ò
Mahadsanid
Shaakadha noso dhamastir walal
wwwww howl gal aan caadi aheen iga dheh thnkz masuul keep going
Walal SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Yaa dawanaya 27/2/2020
I love it this channel maracadde 🥰💞
sheekadan mlntii ay Dhacday wxaa So Gudbiyay Horufadhi media Cidii dizhay wakhtigaa Xog lagama Hyn lkn mnta Xogtii Oo Buuxdan Helay tnx
wall side lofahmay hee sheko bargo iyo somalida 😂😁
@@cademarwaan1621 sifiican hadalkayga Uma Fahmin bn Umalaynayaa Dilkaan mlntii Uu dhacay ayuu Zo Gudbiyay Wariyahan iyo Xaaskiza Ee wxkle Masoo Gudbin lkn adigu Zand kadib baa wxa So Gudbizay qaabka Wariyahan iyo Xaaskiza Loo kharijiyay Oo ahay Qaab shirqool waa intaa Bes
Sxb waa sheeko macaan lkn qaabkii loo helay dilayaaaasha iyagana soo bandhig
Walal SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Police reer galbeedka wax eeysan soo sareenin malahan ..iyo kuwa ruushka
Sheekada dhameestirkeeda heer waxee kaartay raysal wasaarihii wadanka waqtigaas inuu is casilo waxaana dilkooda kadanbeeyay mooryan darooga ii biso Italian ah somalida waxee tiraahdaa mafia. Sheekada ilaa iyo hada ma cada qofkii soo abaabulay lakin dadkii dilay waa lahelay ninka Odayga mascada sheekada xiiso ayuu idiin kugu yeelay. Aniga sheekadan waa arkay. Odayga mascade aan udaday.
Msha allah
Waa waa
Thanks my friends
📺📺
kowsar Dagan USA black hi kawsar
Like ha ila dhaafin
Waan ka xumahay inan dhagaystay anoo jiifsan raba aaax aadban uga naxay labadas ubax ee cadwgu helay
maracadde show full respect
I’m from Slovakia
Hor mar wan pro
Hore usoco wlll markasta xaqiiqatan aad ayaan kuuu taageeraaaaa😘😘😘😘
Marka inaan wax dilnad naparayza miyaaa adaa kamzula hdaan mid ugu turo😎😎😋
Ina dawotay 2020 like isaar ❤👏
waxa fiican baa dadka loo soo badhiga dadku sidey isku dililahayen baad bareysa qorshahan aad meeshankusoo bandhigtay dad baa kukacay oo dadkale ku dilikara
😂😂😂😂😂 ma ila aragtay
Waan kahelay chanalka
Mana taageerin
Ina aderoow qabyada Nagadaa,Qabyo wxn kunacnay Xasan Sheikh 😂😂
War he lidaaa
Sawir shidan ayaa kuuyaala wlhi
Hambalyo my brother 18k
please somaliyeey subscribe iyo like igu caawiya sonka fadligiisa kheeyr allah ha idin siiyee aamiin
waan ku cusubahay janalkaga wl waan u bogay aad bd u mahadsanthy waan kugu xidhnaan doonaa
Calanki barakaysna ayan ku dhex arkay qaarada
Intaas aya igu filan
Viva #somaliland
haday baxsadeen sheekada yaa wariyey
mhdsnd sxb
Qaabkii loo qabtay ama loo ogaaday wanka sugeynaa sxb thanks
Good news
Thanks 🙏 brother. no. Soobadi. barnamishkaan
Barnamijkaka wan ku xidhanahay more usoco
I actually am in Bratislava and I was there during that incident,it led to alot of demonstrations and finally the prime minister resigned.
Somalidu waa xaasid waar wiilka subscribe u saara 🙏 👈
Asad koko walalke SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Somalia waa dadka ugu aqlaaqda xun uguna faqrisan caalamka oo idil waa dad ayaga is xasda oo dhibtaada ku badan tahay
Maracade wax badan baa kaa khaldan sheeg shababta loo dilay mise LIKE-TA LEE RABTAA, KKK
Qiso qabyo ah waaye ee dhameestir
my recommended
Good chanle 💐
Arimaha sirdoonka waka helaaa
Aad ban u jeclahay i an sirdoon noqdo lkn wadankayga waxa hormarka ka hortaanagan wa Sirdoon la aan
oday daaly your user name is another level😂😂
@@yaaniempire408
😜😜😂😂😂😂
Programkani waan daawadey xitaa waxaa ka mida mafia, yada Italy
Waan ka helay ee noo soobadiya please thanks
Maxaa lagu Haystay? Maxaase lagu Ogaaday Hitmen -Nada?
