Ganacsade Maxamed Cali Xaashi - Meel adiga oo darawal ah aad madax ka noqon kartid waa dalkaaga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ก.ย. 2023
  • Hanoolaato Media Network
    I Civic Education Hub I Empowering Minds I Inspiring Change."
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Welcome to "Hanoolaato" - Your Gateway to Informed Discourse!
    At Hanoolaato, we believe that a well-informed citizenry is the backbone of a thriving society. Our platform is dedicated to providing a space where individuals can engage in meaningful civic education and participate in constructive debates.
    Through unbiased reporting, expert analysis, and inclusive discussions, Hanoolaato aims to bridge the information gap and empower our users to make informed decisions about the issues that matter most to them. We encourage diverse perspectives, respectful dialogue, and the exchange of ideas, fostering an environment that cultivates critical thinking and empathy.
    Join us on Hanoolaato and be part of a community that values knowledge, curiosity, and the power of civil discourse. Together, we can shape a brighter future for ourselves and generations to come. Let your voice be heard and let's build a more engaged and informed society, one conversation at a time.

ความคิดเห็น • 133

  • @user-rt5oh9mc1v
    @user-rt5oh9mc1v 10 หลายเดือนก่อน +9

    Haybad waxad kuledahy dhulkaga hooyo 😢😢waan qirooda markaan maqlo Niman dalkii hooyo kunoolayn unbaa dareemi karo allow dalka noo hagaaji🤲🤲

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 10 หลายเดือนก่อน +9

    Somalida-Kenya degan nagama soo horeeynin ee Waa dad degaanka ah Oo dhulkooda aa Kenya xoog ku heeysato.

    • @Abu_shafici
      @Abu_shafici 10 หลายเดือนก่อน +1

      NFD kama hadlayo dhulkaasne somali ayaa loo yaqaan ee Nairobi ayow ula jeeda kaso horeynta rer kenya

  • @dahaboibrahim4563
    @dahaboibrahim4563 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @halimamahamed6957
    @halimamahamed6957 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah waa runtiis Dalkaada wax kuu dhaamo malaho wuxuu ka hadlaayo oo dhan waa runtis.
    Moxamed Cali Xaasid waxa uu Qurbo yahay marka waad ku mahadsantahay Illahay dalka ha inoo Badbaadiyay Aamiin YAARABI

  • @umumahirchannel8841
    @umumahirchannel8841 10 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah adeerkan hospital isku aragnay aabahay baa hayaa ayuu dhahay oo qurbahaa ka imaaday waa sheeko yaqaan

  • @yasinali-gz5cq
    @yasinali-gz5cq 10 หลายเดือนก่อน +3

    aniga wa so maray kenya wlahi wa runti aniga ayay igu dhcday qisadan🇸🇴🇸🇴

  • @cabdicazizgateysaaran5076
    @cabdicazizgateysaaran5076 10 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allah ayanle wadku mahad san tahay shaqada muhiim kaa ood isku xilqaantay waliba sida dhax dhaxaad nimadaa

  • @user-np6ph5px9p
    @user-np6ph5px9p 10 หลายเดือนก่อน +2

    Professore pls wax na bar . Dhulkaaga iimaanso. Thank HANOOLAATO

  • @user-np6ph5px9p
    @user-np6ph5px9p 10 หลายเดือนก่อน +3

    You are great gentalman

  • @ALIEN....151
    @ALIEN....151 10 หลายเดือนก่อน +3

    WE'RE ON OUR OWN MY PEOPLE.
    HOME SWEET HOME!!!

  • @moonlight2373
    @moonlight2373 10 หลายเดือนก่อน +12

    i love this man story its really inspirational

  • @saidjama4581
    @saidjama4581 10 หลายเดือนก่อน +1

    Inspiration

  • @Abu_shafici
    @Abu_shafici 10 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allaah maxamed cali xaashi waa waayo arag so jabay mahadsanid ayaanle

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 10 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @adelhussein3859
    @adelhussein3859 10 หลายเดือนก่อน +2

    HANOOLAATO👏

  • @samowade1300
    @samowade1300 10 หลายเดือนก่อน +2

    26:51 heybad waxaad uleedahay dalkaaga hooyoo

  • @fnw8688
    @fnw8688 10 หลายเดือนก่อน

    Hanoolaato ❤

  • @AbdishakurHM
    @AbdishakurHM 10 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah wareysi qiima badan

