DEG DEG Ogaden Oo Go'aan lama filaana ka qaadatay Abi Ahmed & Kooxda Faano Oo Jartay Wado Muciim Ah

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ต.ค. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

ความคิดเห็น • 29

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤ mahadsanid jaale

  • @FaysalMaxamed-n5l
    @FaysalMaxamed-n5l 9 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Okay okay soomaali soomaali

  • @MaxamadwaliBashiir
    @MaxamadwaliBashiir 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    asx wan rabnaa kacdoonka jigjig wuxuuna hurdhac unoqon guusha somaliyed gaar ahaan somali galbeed

    • @alinoor6515
      @alinoor6515 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Mystaph is traitor only praised by hayanka tv and bayan tv who praise traitor.whislt fatah is bustard.

  • @Gouled.formajoIbrahim
    @Gouled.formajoIbrahim 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤

  • @moibrahim7019
    @moibrahim7019 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sxb Ha isticmaalin magaca Ogadeen. Was magac uu Gumeestuhu Somalida uu ku kala qaybinaayo...ee plz isticmaal Odayaal dhaqmeed SOMALIYEED.

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Adeer cadowgeena Ethiopia 🇪🇹 shicibka Somali ayay midaynayaan odayaashana dagaal ha’iclaamoyaan kaniisadahana hala’burburiyo walahi maanta Somali ayay dan u tahay in Jihaadka meelwalba laga yimaado oo Ethiopianka uraya buurahoodii aan isaga celino dhulkii laboobayna qasab ayay kusoo noqon walahi shicibow yaan ladhagaysan Madax qalbiga Amxaar iyo Orom uraya ka ah yuunan dhaxalkeena si fidud u bixin haday xoog leeyihiin hanaga qaataan walahi waan hubaa in ay halaagayaan iiyaga InshaAllah Jihad hala’iclaamiyo oo dhalinylteena hana’la diiwaan galiyo waan hubaa mar xabaddu haday bilaabmato malaayiin dhalin ah ayaa ilaa gaarisa jabuuti Somaliland ilaa Somaliya 🇸🇴 ka soo dhaqaaqi hana laduro accountyo lacagta lagu soo xawilo walahi waan ogaa suuqyada dhulalka Somali marka lagubayay inay iyaga kadambeeyeen alhamdulillah sharkooda iyaguuse ku noqon ilaahbaa Somalida jecel oo doortay oo 100% Islaam sunni ah kadhigay maantana rabbi cadhadiisii Jigjiga iyo dhul Somali kaniisad laga furay ayuu ilaahay nagu imtixaamayaa aan towbad keeno oon gacmaha isqabsano kaniisadahaasna waa inaan holcinaa qasab walahi ilaa jogjiga iyo Herer waa inaan soo ceshanaa Adisna waa dhul Somali halagu soo daro yaan loo’aabo yeelin cadowgu wayku midaysan yihiin dhulkeena in malaha raro barina inta kale sifudud loo adeegsado Cagjar oo miidhan yaan layeelin maanta ayaan ugu awood badan’nahay walahi dhalintuna waa heegan InshaAllah guushuna Somali ayaa ku midoobi abshirta badiya iyo geesinimada gunimona yaan lawaadan inshaAllah bi’idnillah kariim🤲🏼🤲🏼 Allahu Akbar 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼💪🏼

  • @nimcofaarax797
    @nimcofaarax797 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    War ilaahay ka cabsada mustafe waageesi daacade waana kakadiiday daba dhilifyadii adiis laga soodiray waxaanu ku wargeliyay odayaasha degaanka

  • @MoussaAbdillahi-x6e
    @MoussaAbdillahi-x6e 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

  • @Cabdulahinur227
    @Cabdulahinur227 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xisbullaah guul xamaas guul

  • @adenabdiyussuf5921
    @adenabdiyussuf5921 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb maxaad kawadaa Ogaden .degaanka ma Ogaden umba leh

  • @mohammedkeinan8040
    @mohammedkeinan8040 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    waa khalad waana ujeeda isirsifeyn ah oo diin .dhaqan iyo dhamaansomalinimada looga saaraya ismaamulka s maxan nalaguboon fadhiga halagakaco

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xadka hala sooxidho illaa diridhaba

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War itixaadkii mee

  • @muyadinmuyadin6133
    @muyadinmuyadin6133 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wariye jooji fafinta qabyaalada. Dhulka somali galbeed male ogaden e wa dhul somaliyeed. Midnimo uun ba lagagabixikara duliga iyo dhibatada

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wa tuug dhulkooga iibsanaaya kuwa u shaqeeya oo ah bakhti ka cabsanaaya Abie kuwa horsocda maanta oo itopiya jilic santahay awood laheeyn maanta kuwaasi dhukooga raba innuu qadato Oromo waa in waxlaga qabto

  • @HousseinAli-k6s
    @HousseinAli-k6s 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Deganka somalida waxan leyahay haday aby leyahay axmarada iyo oromada cafarta dad an gaalinba degaanka somalida ama kabixiya dds dadka aby so dirtay oo iska. Ceesha hadad sida yeeleyin uga baax

  • @AhmedYusuf-k9z
    @AhmedYusuf-k9z 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalidu aqono umalaha oromada hadeye aqono u leyin mana isikudaliy wayo oromadu madgalaman wadad fulaya ah

  • @Ammanaagalte_official
    @Ammanaagalte_official 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Beenale

  • @selmanabd2782
    @selmanabd2782 10 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kakaca kakac hubka qaata

  • @MohammedBare-b3h
    @MohammedBare-b3h 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mustafa cagjar wuxuu u shaqeeya oromo iyo amxaaro mana garan karo waxa uu ugu bedelanaayo.waari meyside war hakaa haro..cagjar waxaa diwaanka u galaya inuu amxaaro iyo oromo ku wareejiyo dhulkii somali galbeed.somali iyo xukun jaceyl maxaa kala haysta

  • @abdurahmanmohamed1293
    @abdurahmanmohamed1293 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sxb beenta ka daa umada Ogaden Ethiopia kama hor imaan karo iyadoo Somalidii la degenayd ay Ethiopia ku fikiryihiin weli waxaad moodaa kililku halka uu ka jabey inaadan fahmin lkn wax uun aad iska qor qorayso dadkaas faraha halaga qaado yaan looga sii darin

    • @cabdisamiicaxmed4280
      @cabdisamiicaxmed4280 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaa la jira itoobiya oo somali ah ogaadeen waa Somaali waana awooda Somali galbeed waxanse ku kalsoonahay in la dhaho somali galbeed.

    • @abdurahmanmohamed1293
      @abdurahmanmohamed1293 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@cabdisamiicaxmed4280 awooda Somali ayey u leeyihiin wax intaa dhaafsan ilaa iyo hada ma aragno marka ethiopiada cusub la jaanqaada Tigreegiiba waad ogolaydeen walaalihina jaarka idinla ahna sdii ula shaqeeya

  • @Gctcenter
    @Gctcenter 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Been hufan

  • @mustafeebarodashow
    @mustafeebarodashow 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    والله اوجادين فاشل لم تقدرو شئ قليلا؟