waa barnamij fcn lkn sxb waxaad ka hdlayso muqaal u eg saar thanks
Shekadaan bil walba waan dhageystaa kama xiiso dhaco wllh
Sxb sheekadaan wali waa qabyo waxaa dhiman ninmankii meeshee ku dambeeyeen sida loosoo qabtay iney lacagtii qaateen iyo inkale hadii lasoo qabtay gacan ku dhiig layaasha aaway naagtii iyo ninkii talyaaniga ahaa ayagana wll sababta loo dilay labada wariye war soo dhameestir sheekada plz
Bisinka
Aduunkan inta joogta geed dhalayo xitaa wa arkeeee.
Yaaaab bdanh
Wlhi waqti iiga dhumay
qof aan waxba samyn in ladilo adunka dhan bay ka jirtaa ileen 😓 somalia layaabnaa culimadii iyo wax garadkii laga dhameeyay sidii habeen walba madaxa looga tooganyey balse xisaabi waa danbeysaa
mahasnid
Wll noso gali sbbta lodilayay iyo sida lagu ogaday kuwa dilay please
Hadii aad awoodo Walaal Qayb 2 aad oo ah sidii lagu ogaaday noo sodaa
Sxb igama dadagin shekada marna waxaad tiri baskolda waxa ku xirnay dhunta shanqar la aan kadhigdo marka kale waxaad tidhi dhawaaqa rasaasta ayuu ku soo baxay cml taa iga jahil bixi sxb
Oh my god
Jamaal khaashoqji ayaan kaa sugaynaa
War nio wxd ka waranta tugii caanka ahaa ee la odhan jiray Carlos ee aduunyada ka yaabty marki dambana lagu qabty Sudan
No Sudan waa itoopia
@@hamzikusy626 Wwwwww Masha Allah
Iguso mention gateya tuka hadi adheshan
brother noo sheeek sababta loo dilay
Sxb sheekadu wa qabyo, weli ujeedka loodilay maadan sheegin
Walal SUBSCRIBE igucaawi please Allaha hakusharfo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
Waxaan sheeko maha xoolo wye kan dhamaystir ama haba soo gudbin
Wa sax
Nuruddin Ali Yusuf saan warbixin ku maqlay markii la dilayaha waxa ka dabeeyay dilka raysalwasaraha dalka waayo waxa uu gacan saar la lahaa raysalwasaruhu wixii dowladiisa uga soo baahdana wuu u fuduudeyn jiray mafiyada dalka talyaniga wariyahana wuxuu hayay xogo iyo cadaymo ku adan arimahaa sas Ayaana loo dilay
@@ninismood123 shukran wlashey
Wll waxaan rabaa inaad ka hadasho sirdoonka kenya
Walaahi wiilka la dilay wiil aan isku iskuul aheyn u egyhay markaa dugsi dhexe ahaa
Biskolada waxad dhahday waxey ahed shanqaar la.an siduse ku maqlay un jikada risas ka dhacday sxb adigo rali ah maskaxda ifurneyd oo adban ulasocday qisada
Waanba iswaydiiyay markaan maqlay rasaastuu maqlay
Al shabab waa sidaan oo kale dilalka bay lacag ku fuliyaan.
Hooyaday bay qof boos isku qabsadeen.
Ninbaa ku yiri 500 oo dollar kaliya bixi ninka waa lagaa khaarajin.
Hooyaday ninkii isaga ka cabsatay nafteeda.
Manta igu horyso chnlkaan subscribe waaan siiyy
😂
Inoso badi
Maahan tanoo kale wax la dhagaysto
mustafe
Maxaƴ galaɓsaɗeen lapadaan qof ee masakinta u eg?
Shekada somaliya kasocoto waaye walee
Maracad Sootabi sirdoonka itoobiya
10:40
Niti
Zhp miyaa la ogaaday mise kaligaa aya og 🤣like
Sheekadu Ma dhamaystirna
Maskiin ma noqdo wariye
In wax ladilo waa fududahay ee in raadadka iyo cadeynta cida dishay la baabi’iyo ayaa adag waa na howlgallada dilal ee aduunka ugu adag.
waaa ta kaleee see loo qabty