Xog Xasan sh oo ku sigtay inuu u gacan qaado Liiban shuluq &Saabir, Maxkamadeynta kooxda isku raran.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 45

  • @fadumomuse9591
    @fadumomuse9591 3 หลายเดือนก่อน +8

    Taasi waa eelka kii dhigay u erkooto 😊

  • @XasanBurtinle-h2w
    @XasanBurtinle-h2w 3 หลายเดือนก่อน +1

    Labadii baabuur ee hubka sidey oo kale xaggee ku dambeeyeen ma ilinka.5aad mase soomaalyey so galeen

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน +1

    Somalida habaar ku dhacay

  • @XuskaCade-o8e
    @XuskaCade-o8e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 3 หลายเดือนก่อน +3

    Xasan Guurgurte Maxkamad Hala So taago

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Qoor qoor❤❤

  • @AhmedDheeg-ny4hv
    @AhmedDheeg-ny4hv 3 หลายเดือนก่อน

    Maxkamada hadii ciid la sarayo XASAN SHEEKH iyo koxdisa..
    A/DHEEG

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Qoorqoor ❤❤jir joog.jentelp

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Armuu saxiixa ka heystaan hasan

  • @gamilasaeed3847
    @gamilasaeed3847 3 หลายเดือนก่อน

    XASAN SHEEKH WAXA UU DHULKA SOO DHIGAY MARKALE DALKA SOOMAALIYA KELIYA DADKA SOMAAlIYED WAXA U DAN AH IN AY ISKA QABTAAN LABADAAN TUUG XASAN MUNAAFUQ IYO AADAN MADOWE .
    HADDII KALE MEEL AAN LAGA SOO NOQON KARIN AYEY INA DHICI DOONAA

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Qoor qoor no jooga waligaa

  • @daynabcabdinuur
    @daynabcabdinuur 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waxaa isu kay qaban waayeey kooxdaan qowleysatadaah iyo hubkooddii hala soo cesho kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @hawoali120
    @hawoali120 3 หลายเดือนก่อน

    Qor qor ha guulesta guulesta inshaa Allah waa nin cadalad badan oo galmudug mamulikara ee tugada hamax kamadeyo alshabab ayey hukas uwaden

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    QQoorqoor ❤❤

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan Guurgurte Beenbadana Asaga Hubka Ikaleh Gaaladu Been Beenina Wa Asxaabtiisa Liban Shulug Xasan Guurgurte Ushegeya

  • @najaadafyare4537
    @najaadafyare4537 3 หลายเดือนก่อน +1

    Xasan sheeq maku jira waxa lamxkabdaynayo naga daayo munafida

  • @DeqBordage-pv7hw
    @DeqBordage-pv7hw 3 หลายเดือนก่อน

    Asc

  • @ilyaas2000
    @ilyaas2000 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan shiikh waa ogaa waana la shaqeenayey liibaan shuluq laakin maadaama la fashilmay waa aaga baxay si kursigiisa u ilaashado wabilaahi towfiiq

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 3 หลายเดือนก่อน

    Dowladdu iyo itobiya waa la ogeed sida ay u muqato .

  • @SacidAdaan
    @SacidAdaan 3 หลายเดือนก่อน

    Raggaan qaainul wadanka muuqabto xasanshiiq

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Dadka rabeen in ey dhameeyaan

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan Sheikh Qayb buu ka ahaa Duminta Galmudug iyo dawladnimada Soomaaliyaba

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 3 หลายเดือนก่อน

    Waa iska hadal oo NO SENCE ah oo lagu sasibaayo beesha Caalamka ayadoo bari'la iska dhigaayo .
    Kulli waa hadal FAKE ah oo ku duugan munaafaqad la isku ogyahay .

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 3 หลายเดือนก่อน

    Digtoornimada waxaa siisay kaniisad maraykana

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 3 หลายเดือนก่อน

    qoor qoor waa ninka ugu wanaagsan taliyeyaasha gobolada. Danka maamulkiisa buu u shaqeeyaa, waana nin nabad doon ah.

  • @AFDiini1722
    @AFDiini1722 3 หลายเดือนก่อน

    Farmajo, Deni, Imaraadka iyo Ethiopia ayaa ka dambeeya kooxdaan

  • @sahrowaawcdeeynooloow6297
    @sahrowaawcdeeynooloow6297 3 หลายเดือนก่อน

    waxba haku ordin qoorqoor waxaan ahayn xukumimaayo galmudug asaahagasjistay isagaa jecelnahay qoorqoor nas xukumi kara adigu qaatil baatihiin maxukumaysaan galmudug

  • @khadarcabdi1585
    @khadarcabdi1585 3 หลายเดือนก่อน

    Share

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Cuna qabateyn waa lagu celinaa

  • @InaGaarhaye
    @InaGaarhaye 3 หลายเดือนก่อน

    Ben baad shegaysaa xasan dhiiqo waa la ogaa maxamadna masaryo ee waa marin habaabin

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 3 หลายเดือนก่อน

    Koxdan waxaan aabo uah xasan sheekh shirkuna waa been loo jilaayo beesha calamka

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 3 หลายเดือนก่อน

    Gulmudug wax udhaama qoorqoor oo isku darsaday wadinimo , sabir , daganaan , nin kabixi kara qabiiladda uu isku hayo ma jiro .

  • @ForeveryoneShareone
    @ForeveryoneShareone 3 หลายเดือนก่อน

    Hubka nisa ayaa wadday xasan luga qalooc uu ogaa

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 3 หลายเดือนก่อน

    Waalaalayaalwaadogtihiincadawinadulhoganaayowadankuwuubaabasanaawaanadogtihiinekahadhaxasansheekhwuudadaalay

  • @AlfiaAmiin
    @AlfiaAmiin 3 หลายเดือนก่อน

    Mahad waa is ceebeeyay haddu gobolkiisii qaskeeda ka shaqeynayo maxaa hoos uso celiyay iyo in aad dadkaaga qasto yaahuu .

  • @hassanbuni1725
    @hassanbuni1725 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan sheekh waa munafaq wuu ogaa isagana ka danbeya markuu fashilmay ayuu iska leexinaya

  • @hawahussein1057
    @hawahussein1057 3 หลายเดือนก่อน

    Cali.m.geedi.nin.ka.aqli.badan.abgaal.kama.dhalan.kamana.dhalan.doono.wanin.waxna.gala.waxna.guda.fursad.kale.c.m.geedi.alah.siiyo.waanin.kudhac.leh.hatagero.c.m.geedi.geesi.codkara.cdawgiisA.meel.sari.karo

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 3 หลายเดือนก่อน

    Waaciyaalasuuqiinxaasidiinanasabadaiyowadankabameelkagadhacay

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน

    Lol

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 3 หลายเดือนก่อน

    Waarnimankaaxabsidaanhalaguxukumo

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 3 หลายเดือนก่อน

    Ninyahow nin cuqdadeysan ayaad tahay ee ( dadka beenta kadaa Ilaahay ku nacye), ma qoor qoor ayaad u shaqeysaa.

  • @abdirashidahmed8614
    @abdirashidahmed8614 3 หลายเดือนก่อน

    Beenaale

  • @XasanBurtinle-h2w
    @XasanBurtinle-h2w 3 หลายเดือนก่อน

    Labadii baabuur ee hubka sidey oo kale xaggee ku dambeeyeen ma ilinka.5aad mase soomaalyey so galeen