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 10 หลายเดือนก่อน +2

    Maashaa,allaah waa dadka yar ee soomaalida ku jira mahadsanid walaalo dhowr mar baan ku dhageystay adeerow maad umada baraarujisiin oo wacyigooda kor uqaad meelo aad kala hadashaan sameesta

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 10 หลายเดือนก่อน +2

    Walahi runta ayuu kahadlay ,Allaha kuguxafido

  • @faizashire5978
    @faizashire5978 10 หลายเดือนก่อน

    True story

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995 10 หลายเดือนก่อน +2

    Masha.allaaah waa adeer waayo arag ah waxa nasiib daaro ah in wali dadku hurdan eysan waxba ogeyn dadka ilaa midka ah ee waligod anaan arag dowlad nidaam fiican leh 40sano 😭😭😭

    • @AbdullAbdullmohamuudhassan
      @AbdullAbdullmohamuudhassan 9 หลายเดือนก่อน +1

      Walaahi ninkaan wax badan ayaan kafahmay
      I.a waxaan go,aan ku qaataay ama niyeeysatay inaan mar uun somalia usoovlaabto i.a

    • @fadumoxasan5995
      @fadumoxasan5995 9 หลายเดือนก่อน

      @@AbdullAbdullmohamuudhassan insha.allaaah waan wada noqoneynaa 👍🏾👍🏾

  • @arwacadeey4284
    @arwacadeey4284 10 หลายเดือนก่อน

    Subxanallaaah Dubai Silic baa ka jira Nairobi baa dhaantah

  • @user-np6ph5px9p
    @user-np6ph5px9p 10 หลายเดือนก่อน +1

    M.C.Xaashi waad mahadsantahay, HANOOLAATO thankfully

  • @deeqafbuur8784
    @deeqafbuur8784 10 หลายเดือนก่อน

    Ayaanle nooloow bro

  • @user-np6ph5px9p
    @user-np6ph5px9p 10 หลายเดือนก่อน +2

    Prof.M.A.Xaashi

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ganacsade Maxamed Cali Xaashi Masha-allah Allaha Ku Xafido Runtaa Ka Hadashay.

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤shugran

  • @NAAJIMEDIANETWORK
    @NAAJIMEDIANETWORK 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ waa xaqiiq hadalkas waxa fahmi karo ninka dalkisa joga ee nabad iyo shaqo ku hela

  • @user-jy1ku5jh7m
    @user-jy1ku5jh7m 10 หลายเดือนก่อน

    Marka hore waxaan salaamayaa Ayaanle iyo Maxamed Xaashi salaan kaddib, haddii warka Maxamed aan ku cabiro aragtideydu wuxuu ka sheekeeyey labo dhib oo ka jiro gudaha iyo dibada. Sidaas dartee, caaqilka ma ahan qofka kala yaqaano shar iyo kheyr ee waa qofka kala yaqaano labo shar mida daran iyo labo kheyr mida nacfi badan oo wuxuu qabaa dhibka gudaha waxaa kun jeer ka badan kan dibada, waana la qabaa fikirkaas toolmoon.

  • @umimohamed2323
    @umimohamed2323 10 หลายเดือนก่อน +1

    Absolutely, I agree with you mr Hashi, waa inaan kafagarnaa jilaalka soo socda oo anan coloosha kaliya buuxsan

  • @abdiasisyusuff787
    @abdiasisyusuff787 10 หลายเดือนก่อน

    That’s true wlhy

  • @Boodhari189
    @Boodhari189 10 หลายเดือนก่อน

    L❤

  • @MohamedAhmed-wr3wp
    @MohamedAhmed-wr3wp 10 หลายเดือนก่อน

    Aaad iyo aaad

  • @farhaanibraahim8356
    @farhaanibraahim8356 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hundred percent waa run waxuu kahadlaayo waxyaala maleh qurbaha wll wlhi

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 9 หลายเดือนก่อน

    Waa runtaa nabad haloo jihaado ilaahey nabad waarta sii aamiin 🎉

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wa sax labaduba wan arkay arintaa

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abdi nuur reer DM

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan waa ragga muhiimka u ah dalkan in taladiisa wax laga weydiiyo. wuu mahadsan yahay.. arinka muhiimka ahna waxa weeye sida uu sheegay dalkaaga inaad aamintu ayaa meel walba kaaga fiican sharciga dalkana aan wada hagaagsano..

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 10 หลายเดือนก่อน

    Maxamed Cali Xaashi jazaakallaah.

  • @haawomohamed4241
    @haawomohamed4241 10 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah waad ku mahad santihiin barnaamijka quruda badan 🥰🥰🥰

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 10 หลายเดือนก่อน +2

    Hawlkarnimadu waa muhiim

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 10 หลายเดือนก่อน +3

    Uma maleeynaayo nolosha aa Mareeykan ku heesyto inaa meel kale maka helaayo. Allah SWT bes aa oh meesha kheyr iigu jiro.

  • @fatmaibrahim2472
    @fatmaibrahim2472 10 หลายเดือนก่อน

    Salam aleikum ayanle wan kusalama walalo codsi ayan wata please help me waxa jiro nin Magacisa layirado IBRAHIM ElMI Ahmed oo warka duwi jiri wariye ah Horn Afric maaqani in sas loo qoro… sanada wexe ehet 2006/2007/2008 dib loma arkin nolol iyo geri lama hayo hada waxa laga joga almost 16yrs 😢 Muqdisho iyo kismayo ayo udaheyi bal isheg walalo madama an barnamijka kuxiran nahy ado wariyal badan waresanayo arki cidacadas kaa shaqen jiri asina mesho ayo shaqa kahayi long story waye lkn waxan ubahanahy cawinad ilahe dartisa wallahi very sad strory just imagine 16yrs

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 10 หลายเดือนก่อน +1

    Qisadaasoo kale aabahay baa iiga sheekeeyey oo ay kudhacday..labo bilood buu xirnaa heer wuxuu gaaray.shaatigiisa uu gaajo ugatay.

  • @ahmedsmart1236
    @ahmedsmart1236 10 หลายเดือนก่อน

    Dowladnimadu waa dad ama dal samaystey ( system) nidaam kasareeya qofwalba ha'ahaado qof shacab ah ama qof shaqaale dowladeed ah .
    Dowladnimadu waa in la'idoorankaro, ana aan wax doorankaro.
    Dowlad nimadu waa in la'i dacwaynkaro, hadii aan danbi galo, aniguna aan wax dacwaynkaro hadii qofkaas uu danbi galo .

  • @MohamedSaid-in5gp
    @MohamedSaid-in5gp 9 หลายเดือนก่อน

    Habaar waali waa wadadii Kismaanyo iyo Libooye u dhexaysey qaxii qofka soo marayaa xusuus ku reebtay

  • @MohamedIsmail-lb9hz
    @MohamedIsmail-lb9hz 10 หลายเดือนก่อน

    Waaxuu ka hadlayo waa run.aniga ayaa go,aankiisa oo kale qaatay haddana xamar ku nool americana muddo ku noola in kasta oon wareysigi hore daawan.

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 10 หลายเดือนก่อน

      Muqdisho Ayan ku baahanahay hadana waa ku qanacsanahay alxamdulilaah

  • @dahiribrahim831
    @dahiribrahim831 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkaani waa cajiib run sheeg ah!!

  • @adeerkaqarniga1-7-54
    @adeerkaqarniga1-7-54 10 หลายเดือนก่อน

    Jiririco ayaa I saaqday runtii ❤

  • @ubaxladen5876
    @ubaxladen5876 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hanolato sida badan barnamijyadeda waan tabaca nolosha ninkasi kawaramay iyo kuwo ka adagba qurbaha way igasomaren . Hada waxan joga dhulkayga hoyo . Balse tii tuka adag ayan kala kulmaya marka dhul ayanleyahay miyan udhimam.somaliduna way iskudulnoshay!!!!!!!!!

  • @abdullahifaarax5140
    @abdullahifaarax5140 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan dhowr sano kahor ayaan daawaday Codkiisa ayaana xasuustay wlh wajigiisa waan garan waayay

  • @dribrahiimadan
    @dribrahiimadan 10 หลายเดือนก่อน +1

    Boqolkiiba boqol wlhi wadankaagaga wax kuu dhaamo la waa wlhi qof kii arkay qurbo joogo ayaa dareemi karo😢

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 10 หลายเดือนก่อน

    Tixane kadhig adeerken maanta wax badanban kafaaiday❤

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 10 หลายเดือนก่อน

    Kenya waxaan tegey 1991 ilaa 2002 dii

  • @salahyare7472
    @salahyare7472 10 หลายเดือนก่อน

    WAA Runtis Hantida Waa Dhulka

  • @mahatfarah3697
    @mahatfarah3697 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaas oo dhan waa u soo taagnen ilaaheyse waa naga bixiyay

  • @abdullahicumar3176
    @abdullahicumar3176 10 หลายเดือนก่อน

    Mhdsnd hanoolaato adiga iyo maxamad ali xaashi

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 10 หลายเดือนก่อน

    Nin wax badan og waa run anaa Noorweey ku nool, anoo shahaado aay ayagu isiiyeen haystana shaqo la

  • @omarcoonka2578
    @omarcoonka2578 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waayoarag waaye ninkaan

  • @abdisamadjama1579
    @abdisamadjama1579 10 หลายเดือนก่อน

    Hanoolato fadlan barnaamij yadan aqion kororsiga ah iyo waaya araga ah soo badi

  • @alibuku9951
    @alibuku9951 10 หลายเดือนก่อน

    Saqaan

  • @user-np6ph5px9p
    @user-np6ph5px9p 10 หลายเดือนก่อน

    Profka Mr Xashi waa in lagu dhigo Jamacdaha Somalia SCOLARE

  • @hamdicabdi8535
    @hamdicabdi8535 10 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaaallaah ninkaan waa waayo arag wadani ah ee soomaaliyey aan ku dayano wadankana ku soo noqono hadaan qurba joog nahay.

    • @mustafehirsi592
      @mustafehirsi592 9 หลายเดือนก่อน

      Walaahi waa runtiisa

  • @hassanmahdi8901
    @hassanmahdi8901 10 หลายเดือนก่อน

    waasax dhulkaadu waa hantidaada

  • @mustafehirsi592
    @mustafehirsi592 9 หลายเดือนก่อน

    Somaliyey dalkii aan ku noqono xalkale inooma yaalo

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 10 หลายเดือนก่อน

    Waa xaqiiqo ninkii wax Ku qaadanay

  • @user-ck7xz4ri9k
    @user-ck7xz4ri9k 10 หลายเดือนก่อน

    ninkaani waa waaya arag wadani ah waxayna ilatahay ninkan oo kale in aynu wax udhiibanno runti aniga waxa iga soojiitay qabiildhan oo hal nin shaqo uraadinaya wana waxa keliya ee manta dalka loogashaqeeyo .

  • @amranali1259
    @amranali1259 10 หลายเดือนก่อน

    Maxamed Ali xaashi Cadow

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 10 หลายเดือนก่อน

    Xeredii UTANKA qofkii soo maraa garanaayo

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 10 หลายเดือนก่อน +1

    Ninkaan ma aqaan laakiin qosol uu igu dilay

  • @user-uy1um8ne9o
    @user-uy1um8ne9o 10 หลายเดือนก่อน

    Beel xoogleh hadaa kadhalatay waakuusahalantahay

  • @AA-xl8ev
    @AA-xl8ev 10 หลายเดือนก่อน

    Qof qibrad leh dalka wax ku so kordhinaya waa lo bahanyahay
    Lakin waan ahanjire ama qarabo lol ah dadka irfad leh lo dudsinsya

  • @user-zm2lo5nt4l
    @user-zm2lo5nt4l 10 หลายเดือนก่อน

    Wasax warkas

  • @c.raxmaandaahir361
    @c.raxmaandaahir361 10 หลายเดือนก่อน +1

    War canada 🇨🇦 waan tagaa inshaallah wax walba oo la sheego manacaaye canada 🇨🇦

    • @abdullahicumar3176
      @abdullahicumar3176 10 หลายเดือนก่อน

      Canada ninkii lahaa baa quruxsaday oo dhistay ee dhulkaaga maa dhisatid oo wax u qabatid

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 10 หลายเดือนก่อน +1

    Umaleen maayo odaasha waba kuwa nahooji

  • @dhuubo.....
    @dhuubo..... 10 หลายเดือนก่อน

    Dhibaatada burburkq

  • @maxamedwarsame7840
    @maxamedwarsame7840 10 หลายเดือนก่อน

    Dalkeena xaqiiqo meel no dhanta majirto , balse away hee nabad tii aheyn ayan jirin, dhimasho wa lojoga balse dhawac iyo silic iyo maamul laysku haleyn karo midba majiro.
    Hadise cadaalad lahelo umadan lagu kala hago qofkasta nolol wacan heli lahaa

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 10 หลายเดือนก่อน

    Qofkii joogey ba garanaya NBI waqti adag bey aheyd.

  • @jamaalmohamud9679
    @jamaalmohamud9679 10 หลายเดือนก่อน +8

    Everything that he is saying is true.

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 10 หลายเดือนก่อน

    Wlhi waa runtiis 1991 saasey askarta Kenya baad uqaadan Jiren soomaalida loo xirxiri jirey

  • @YasinOsman-bj5km
    @YasinOsman-bj5km 10 หลายเดือนก่อน

    Inaad run sheeg noqotaa waa inaad tahay qof isku kalsoon!

  • @yahyaalijeyte2817
    @yahyaalijeyte2817 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkan wax badan o wanaga ayu soo kobaay wan arimo jiro o xaqiiqa

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 10 หลายเดือนก่อน

    Bangaani waa leygu xirey aniyo walashey iga yar 1000 Kenya nalaga qaatey maalintaas

  • @qureyshaahmed505
    @qureyshaahmed505 10 หลายเดือนก่อน

    Meeleen soomaliya aheen ilaahay imageeyo

  • @abdullahiadan7111
    @abdullahiadan7111 10 หลายเดือนก่อน

    Mohamed Ali (huriwaa ayuu xli xasuusiyay)qadiimi asali

  • @NAAJIMEDIANETWORK
    @NAAJIMEDIANETWORK 10 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiqda somalia ka hirto ayuu ka hadlay ninkaan
    Somalia wali maha dal bisil nin walba asaga sharciga jeebka kuwato

  • @KhadigaHassan-ty1es
    @KhadigaHassan-ty1es 10 หลายเดือนก่อน

    Odayaash lacag ayalasiyay

  • @qajafweyn
    @qajafweyn 10 หลายเดือนก่อน

    Waxaan u maleeya in uu aniga qalbigeyga wixii ku jiray ka hadlaayo oo uu baaranayo aniga qalbigeyga waa cajiib ninkanu.

  • @somaliwamid
    @somaliwamid 10 หลายเดือนก่อน

    Melaha kale waxan loga helen waxa kajira sharci iyo kaladamben. Waxa layiri bulsho hada rabtid ina burburisid wax barashada. Waxa so baxay engineero an waxba dhisi karin doctors xirfad lahen judge lalush qadanayo marka heybad waxa kuledahay kala damben iyo sharci inu jiro. Marka dalkads wuxu macan yahay markay cadalad jirto iyo law and order

  • @user-np6ph5px9p
    @user-np6ph5px9p 10 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkkkkkkjjj

  • @user-uy1um8ne9o
    @user-uy1um8ne9o 10 หลายเดือนก่อน

    Idinka soomaahan kuwa burburiyay baladka hadana wali xukunka haysto

  • @YasinOsman-bj5km
    @YasinOsman-bj5km 10 หลายเดือนก่อน +1

    100%waan ku raacsanay in fahamka dowladnimada inuu naga yahay intii jaale Siyaad laga fiirsaday! Kuwa hogaanka loo dhiibaya ayguba waa soomaali iga ayaana fansaneyn dowladnimada !

  • @hassanbiihi3249
    @hassanbiihi3249 9 หลายเดือนก่อน

    Pilotkii qaranka oo biyo dhaaminaya.

  • @MohamedAli-nj7eg
    @MohamedAli-nj7eg 10 หลายเดือนก่อน

    Qof buufis qaba waxaad usheegto maqaato hadalkaadane waa run

  • @bileabddiAndi
    @bileabddiAndi 10 หลายเดือนก่อน

    Waayo arag . Qorbo ineysan faido laheen ninkaan ba ka waramay .

  • @NAAJIMEDIANETWORK
    @NAAJIMEDIANETWORK 10 หลายเดือนก่อน

    Nolosha qurbuhu waa cadaab melwalba oo an dalkada aheyn waa cadaab jogitankeda nolosha macaan waa adigo dakkada hoyo nabad ku hela

  • @TacabiyoTacliin
    @TacabiyoTacliin 10 หลายเดือนก่อน

    Nin walba hadlaye waryaa wax qabanaya oo ficil u badali kara intaan oo hadal ah oo wanaagsan..

  • @adamsahal5155
    @adamsahal5155 10 หลายเดือนก่อน +1

    Hassan sheekh sow ilmihiisa mashaqaaleysiin meelaha nafciga leh ayu udhiibay cidii shaqo udoonataa maku ceebaa?

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 10 หลายเดือนก่อน

    Dadka somali kusheegga dheh ama iraahda.